-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Hours after a 2021 fatal shooting in Toronto’s west end, a longtime Toronto police officer remarked to another cop at the scene that a “Somalian guy did it” or “at least ... Black guy” — a caught-on-camera utterance that led to the officer’s guilty plea at a disciplinary hearing Monday. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Howlgalka oo ahaa mid bartilmaameed ah ayaa waxaa lagu beegsaday guryo ku yaalla gudaha degmadaasi, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay. Wararka ayaa sheegaya ciidamada ay guryaha ay u daateen ay kala soo baxeen illaa dhowr qof, kuwaas oo ay horey usoo kaxeyseen, si ugu sameeyaan baaritaano dheeraad. Sida ay ogaatay Caasimada Online ragga lasoo qabtay ayaa lagu eedeeyay inay ku howlanayeen falal amni darro, balse illaa iyo hadda saraakiisha ma faahfaahin howlgalka. Dayniile ayaa kamid ah degmooyinka ay ka dhacaan falalka ammaan darri, waxaana muddooyinkii u dambeeyay howlgallo ka waday laamaha ammaanka ee dowladda. Habeen hore ayaa howlgal kan lamid ah waxay ciidamada Nabad Sugidda iyo kuwa Booliska ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan gudaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Howlgalkaas ayaa waxaa lagu soo qabtay dad u badan dhalinyaro, kuwaas oo qaarkood lasii daayay, halka kuwa kale oo laga shakiyay lagu xiray saldhigga degmada Wadajir. Dhaq-dhaqaaqyada ay ciidamada ammaanka haatan ka wadaan caasimada ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan lagu gudaha jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaana dowladda Soomaaliya ay dajisay qorsheyaal looga hortagayo weerarada Al-Shabaab. Si kastaba, Muqdisho ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ay marti gelisay weeraro toos ah, qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo ay qaarkood sheegatay kooxda Al-Shabaab. The post Howlgal bartilmaameed ah oo ka dhacay MUQDISHO appeared first on Caasimada Online.
-
Ciidamada Somaliland ayaa saaka abaabul iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada duleedka Laascaanood. Qaar kamid ah gaadiidkii dagaalka oo laga soo qaaday dhinaca Dhuxun ayay sida la soo werimayo ku soo xoojiyeen difaacyada laga ilaaliyo Taliskooda Gooja-cadde. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Somaliland 24 saac ee soo aaddan isu diyaarinayaan weerar kale kadib markii lagu jebiyay duulaankii ay maalin ka hor ku qaadeen Laascaabood. Mudda 50 cisho oo uu socdo dagaalka Laascaanood ayay Ciidamada Somaliland weeraro kala duwan ku hayeen magaalada si ay dib ugu qabsadaan waxaase mar kasta iska difaacayay dadka degaanka. PUNTLAND POST The post Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
Mogadishu (HOL) - The UN Security Council is convening on Tuesday for a high-level debate aimed at countering terrorism and preventing violent extremism in Africa through increased collaboration among the UN, African Union (AU), and regional organizations. A recent UN report highlighted the rapid spread of terrorism in Africa, generating significant concern. Source: Hiiraan Online
-
Maxaynu ka naqaannaa Isimada Somalia oo u xusul duuban inay joojiyaan Colaada ka oogan Laascaanood? Ugaas Maxamuud Ugaas Cali Ugaas Maxamuud oo ah ugaaska beesha Abgaal waxa uu ka mid yahay madax dhaqameedka reer Muqdisho waxa uu ka tirsan yahay odayaasha u istaagay dhexdhexaadinta dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Laascaanood. Waxa uu darajada ugaasnimo ka dhaxlay awowgiis Ugaas Cabdulle. Dhaqanka beesha ayaa ah in ugaaska uusan dhaxlin wiilkiisa balse uu dhaxlo wiilka uu awowga u yahay. Maadaama uu aad u yaraa markii uu awowgiis geeriyooday waxaa ugaasnimada si ku meel gaar ah ugu hayay aabihiis oo xilka ku wareejiyay isla markii uu qaan gaar noqday. Ugaas Maxamuud Waxa uu ku barbaaray, waxna ku bartay magaalada Muqdisho. Waa ganacsade aqoonyahan ah oo aqoon dheer u leh arrimaha siyaasadda, dhaqanka iyo bulshada. Aabihiis oo la oran jiray Cali ugaas Cabdulle waxa uu ahaa guddoomiyaha gobolka Banaadir xilligii dowladdii Kacaanka. Waxa uu xubin ka yahay urur goboleedka IGAD waxa uuna ka qeyb galay shirkii ka dhacay magaalada Mombasa ee dalka Kenya oo ay ka qeyb galeen odayaasha qeybta ka ah IGAD. Waxa uu qeyb ka lahaa xallinta rabshadihii ka dhashay weerarkii hadda ka hor lagu qaaday guri uu dagganaa siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Sidoo kale waxa uu qeyb weyn ku lahaa dadaalladii xalka loogu raadinayay khilaafkii siyaasadeed ee u dhaxeeyay dowladdii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo labada dhinac u kala dab qaadayay markii lagu shiray Hoteel Maa’ida. Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur Waa ugaaska beesha Cayr/Habargidir. Waxaa la caleema saaray sanadkii 2005-tii, tan iyo xilligaasna waxa uu ku howlanaa arrimaha nabadeynta. Sidoo kalena waxaa uu si ku meel gaar ah beesha Xawaadle ugu soo noqday ugaas bishii February ee sanadkii 2021-ka. Beesha cayr iyo beesha Xawaadle ayaa waxaa ka dhaxeeya dhaqan ah in ay ugaasyadoodu ay isku qaban karaan xilka ugaasnimada haddii mid ka mid ah beelahana uu ka dhinto ugaaskooda ama ay arrin kale ku timaaddo tan iyo inta la dooranayo mid cusub. Ugaas Xasan wuxuu beesha Xawadale ku sime ugaas u noqday markii uu geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ahaa Ugaaskii beesha Xawaadle. Deegaankiisa rasmiga ah waa degmada Guriceel, halkaas oo uu aabihiisna horay u dagganaa. Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Suldaan Caliyow Ibrow Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Suldaan Caliyow Ibrow Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Suldaan Caliyoow Suldaan Ibrow waa ugaaska beesha Jiiddo oo ka tirsan Digil iyo Mirifle. Sanadkii 1973-kii ayuu ku dhashay magaalada Qoryooley. Heerkiisa waxbarasho waa Master waxa uuna shahaadada heerka labaad ee Jaamacadda ka heystaa maaddada Injineernimada Rayidka. Aqoontiisa Jaamacadeed waxa uu ku dhammeystay waddanka Mareykanka. Intii u dhaxeysay 1993-kii ilaa 2004 ayuu ka maqnaa dalka. Suldaannimadiisa oo dhaxal ah waxaa u dheer in uu yahay guddoomiyaha Golaha Dahqanka ee Digil iyo Mirifle. Hadda waa afhayeenka odayaasha dhaqanka ee Soomaaliyeed. Ugaas Cabdirahman Ugaas Cabdulaahi Ugaas Maxumad Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi waa ugaaska beesha Gaaljecel waxa uuna ka mid yahay odayaal dhaqameedka Laascaanood u tagay waanwaanta nabadeed. Waxa uu degmada Buulabarde ee gobolka Hiiraan ku dhashay sanadkii 1963-kii. Waxbarashadiisa waxa uu ku gaaray ilaa heerka dugsiga sare. Xilka ugaasnimada waxa uu ka dhaxlay aabihiis oo geeriyooday. Hase yeeshee ilaa hadda lama caleema saarin. Malaaq Maxamed Yacqub Sheekh Deeroow Malaaq Maxamed Yacquub Sheekh Deeroow waxa uu 1957-kii ku dhashay tuulada Biyooley oo u dhow degmada Teyegleey. Hadda waa 66 jir. Xilka malaaqnimada waxaa loo doortay sanadkii 1998-kii. Waxbarashada dugsiga qur’aanka ayu uku qaatay tuulada u uku dhashay isagoo ka dibna u wareegay magaalada Muqdisho, halkaas oo u uku dhigtay dugsiga sare. Waxa uu ka mid noqday shaqaalaha dowladdii kacaanka. Shirkii Carte ayuu ka qeyb galay waxa uuna sanadkii 2000 ka mid noqday xildhibaannadii Baarlamaankii lagu soo dhisay Jabuuti. Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi Wabar Maxamed Wabar Axmed waxa uu xilka ka dhaxlay aabihiis Wabar Axmed Wabar Cabdi oo ahaa oday dhaqameed si weyn looga yaqaannay gobolka Hiiraan. Weli looma caleema saarin Wabarnimada balse waxa uu xilka hayay tan iyo markii uu aabihiis geeriyooday sanadkii 2017-kii. Waxa uu ku dhashay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Waxbarashadiisa aasaasiga ah waxa uu ku qaatay Jalalaqsi isagoo heerarka xiga ee waxbarashadiisa kusii qaatay magaalada Muqdisho. Wabar Maxamed waxa uu gaaray ilaa heerka dugsiga dhexe Waxbarashada Dugsiga Hoose Dhexe. Aabihiis waxa uu ahaa Wabar caan ah oo si weyn looga yaqaanay Hiiraan iyo Soomaaliya inteeda kale. Isagu waxa uu hadda ka mid yahay hoggaamiye dhaqameedka sida weyn looga yaqaanno geyiga Soomaalida, waxa uuna qeyb ka yahay odayaasha dhaqanka ee magaalada Laascaanood u tagay si ay waanwaan uga sameeyaan. Waxa uu caan ku yahay inuu ku jiro hoggaanka dhaqanka ee da’da yar. Qaran News
-
Kismayo (HOL) - Shukri Salah Abdullahi, a lawmaker from the Jubbaland regional state, passed away on Monday in Kismayo, which serves as its interim administrative capital. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka kooxda Al-Shabaab, Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay qorshaha ay dowladda federaalka dalka ku keeneyso ciidamo ka socda dalalka deriska, kuwaas oo qeyb-qadaanaya dagaalka ka dhanka ah kooxda. Cali Dheere, oo si gaar ah u magacaabay ciidamada Itoobiya, ayaa qorshahaas ku macneeyey “duullaan cusub oo la damacsan yahay in Soomaaliya lagu soo qaado.” Waxa uu sheegay in Soomaaliya uu ka socdo dagaal uu calanka u sido Mareykanka “kaasi oo lagu doonayo in meesha looga saaro ku dhaqanka shareecada islaamka,” sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu yiri “inuu fashilmay wejigii koowaad ee dagaalka dowladda ay kula jirtay kooxdaas,” oo sida uu sheegay ay ka qeyb-galeen dowladaha NATO, gaar ahaan Turkey iyo Mareykanka, sidaas darteedna hadda dalka la keenayo ciidamo Itoobiyaan ah. “Xamlada wajigeedii hore markuu fashilmay ciidamadii uu soo tababaray wax tari waayeen wuxuu qaatay Mareykanka in uu Itoobiya dib usoo celiyo, marka wajiga 2-aad ee hadda la sheegayo cidda lagu tashanayaahi oo la rabo in dalka lagu soo celiyo waa Itoobiya,” ayuu yiri. “Itoobiya waligeed qorshaha wuxuu ahaa in ay Soomaaliya liqdo oo Soomaaliya dhammaanteed ay noqoto dal ka tirsan Itoobiya.” La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa dhowaan xaqiijiyey in ciidamada dalalka Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti, oo aan qeyb ka aheyn ATMIS, ay ka qeyb geli doonaan wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab. Xuseen Sheekh Cali ayaa sheegay in sababta hadda uu howlgalka hakadka ugu jiro ay tahay in la sugayo imaatinka ciidamadaas, si guluf weyn loo qaado. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe oo ka mid ah meelaha ugu muhiimsan ee kooxda Al-Shabaab looga saaray wejigii koowaad ee dagaalka, wuxuuna safarka qeyb ka yahay billowga wejiga labaad ee dagaalka. The post Afhayeenka AL-SHABAAB Cali Dheere oo ka jawaabay imaatinka ciidamada cusub appeared first on Caasimada Online.
-
Galgadud pastoralists losing precious livestock to diseases
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
(ERGO) – Muse Ali Said and his family had 70 goats at the beginning of this year in their village of Mir-awled in central Somalia, but the herd has now dwindled to just 20. Source: Hiiraan Online -
MOGADISHU (Xinhua) -- Somalia's National Communications Authority (NCA) said six mobile phone operators have completed their interconnection service, marking a significant milestone for the telecom industry. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waaxda Tirakoobka Qaranka ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday daraasad laga sameeyay Soomaaliya oo diiradda lagu saaray xogta qoysaska iyo shakhsiyaadka. Xog aruurintan oo ku saleysan 2022-ka ayaa diiradda lagu saaray arrimo badan oo khuseeya dadka ku dhaqan magaalooyinka iyo miyiga ee da’ walba leh. Waa markii ugu horreysay ee Soomaaliya laga fuliyo daraasad noocan ah tan iyo sanadkii 1985-kii. Ujeeddada ugu weyn ee loo fuliyay xog aruurintan ayaa ah si loola socdo fayo dhowrka shacabka, dhaqaalaha ku baxaya iyo xaaladaha sida gaarka ah ula soo darsa. Natiijada ayaa loo adeegsan doonaa si loogu cabiro isticmaalka adeegyada bulshada iyo miisaaniyadda qoysaska. Tani waxa ay sahleysaa in xog caddeymo ku dheehan yihiin loo maro marka la daboolayo baahida bulshada iyo maaligelinta adeegyada dhinaca horumarinta, sida lagu qeexay warbixinta kasoo baxday dowladda. Haddaba kuwani waa shan ka mid ah arrimihii ugu waaweynaa ee lagu xusay warbixinta ay soo saartay Waaxda Tirakoobka Qaranka ee Soomaaliya. 1- Xogta da’da shacabka Macluumaadka laga aruuriyay tirada guud ee dadweynaya oo loo kala qaaday lab iyo dheddig ayaa muujinaya in shacabka Soomaaliya ay u badan yihiin dhallinyaro, dadka waayeelka ahna ay aad u yar yihiin. Waxaa sidoo kale ka muuqda in tirada dumarka da’da yar ay badan tahay marka la barbar dhigo tan ragga oo ka yar inta ay dumarku yihiin. Jaan tuska xogta ayaa lagu qeexay in dadweynaha ku nool Soomaaliya ay u badan yihiin dad dhallinyaro ah. Kooxda ugu badan ayaa ah carruurta ay da’doodu u dhaxeyso 5 ilaa 9 sano, taasoo ah 22.7%. Dadka ay da’doodu tahay inta u dhaxeysa 60 ilaa 69 sano ayaa ah boqolkiiba 0.5(ragga) iyo boqolkiiba 0.8 (dumarka). Dadka ka weyn 80 jirka ayaa lagu qiyaasay boqolkiiba 0.8 oo isugu jira rag iyo dumar. 2- Xogta guurka In ka badan kala bar ka mid ah dadka Soomaaliya ku nool ee ay da’doodu ka sarreyso 15 sano ayaa lagu tilmaamay in ay yihiin dad guursaday oo qoysas leh, taasoo ah boqolkiiba 50.5. Boqolkiiba 37.9 ka mid ah dadka da’doodu ka sarreyso 15 sano ayaan waligood guur soo marin. Boqolkiiba 5.53 ka mid ah tirade guud ayaa lagu qeexay in ay yihiin dad guursaday balse furriin la kulmay, halka boqolkiiba 6.1 ay yihiin carmal ama dad guursaday balse qofkii ay guursadeen uu ka dhintay. 3- Xogta tirada qoysaska Celcelis ahaan qoys walba oo Soomaali ah waxa uu ka kooban yahay 6.7 qof, sida lagu sheegay warbixintan laga soo saaray tirakoobka. Si gaar ah, qoysaska ku dhaqan magaalooyinka ayaa tiradooda lagu qiyaasay 7.0 halka qoysaska reer miyiga ah iyo reer guuraaga ay tiradoodu ka kooban tahay midkiiba 6 qof. Qoysaska ay tiradooda gaareyso ilaa 9 qof ayaa u badan kuwa daggan magaalooyinka waana boqolkiiba 26.8 halka kuwa ku dhaqan miyiga ay yihiin boqolkiiba 18.0. Qoysaska reer guuraaga ayaa xubnahooda tiro ahaan lagu qiyaasay boqolkiiba 18.4. Tani waxa ay muujineysaa in ay koboca reer magaalnimada uusan kaliya ku koobneyn qoysaska usoo guuraya magaalooyinka balse uu sidoo kale u raacsan yahay in qoysaska reer magaalka ay ay ka xubno badan yihiin kuwa miyiga iyo reer guuraaga. 4- Xogta waxbarashada Wax ka badan kala bar ka mid ah tirada guud ee dadweynaha ayaan waxba baranin, taasoo ka dhigan boqolkiiba 53.7. Heerka jaahilnimada ee dumarka ayaa aad u sarreeya marka la barbar dhigo kan ragga. Boqolkiiba 63.6 ka mid ah haweenka ayaan waxba baran halka ragga aan waxba baran ay yihiin boqolkiiba 45.3. Heerka dhallinyarada aan waxbarashada billaabin ayaa maraya boqolkiiba 70.3. 5- Tirada dadka haysta baasaboor Warbixintan ayaa muujineysa in tirada ragga ee sameystay sharciga socdaalka ee baasaboorka ay ka badan yihiin dumarka. Boqolkiiba 4.9 ka mid ah tirada guud ee ragga Soomaaliya ku nool ayaa heysta baasaboor. Hase yeeshee Dumarka baasaboorka heysta ayaa intaas ka yar oo u dhigma boqolkiiba 2.9. Si guud, ragga aan wax sharci aqoonsi ah lahayn ayaa gaaraya boqolkiiba 84.7 halka dumarka sharci la’aanta ah ay yihiin boqolkiiba 86.5. Isha: BBC The post Daraasad Soomaaliya ka sheegtay shan arrin oo xiiso leh oo aan horay loo ogeyn appeared first on Caasimada Online.
-
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii diiday codsi ka yimi dalka Ruushka oo ahaa in baaritaan lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday dhuumaha shidaalka ka soo qaada dalka Ruushka ee geeya dalalka Yurub, ee loo yaqaan Nord Stream 1 iyo 2. Ruushka, Shiinaha iyo Brazil ayaa u codeeyey codsiga Ruushka, hase ahaatee xubnaha kale ee golaha ammaanka ayaa ka aamusay ama sheegay inaan loo baahnayn in baaritaan lagu sameeyo arrintan. Danjire ku xigeenka Maraykanka u jooga Qaramada Midoobay ayaa sheegay in aan loo baahnayn in Qaramada Midoobay ay baaris samayso, iyada oo ay baaritaan wadaan Sweden, Jarmalka iyo Denmark. Sida uu yahay dhaqanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, qaraarkasta oo dhaqan gal noqonaya ayaa u baahan in sagaal xubnood oo ka mida 15-ka xubnood ee Golaha in ay u codeeyaan “haa” iyo weliba inaanu diidmada qayaxan isticmaalin mid ka mida shanta dal ee xubnaha joogtada ka ah golaha Ammaanka. PUNTLAND POST The post Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo diiday Codsi uga yimid Ruushka appeared first on Puntland Post.
-
Baydhabo (Caasimada Online) – Abshir Axmed Macalin oo sanado badan ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada qeybta 60-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka howl-gala degaannada maamulka Koonfur Galbeed. Abshir ayaa ka tirsanaa qeybta ay kooxda ugu yeerto “Jabhadaha”, wuxuuna sheegay inuu ka qeyb-galay dagaalo dhowr ah, gaar ahaan kuwa ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Baay. Ninkaan ayaa waxa uu sheegay inuu u dulqaadan waayay dhibaatada kooxda ku haysata Duurka, taasi oo ku kaliftay inuu isku soo dhiibo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, sida uu sheegay. “Waa u adkeysan waayay rafaadka ku haysta duurka iyo sida ay uga been sheegayaan Diinteena suuban ee Islaamka, iyo weliba dhibaatada joogtada ah ee shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan ku hayaan,” ayuu yiri Abshir Axmed Macalin oo muddo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab. Abshir Axmed Macalin ayaa waxa uu baaq u direy saaxibadiisa kale ee ku haray kooxda Al-Shabaab in ay isaga Soo baxaan kana faa’iidaystaan cafiska dowladda u fidisay xubnaha ka kasoo laabanaya fikradaha gurracan ee xagjirka. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe soo bandhigaysay xubno Shabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay, kuwaasi oo sheegayay in lagu qalday fikrad Diimeed ay salkeeda soo taabteen inaysan waxba ka jirin iyo in ay u adkeysan waayeen howl-galada kooxda uga socda qeybo badan oo dalka. Dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ayaa tan iyo markii uu billowday waxaa kooxda looga saaray deegaano horleh, inkasta oo ay weli ku xooggan yihiin qeybo kamid ah dalka, xilli uu billaabanayo wajiga labaad ee dagaalka, oo ay qeyb ka yihiin dalalka Ethiopia, Kenya iyo Jabuuti. The post ABSHIR Axmed Macalin oo sanado badan kadib isku soo dhiibay ciidamada dowladda appeared first on Caasimada Online.
-
New York (Caasimada Online) – Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii diiday codsi ka yimi dalka Ruushka oo ahaa in baadhitaan lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday dhuumaha shidaalka ka soo qaada dalka Ruushka ee geeya dalalka Yurub, ee loo yaqaan Nord Stream 1 iyo 2. Ruushka, Shiinaha iyo Brazil ayaa u codeeyey codsiga Ruushka, hase ahaatee xubnaha kale ee golaha ammaanka ayaa ka aamusay ama sheegay inaan loo baahnayn in baadhitaan lagu sameeyo arrintan. Sida uu yahay dhaqanka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, qaraarkasta oo dhaqan gal noqonaya ayaa u baahan in sagaal xubnood oo ka mida 15-ka xubnood ee golaha ammaanku inay u codeeyaan “haa”, iyo weliba inaanu diidmada qayaxan isticmaalin mid ka mida shanta dal ee xubnaha joogtada ka ah golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Danjire ku xigeenka Maraykanka u jooga Qaramada Midoobay ayaa sheegay inaan loo baahnayn in Qaramada Midoobay ay baadhis samayso, iyada oo ay baadhis wadaan Sweden, Jarmalka iyo Denmark. Labada dhuumood ee shidaalka ee Nord Stream 1 Nord Stream 2 ayay inteeda badan maalgelisay dawladda Ruushku. Dhuunta shidaalka ee Nord Stream 1 ayaa shidaalka geynaysay dalka Jarmalka, illaa ugu dambayn uu Ruushku ka joojiyey bishii August ee sannadkii 2022, halka dhuunta labaadi aanay shaqo bilaabin, ka dib markii dawladda Jarmalku ay warqaddii ogolaanshaha ahayd kala laabatay, markii uu Ruushku duullaanka ku qaaday dalka Ukraine. Bishii September ee sannadkii 2022 ayaa weerar lagu qaaday dhuumahan shidaalka, illaa haatanna ma jirto cid si rasmi ah u sheegatay weerarkaas. VOA + AP The post Golaha ammaanka ee QM oo diiday dalabkii Ruushka appeared first on Caasimada Online.
-
If you cannot read that message click here. APO Group content is copyright free and can be republished at will. Egalement disponible en Français, Também disponível em Português Merck Foundation PRESS RELEASE Merck Foundation – 84 winners of their 2022 Media Awards announced from 21 African Countries Merck Foundation CEO announced call for application of 2033 Merck Foundation Media Recognition Awards in partnership with African First Ladies – apply now at submit@merck-foundation.com Access Multimedia Content HARARE, Zimbabwe, March 27, 2023/ — Merck Foundation (www.Merck-Foundation.com), the philanthropic arm of Merck KGaA Germany, in partnership with the African First Ladies, announced the winners of Merck Foundation Africa Media Recognition “More Than a Mother” Awards 2022 and “Diabetes and Hypertension” Awards 2022. The awards ceremony was held via Videoconference to felicitate all the media award winners. The winners were announced and acknowledged by Senator, Dr. Rasha Kelej, CEO of Merck Foundation and President of “More Than a Mother” campaign. The theme of “More Than a Mother” Awards was to raise awareness on any of the following social issues such as: Breaking Infertility Stigma, Supporting Girl Education, Women Empowerment, Ending Child Marriage, Ending FGM, and/or Stopping GBV at all levels and the theme of “Diabetes and Hypertension” Awards was to promote a healthy lifestyle and raise awareness about prevention and early detection of Diabetes and Hypertension in the African countries. Senator, Dr. Rasha Kelej expressed, “I am very excited to announce the winners together with my dear sisters First Ladies of Africa. I am very happy with the quality and quantity of entries received this year. It is improving year after year since we started our Media awards in 2017.” “Congratulations to all winners. This year, we have 84 winners from 21 African countries. You are all the Champions of social and health issues in your communities. This was my dream and vision since I started my advocacy journey in 2012, that we involve and engage everyone in a way that they can make a difference through their day-to-day work and create a cultural shift.” “I am pleased to celebrate and welcome you to be members of Merck Foundation Alumni and work closely with us to be the voice of the voiceless and raise awareness on social and health issues by featuring impactful and inspiring stories.” The Merck Foundation CEO also announced CEO Special awards in order to recognize the journalists who have been contributing regularly through their work to raise awareness about the above issues in Africa. Merck Foundation is additionally rewarding the winners by providing them with one year access to an online educational training program called ‘MasterClass’. The MasterClass is an immersive online experience and self-paced learning course that can be accessed anywhere with the internet. Senator Rasha Kelej further added, “I would also like to announce the Call for Applications for the Merck Foundation Africa Media Recognition Awards 2023 “More Than a Mother” and “Diabetes and Hypertension”. These awards are in partnership with my dear sisters, the African First Ladies who are also the Ambassadors of Merck Foundation “More Than a Mother”. Merck Foundation “More Than a Mother” Media Recognition Awards 2022 Here are the winners from West African Countries in partnership with The First Lady of The Gambia, H.E. FATOUMATTA BAH-BARROW; The First Lady of Ghana, H.E. REBECCA AKUFO-ADDO; The First Lady of Liberia, H.E. CLAR MARIE WEAH; and The First Lady of Nigeria, H.E. Dr. AISHA MUHAMMADU BUHARI: Print Category Winner Agnes Opoku Sarpong, New Times Corporation, Ghana (First Position) Online Category Winners Georgina Appiah, Citinewsroom.com, Ghana (First Position) Ijeoma Francisca Ukazu, The Daily Newswave, Nigeria (Second Position) Tealee A. Brown, www.wattpad.com, Liberia (Second Position) Raissa Sambou, Ghanaian Times, Ghana (Third Position) Emelia Naa Ayeley Aryee, Freelance Journalist, Ghana (Third Position) Essa Bah, Progress, The Gambia (Third Position) Radio Category Winner Mavis Offei Acheampong, Ghana Broadcasting Corporation, Ghana (First Position) Multimedia Category Winners Ohemeng Tawiah, JoyNews TV, Ghana (First Position) Ezedimbu Karen Ogom, Africa Independent TV, Nigeria (Second Position) Emmanuel Bright Quaicoe & Anita Serwaa Adzoga, Multimedia Group, Ghana (Third Position) Sarah Apenkroh, TV3, Ghana (Third Position) Here are the Winners from Southern African Countries in partnership with The First Lady of Botswana, H.E. NEO JANE MASISI; The First Lady of Namibia, H.E. MONICA GEINGOS; The First Lady of Malawi, H.E. MONICA CHAKWERA; The First Lady of Zimbabwe, H.E. Dr. AUXILLIA MNANGAGWA: Print Category Winners Paheja Siririka, New Era Publication Corporation, Namibia (First Position) Gresham Ngwira, Nation Publications, Malawi (Second Position) Mpho Annie-Marie, Sunday Standard, Botswana (Third Position) Online Category Winners Shireen Van Wyk, Bakwa Magazine, Namibia (First Position) Jessie Ngoma Simengwa, Times of Zambia, Zambia (Second Position) Shingirirai Mutonho, The Patriot Newspaper, Zimbabwe (Second Position) Adelaide Kuudzerema, Student of Harare Polytechnic school of Journalism, Zimbabwe (Second Position) Michael Gwarisa, Health Times, Zimbabwe (Third Position) Phillipa Chinhoi, Sunday Mail, Zimbabwe (Third Position) John Manzongo, The Herald Newspaper, Zimbabwe (Third Position) Muchaneta Chimuka, Zimpapers Online, Zimbabwe (Third Position) Radio Category Winners Glendah Fadzai Takachicha, Capitalk Zimpapers Radio, Zimbabwe (First Position) Muuba Gabriel Josias, Radio Musi-O-Tunya, Zambia (Second Position) Eva Hatontola Chanda, Radio Christian Voice, Zambia (Second Position) Chimwemwe Manda, Transworld Radio, Malawi (Third Position) Lucy Nambela, Capital FM, Zambia (Third Position) Multimedia Category Winners Henry Ngosa, Prime Television Zambia, Zambia (First Position) Mushota Mpundu, Zambia National Broadcasting Corporation (ZNBC), Zambia (Second Position) Here are the winners from East African Countries: Print Category Winners Marco Maduhu, Nipashe Newspaper, Tanzania (First Position) Ronald Musoke, The Independent Magazine, Uganda (Second Position) Beldeen Waliaula, Standard Media group, Kenya (Third Position) Online Category Winners Elizabeth Angira, The Sun Weekly Online, Kenya (First Position) Lydia Atieno Barasa, The New Times, Rwanda (Second Position) Radio Category Winners Michael Chilonwa, BBC Media Action, Tanzania (First Position) Benjamin Jumbe, KFM Radio, Uganda (Second Position) Vivian Pyuza, CGFM Radio Tabora, Tanzania (Third Position) Multimedia Category Winner Geoffrey Michael Machemba, East Africa TV, Tanzania (First Position) Here are the winners from French Speaking African Countries in partnership with The First Lady of Burundi, H.E. ANGELINE NDAYISHIMIYE; The First Lady of Central African Republic, H.E. BRIGITTE TOUADERA; The First Lady of Democratic Republic of the Congo, H.E. DENISE NYAKERU TSHISEKEDI; and The First Lady of Niger, H.E. KHADIJA BAZOUM: Print Category Winner Emelyne IRADUKUNDA, Le Renouveau du Burundi, Burundi (First Position) Online Category Winners Koami Agbetiafa, Nigerinter.com, Niger (First Position) Donat Muemba, Jua Magazine, DRC (Second Position) Alphonse Julio GADA, Global News, Benin (Second Position) Brah Souleymane, Journal la Voix du Peuple, Niger (Third Position) Anonwodji Yao AUGUSTIN, Togofinancebusiness.info, Togo (Third Position) BAZIZANE Mariam, Teach the World, Burundi (Third Position) Radio Category Winners Salissou Kaka, Saraounia FM, Niger (First Position) Kabuya Tshilumba Matthias, Radio Television Debout Kasaï, DRC (Second Position) Jeanine Nyabenda, Ijisho Web Site News TV, Burundi (Third Position) Maurice Tuninahazimana, Radio Buntu, Burundi (Third Position) Remy Rukundo, Radio Buntu, Burundi (Third Position) Schella Claudicia YEMENGALI, Radio Centrafrique (RCF), CAR (Third Position) Multimedia Category Winners Ferdinand Sengi, Lejournal.africa, Burundi (First Position) Jean Nepomuscene Irambona, Buntu TV, Burundi (Second Position) Here are the winners of MERCK FOUNDATION CEO SPECIAL AWARD: Walter Mwesigye, NTV, Uganda Mercy Tyra Murengu, MediaMax Limited-Milele FM, Kenya Merck Foundation “Diabetes & Hypertension” Media Recognition Awards 2022 Here are the winners from West African Countries in partnership with The First Lady of Ghana, H.E. REBECCA AKUFO-ADDO and The First Lady of Nigeria, H.E. Dr. AISHA MUHAMMADU BUHARI: Print Category Winner Abigail Nana Efua Arthur, Ghanaian Times, Ghana (First Position) Online Category Winners Patience Ivie Ihejirika, Leadership Newspaper, Nigeria (First Position) Ernest Senanu Dovlo, Metro Television Online, Ghana (Second Position) Vida Essel, GhanaPlus.com, Ghana (Third Position) Muniratu Akweley Issah, Ghana News Agency, Ghana (Third Position) Zadok Kwame Gyesi, Daily Graphic Online, Ghana (Third Position) Multimedia Category Winner Sarah Teiki Ofori, Ghana Broadcasting Corporation, Ghana (First Position) Here are the Winners from Southern African Countries in partnership with The First Lady of Malawi, H.E. MONICA CHAKWERA; The First Lady of Namibia, H.E. MONICA GEINGOS; and The First Lady of Zimbabwe, H.E. Dr. AUXILLIA MNANGAGWA: Print Category Winner Memory Kutengule Chatonda, Malawi News Agency, Malawi (First Position) Online Category Winners Catherine Murombedzi nee Mwauyakufa, Freelancer – The Observer Zimbabwe, Health Times and CNS Health of India, Zimbabwe (First Position) Elizabeth Sitotombe, The Patriot Newspaper, Zimbabwe (Second Position) Matilda Chimwaza Majawa, Times website (www.times.mw), Malawi (Second Position) Jeoffrey Mukubi, unWrap.online, Namibia (Third Position) Multimedia Category Winner Rinelda Mouton, The Namibian, Namibia (First Position) Here are the winners from East African Countries: Print Category Winner Christina Mwakangale, Tanzania Daima, Tanzania (First Position) Online Category Winners Veronica Romwald Mrema, Matukionamaisha.blogspot.com, Tanzania (First Position) Pauline Odhiambo, BBC, Kenya (Second Position) Ines Umurerwa, The New Times Rwanda, Rwanda (Second Position) Isabella Awor Olong, TND News, Uganda (Third Position) Radio Category Winners Namale Hajara Shahista, CBS FM, Uganda (First Position) Adam Gabriel Hhando, CG FM Radio Tabora, Tanzania (Second Position) Mwanaisha Makumbuli, Highlands FM Radio, Tanzania (Third Position) Here are the winners from French Speaking African Countries in partnership with The First Lady of Burundi, H.E. ANGELINE NDAYISHIMIYE; The First Lady of Democratic Republic of the Congo, H.E. DENISE NYAKERU TSHISEKEDI; and The First Lady of Niger, H.E. KHADIJA BAZOUM: Online Category Winners Prisca Lokale Odia, Actualite.CD, DRC (First Position) Hamidou Saley Mouhamed, Niger Times, Niger (Second Position) Mêmèdé Ambroisine Azododassi, Savoir News, Togo (Third Position) Radio Category Winners Boureima Ouedraogo, Radio la Voix du Paysan, Burkina Faso (First Position) Cyriaque NDAYISHIMIYE, Radio Buntu, Burundi (Second Position) Here is the winner from Portuguese Speaking African Country in partnership with The First Lady of Mozambique, H.E. ISAURA FERRÃO NYUSI Abdul Ibraimo, A Voz do lslam, Mozambique (First Position) Here is the winner of MERCK FOUNDATION CEO SPECIAL AWARD: Cassien Tribunal Aungane, Diplomacy & Development, DRC Details of Merck Foundation Media Awards 2023: 1. Merck Foundation Africa Media Recognition “More Than a Mother” Awards 2023 Theme for the awards: Breaking Infertility Stigma, Supporting Girl Education, Women Empowerment, Ending Child Marriage, Ending FGM, and/or Stopping GBV at all levels. Who can apply: Journalists from Print, Radio, Online, and Multimedia platforms from the following groups: Southern African Countries West African Countries East African Countries African French Speaking Countries African Portuguese Speaking Countries Submission deadline: 30th September 2023. Click here (https://apo-opa.info/3LTfHri) to view more details. 2. Merck Foundation Media Recognition “Diabetes & Hypertension” Awards 2023 Theme for the awards: Promoting a healthy lifestyle and raising awareness about prevention and early detection of Diabetes and Hypertension. Who can apply: Journalists from Print, Radio, Online, and Multimedia platforms from the following groups: Southern African Countries West African Countries East African Countries African French Speaking Countries African Portuguese Speaking Countries Submission deadline: 30th October 2023. Click here (https://apo-opa.info/40yUJTn) to view more details. All entries are to be submitted to submit@merck-foundation.com. Kindly note, sending multiple relevant entries for both the categories will increase the chances of winning the award. Distributed by APO Group on behalf of Merck Foundation. More images: https://apo-opa.info/3TO3Pss Media contact: Mehak Handa Community Awareness Program Manager +91 9310087613/ +91 9319606669 mehak.handa@external.merckgroup.com Join the conversation on our social media platforms below and let your voice be heard: Facebook: https://apo-opa.info/3Ykd3hH Twitter: https://apo-opa.info/3Yo3y11 YouTube: https://apo-opa.info/3jMdG4G Instagram: https://apo-opa.info/3lsqM7q Flickr: https://apo-opa.info/3JT8BSC Website: Merck-Foundation.com Download the Merck Foundation App: https://apo-opa.info/3xeJMsI Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka jawaabay eedeymo uu Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe u jeediyay qaabka ay dowladda u dejisay qorshaha wejiga labaad ee dagaalka. Taliyihii hore ee Nabad-sugidda Soomaaliya Xildhibaan Sanbaloolshe ayaa waxa uu dowladda federaalka ku eedeeyay inay isku koobtay qorshaha dagaalka wejiga labaad, islamarkaana aysan ka qeyb-galin dadka deegaanka oo iyagu door muhiim ah ka qaatay wajigii koowaad ee dagaalka. “Dagaalkan waxaa u weyna ee guushiisa keenay waa in Shacabka iyo Shabaab la iska horkeenay, dagaalka marka dowladda hogaamineyso dib u dhac iyo jab ayaa ka imaada, marka dadka hogaaminayo horumar iyo guulo ayaa ka imaada,” ayuu yiri Xildhibaan Sanbaloolshe. Wasiirka Gaashaandhiga oo VOA ay arrintaas wax ka weydiisay ayaa waxa uu sheegay in dowladda aysan ka leexan nidaamkii ay markii hore ku billowday dagaalka ee ka tala-gelinta dadka deegaanka iyo qabaa’ilka Soomaaliyeed. “Dagaalkan waa dagaal shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin oo shacabka iyo dowladda ay iska kaashanayaan, guulaha la gaaray waxaa lagu gaaray iskaashiga shacabka iyo dowladda, haddana kii ayaa ku raadjoogna oo deegaan walba oo la xoreynayo dadkiisa ayaa ka tala-gelina,” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya. “Inta harsan waxaa rejaynayna in shacabka Soomaaliyeed ay iska kiciyaan oo u istaagan, hadda kahor kaalmo fiican ayay na-siiyaan shacabka. Waa aaminsahay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed nin maanta raba in Khawaarij deegaankiisa u joogaan majirto.” Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu xusay in qorshaha wejiga labaad ee dagaalka ay doorkooda ka qeyb-gelineyso dadka deegaanka, hase yeeshe ay qorshaha dagaal uu qorsheeyo dowladda oo ay iyadu dejineyso, iyada oo marnaba iska fogeyn shacabkeeda, sida uu hadalka u dhigay. “Dhamaan deegaanada aan ka howl-galno shaqooyinkii loogu tala-galay in shacabka nagala qabtaan wey kala qeyb-qaadanayaan waajibaadka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Cid kasta oo maamulada iyo deegaanada waa kaashanayna oo waa howl-galina.” Hoos ka dhageyso wareysigaan oo qeybihiisa hore uu wasiirku kaga hadlayo arrimaha dagaalka Al-Shabaab. https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2023/03/01000000-0a00-0242-fdda-08db2ec5baac_48k.mp3The post Wasiirka difaaca oo ka jawaabay eedeyntii Sanbaloolshe ee dagaalka (Dhageyso) appeared first on Caasimada Online.
