-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Madaxweynaha DDS Itoobiya Mustafe Cagjar oo Luuqad adag ugu jawaabey Madaxweyne Muuse Biixi “Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 9 March 2023 yeesheen Golaha Wasiiradda ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu sheegay inay jiraan ciidamo ka tirsan Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) oo qayb ka ah colaada ka socota magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Waxaan u sheegaynaa xukuumadda Soomaaliland in aysan jirin ciidan ka tirsan DDS oo qayb ka ah colaada Laascaanood, waxaana cambaareeynaynaa eedeeymaha masuuliyad-daradda ah ee dhankooda ka yimid. In kasta oo Xukuumadda DDS ay dadaal dheer iyo dulqaad badan ka muujisay in ayna ka jawaabin eedeeymo iyo dacwooyin badan oo si isdaba joog ah uga soo yeedhayay masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland oo la xidhiidha isla arintan, waxaa muuqata in maamulka Soomaaliland nafis siyaasadeed ka raadinayo inuu farta ku fiiqo cadaw aan jirin si uu u maareeyo su’aalaha kaga imanaya gudaha iyo dibada ee la xidhiidha Xaaladda ka aloosan Gobolka Sool. Waxaan markale ugu baaqaynaa maamulka Soomaaliland inay ka waantoobaan hadaladda iyo ficiladda kala fogeeyn kara shacabka walaalaha ee DDS iyo Soomaaliland”. —— Dhamaad —— See insights and ads Boost post All reactions: 11 Qaran News
-
The Somaliland Council of Ministers accused Ethiopia of sending troops to Laascaanood. Hargeisa (PP News Desk ) — The Somaliland Council of Ministers today accused the Ethiopian government of fuelling the conflict in Laascaanood, the administrative capital of Sool. “We urge the allied troops including forces of the Somali Region of Ethiopia to withdraw from Laascaanood” reads the communique released today by the Somaliland government The accusation from Somaliland to Ethiopia comes in the wake of mediation efforts pioneered by the Ethiopian government to bring the conflict to an end. Last week, Ethiopian mediators met Sool, Sanaaag and Cayn leadership and Somaliland government representatives separately. The withdrawal of Somaliland troops to Oog was the sticking-point in the negotiations, a position that the break-away administration refused to agree to. End of political bromance: Mustafe Omer, President of the Somali Region of Ethiopia (left) and President Muse Bihi (right) will have their partnership strained by the accusation levelled against the government of Ethiopia over the Laascaanood conflict. “The Somali Region of Ethiopia has for a long time restrained itself in order not to respond to successive accusations from Somaliland administration. It is clear that Somaliland is seeking political relief to point a finger at a non-existent enemy. We call for the Somaliland administration to refrain from statements that drive a wedge between the fraternal societies of Somaliland and the Somali region of Ethiopia” reads a statement issued by the communications office of the Government of the Somali Region of Ethiopia. Last week, the Somaliland Foreign Minister Essa Kayd claimed that Somaliland was “a buffer zone for Ethiopia”. The Somaliland government also claimed that it was fighting terrorists in Laascaanood. Earlier this week, the government of Ethiopia sent troops to Somalia to be a part of what the Somali National Security Adviser Hussein Mo’allim described as “a counter-terrorism operation.” © Puntland Post, 2023 The post Somaliland Accuses Ethiopia of “Fuelling the Laascaanood Conflict” appeared first on Puntland Post.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta kulan gaar ah ku yeeshay gudaha magaalada Hargeysa ayaa war cusub kasoo saaray xaaladda cakiran ee magaalada Laascaanood halkaas oo dagaalo qaraar ay ka dhaceen maalmihii u dambeeyay. Shirka ayaa waxaa guddoomiyay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayada oo laga soo saaray go’aanno la xiriira xaaladda adag ee ka taagan gudaha magaaladaasi. Golaha ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ka yimid dowlad deegaanka Soomaalida, isla-markaana kasoo tallaabaday dhanka xadka ay ka dagaalamayaan magaalada Laascaanood. Sidoo kale waxaa Golaha Wasiirada Somaliland ay markale ku celiyeen eedeynta dowladda federaalka iyo Puntland oo ay tilmaameen inay lug leeyihiin dagaalkaasi. “In gobolka Sool, gaar ahaan magaalada Laascaanood ay ka baxaan ciidamada huwanta ah ee ka soo tallaabay xuduuda caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, sida kuwa Maamul Goboleed Soomaaliya ee Puntland, ciidamada kala duwan ee ay dawladuhu u soo tababareen Dowladda Federalka Soomaaliya iyo kuwa yimid Dawlad Deegaanka Soomaalida” ayaa lagu yiri war kasoo baxay kulanka kulanka Golaha Wasiirada Somaliland. Dhanka kale Golaha ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda ay diyaar u tahay dhaqan-gelinta xabad joojintii ay horay ugu dhawaaqday Somaliland, si dagaalka loo joojiyo. Waxa kale oo ay intaasi kusii dareen inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo nabadda, si markale dib loogu soo celiyo xasiloonidii magaalada. Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa markale baaq u diray hay’adaha Samafalka, ayaga oo ka codsaday inay gargaar deg deg ah gaarsiiyaan qoysaskii ka barakacay Laascaanood. Dagaalka u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ayaa qaatay muddo bil ah, kaas oo ay ku dhinteen dad badan shacab ah, kuna dhaawacmeen kuwa kale. The post Somaliland oo sheegtay in ciidan ka yimid Itoobiya ay kusoo biireen dagaalka Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
-
Xukuumadda dawlad-deegaanka Soomaalida ayaa jawaab ka bixisay hadalkii Somaliland maanta ay ku sheegtay in Ciidamo DDS ka tirsan ay qayb ka yihiin dagaalka Laascaanood. Qoraalka xukuumadda deegaanka Soomaalida ayaa u dhigan sidan: “Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 9 March 2023 yeesheen Golaha Wasiiradda ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu sheegay inay jiraan ciidamo ka tirsan Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) oo qayb ka ah colaada ka socota magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Waxaan u sheegaynaa xukuumadda Soomaaliland in aysan jirin ciidan ka tirsan DDS oo qayb ka ah colaada Laascaanood, waxaana cambaareeynaynaa eedeeymaha masuuliyad-daradda ah ee dhankooda ka yimid. In kasta oo Xukuumadda DDS ay dadaal dheer iyo dulqaad badan ka muujisay in ayna ka jawaabin eedeeymo iyo dacwooyin badan oo si isdaba joog ah uga soo yeedhayay masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland oo la xidhiidha isla arintan, waxaa muuqata in maamulka Soomaaliland nafis siyaasadeed ka raadinayo inuu farta ku fiiqo cadaw aan jirin si uu u maareeyo su’aalaha kaga imanaya gudaha iyo dibada ee la xidhiidha Xaaladda ka aloosan Gobolka Sool. Waxaan markale ugu baaqaynaa maamulka Soomaaliland inay ka waantoobaan hadaladda iyo ficiladda kala fogeeyn kara shacabka walaalaha ee DDS iyo Soomaaliland”. Source
-
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud signed three bills into law on Wednesday night: the Financial Sanctions Law, the National Intelligence and Security Agency Law, and the National Electricity Law. The signing ceremony was held at Villa Somalia, where President Mohamud expressed gratitude to lawmakers for ensuring that the laws meet the needs and circumstances of the country. Source: Hiiraan Online
-
Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 9 March 2023 yeesheen Golaha Wasiiradda ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu sheegay inay jiraan ciidamo ka tirsan Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) oo qayb ka ah colaada ka socota magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Waxaan u sheegaynaa xukuumadda Soomaaliland in aysan jirin ciidan ka tirsan DDS oo qayb ka ah colaada Laascaanood, waxaana cambaareeynaynaa eedeeymaha masuuliyad-daradda ah ee dhankooda ka yimid. In kasta oo Xukuumadda DDS ay dadaal dheer iyo dulqaad badan ka muujisay in ayna ka jawaabin eedeeymo iyo dacwooyin badan oo si isdaba joog ah uga soo yeedhayay masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland oo la xidhiidha isla arintan, waxaa muuqata in maamulka Soomaaliland nafis siyaasadeed ka raadinayo inuu farta ku fiiqo cadaw aan jirin si uu u maareeyo su’aalaha kaga imanaya gudaha iyo dibada ee la xidhiidha Xaaladda ka aloosan Gobolka Sool. Waxaan markale ugu baaqaynaa maamulka Soomaaliland inay ka waantoobaan hadaladda iyo ficiladda kala fogeeyn kara shacabka walaalaha ee DDS iyo Soomaaliland. —— Dhamaad —— The post War-saxaafadeed: Dowlad Degaanka DDS oo beeniyay in ay ku lug leeyihiin dagaalka Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
Mogadishu (HOL) - Flydubai, the low-cost carrier of UAE, inaugurated its direct flight between Dubai and Mogadishu on Thursday. The first Boeing 737 Max carrying passengers from Dubai landed at Aden Adde International Airport in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
-
About 100,000 people fleeing fighting in Somaliland, Somalia’s self-declared independent region, have taken refuge in a month in a remote area of Ethiopia already suffering from severe drought, the UN and Ethiopian refugee agencies announced Tuesday. Citing authorities in the Doolo administrative zone, part of Ethiopia’s Somali region and located at the southeastern tip of the country, more than 1,300 km off the bad road from Addis Ababa, the UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) estimates that 98,000 people have arrived in three woredas (districts) bordering Somaliland since February 6. “We will corroborate these figures” with the registration that has started, Tesfahun Gobezay, director general of the Refugees and Returnees Service (RRS), an Ethiopian government agency, said at a press conference in Addis Ababa with Mamadou Dian Balde, UNHCR representative in Ethiopia. The latest figures available on Monday show that “29,000 refugees have already been registered and the numbers are increasing”, he said, adding that the refugees were “mainly women and children”. If their number is confirmed, the arrival of these refugees will swell by 40% the population of the three woredas concerned, about 236,000 people who are already suffering severely from the drought affecting their region and more broadly part of the Horn of Africa. “It is an area lacking infrastructure and with little socio-economic development, which has been struggling with a drought for four years,” Tesfahun recalled. However, its inhabitants, “affected by the drought and various challenges, were the first to help” the refugees, “even before we arrived, they hosted them in their homes and shared their little food. Shelter, food, water, medical aid: the needs are numerous and “quite urgent”, underlined Mr. Dian Balde, considering “very important that our support does not only take into account the refugees, but also their hosts”. Moreover, the refugees “tell us: ‘we want to go home’. They are not people who want to remain refugees (…) They are therefore also calling for finding ways, solutions to the current problem (in Somaliland) so that people can return home,” he insisted. Formerly a British territory, Somaliland unilaterally declared its independence from Somalia in 1991, when the country was plunging into chaos from which it has not yet emerged. Although it has its own institutions, Somaliland has never had its independence recognized by the international community. Somaliland enjoyed relative stability until rising political tensions in recent months triggered hostilities between Somaliland forces and militias from the neighbouring Somali region of Puntland on February 6. Before the arrival of the Somaliland refugees, Ethiopia, with a population of about 120 million, was already hosting more than 880,000 refugees, mostly from South Sudan, Somalia, Eritrea and Sudan, according to the UNHCR. Source African news Qaran News
-
The BEZ is located just 15 km from the port along the Berbera to Wajaale road (Berbera Corridor) that connects to Addis Ababa in Ethiopia. It is based on the model of DP World’s Jebel Ali Free Zone (Jafza) in Dubai. There will also be synergies between the two zones, where companies in Dubai can register for Berbera through the Jafza one-stop shop, while companies in Berbera can access Jafza’s incubation centre facilities. The zone is designed to create a business-friendly environment to attract investment and create jobs for Somaliland. The master plan for the BEZ covers more than 1,200 ha and will be expanded over time as demand grows. With phase one now open, it offers serviced land plots for the construction of company facilities, 10,000 sq m of pre-built warehouses, build-to-suit facilities, open yard storage, a common user warehouse which DP World will operate to handle customers’ cargo, as well as office space with end-to-end IT services. The opening of the economic zone followed the inauguration of the new container terminal at Berbera port in June 2021. DP World’s vision for Berbera is to develop it into a trade hub, taking advantage of its strategic location along one of the busiest sea routes in the world and access to the vast hinterland in the region, including Ethiopia. Expansion of the port of Berbera – a multipurpose facility that comprises bulk and breakbulk handling facilities – is expected to facilitate trade equivalent to approximately 27 percent of Somaliland’s GDP and 75 percent of regional trade by 2035. The BEZ will make trade easier for businesses in Somaliland and also the wider Horn of Africa, said DP World. “This will benefit a variety of sectors including exporters, importers and processors of livestock, agricultural and perishable goods, textiles and construction materials,” it added. Qaran News
-
Roma (Caasimada Online) – Madaxweynaha Golaha Maamulka Maxkamadda dambiya caalamiga ee ICC, Silvia Fernandez De Gurmendi ayaa u magacowdey la-taliyaheeda qaaska ee Soomaaliya Mudane Mahad Axmad Xaaji. Mudane Mahad Xaaji ayaa sidoo kale noqonaya la-taliyaha gaarka ah ee ku biirista Soomaaliya ee Heshiiska Roma ee maxkamadda dambiya caalamiga ah ee ICC oo muhiimad gaar ah u leh Soomaaliya. Mahad ayaa horay u ahaa la-taliyaha guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aaadan Maxamed Nuur (Madoobe) ee arrimaha Baarlamaanka Adduunka. Waa markii ugu horreysey ee lCC ay qof Soomaali u magacowdo xil aad u sarreeya, taas oo taariikhda dhicin, wuxuuna Mahad ka shaqeyn doonaa Arrimaha Soomaaliya, iyo la-xisaabtanka shaqsiyaadka iyo kooxaha Soomaaliya ka galay dambiyada dagaal. Waxaa la joogaa waqtigii ay Soomaaliya ku soo biiri laheyd maxkamada addunnka hadii aynan taas dhicin, waxaa dhici karta in sidee Libya oo maxkamaddan aan ka mid aheyn iyo Sudan ee dhacdey 2004 iyo 2014 in Golaha Ammaanka loo diro tixraac oo toos ay u soo faro geliso Soomaaliya. Waxey magacaabista Mahad Xaaji ee ICC ku tuseysaa in maxkamadda kusoo socto baaritaankeeda arrimaha Soomaaliya oo dad badan oo xilal haya iyo kuwa horay usoo qabtay lala xisaabtami doono. Si taas loo gaaro Dowladda Soomaaliya waxaa kaga bixi kartaa in Baarlamaanka uu codeyooyo in ay ku biiraan ICC si ay Soomaaliya iyada u gaarto go’aankeed sida uu qabo dastuurka ICC ee Roma Statute in hadii dalka ku soo biiro uu isaga awood u leeyahey in soo dalbado baarista ICC. Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa hambalyo u diray Mahad Xaaji, waxaana uu ku tilmaamay shaqsi howlkar ah oo kasoo dhalaali kara mas’uuliyadda culus ee lagu aaminay. Mahad Axmad Xaaji ayaa horay ula soo shaqeeyay hay’ado caalami ah oo Midowyga Yurub kamid yahay, waana aqoon yahan Soomaaliyeed oo arrimaha Geeska Afrika aad uga faallooda. The post Mas’uul SOOMAALI ah oo xil sare looga magacaabay maamulka Maxkamadda ICC appeared first on Caasimada Online.
-
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hey’adda Kulan kula qaatay Wafdi sare oo ka socday Hay’adda Iswidhishka ee horumarinta caalamiga ah (SIDA) Swedish international Development Agency. Wafdigaan waxaa hoggaaminayey Annna Saleem Högberg oo ah Madaxa Hay’adda ee Soomaaliya, waxaana soo dhaweyn kadib ay kulan la qateen Guddoomiye Maxamuud macalin abdulle iyo masuuliyiinta kale ee Hey’adda Maareynta iyaga oo ka wada hadlay xaaladihii ugu danbeeyey ee dalka, arimaha la xariira hawlaha bini’aadannimo, gurmadka deg-deg ah ,abaraha iyadoo masuuliyiintaan dhankooda balan qaadeen in Hey’adda ay ka taagari donaan qalabeenta xarunta qaran ee gurmadka deg degga ah. Kulanka kadib Masuuliyiintaan ayaa si wada jir ah u kormeeray qeybaha kala duwan ee xarunta dhexe ee Hey’adda Maareynta,waxaana intaas kadib Guddoomiyaha Hey’adda mareynta iyo masuuliyiintaan booqasho ku tageen xarunta qaran ee gurmadka deg degga ah (NEOC) oo dhowr bil ka hor xarigga laga jaray iyaga oo kormeer ay ku sameyeen kadib halkas ka sameeyey dhir beeris. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Mudane Maxamuud Macallin Abdulle ayaa uga warbixiyay howlaha la taaban karo ay Haydda SODMA Qabatay bilaha aadka u yar , kagana mahadceliyay si guud dowlada Sweden howlaha ballaaran ay dalka ka qabteen ay ugu horeeyaan mashaariicda Hormarinta, gargaarka, si qaas na ugu mahadnaqay Madaxda Haydda SIDA si wacan ay ugu taageereen dowlda soomaaliya dhisida xarunta qaran ee Howlkalka Gargaarka Degdega NEOC oo ay dhawaan dhisamheeda soo dhamaaday. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Somaliland ayaa markii ugu horreysay ku eedeysay Dowlad Deegaanka Soomaalida in ay ka qayb tahay dagaalka u dhexeeya ciidamadeeda iyo dadka reer SSC ee ka socda magaalada Laascaanood. War-saxaafeed maanta ka soo baxay Golaha Wasiiradda Somaliland ayaa lagu sheegay in “magaalada Laascaanood ay ka baxaan ciidamada huwanta ah oo ay mid yihiin kuwa ka yimid Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya”. Maamulka Somaliland ayaa hore dagaalka magaalada Laascaanood ugu eedeeyay Al-shabaab, Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, hase ahaatee waxaa la ogyahay in Laascaanood ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo dadka deegaanka. Ciidamada Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ka gaystay duqayn ba’an oo sababtay dhimasho, dhaawac iyo burbur. Meelaha ciidamada Somaliland duqeeyeen waxaa ka mid ah xarumaha caafimaadka iyo goobaha kale ee lagu bixiyo adeegga dadweynaha. PUNTLAND POST The post Somaliland oo DDS ku eedeysay dagaalka Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
Ergadii nabadda Sool u baxday oo muddo 19 maalmood ah ku sugnaa Caynaba ayaa maanta shaaciyay in ay Hargeysa dib ugu soo laabanayaan. Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal, guddoomiyaha guddidan ayaa sheegay in muddadii ay halkaasi joogeen ay la xidhiidheen dhinacyada Beesha Caalamka, waxgaradka Sool iyo xukuumaddaba. Waxa ay si weyn ugu mahad-naqeen Garaadada Sool iyo xukuumadda iyagoo sheegay in hadda hawsha inta badan looga hadhay dawladda Ethiopia oo dhexdhexaadinaysa Somaliland iyo Garaadada. Dhawal, waxa uu intaasi ku daray in iyaguna ay Hargeysa ka sii wadi doonaan dedaalkooda nabadoonimo. Source
-
Fadhigii 108aad ee Golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa lagaga dooday qodobo dhawra, sidoo kalena warbiximo lagaga dhegeystay qaar ka mida golaha wasiirrada. Qodobada Shirka Golaha Ka Soo Baxay Waxay U Dhignaayeen Sidan:- 1) 26-27-28-kii December 2022 guud ahaan Somaliland waxa looga diyaar garoobayey diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka, Gobolka Soolna wuxuu ka mid ahaa gobollada diyaar-garawgu ka socday ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxase lagu soo beegay shaqaaqooyinka ka dhacay Magaalada Laascaanood, taasoo ujeedadeedu ahayd in lagu burburiyo dimu-quraadiyada iyo nidaamka doorashooyinka, nabada, horumarka, la-dagaalanka Argagixisada iyo la dagaalanka Budhcad baddeeda ee ay Somaliland ku caan baxday, taasoo ay Somaliland uga markhaati kaceen Beesha Caalamku in aan Xeebaha Somaliland marnaba ka dhicin wax Falal budhcad badeed ahi. 2) In Gobolka Sool, gaar ahaan Magaalada Laascaanood ay ka baxaan ciidamada huwanta ah ee ka soo tallaabay xuduuda caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, sida kuwa Maamul Goboleed Soomaaliya ee Puntland, Ciidammada kala duwan ee ay dawladuhu u soo Tababareen Dawladda Federalka Soomaaliya iyo kuwa yimid Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia:- 3) Xukuumadda Somaliland waxay mar-walba diyaar u tahay in arrinta Magaalada Laascaanood lagu dhammeeyo wada hadal, iyadoo hirgelinaysa xabad joojintii bilaa shuruuda ahayd ee hore Xukuumaddu ugu dhawaaqday. 4) Goluhu waxa uu ku boorinayaa in Shacabka Somaliland iyo Hay’addaha Caalamiga ahi in ay sii xoojiyaan taakulada binu-aadannimo ee ay u fidinayaan dadka ka barakacay Laascaanood, taasi oo Xukuumaduna diyaar u tahay in ay fudaydiso wixii gargaar ah ee dadkaasi la gaadhsiinayo. 5) Goluhu wuxuu ku bogaadinayaa Ciidanka Qaranka Somaliland sida Xilkasnimada leh ee ay u dhawreen, una fuliyeen go’aankii xukuumadda ee ahaa inay ku sugnaadaan fadhiisimadooda. ALLAA MAHAD LEH Naasir Yuusuf Daahir Agaasimaha Saxaafadda iyo Warbaahinta Madaxtooyada JSL. Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Shirkadda diyaaradaha Flydubai oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta si rasmi ah u billowday duulimaad toos oo ah Dubai-Muqdisho. Diyaaraddii ugu horreysay ee shirkadda, oo nooceedu yahay Boeing 737 Max, ayaa maanta soo cago dhigatay garoonka diyaraadaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ayada oo rakaab kasoo qaaday Dubai. Sidoo kale duulimaad kale oo ku socda Dubai ayaa ka bixi doona caasimadda Soomaaliya isla galabta. Shirkadda ayaa 14-kii Febraayo 2023 ku dhowaaqday billowga duulimaadyada tooska ah ee Dubai-Muqdisho, oo toddobaadkii shaqeyn doona hal maalin. Shirkadda ayaa sheegtay in laga billaabo 1-da June ay duulimaadyada ka dhigi doono laba maalin toddobaadkii. Waa magaalada labaad oo Soomaaliya ah oo ay shirkadda ay duulimaad ku tagto. Flydubai ayaa horey u tagi jirtay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Billowga duulimaadyada Muqdisho ayaa qeyb ka ah qorshe ay shirkadda ku ballaarineyso duulimaadyadeeda Afrika. Waxay hadda ka howlgashaa oo ay u duushaa magaalooyinka Addis Ababa, Alexandria, Asmara, Dar es Salaam, Djibouti, Entebbe, Hargeysa, Khartoum, Juba iyo Zanzibar. “Waxaan sii wadeynaa raadinta fursadaha aan ku kobcineyno shabakadaha Bariga Afrika iyo furitaanka suuqyo aan la isticmaalin. Gobolkani waxa uu sameeyay koboc dhaqaale iyo horumar la taaban karo sannadihii u dambeeyay,” ayuu yiri Hamad Obaidalla, oo ah madaxa ganacsiga ee Fly Dubai. Sidoo kale waxa uu sheegay in duulimaadyada tooska ah ee Soomaaliya ay sii kobcin doonaan dhaqaalaha, islamarkaana ay gacan ka geysan doonaan abuurista isu socodka iyo ganacsiga labada dal. Arrintan ayaa kusoo aadeysa iyada oo xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta dib loo hagaajiyay, islamarkaana ay dowladda federaalka muujisay niyad wanaageeda ku aadan soo celinta xiriirka diblumaasiyadeed ee Abu Dhabi. The post Shirkada Flydubai oo maanta billowday duulimaad Dubai-Muqdisho ah + Maalmaha appeared first on Caasimada Online.
-
Shirkadda diyaaradaha Flydubai oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta si rasmi ah u billowday duulimaad toos oo ah Dubai-Muqdisho. Diyaaraddii ugu horreysay ee shirkadda, oo nooceedu yahay Boeing 737 Max, ayaa maanta soo cago dhigatay garoonka diyaraadaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ayada oo rakaab kasoo qaaday Dubai. Sidoo kale duulimaad kale oo ku socda Dubai ayaa ka bixi doona caasimadda Soomaaliya isla galabta. Shirkadda ayaa 14-kii Febraayo 2023 ku dhowaaqday billowga duulimaadyada tooska ah ee Dubai-Muqdisho, oo toddobaadkii shaqeyn doona hal maalin. Shirkadda ayaa sheegtay in laga billaabo 1-da June ay duulimaadyada ka dhigi doono laba maalin toddobaadkii. Waa magaalada labaad oo Soomaaliya ah oo ay shirkadda ay duulimaad ku tagto. Flydubai ayaa horey u tagi jirtay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. PUNTLAND POST The post Shirkadda Fly Dubai oo duulimaadyo ka bilowday Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
MOGADISHU, Somalia (Caasimada Online) – Flydubai, the United Arab Emirates-owned carrier, has officially commenced a direct flight route between Dubai and Mogadishu on Thursday, marking the company’s second destination in Somalia. The airline’s first plane, a Boeing 737 Max, landed at Aden Adde International Airport in Mogadishu, carrying passengers from Dubai. Another flight is scheduled to depart Mogadishu for Dubai later today. Flydubai announced the new direct flight route between Dubai and Mogadishu on February 14, 2023, and plans to initially operate one flight per week, intending to double the frequency to two flights per week from June 1. Expanding African routes This latest expansion increases flydubai’s African network to 11 destinations, including Addis Ababa, Alexandria, Asmara, Dar es Salaam, Djibouti, Entebbe, Hargeisa, Khartoum, Juba, and Zanzibar. Hamad Obaidalla, Chief Commercial Officer at flydubai, said, “We continue to look for opportunities to grow our network in East Africa and open up underserved markets. This region has seen significant economic growth and development in recent years.” “Our direct flights will further stimulate the economy and help create free travel and trade flows.” Why is Somalia important for flydubai? In the Horn of Africa, Somalia holds strategic importance for trade and commerce. By introducing a direct flight between Dubai and Mogadishu, flydubai provides a safer and more convenient travel option between the two cities while offering Somalis efficient travel links to the rest of the world through flydubai’s Dubai hub. Additionally, Dubai’s significant Somali expatriate population creates an attractive opportunity for visiting friends and family traffic. The new route to Mogadishu represents a profitable opportunity for flydubai, as only a few carriers operate flights between the two cities besides the local Somali airline, Daallo Airlines. Moreover, despite its stunning coastlines and beaches, Somalia’s tourism industry remains relatively unknown. Flydubai’s Senior Vice President of Commercial Operations, Sudhir Sreedharan, said, “Flydubai will offer convenient and reliable travel services between countries. Our Boeing 737 MAX aircraft will operate this route, offering customers the comfort of our Business Class cabin or a more customized experience in Economy Class.” “We look forward to doubling our frequency to Somalia from June 1, 2023, and further connecting the market to Dubai and beyond.” The post Flydubai commences direct Dubai-Mogadishu flight appeared first on Caasimada Online.
-
WAR-SAXAAFADEED Golaha Wasiirrada Xukumada Muuse Biixi ayaa soo saaray Go’aanadan:- 1) 26-27-28-kii December 2022 guud ahaan Somaliland waxa looga diyaar garoobayey diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka, Gobolka Soolna wuxuu ka mid ahaa gobollada diyaar-garawgu ka socday ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxase lagu soo beegay shaqaaqooyinka ka dhacay Magaalada Laascaanood, taasoo ujeedadeedu ahayd in lagu burburiyo dimu-quraadiyada iyo nidaamka doorashooyinka, nabada, horumarka, la-dagaalanka Argagixisada iyo la dagaalanka Budhcad baddeeda ee ay Somaliland ku caan baxday, taasoo ay Somaliland uga markhaati kaceen Beesha Caalamku in aan Xeebaha Somaliland marnaba ka dhicin wax Falal budhcad badeed ahi. 2) In Gobolka Sool, gaar ahaan Magaalada Laascaanood ay ka baxaan ciidamada huwanta ah ee ka soo tallaabay xuduuda caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, sida kuwa Maamul Goboleed Soomaaliya ee Puntland, Ciidammada kala duwan ee ay dawladuhu u soo Tababareen Dawladda Federalka Soomaaliya iyo kuwa yimid Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia 3) Xukuumadda Somaliland waxay mar-walba diyaar u tahay in arrinta Magaalada Laascaanood lagu dhammeeyo wada hadal, iyadoo hirgelinaysa xabad joojintii bilaa shuruuda ahayd ee hore Xukuumaddu ugu dhawaaqday. 4) Goluhu waxa uu ku boorinayaa in Shacabka Somaliland iyo Hay’addaha Caalamiga ahi in ay sii xoojiyaan taakulada binu-aadannimo ee ay u fidinayaan dadka ka barakacay Laascaanood, taasi oo Xukuumaduna diyaar u tahay in ay fudaydiso wixii gargaar ah ee dadkaasi la gaadhsiinayo. 5) Goluhu wuxuu ku bogaadinayaa Ciidanka Qaranka Somaliland sida Xilkasnimada leh ee ay u dhawreen, una fuliyeen go’aankii xukuumadda ee ahaa inay ku sugnaadaan fadhiisimadooda. Qaran News
-
MOGADISHU, Somalia (Caasimada Online) – Prominent Somali opposition leaders are issuing fresh warnings against attempts to extend the president’s mandate and have launched a vigorous campaign to block efforts to change the constitution. The proposed changes, currently considered by the Federal Parliament, would allow the current leader to remain in office for an additional year beyond the four-year term limit. The move has sparked criticism from the opposition, who argue that it could lead to civil unrest in a country with a history of instability. Despite having served for eight months, President Hassan Sheikh Mohamud has already faced widespread criticism from the opposition for advocating for constitutional changes that could potentially trigger civil unrest in the long-troubled Horn of Africa nation. Opposition coalition fired opening shots The development presents his administration with an early political challenge by an opposition coalition that has fired its opening shots in what appears to be the beginning of a political challenge over the proposed changes to the provisional constitution in the coming months. According to the opposition, the proposed amendments would allow Mr. Mohamud, who was elected as the president for the second time in May last year who had largely campaigned around his opposition to a presidential term extension by his predecessor Mohamed Farmajo to ‘unlawfully’ extend his term and that of the parliament by more one year respectively. “Neither the nation nor the Somali populace would benefit from the repercussions of an illegal term extension. Failure to reassess this decision would undoubtedly impede the progress of state-building efforts,” tweeted former Prime Minister Hassan Ali Khaire Security worsening in Mohamud’s watch Since he came to power, Mr. Mohamud’s government has faced a host of accusations ranging from failure in security amid a spike in attacks by militants and gang violence, with many saying that the insecurity has worsened significantly since last year. In 2022, which marked the first year of President Mohamud’s term in office after his reelection in May, the country witnessed a catastrophic situation for its civilians—according to the United Nations Secretary-General, Antonio Guterres, Somalia experienced its highest civilian casualty rates since 2017. This spike in fatalities was caused mainly by Al-Shabab, a jihadist group fighting an insurgency against the fragile central government for the past 15 years. During the review period from late August 2022 to early February 2023, the UN mission in Somalia recorded a 153 percent surge in civilian casualties, reaching 1,059, including 382 deaths. Corruption allegations In addition to the unraveling security and political struggles Somalia faces now are corruption scandals and public spats involving shadow deals by ministers, compounding the crisis that continues to sap the government’s public confidence. The corruption allegations involving several state institutions and ministries marked a slap in president Mohamud’s face and spelled him more troubles that could cost him in the eyes of the international donors backing Somalia amid hopes for the long-anticipated debt relief. However, according to the IMF and the World Bank, Somalia must first take the necessary steps to begin receiving debt relief that would allow it to lower its $5.2 billion in external debt to around $557 million, with the need to continue economic reforms, such as improving public financial management and increasing domestic revenue. “Neither the nation nor the Somali populace would benefit from the repercussions of an illegal term extension. Failure to reassess this decision would undoubtedly impede the progress of state-building efforts.” The post Somali President’s attempt to extend term sparks strong opposition appeared first on Caasimada Online.
-
Faratoon waa inuu ugu baaqo Somaliland inay ciidammadeeda la baxdo. Aamusnaan waxay la mid tahay ka raalli ahaasho. Laascaanood (Ra’yi) — Markuu dhacay dagaalkii xerada Guulwadayaasha oo ay ku sugnaayeen wixii ka haray caaglayaashii Mahad Cambaashe, meel aan aad uga fogeyn goobtaan waxaa ku sugnaa Yaasniin Xaaji Maxamuud Xiir oo adeer u ah Mahad Cambaashe. Faratoon wuxuu ka mid ahaa dadkii isku dayay inay ku qanciyaan Mahad Cambaashe inuusan la safan Somaliland. Mahad wuu diiday. Wixii ka dhaxay xeradaas waa taariikh. Dad goobta ku sugnaa ayaa Faratoon ka soo kexeeyey meeshii dagaalku ka qarxay oo keenay goob ay ku sugnaayeen Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Cabdirisaaq Khaliif. Sida uu sheegay nin uu ugu warramay Hargeysa “Goobtii la keenay waxaa meel u dhow soo duqeysay Somaliland oo waxaan codsaday in meeshii hore la ii celiyo”. Fararoon hadda dalka Biritayn ayuu ku soo noqday. Wuxuu sheegtaa inuu yahay Xildhibaan Laascaanood laga soo doortay laakiin weli kama hadlin duqeynta. Isaga ayaa ciidanka Somaliland keenay Yagoori 2003, haddana dhulka ay dadka ku laynayaan kuna qafaalanayaan waa dhulka beesha Jaamac Siyaad. Faratoon ayaa caddeeyay in ciidanka Somaliland duqeeyeen Laascaanood, sida uu u sheegay nin saaxiibkiis ah oo Hargeysa lagu waraystay. Aamusnaanta Faratoon uma rooba isaga iyo dadka uu ka soo jeedo. Waxaa habboon in Faratoon uu ugu baaqo Somaliland inay ciidankeeda la baxdo si looga badbaado dagaal lagu riiqdo oo aan danta Soomaaliyeed u roonayn, dhaqanka iyo diinta aannu wadaagnona meel ka dhac ku ah. Soomaaaliya waa dal mideysan siyaasad iyo dhul ahaan. Faratoon waa inuu mowqifkiisa caddeeyo waayo aamuusnaantu waa calaamadda ka raalli ahaashada. The post Faratoon Waa Inuu Ugu Baaqo Somaliland Inay Ciidammadeeda La Baxdo appeared first on Puntland Post.
-
Shirkadaha Isgaadhsiinta ka Hawlgala Somalia oo la duldhigay Amaawiir Culus Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda & La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii Febraayo 2023, kuwaas oo qaar ka mid ah ay khuseeyeen Shirkadaha Isgaarsiina dalka, lagana doonayo in ay si degdeg ah u fuliyaan. Hay’addu waxay Shirkadaha Isgaarsiinta ku wargelisay inay waajib tahay in adeeggooda Lacagaha Mobile-ka la iskugu diro (Mobile Money) ay rukhsad ka haystaan Bangiga dhexe ee JFS, sidoo kalena ay hubiyaan in adeegyada lacagaha mobile-lada la iskugu diro ee saaran shabakahoodu iyo kuwa MVNO-ga ah ay u hoggaansamaan tilmaamaha farsamo iyo xadidaadda dhaqdhaqaaqa Bangiga Dhexe iyo go’aannada Guddiga Sare ee NAMLC. Waxaa sidoo kale Shirkadaha Isgaarsiinta la farayaa inay diiwaangeliyaan Lafaha (SIMCARDs)-ka macamiisha, iyada oo macaamiisha cusub laga qaadayo ugu yaraan sawir iyo faraha, halka kuwii horay u qaatay na Sim-kaararka dib loogu diiwaangaliyo muddo aan ka badnayn 90 maalmood; Si waafaqsan Qod. 5-aad ee Sharciga Ka-hortaga Lacag- dhaqidda iyo Maalgalinta Argagixisada iyo Qod. 66 ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka. Hay’addu waxay intaasi ku dartay in Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka ay u hoggaansamaan dhammaan go’aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda & La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada iyo la shaqeynta hay’adaha kala duwan ee dowladda. Qaran News
-
Dabaal-dagyadaas waa kuwo la micno ah wiirsi & wax-fool-xun oo dagaalka Laascaanood xalkiisa fogaynaya”. Waxa qoray Wasiir hore Axmed Muumin Seed . Shiki kuma jirto in Laascaandood ay tahay Somaliland, sidaas hadii ay tahay, dagaalka Laascaanood waa colaad sokeeye oo astaanteedu tahay “kugu dhimay oo kaa dhimay”. Waa wax laga xumaado, ceeb iyo niyad-jab in xaalkii dalka oo sidaas ah dabaaldagyo lagu qabto magaalooyinka dalka, muusik la shido, lana muujiyo dareen muujinaya rajo dhig iyo kala tag. Dabaal-dagyadaas waa kuwo la micno ah wiirsi & wax-fool-xun oo dagaalka Laascaanood xalkiisa fogaynaya, waxa muuqata in aanay caqliyad wanaagsani ka talin, waana hubaal in ay magaca iyo sumcada ciidanka qaranka wax u dhimayaan. Hadaba waxa aan halkan ku soo jeedinayaa talooyin dhawr ah oo aan is leeyahay way ku haboon yihiin marka uu xaalku sidan yahay: 1. Maanta waxa nala gudboon in aan u Alle barino intii naga dhimatay, samirna u rajayno inta colaadan ku wayday wiil, walaal iyo waalid ay jeclaayeen 2. In laga waantoobo durbaanka iyo dam-damtadadka sii kala fogaynaysa laguna badalo duco & damqasho sokeeye oo aan bulshada isku soo dhawaynaysa 3. Ciidanka qaranka oo mudnaantooda markasta leh, uma baahna taageero fagaare ku urur ah, waxase ay u baahan yihiin in qoysaska agoonta looga war hayo, inta difaaca qaranka u heelan niyadooda lagu dhiso buuxinta baahida ay qabaan 4. In la ogsoonaado in dakharada colaadaha sokeeye ay u baaha yihiin in lagu dhayo arin iyo talo walaalnimo oo caqli ku salaysan, caadifadna ka fog. Eeboow Boggeena Burcad Isku Mari… Aamiin. Ahmed Muumin Seed Qaran News
