-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
The European Union Agency for Asylum (EUAA) has published two Country of Origin Information (COI) reports on Somalia, providing a detailed update on the security situation and shedding light on the difficulties that fighters and their families face when trying to disengage from Al-Shabaab. In doing so, the Agency continues to support EU+ asylum authorities with critical contextual information on a poorly reported conflict. The COI reports will further inform the next Country Guidance note on Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno gobolka Jubbada Hoose waxay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Jubbaland ay howlgal qorsheysan ku dileen xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab. Ugu yaraan 7 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgalkaas oo ka dhacay tuulo lagu magacaabo Miido oo hoos tagta degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee hoggaamineysay howlgalkaas ayaa warbaahinta u sheegay in ragga la dilay uu ku jiro sarkaal lagu magacaabi jiray Asad, sidoo kalena howlgalka lagu dhaawacay 5 dagaalame oo kale. Ururka 5-aad ee ciidanka Danab oo kaashanaya daraawiishta Jubbaland ayaa fuliyey howlgalkaas, waxayna tuulada Miido ee Shabaab-kaan ay 25 KM u jirtaa degmada Afmadow. Howlgalkaas lagu soo furtay 4-qori oo ah nooca AK47 ah iyo 1-qori oo BKM ah sida uu warbaahinta u sheegay Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab Taliye Carab Dheeg Axmed. Kooxda Al-Shabaab ayaa aad ugu xooggan aagga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo mararka qaar ay weerarro ka fuliyaan, sidoo kale ciidan xoog leh oo ka socda Jubbaland ayaa jooga Afmadow. Jubaland waxaa ka socda abaabul xoog leh oo loogu diyaar garoobayo wajigga labaad ee dagaalka dalka looga xoreynayo kooxda Al-Shabaab. Dhankooda Al-Shabaab ayaa fuliya weerarro culus oo ka dhan ah ciidanka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka, maalmo ka hor waxay Al-Shabaab weerar culus ku qaadeen xero ay ciidamadu ku leeyihiin degaanka Janaa Cabdalle, halkaas oo si xun loogu laayey ciidanka, isla markaana kooxdu ay ku furatay hub iyo gaadiid dagaal oo badan. The post Sawirro: Ciidanka xoogga oo dilay sarkaal sare ‘ASAD iyo xubno kale’ oo Shabaab ah appeared first on Caasimada Online.
-
Somaliland ayaa xayirtay guri uu magaalada Hargeysa ku lahaa ganacsade Maxamed Jabuutaawi. Guriga oo xukuumadu lahayd ayey is weydaarsadeen guri ganacsaduhu lahaa oo ku yaalley magaalada Laascaanood. Xayiraada ayaa timi kadib markii ganacsadu wareejin waayey gurigii Laascaanood, sida ay sheegtay wasaarada hawlaha guud ee Somaliland. Qaran News
-
“Dalka waxa ka jirta Hoogan xumo, Madaxaa ina go’an Madaxweyne Siilanyo wuxuu ku wareejiyay dal dadkiisu mid yahay oo aqoonsi raadinaya maanta wixiiba waa Zero, Xisbiga Kulmiye een ka tirsanaana wuu la ambaday Taladii dalka, Aniguna waan ka baxay. Waxaan ugu baaqaya dadka Aqoonyahanka ah iyo dadka waxgaradka ah ee Somaliland inay dalka Badbaadiyaan Dalku burbur ayuu ku jiraa.” Badhasabkii Hore ee gobolka Sanaag Eng. Maxamed Cilmi Huuno oo MMTV la hadlay Goor dhow la soco Waraysigas. Qaran News
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Mucaaridka Somaliland ayaa shaaciyay in Somaliland ay burburi doonto haddii aan doorashada Madaxtooyada Somaliland ku qabsoomi weydo xilligii uu iclaamiyay Komishanka doorashooyinka. Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Waddani Axmed Cumar Xaaji (Xamarje) oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in shaqaaqada ka taagan Laascaanood ay ku fidi doonto Somaliland, haddii ay qabsoomi weydo doorashadaasi. “Waxan sugayaa 9-ka bilood ee Koomishanku qabteen, wixii intaa ka danbeeyana sida Laascaanood ayay u kala qixi tana, hadii lagu daro maalin sida Laascaanood tahay uun bay gobolada kalena noqon,” ayuu yiri guddoomiye Xamarje. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale waxa uu ku eedeeyay madaxweyne Muuse Biixi iyo guddoomiyaha golaha guurtida inay ka dambeeyan xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascaannod, si doorashada Madaxtinimadu markale dib ugu dhacdo. “Dagaalka Laascaanood waxay u abuureen si doorashadu dib ugu dhacdo, ma yaqaanan si kale oo wax loo xaliyo xabad mooye,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani. Xamarje ayaa caddeeyay in xisbigooda uu diyaar u yahay doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada labadaba, “Biixi uma muuqdo in uu doorasho diyaar u yahay, maalkii iyo kursigiina wuu jeclaaday.” Siyaasigan oo kamid ah masuuliyiinta u sareysa ee xisbiga Waddani ayaa sannadkii hore xukuumadda Biixi xabsiga dhigtay isaga iyo siyaasiyiin kale oo tobaneeyo ahaa intii uu socday mudaharaadkii xisbiyada mucaaradka. The post MUCAARADKA oo ka digay arrin Somaliland ku burburi doonto haddii aan laga fiirsan appeared first on Caasimada Online.
-
Washington (Caasimada Online) – Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Mareykanka Mike Pence ayaa si kulul u dhaliilay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump doorkii uu ku lahaa rabshadihii 6-dii Janaayo ka dhacay Aqalka Mareykanka ee Capitol-ka. Rabshadahaasi oo sii ballaariyay khilaafka u dhaxeeya labadooda, xilli ay isku diyaarinayaan inay ku loollamaan musharaxnimada xisbiga Jamhuuriga ee doorashada sannadka soo socda. “Madaxweyne Trump waa uu khaldanaa,” ayuu yiri Pence intii lagu guda jiray casho-sharafeedka sannadlaha ah ee Gridiron oo ay kasoo qayb-galeen siyaasiyiin iyo suxufiyiinn. “Xaq uma lahayn in aan doorashada diido. Hadaladiisa aan ka fiirsashada lahayna waxay halis galiyeen qoyskeyga iyo qof kasta oo ku sugnaa xarunta Capitol-ka maalintaas, waxaana ogahay in taariikhdu ay kula xisaabtami doonto Donald Trump.” ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Mareykanka. Hadalka Pence ayaa ah cambaareyntii ugu weyneyd ee ka timaadda shakhsi mar daacad u ahaa oo inta badan ka fogaan jiray inuu ka hor yimaado. Trump ayaa horay ugu dhawaaqay inuu yahay musharax, laakiin Pence ma uusan shaacin weli, hase yeeshee wuxuu Pence dhigay aasaaska ololohiisa doorashada. Maalmaha ka horreeyay Jan. 6, 2021, Trump wuxuu ku cadaadiyay Pence inuu meesha ka saaro guushii madaxweyne Joe Biden ee doorashada, marka uu kor-joogteynayo xafladda shaacinta natiijooyinka doorashada. Laakiin Pence waa uu diiday, waxaana markii ay kooxda rabshadaha wadday ay soo galeen xarunta Capitol-ka ay qaar ka mid ah ku dhawaaqayeen inay rabaan “inay deldelayaan Mike Pence.” The post Donald Trump oo halis galiyey qoyska madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Mareykanka appeared first on Caasimada Online.
-
Shalley Markaan Xisbiga Waddani ka tagey. Hankeygii Siyaasadeed ka waayay. Waxaan ku hanjabey. Waa Inoo Boorame. Maantase Xisbiga Kulmiye ee Gabalkiisu dhacey odhan maayo waa Inoo Boorame. Waayo qaranimadii dalka iyo wadda jirkii umadaan u baqaya. Xisbigani wuu fashilmey. Hogaankiisana shaley waxaan aaminsanaya in dalka iyo dadka midda ee lagu wareejiyey isku wadaya. Wuuse ku fashilmey Waxaanse leeyahey Madaxweyne dalkii wuu kugu dumey, Gobolka Sool xaladiisa waan aragna. Gobolka Awdalna waa guuxaya. Dalka doorasho ka qabo. Xisbiga waddanina in aan ku noqdo ama ka mid noqdo maalin kalaan ka hadlaya. Waxaase igala weyn qarankeenii oo dildilaacaya. Ayaa u baahan badbaaddo. #Rawahu_Ahmed_Muumin_Seed #Ex_Wasiirkii_Hore_Beeraha Somaliland alla maxey is baratey. Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Qaran News
-
Halkani guji ama riix si aad u daawatid waraysigaasi Qaran News
-
Somalia: Territorial dispute arises over voter registration
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
MOGADISHU, Somalia (Caasimada Online) – The Galmudug regional government in Somalia has raised concerns about what it calls encroachment by the neighboring State of Puntland over the ongoing voter registration exercise. The disputed areas, Dhinowda and Hirsalama, are located in Mudug region, which is under the jurisdiction of Galmudug state. According to Abshir Abdi Sheikhow, the Minister of Information for Galmudug state, Puntland conducted voter registration in the contested areas, prompting protests from the government. “While we may entertain the idea of permitting you to register individuals who reside outside of Puntland and its territories beyond our jurisdiction, it is of utmost importance that we take great care to avoid jeopardizing the safety and peaceful coexistence of our fellow brothers and sisters in those areas, Sheikhow said. Previous territorial deputies This is not the first time Puntland and Galmudug have disagreed over territory. In 2015, the Galmudug state was established, prompting objections from Puntland, arguing that half of the Mudug region had been removed from its jurisdiction. A portion of Mudug subsequently merged with Galgadud region to form the Galmudug state. Puntland contended that this action contravened the Provisional Constitution, which permits two or more regions to unite and create a Federal Member State. Similar disputes have also arisen over voter registration in the contested Sool region, claimed by Puntland and Somaliland. Puntland’s first direct elections Puntland is currently conducting voter registration ahead of district council elections scheduled for May 25, 2023. According to State President Abdullahi Deni, the elections will proceed as planned. In October of 2021, Puntland carried out a trial run in the districts of Eyl, Ufeyn, and Qardo, resulting in the election of 87 council members through a process involving nearly 30,000 voters. The Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC) had facilitated voter registration since the previous year in anticipation of the upcoming district council elections. These elections will be a first in Somalia, which has previously relied on clan-based electoral options. On the other hand, the self-declared Republic of Somaliland has effectively organized one-person-one-vote elections for presidential, parliamentary, and local government positions. The post Somalia: Territorial dispute arises over voter registration appeared first on Caasimada Online. -
ROME, Italy (Caasimada Online) – Several dozen migrants are feared dead in the central Mediterranean after the boat they were traveling on capsized in rough weather on Sunday. According to two credible rescue charities, the vessel was en route to Italy from Libya when it capsized approximately 110 miles northwest of Benghazi. Both Mediterranean Saving Humans and Alarm Phone, charities specializing in migrant rescue, reported the incident on social media. “We are in shock. According to different sources, dozens of people from this boat in distress have drowned,” said Alarm Phone on Twitter. The fate of the boat and its passengers has not been officially confirmed, and Italian authorities have not commented on the incident. Rescue mission continues However, the Italian Coast Guard did request assistance from nearby merchant vessels. Despite this, they failed to carry out a rescue operation upon arrival. Mediterranean’s head of mission, Luca Casarini, revealed that four merchant vessels are still in the area. This tragic event highlights Italy’s limited capabilities to rescue migrants at sea, a recurring issue that has come under increased scrutiny recently. On February 26, a shipwreck off the southern region of Calabria killed at least 79 people. In response, the Italian government vowed to increase search and rescue efforts in the Mediterranean. Despite this, more than 1,300 migrants were rescued in three separate operations off the southern tip of Italy on Saturday, with another 200 saved off the coast of Sicily, according to the coastguard. Mediterranean migration crisis The Mediterranean migration crisis began in 2011 when a wave of unrest in North Africa and the Middle East led to the displacement of millions of people. Many of these refugees and migrants saw Europe as a haven. They began the treacherous journey across the Mediterranean in overcrowded and unsafe boats. According to the International Organization for Migration, more than 20,000 people have died attempting to cross the Mediterranean since 2014. The situation is further exacerbated by the fact that many countries, including Italy, have tightened their borders and implemented policies restricting asylum access. Despite these challenges, charities and organizations like Mediterranean and Alarm Phone provide vital support to those in need. Their efforts are a reminder of the importance of maintaining a strong commitment to humanitarianism and the protection of vulnerable populations. The post Migrants boat capsizes in Mediterranean, dozens dead appeared first on Caasimada Online.
-
Xukuumadda Somaliland ayaa xayirtay guri uu Hargeysa kulahaa Ganacsade Maxamed Jabuutaawi, oo xukuumaddii Siilaanyo, kaga beddelatay guri ku yaalla Laascaanood. Xukuumadda ayaa sheegtay in guriga Laascaanood aan weli lagu soo wareejin sidaasdarteed ilaa inta lagu soo wareejinayo guriga Laascaanood, Guriga ku yaalla Hargeysa xanibnaan doono. Ganacsade Jabbuutaawi, oo hore uga cawday Qaadkiisa Laascaanood oo lagu qabsaday ayaa ku biiray dadka hoggaaminaya kacdoonka Laascaanood ee Somaliland lagaga soo horjeedo. Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa war kasoo saartay dhul ay sheegtay in sifo sharci darro ah lagu iibinayo, maadama uu yahay mid dowladeed. Wargelin kasoo baxday wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa waxaa looga digay dhamaan dadweynaha ku nool gobolka Banaadir iyo nawaaxigiisa in aysan iibsan dhulkaasi. Sida ay sheegtay wasaaraddu dhulkaan ayaa waxa uu ku yaalla Siinka Dheer R2, islamarkaana wuxuu saaran yahay Wadada Afgooye, sida lagu yiri qoraalka kasoo baxay wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada. “Waxaa looga digayaa shacabka Soomaaliyeed in aanay ku kadsoomin dhulkaas oo lacagtooda ku khasaarin,” ayaa lagu yiri warqada wargelinta ah ee kasoo baxday Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada. Wasaaraddu faah-faahin intaas ka badan kama bixin dhulkan, marka laga imaado in bulshada gobolka aysan ku kadsoomin dhulkaasi oo lacagtooda ku khasaarin. Si dhab ah looma oga illaa hadda cidda iibineysa dhulkan ay ka digtay wasaaradda, kaasi oo ay sheegtay in uu yahay mid dowladeed. Arrintan ayaa imaneysa xilli uu dhawaan Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka uu ka digay in hantida guurtada iyo ma-guurtada ee dowladda uusan jirin shakhsi ama cid shakhsiyad qaanuuneed leh oo si gaar ah u yeelan karta, bixin karta ama iibin karta. “Hantida Qaranka looma isticmaali karo wax ka baxsan danta guud, waana in sida ugu dhaqsaha badan loo diiwaan-geliya hantida dowladda ee gacantooda (hay’addaha dowladda),” ayaa lagu yiri qoraal dhawaan kasoo baxay xafiiska Hanti-dhawrka Guud. The post DF oo digniin kasoo saartay dhul ku yaalla Xamar oo la iibinayo appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiye ku xigeenkii hore ee dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa soo jeediyey in la maxkamadeeyo maamulka shirkadda Korontada ee BECO. Cali Yare ayaa sheegay in korontada BECO ay dhibaato naf iyo maalba saameysay u geysatay dadka reer Muqdisho, isagoo tusaale u soo qaatay dadkii shalay ka kacay isbitaalka Martiini, wuxuuna qormadiisa ku faahfaahiyey sidii ay wax uga dhaceen isbitaalka. “Shirkadda BECO waxay gubtay Isbitaalka Martiini qeybta bukaannada markii mishiinka suuxiska iyo oxygen-ka ay dab xoog leh ku furtay BECO, iyada oo dhaqaatiirtu ay gacmaha kula jireen qalliin ay ku badbaadinayeen dad shacab ah, kadibna ay korontadii fiilooyinka raacday taas oo keentay gubashada qaboojiyayaashii isbitaalka, dhismihii iyo agab kale oo caafimaad taas oo markii danbe sababtay in si bukaannadii loo badbaadiyo loo daad gureeyay Isbitaalka Digfeer,” ayuu yiri Cali Yare. Wuxuu sheegay in 106 qof oo korontada BECO ay dishay uu diiwaan geliyey intii uu joogay xafiiska, sidoo kale wuxuu qormadaan ku soo bandhigay lacag badan oo lagu qiimeeyey khasaarihii dhaqaale ee mudadaas ay geysatay korontada BECO. “Muddadii aan xafiiska joogay inta aan diiwaan galinnay dadka rayidka ay ee u geeriyooday sababta korontada shirkadda Becco waxay gaarayeen 106 qof iyo khasaare nus Milyan Dollar lagu qiyaasay,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Cali Yare. Ugu dambeyntii wuxuu Cali soo jeediyey in lala xisaabtamo maamulka BECO oo maxkamad lasoo taago, iyadoo laga qaadayo magdhowga dhibaatooyinkii ay geysatay korontada BECO. “Runtu waa in la gaaray waqtigii shirkadda Becco lala xisaabtami lahaa oo maamulka shirkadda la horkeeni lahaa hey’adaha garsoorka dalka, iyada oo shaqada koowaad laga billaabayo magdhowga hantidii shirkaddu ku burburisay oo ay ugu danbeeyeen Isbitaalka iyo xaafadda Kalluunka,” ayuu yiri Guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga gobolka Banaadir Cali Yare. Waxaa xusid mudan inaan si madax-banaan loo xaqiijin karo sheegashooyinka Cali yare. BECO waxay ku jirtaa shirkadaha ugu waaweyn ee bixiya korontada ay isticmaalaan dadka reer Muqdisho, waxaana soo badaneysa cabashada laga qabo khatarta iyo khasaaraha ay mararka qaar u geysto dadka. Khatartaas waxaa macaamiisha BECO iyo dhamaan shirkadaha bixiya korontada u dheer dhaqaalaha badan ee dadka reer Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya ay ku helaan adeegga korontada, waxaana Soomaaliya lagu qiimeeyaa inay kalainta hore uga jirto dalalka ugu korontada qaalisan dunida. The post Cali Yare: Waxaa la gaaray waqtigii lala xisaabtami lahaa maamulka shirkadda BECO appeared first on Caasimada Online.
-
MOGADISHU, Somalia (Caasimada Online) – Somalia is on the brink of a major breakthrough as it gears up to initiate the issuance of national identification cards after 30 years of dormancy. The East African country has been grappling with a plethora of challenges over the years, including a collapsed civil registry, which has exacerbated instability and impacted economic growth. The country has struggled with identity verification, making it challenging for authorities to keep track of citizens and to identify masqueraders. Consequently, insecurity has persisted, with terror groups like Al-Shabab taking advantage of the situation to launch deadly attacks. The Identification card initiative However, recent legislation passed by the Senate provides a glimmer of hope for Somalia as it sets the stage for a mass registration process. The government plans to use the registration exercise to issue national identification cards to all citizens, which could curb insecurity and bring about order in the country. The Bill is awaiting the signature of President Hassan Sheikh Mohamud to become law following its endorsement by the 54-member chamber on Saturday. The Senate’s approval comes after Bill’s earlier passage by the Lower House of the parliament on March 1. Interior Minister Ahmed Fiqi praised Bill’s passage, noting that it would solve the identity, security, financial transactions, and business registration challenges. Importance of national identification The issuance of national identification cards is crucial in Somalia’s quest for stability and economic growth. The lack of a comprehensive identification system has made it easy for terror groups to carry out attacks, as they can easily blend in with the population. With national identification cards, authorities can identify individuals and quickly weed out masqueraders, making it harder for terror groups to carry out attacks. Moreover, national identification cards will facilitate financial transactions, as individuals can easily open bank accounts and access credit facilities. Additionally, it will make it easier for businesses to register and access government services. The post Somalia to launch National ID cards after 30-year hiatus appeared first on Caasimada Online.
-
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan ambabixin ah xafiiskiisa kula qaatay dhibane Deeqa Maxamed Makaraan oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo in muda ah la xanuunsan xanuun ka haleelay Lugta bidix, islamarkaana uu horey xaaladeyda Caafimaad u damaanad qaaday Guddoomiye Madaale. Dhibane Deeqa oo dhawaan safar u ah dalka Turkiga si xaaladeyda caafimaad halkaas loogu dabiibo ayaa ugu mahadcelisay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) balan qaadka iyo garab istaaga uu u muujiyay, Hooyadaan Soomaaliyeed oo xanuunkeeda dalka gudihiisa wax looga qaban waayay. Hooyadaan Soomaaliyeed ayaa dhowaan waxaa la filayaa in caafimaad ay ku gaarto dalka Turkiga, iyadoo wixii adeeg ay u baahneyd oo dhanka caafimaadka ah uu damaanadqaaday guddoomiye madaale, xilli horey loo baahiyay xanuunka hooyadaan ee Lugta ah, waxaana ay u baahatay qaaliin dibadda ah , maadaaada isbitaallada dalka ay sheegeen in aan lagu qali karin. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta garoonka diyaraadaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka dirtay ku dhawaad 100 askari. Askartan ayaa tababar kusoo qaadan doona dalka Jabuuti, ayada oo taliska Booliska uu maanta garoonka kusii sagootiyay ciidamadaan. Ciidamadan tababarka loo qaaday ayaa gaaraya ku dhawaad 100 askari, kuwaasi oo la sheegay in muddada saddexda bil ah ee tababarka u socdo lagu bari doono xirfadaha kala duwan ee booliska sida; ka hortaga rabshadaha, barista dambiyada iyo fulinta howl-gallada qorsheysan. Taliye ku-xigeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sareeye-guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed oo ciidanka ka sagootiyay garoonka Aadan Cadde ayaa ciidanka kula dardaarmay inay ka faa’iideystaan muddada uu tababarka socdo. “Juhdi iyo waqti ayaa la idinku bixinaya waxaa la idinka rabaa in aad faa’iido kala soo laabataan, waxaa la idinka rabaa in sharafta uu leeyahay ciidanka Booliska in aad ilaalisan marka tababarka tagtaan,” ayuu yiri. Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay “Waa idin garab taaganahay, waxaan rajeynayaa in aad u faa’iideysan shacabkiina, u adeegtaan dadkiina iyo dalkiina haddii Ilaahay Idmo.” Ciidamadan ayaa noqonaya dufcadii 16-aad ee loo qaado dalka Jabuuti, si ay ugu soo qaataan tababar kor loogu qaadayo heerka aqoon iyo tayo ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed. The post Sawirro: DF oo 100 askari ka dhoofisay garoonka Aadan Cadde iyo halka loo wado appeared first on Caasimada Online.
-
JEDDAH, Kingdom of Saudi Arabia, March 12, 2023/ — A delegation of the Islamic Development Bank Institute (IsDBI) (www.IsDBInstitute.org) concluded a scoping mission to the Capital Markets Authority (CMA) of Kuwait from 7-8 March 2023 to discuss the technical assistance for developing the Islamic capital market in Kuwait. The delegation was received by the CMA Board of Commissioners Chairman and Managing Director, Dr. Ahmed A. Al-Melhem, who thanked the Institute for its continued support to Kuwait. The IsDBI team was led by Mr. Yahya Rehman, Lead Islamic Finance Specialist, Dr. Abozer Mohamed, Senior Islamic Finance Specialist, and Dr. Abdallahi Mohamed, Senior Financial Product Development Specialist. The visit was in response to the CMA’s request for technical assistance, supported by the Government of Kuwait, to assist the CMA in developing the Islamic capital market in Kuwait, in line with the CMA’s objectives of developing financial markets and diversifying investment instruments. During the two-day meetings, the IsDBI team met with various departments of the CMA, industry players and other stakeholders to discuss the issues and challenges related to the development of the Islamic capital market in Kuwait. The scope of the technical assistance project will include an in-depth assessment of the capital markets of Kuwait and a roadmap for its development, along with recommendations on strengthening the enabling environment, awareness campaign and capacity building within the CMA. SOURCE Islamic Development Bank Institute (IsDBI) Qaran News
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo sidoo kale ah Samafale ka shaqeeya arrimaha bini-aadantimada ayaa si adag uga horyimid xukunka ay Somaliland ku riday qaar kamid ah dad loo soo xiray Qowmu-luudnimo. Somaliland ayaa shalay shaacisay in 40 qof loo soo xirey dhaqan xumadaasi, kuwaasi oo qaarkood lagu xukumay 8 sano oo xadhiga ah, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay guddoomiyaha guddida arrimaha gudaha, nabadgalyada iyo difaaca ee Golaha Guurtida Somaliland. Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed (Ilkacase) ayaa sheegay in dadka loo haysto ficiladaasi 12 kamid ah maxkamad la geeyay, inta baadhis lagu wadana ay yihiin 16, halka 8 kamid ah yihiin Garsugayaal iyo 4 qof oo lagu xukumay min 8 sano oo xadhig ah. Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ka hadlay arrintaan, ayaa ka horyimid xukunkaasi oo ku tilmaamay inuu yahay “xukun baadil ah oo aan bannaanayn,” sida uu hadalka u dhigay. “In xadhig 8 sannadood ah ama ka badan ama ka yar lagu xukumo Khaniisiinta ay Khaniisnimadu ku caddaatay ma ah xukun uu Allaah soo dejiyay ee waa xukun baadil ah oo aan bannaanayn,” ayuu yiri. Waxa uu intaas kusii daray “Xukunka Allaah waa dil. Rasuulku (CSW) waxa uu yidhi “kuwa aad ku heshaan iyaga oo samaynaya falka qoladii Luud dila sameeyaha iyo lagu sameeyaha ba”.” Coldoon ayaa sidoo kale waxa uu soo jeediyay si loo cirib-tiro dhaqamada noocaan ah ee ku faafaya gudaha bulshada Soomaaliyeed in marka hore laga hortago halka ay kasoo baxayaan. “Kaasi waa qodob, qodobka kale haddii la doonayo in la cidhib-tiro dhaqankan silloon iyo dhaqammo kale oo la mid ah waa in laga hortagaa ilaha ay ka soo baxayaan khaniisnimada iyo gaalnimadu-ba.” Somaliland ayaa gudaheed dhowr jeer laga soo wariyay in dad loo xiray eedo la xiriira Qowmu-luudnimo, kuwaasi oo bilihii u dambeeyay si weyn usii kordhayay. The post Coldoon oo ka horyimid tallaabadii ay Somaliland dad ugu xirtay Qowmu-luudnimo appeared first on Caasimada Online.
-
Intaan sheegtay Soomaali Allahayow iiga danbi Dhaaf!. Qaybtii 5aad. Hooyo-ley. Waa Qormo kale oo ku xidhiidhsan sida awrta dhaanka ah, taxanihii Garka ama Hogaanka aan hayey, Xagee baan marinaayey?, waxa aynu soconay,……. eeg hada Af-HOOYO, Dhul-HOOYO, Dad-HOOYO-LEY, Maxaa caddayn loohayaa in HOOYO tahay waxan aan ku sheegaayo? Hooyoley-na Magac Qoomiyad yahay? Waxa aan ku caddaynayaa…….. Hidaha iyo Dhaqanka Hooyo (Hido = caadooyin la joogtaystay, Dhaqan = Xeerar iyo Qaab nololeed laysku raacay oo noqday qodobo sharci oo laraaco oo ah dhaqan, dhaqan-gal ah oo bulsho ama Ummad tiro badani wada yeelato), dhaqanka Hooyo ama dhaqanka Hooyoleydu waa Dhaqan guun ah oo Duug ah oo jiray Mudo Kumanaan sano ah, waana Dhaqan lawada yaqaano, hadii Waxaan dhaqanka ka mid ahayn aan ku sheego dhaqanka Hooyo, Waar qalinka been qorka ha barine iska dhig idhaha ama igu ooriya!. Hooyo waxa ay ahayd inan ama gabadh kasoo jeeda reerkii Boqorkii Hobol ama Hobolow sida caadada u ahayd dadkaa hore aynu ka joogno welina lagu dhaqmo waxa Mudan ahayd ruux marka la sheegaayo in magaciisu yeedhnaado hadii laguu yeedhaayo ama lagu wacaayo iyo hadii lagu Magac dhabaayo, sida Tusaale:- hadii magacaagu yahay Cabdi = Cabdiyow, Faarax = Faaraxow, Cismaan = Cismaanow, Celis = Celisow ama Bedel = Bedelow, Markaa Hobol = Hobolow ayuu ahaa (Illaahay naxariistii Jano haka waraabiyo Aamiin), Hadaba reerihii laysku yidhi Hooyoley oo markaa kala xidhiidh furmay iyada oo kala irdhowgooda dogob ay sii Saartay Dadka oo markaa ahaa Ummad kala wada Midab ah oo Caddaan, Madow, Indhoyar iyo midabada aduunka maanta ku camiran ay kala ahaayeen, Inanta Hooyo waxay ahayd inantii ugu horaysay ee reerihii kalasii xidhiidh furmaayey Iskusoo celisay ama xaydaabkii wax isku ahaansho soocelisay, waayo reerka ay ka dhalatay iyo reerka ay u dhaxday way kala xidhiidh furteen oo way kala irdhoobeen ama kala guureen, Sidoo kale Hooyo ama Hooya waa inantii Erayga WALAAL Afka kusoo kordhisay, waxaana Eraygaa la dhacay ama ka helay qiimo badnaantiisa iyo sida uu wax ku ool u yahay, Boqor Hobolow oo u noqday Boqor labadii reer ee markii lakala wada xidhiidh furtay Dib u midooba, sidoo kalana wuxuu noqday Boqorkii ugu Horeeyey ee Hooyaleyda, waxaana Boqor Hobolow laga hayaa (ina rag walaal wuxuu ku dhaamaa majiro ee aynu is WALAASHANO). Hadaba aan ku laabto Erayga Hooyo, sida Afka ku cad waa eray suko ah ama eray isaga oo aan eray kale ku ladhnayn ama ku sidkanayn baxay, oo ka dhigan Hooyo = tii hoyga ahayd ama tii hoysay ama Hooya. Erayadii Hooyo Horteed jiray waxay ahaayeen ama u badnaadeen ereyo isku dhawaaq dhow oo wada socda, Sida HABAR iyo HABAR-YARO oo ka dhigan Hooyo iyo walaasheed, oo ka dhigan Tii I Hab-bartay ama I Hab-baraysay iyo tii I Hab-baraysay tii ku xigtay, HUUNO iyo HABO oo ah Hooyo iyo walaasheed oo Ka dhigan tii inuujinaysay Naaska iyo tii I Habaysay ama I qulaaminaysay, (Afka hadeer ama xiliyadan, Huuno = Walaal, Habo se weli waa Habar-yaro) AAYO iyo AAYOW oo ka dhigan Hooyo iyo Aabo ama tii iyo kii aan aayahooda ama Tafiirtooda ahaa, (Afka hada AAYO = Afada Aabahaa ee Hooyadaa ahayn iyo Ooriyaha Adeerkaa iyo Abtigaa, Aayow weli Aabo weeye inkastoo Magac wiilna loola baxo deegaamada qaar) AB iyo ABDO oo ka dhigan Aabo iyo Hooyo, ama kii iyo tii layga unkumay ama layga beeray, (Afka hada Abdo = Aayo oo labada erey afkii hore waa Hooyo se Afka wakhtigan maaha Hooyo, tusaale Abdo malaha = Aayo malaha, Beri-samaad waxay ka dhignayd waa Rajay oo Hooyo malaha!, hada se waa aayotiin malaha ama wanaag-malaha ama faa’iido-malaha ama nafmalaha, waa gadgadoonka ereyada iyo Waayaha ummadaha soo jireenka ah!), AW iyo AWOOW oo ah Aabo iyo Aabihii ama Awoowgay, (hada sida loogu yeedho qofka waayeelka ah Aw-Hebel waa Aabo-hebel iyada oo maamuus iyo xurmo Waayeel nimo looga jeedo). Hadaba halkaa waxaynu ka dheehan karnaa sida ereyada isku sidkan ama ladhan loo adeegsan jiray iyo sida Hooyo aanay u wadan eray ku ladhan ama ku sidkan oo Mar wada baxeen ama soo wada biireen, aanu ujirin, Maxaa yeeley, Hooyo marka ay noqotay Magac qoys waxa ay Gashay meeshii Habar!, waayo waxa ku ladhmay ama raacay Habar-yaro oo waxa ay noqdeen Hooyo iyo Habar-yaro!, ilmihii ama ubadkii laba Hooyo ah oo Walaalo ah ay dihdaan ama Dhalaan may noqon Hooyo-Wadaag se iyana waxay noqdeen Habar-wadaag! Ama ilmo-Habreed. Hadaba Hooyo waxa ay dheeraatay Habar, Huuno, Aayo, Abdo iyo magacyadii kale ee Hooyo Horteed baxay ee u dhigmaayey Hooyo in magaca Hooyo wax dheeraado, taas oo ah in dhamaan magacyadaasi qoys aanay dhaafsiisnayn, se Hooyo waxa ay noqotay Hooyadii qoyska iyo Hooyadii qoomiyada!, Maxaa yeeley Hooyo waa Hooyadii ubadka qoyska sidoo kale qoomiyadiina magaca guud wuxuu noqday HOOYO-LEY!, Maxaa caddayn u ah?, Waxa caddayn u ah Dhaqanka guunka ah ee aynu leenahay, waxa aynu leenahay suugaan faracyo ama laamo badan leh iyo Ciyaaro Hide iyo Dhaqan ah, balse sumad keliya leh oo ay ku suntan yihiin Cidda lihi, tusaale:-, Bal eeg Suugaanteena iyo Ciyaaraheena sida GABAYGA iyo GUUROWGA waxa lagu ibofuraa ama lagu bilaabaa HOOYO-LEYEY-HOOYEE-HOO!, (Guurowga siiqad Labaad oo lagu billaabo ayaa jirta oo ah “Gibillow Hoobay helnee wayaabow, / Gibillow Hoobay wayaabo Helnee wayaabow,” Guurowga siiqada Gabayga iyo tan Labaad ba waa lagu bilaabaa, Gibillow = Haybadlow). JIIBKA isna waxa dhextaal u ah HOOYAALEYEEY HOOYEE HOOOO waa Hooyo aad loo jiido, oo jiib coddad badan oo talan taala ama sidii subcis aan u wada Socon lagu wada jiibiyo. GEERAARKA waxa lagu dhameeyaa HOOYO-LEYEY HOO, Halka SAAR heesaadka lagu ood-rogo HO-HOOO HOOYAALEHAYOW HO-HOOO. Iyana waxa jira Hees Hawleed iyo ciyaaro Dhaqameed ay Hooyo ama Hooyo-ley ku suntan tahay sida……….. …. Lasoco taxanaha. Dhaqansani waa Dhaqanka Hooyo-leyda, Soomaali/Soolisi Caado xun, isdil, isdhac, Xasad, Nuqdi, Cay, Ceeb iyo Faan udaa!. Fuad Fartaag 11-03-2023 Fartaagmuwaadin@gmail.com Qaran News
-
NAIROBI, Kenya (Caasimada Online) – Kenya’s national security is once again in the spotlight after Al-Shabab militants identified a Kenyan who participated in planning and executing the Manda Bay Airbase attack on January 5, 2020. The brazen attack, which Al-Shabab militants carried out, resulted in the deaths of three Americans and the destruction of several aircraft stationed at the base. In a recent video posted by Al-Shabab, a Kenyan national was identified as one of the attackers in the Manda Bay Airfield attack on January 5, 2020. The attack on Manda Bay airfield The Manda Bay Airfield is a small military base located on the coast of Kenya, close to the border with Somalia. US and Kenyan forces primarily use it as a staging ground for counter-terrorism operations in the region. On the morning of January 5, 2020, a group of Al-Shabaab militants armed with rocket-propelled grenades and machine guns attacked the base. They breached the perimeter fence and engaged US and Kenyan forces in a prolonged firefight for several hours. The militants destroyed several aircraft, including a US surveillance plane, before being repelled by US and Kenyan forces. Identifying the attacker In a recent video posted by Al-Shabab, Ramadan Mwani alias Abdulhaq Al-Muhajir was identified as a suicide bomber who attacked Barire on April 3, 2021. The video claims that he was also one of the attackers in the Manda Bay Airfield attack. Mwani has been instrumental in instigating Al-Shabab attacks across Kenya and the region. The video shows Mwani and fellow Manda Bay attackers Ahmed Al-Muhajir of Yemen and Qudama Al-Muhajir of Ethiopia. The group is known for releasing such videos and photographic evidence while emphasizing the claim that it has recruited from across the region. The militants have previously recruited fighters from Kenya, leading to sustained attacks in the East African nation. This has since heightened surveillance along the country’s borders to curb the group from infiltration. Despite this, the group manages to wage sophisticated retaliatory attacks along the border. The aftermath of the attack The attack on the Manda Bay Airfield was a significant blow to the US military’s presence in the region. It highlighted the vulnerability of US forces in Kenya and the ongoing threat Al-Shabaab poses in the region. Following the attack, the US government heightened its surveillance and counter-terrorism efforts in the region, particularly in Somalia. The attack also had political consequences, triggering a sharp change in US policy on defense in foreign countries. In the weeks following the attack, the US government announced plans to withdraw hundreds of troops from West Africa and reduce its military presence in the Middle East. Al-Shabab’s presence in the region Al-Shabab is a Somali-based militant group active in the region for over a decade. The group is known for attacking civilian and military targets in Kenya and Somalia. Its links to Al-Qaeda have made it a significant security threat to the region. Al-Shabab’s attempts to penetrate Ethiopia were thwarted last year when the militants crossed temporarily through Dolow, leading to an operation by Ethiopia that left hundreds of them dead. Ethiopia and Kenya contributed soldiers to the African Union Transition Mission in Somalia [ATMIS], thus triggering Al-Shabab’s fury. The post Kenyan suspect identified in Manda Bay airfield attack appeared first on Caasimada Online.
-
Hey’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Deeq Gargaar raashin ah ka qeybisay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Mucaawinadaan oo isugu jirta qeybaha kala duwan ee raashinka ayaa waxaa ka faa’iidaystay qoysas gaaraya 300 Qoys, kuwaas oo ku nool degmada. Qoysaskan gargaarka la gaarsiiyey ayaa ah Dadka ka soo barakacay Abaaraha iyo dagaallada ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ay kula jiraan Al-shabaab. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
PRESS RELEASE The biggest African mining event in North America showcases major successes in Canada-Africa mining collaboration PDAC is a global conference with over 24 000 delegates from around the world participating, from over 135 countries Access Multimedia Content African countries, mining projects, companies, products and services took the spotlight at the sold-out 24th Annual African Mining Breakfast & MineAfrica’s 21st Annual Investing in African Mining Seminar during PDAC 2023. Marna Cloete, President of Ivanhoe Mines, delivered the keynote address. PDAC is a global conference with over 24 000 delegates from around the world participating, from over 135 countries. “The challenge is to make sure that Africa stands out as an attractive mining investment destination amidst this global competition – and that is exactly what our programming does,” says Wayne Floreani, President of MineAfrica Inc. “The largest African mining event in North America provides delegates with an unparalleled opportunity to promote their country, company, African project, product or services to a senior-level, African-focused audience,” says Garreth Bloor, President of The Canada-Africa Chamber of Business. The week’s annual program included: African Country Spotlights at The Canada-Africa Chamber of Business Annual African Mining Breakfast & MineAfrica’s 21st Investing in African Mining Seminar 21 exhibitors at the MineAfrica pavilion at the PDAC Trade Show Extensive networking opportunities MineAfrica was pleased to welcome several partners and sponsors, who participated in the 24th Annual African Mining Breakfast with the Canada-Africa Chamber: Qaran News
-
Guddiga doorashooyinka kuraasta bannan ee golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta doorashada mid kamid ah kuraasta ku qabtay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kursigaan tirsigiisu yahay HOP#176 oo deegaan doorashadiisu tahay Koonfur Galbeed ayaa waxaa ku fadhiyay oo ka geeriyooday Allah unaxariistee Ex Xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud Boorow oo xilligii doorashada lagu doortay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Mukhtaar Maxamed Mursal oo ah wiil uu dhalay Alle ha u naxariistee Xildhibaankii ka geeriyooday kursigaan ee Maxamed Mursal Maxamuud Boorow ayaa ku guuleystay doorashada kursiga HOP#176 oo Maanta guddigu dib u qatay doorashadiisa, iyadoo ugu dambeyn lasoo buuxiyay. Guddiga doorashooyinka kuraasta ka bannaan golaha shacabka ayaa horay usoo qabtay qabtay kuraasta kala ah HOP#147 oo uu banneeyay Agaasimaha NISA Mahad Salaad, HOP#086 oo horay loogu diiday Fahad Yaasiin & Kursiga HOP#203 oo uu banneeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamsa Cabdi Barre. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Mareykanka ayaa markii ugu horeysay shaaciyay sababta uu udiiday codsiyo dhowr ah oo uga yimid dowladda federaalka, kuwaasi oo la xiriiray howl-galada ka socda dalka ee ka dhanka ah Al-Shabaab. Mareykanka ayaa fuliya duqeymo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, balse weeraradaas ayaa inta badan la fuliyaa marka bartilmaameedka huban yahay 100%, waxaana marar badan lagu gacan sayraa weerarada marka shaki uu jiro. Waxaa sidoo kale, weerarada laga xaqiijiyaa ansixintooda Aqalka Cad, taasi oo qaadata waqti badan, keeni kartana mararka qaar in bartilmaameedka uu baxsado. Taliska Ciiidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in dowladda federaalka ka diideen codsiyo weeraro oo ay fulinayaan diyaardahooda duuliyaha lahayn marar badan, sababo la xiriira khasaaraha dadka rayidka ah darteed. Sarkaal sare oo ka tirsan AFRICOM ayaa warbaahinta NBC u sheegay in codsiyada kaga yimaada dowladda federaalka ee la xiriira weerarada ay fuliyaan diyaaradaha Drones-ka ay u baahan yihiin xaqiijinta bartilmaameedka iyo waxyeelada kasoo gaari karta dadka rayidka ah. “Codsiyo badan oo nooga imaaday dowladda federaalka iyo saraakiisheeda ayaa waxaa u diidnay hubanti la’aan goobta la beegsanayo ah,” ayuu yiri Sarkaalkan oo ku sugan saldhiga Ballidoogle ee Shabeellaha Dhexe. Waxa uu intaas sii raaciyay “Hal weerar oo si qaldan u dhaca ayaa guul darro noogu filan annaga iyo bah-wadaagteenna, hal weerar oo si sax ah u dhaca ayaa sidoo kale guul noogu filan.” Arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli ay AFRICOM dhawaan qiratay in duqeymaha ay ka fulisay Soomaaliya qaarkood ay waxyeelo kasoo gaartay dad rayidka ah, iyada oo shaacisay inay heshay laba warbixinood oo dhaawac rayid ah oo dhacay Septembar 23, 2022 iyo October 1, 2022-kii. “Talisku waxa uu sii wadi doonaa ilaalinta badqabka rayidka, wuxuuna sameyn doonaa dib u eegista iyo qiimaynta warbixin kasta oo ku saabsan waxyeelada shacabka” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay AFRICOM. Tan iyo markii ay bilowdeen howl-galada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab waxay diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka kordhiyeen weerarada ay ka fuliyaan gudaha Soomaaliya, kuwaas oo badi lagu beegsado xubnaha iyo saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab. The post Mareykanka ‘oo diiday’ dhowr codsi oo uga yimid DF appeared first on Caasimada Online.
-
Against the status quo: President Deni aims to transform the political system of Puntland State to introduce decentralisation and accountability at the village level. Garowe (PP News Desk) — Puntland State President Said Abdullahi Deni signed a presidential decree specifying the date for conducting the second phase of local government elections throughout Puntland State of Somalia. “In line with Article 80 of Puntland State Constitution and Article 7 of Puntland Electoral Law, and the directive from the Transitional Puntland Electoral Commission on timeframe for local government elections, the date for conducting local government elections is hereby officially declared to be on 25/5/2023. The presidential decree comes into force upon being signed by Puntland State President” reads a press release distributed to the local media. The second phase of local government elections follows in the footsteps of the first phase successfully conducted in Eyl, Ufayn and Qardho almost two years ago. The local government elections will take place 6 months before the incumbent Puntland President’s term of office comes to end. Substantive representation at the district level could transform Puntland presidential election system still based on the votes of 60-plus MPs, a practice that severely limits the role of the Puntland legislature. © Puntland Post, 2023 The post Puntland Sets Local Government Elections’ Date appeared first on Puntland Post.
