-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Washington — The Senate on Wednesday voted to repeal the legal justifications used to attack Iraq in 1991 and 2003, endorsing a rare bipartisan effort by Congress to revoke the authority to wage war from the executive branch just days after the 20-year anniversary of the start of the Iraq War. Source: Hiiraan Online
-
MOGADISHU (Xinhua) -- Somali National Army (SNA) forces repulsed two separate terrorist attacks on military bases in central and southern regions of Somalia Wednesday. Source: Hiiraan Online
-
Qoryooley (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno gobolka Shaneelaha waxay sheegayaan in maanta ay degaan hoostaga degmada Qooryooley oo ka tirsan gobolkaasi uu iska soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa xoogaga kooxda Al-Shabaab. Sarkaalkaan ka soo goostay Al-Shabaab ayaa waxaa lagu magacaabaa Cabdi Xasan Hulbaale, sida lagu sheegay muuqaal laga duubay. Sidoo kale waxa uu sheegay inuu kooxda ka tirsanaa sagaalkii sano ee lasoo dhaafay, isla-markaana uu ka howlgalay meelo kala duwan oo kamid ah gobollada dalka Cabdi Xasan Hulbaale ayaa ahaa madaxii Al-Shabaab ee tuulada Maaya Faarax ee degmada Qoryooley, wuxuuna isku dhiibay ciidamada 14-ka Octobe ee ku sugan deegaanka Janaale. Ninkan ayaa sidoo kale door-weyn ku lahaa dagaalka Al-Shabaab ay ka wadaan Shabeelaha Hoose oo ay inta badan kooxda ka fuliso weeraro toos ah iyo qarxyo khasaare geysta. Dhinaca kale ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxay dhanka Al-Shabaab oo ku aadan sarkaalkaasi isa soo dhiibay ee muddada sanadaha ah ka tirsanaa kooxdaasi. Kooxda Al-Shabaab ayaa si joogto ah isaga dhiibta gobollada dalka, maadaama dagaal culus uu uga furan yahay dhankaas, sidoo kale waxaa kooxda halkaas ku heysta go’doon adag oo dowladdu ay gelisay. Dagaalka tooska ah ee koonfurta iyo bartamaha dalka uga socda kooxda AL-Shabaab, waxaa u dheer go’doon la saaray inta badan deegaanada ay ku sugan yihiin, waxaana kusii dhowaaday ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka. Si kastaba, muddooyinkii u dambeeyey ayaa waxaa isa soo tarayey xubnaha Shabaab ee isku soo dhiibay dowladda , waxaana loo sababeynayaa cadaadiska la saaray kooxda. The post Cabdi Xasan Hulbaale oo isku soo dhiibay ciidamada DF Soomaalliya appeared first on Caasimada Online.
-
Dowladda Mareykanka ayaa Ambasador Richard H. Riley, usoo magacowday Safiirkeeda cusub ee fadhin doona Soomaaliya, kaas shaqada kala wareegi doona Safiirkii ka horeeyay Larry André oo xilka hayay tan iyo Febraayo 2022 oo xilkaas uu soo hayay. Safiirka lasoo magacaabay ayaa ah safiir heysta awood buuxda,oo aan caadi aheyn oo uu ugu kumatalo dawladda Mareykanka, waxaana la sugayaa in ay soo meelmariyaan aqalka Senet-ka dalka Mareykanka, isaga oo darajo sare ka gaaray siyaasadda arrimaha dibada ee Maraykanka oo uu hoostagi doona. Safiirka cusub ee dowladda Mareyka usoo magacowday Soomaaliya Richard H. Riley, ayaa ah xubin ka tirsan Adeegga arrimaha dibadda ee sare. Waxa uu noqday La-taliyaha arrimaha dhaqaalaha ee Safaaradda dalka Maraykanka ee magaalada Ottawa, Canada. Sidookale Safiirka cusub wuxuu soo ahaa Qunsulka guud ee Mareykanka ee magaalada Peshawar, Pakistan. Waxa kale oo uu ka soo shaqeeyay hawlo hogaamineed oo sare sida safiir ku xigeen (Charge d’Affaire), iyo ku xigeenka madaxa safaaradda Maraykanka ee Oslo, Norway, kaaliyaha madaxa safaarada Maraykanka ee Kabul, Afgaanistaan, ku xigeenka madaxa ergada Safaaradda Mareykanka ee Sanca, Yemen, iyo Wakiilka Sare ee Kooxda Dib u dhiska Gobolka Nangahar, Afgaanistaan. Dhanka kale Safiirka lasoo magacabay shaqooyinka uu soo qabtay waxaa ka mid ahaa inuu mar soo ahaa, Agaasime Ku-xigeenka Xafiiska Masar ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Isuduwaha Sare ee Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka ee Safaaradda Maraykanka ee Baqdaad, Ciraaq. Ugu dambeyn Safiirka cusub Haddii aqalka senate-ka dowladda Mareykanka uu meel mariyo waxa uu bedeli doonaa Larry André oo xilka hayay tan iyo Febraayo 2022, waxaana magacaabistiisa ay kusoo aadaysaa xilli dowladda Soomaaliya Mareykanku uu ka taageero dhinacyo badan oo ay kamid tahay dagaalka Al-shabab oo dowladdu ay ku dhawaaqday wajigiisa labaad. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Mogadishu (HOL) - U.S. President Joe Biden on Wednesday nominated Richard H. Riley to be the next U.S. Ambassador to Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Police: Nashville shooter fired indiscriminately at victims
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
NASHVILLE, Tenn. (AP) — The shooter who killed three students and three staff members at a Christian school in Nashville legally bought seven weapons in recent years and hid the guns from their parents before carrying out the attack by firing indiscriminately at victims and spraying gunfire through doors and windows, police said Tuesday. Source: Hiiraan Online -
Boosaaso (Caasimada Online) – Faahfaahino kala duwan ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada ammaanka Puntland ku qaadeen goobo ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha Daacish oo ku yaalla dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari. Howlgalkan oo ahaa mid culus ayaa waxaa sameeyay Ururka Onkod oo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland, kuwaas oo fadhigoodu yahay degmada Ballidhidin ee gobolkaasi. Wararka ayaa intaasi ku daraya in howlgalka kadib uu meesha ka dhacay dagaal toos ah oo u dhexeeyay labada dhinac, isla-markaana khasaare lagu gaarsiiyay kooxda Daacish. Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka difaaca Puntland ayaa waxaa looga hadlay dagaalkaasi, waxaa lagu sheegay warkan in Daacish la gaarsiiyay jab xoogan. Puntland ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in howlgalkan ay ku gubtay gaadiid dagaal oo ay laheyd kooxda, inta uu dagaalka socday. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen in khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac loo geystay xubnaha kooxda Daacish ee ku sugnaa goobaha la weeraray. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana weli dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa dhulka buuraha ee gobolka Bari. Ciidanka Puntland ayaa dhowr jeer oo hore sidaan oo kale ula dagaalamay kooxda Daacish oo fariisimo ku leh halkaasi, kuwaas oo dhaliyay khasaare kala duwan. Si kastaba, howlgalkan cusub ayaa kusoo aadayo, ayada oo todobaadyadii lasoo dhaafay ay gobolka Bari ku dagaalamayeen kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish oo ku xoogan gobolkaasi. The post Wararkii ugu dambeeyay ciidanka Puntland iyo Daacish oo ku dagaalamay BARI appeared first on Caasimada Online.
-
(ERGO) – Nearly 50 young men and women living in internal displacement camps in Garasballay and Kahda districts of Mogadishu are earning a living as teachers in schools set up in the camps by a local NGO. Source: Hiiraan Online
-
Lamu residents on the Kenya-Somalia border have decried poor health conditions that have left them predisposed to constant infectious disease outbreaks believed to be from neighbouring Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in dhigiisa Ruushka Vladimir Putin laga yaabo inuu booqdo Turkiga 27-ka bisha soo socota ee Abriil, si uu u daah-furayo koronto-dhaliyaha tamarta Nukliyeerka ee ugu horreeyay ee ay dhisto shirkadda tamarta Nukliyeerka ee Ruushka ee Rosatom. “Waxaa laga yaabaa inay jirto suurtagalnimada in Mr Putin uu yimaado 27-ka Abriil, ama waxaa laga yaabaa inaan ka dhigno xafladda caleema-saarka mid online ah” ayuu Erdogan ku yiri faallooyin laga sii daayay telefishinka ATV. Turkiga ayaa shidaalkii ugu horeeyay ee Nukliyeer ah ku shubi doona qeybta ugu horeysa ee tamarta Nukliyeerka ee magaalada Akkuyu. Mashruucan oo ku kacaya $20 bilyan, ayaa Turkiga u oggolaan doonta inuu ku biiro kooxda yar ee leh tamarta nukliyeerka rayidka ah. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Ruushka oo laga yaabo in uu booqdo Turkiga appeared first on Puntland Post.
-
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Richard H. Riley, IV u magacaabay inuu noqdo safiirka cusub ee Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Aqalka Cad. Riley ayaa waxaa uu beddelayaa Larry André Jr. oo xilkan hayey ku dhowaad laba sano. Larry André Jr ayaa waxaa lasoo magacaabay 16-kii April 2021, isaga oo beddelay Donald Yamamoto. Richard Riley waa diblomaasi muddo kasoo shaqeynayey wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka. Waxa uu hadda hayaa xilka la-taliyaha arrimaha dhaqaalaha ee safaaradda Mareykanka ee magaalada Ottawa ee dalka Canada. Riley wuxuu horey usoo noqday qunsulka guud ee qunsuliyadda Mareykanka ee magaalada Peshawar ee dalka Pakistan. Wuxuu sidoo kale xilal hoggaan kasoo qabtay, iyo safiir ku-xigeen safaaradda Mareykanka ee Oslo, Noway. Sida lagu sheegay bayaanka Aqalka Cad, Riley wuxuu sidoo kale xilal kaaliye kasoo qabtay safaaradaha Mareykanka ee Kabul, Afghanistan, Qaahira, Masar, Sanca, Yemen, London, England, Moscow, Russia, Beijing iyo Chengdu, China, iyo Kingston, Jamaica. Kahor inta aanu xilka la wareegin, Riley wuxuu u baahan yahay inuu helo codka xaqiijinta Aqalka Senate-ka Mareykanka, taasi oo qaadan karta dhowr bilood. Mareykanka ayaa sanadihii ugu dambeeyey ahmiyad gaar ah siinayey Soomaaliya, ayada oo 2-dii October 2019 dib loo furay safaaradda Muqdisho oo xirneyd ku dhowaad 30 sano. Mareykanka ayaa tababara islamarkaana bixiya mushaharka ciidamada Danab ee Soomaaliya ee la dagaalama kooxda Al-Shabaab, lana rumeysan yahay inay yihiin ciidamada ugu waxtarka fiican kuwa Soomaaliya ay hadda leedahay. The post Biden oo safiir cusub usoo magacaabay Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa u magcaabay Richard H. Riley in uu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, sida ku cad qoraal ka soo baxay Aqalka cad. Safiirka cusub ee Soomaaliya loo magcaabay ayaa haatan xil sare ka haya wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka, gaar ahaan safaaradda Maraykanka ee Canada. Richard H. Riley ayaa hore uga soo shaqeeyey dalalka Pakistan, Afghanistan, Iraq, UK, China, Russia iyo Yemen. Danjiraha cusub ayaa bedelaya safiirka Maraykanka haatan u jooga Soomaaliya ee Larry Andre. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Maraykanka oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ehellada Taliyihii hoggaanka dabagalka ee hey’adda NISA Cabdullahi Dheere oo xilkaas hayey intii uu hey’adda hogaaminayey Fahad Yaasiin ayaa Muqdisho ka dhigay banaanbax ay cadaalad ku dalbanayaan. Dadka soo banaanbaxay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la xiray ehellada Taliye Cabdullahi Dheere, iyagoo sheegay inay tirsanayaan cadaalad darro weyn. Ciidanka NISA ayaa la sheegay in maalin ka hor ay galeen gurigii uu Muqdisho ka deganaa Cabdullaahi Dheere, kadibna ay xabsiga dhigeen qaar ka mid ah ehelkiisa oo guriga ku sugnaa. Cabdullahi Dheere ayaa ku maqan dalka dibadiisa, isagoo Muqdisho isaga baxay markii uu ka dhoofay Fahad Yaasiin oo hadda la sheegay inay isku meel ku noolyihiin. Dadka banaanbaxa dhigay ayaa si gaar ah Madaxweyne Xasan Sheekh uga codsaday inuu u cadaalad falo oo awoodda dowladda aan loo adeegsan shacabkiisa. “Waxaan dowladda ka codsaneynaa in naloo sii daayo dadkii guryaha laga soo kaxeystay, horay Madaxweyne Xasan Sheekh waa kii u yiri kala aarsi ma jiri doono, marka anagoo ah ehelkii dadka xiran waxaan codsaneynaa in naloo soo daayo,” ayuu yiri mid ka mid ah banaanbaxayaasha. Dadkaan dhigayey banaanbaxa ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin hal ku dhig ah “Ku tagri falka awooda dowladnimada waa waxa burburiyey dalkaan.” Gabar ayaa tiri “Waxaan qoraxda u soo istaagnay cadaalad u raadinta ehelka walaalkeen Cabdullahi Dheere oo la xareystay, waxaan madaxweynaha ka codsaneynaa in dadkeena naloo soo daayo.” Lama shaacin tirada dadka u xiran dowladda ee la sheegay inay yihiin ehelka Taliyihii hoggaanka dabagalka ee hey’adda NISA Cabdullahi Dheere oo hadda dalka ka maqan. Hoos ka daawo The post Daawo: Dibadbax ka dhashay ehelka sarkaal saaxiib la ahaa Fahad Yaasiin oo la xiray appeared first on Caasimada Online.
-
The Lemkin Institute expresses its alarm regarding the political violence that has afflicted the Republic of Somaliland since last December. This violence, which has mushroomed into a virtual referendum on Somaliland’s territorial integrity and bid for independence, threatens to embolden Somalian political factions linked historically and ideologically to the Siad Barre regime that committed genocide against the Isaaq people in Somaliland in the 1980s. Thus, the recent violence threatens a renewed genocide against the Isaaq clan and the possibility of a broader assault in the Somaliland identity in general. Violence in Somaliland’s eastern region of Sool erupted in December when Somalilander local politician Abdifatah Abdullahi Abdi alias Hadrawi, chairman of the Wadani opposition party, was killed by unverified assailants in the regional capital city of Laascaanood. Although he was not the first government official to be killed in Laascaanood and the Sool region as a whole, since his assassination violence has increased and has involved lethal confrontations between the armed forces of Somaliland, local protesters, and militias in Sool, which began to demand an end to Somaliland suzerainty and the transfer of political control of the territory to Somalia instead. Certain leaders of the Sool clan clan in Sool also support the annexation of the eastern territory of Somaliland to Somalia’s “Puntland” province. Protests by residents of Laascaanood and local militias against the assassination started to take place in December and went on throughout the month of January, resulting in the deaths of 82 civilians and the wounding of over 400 more as a consequence of clashes involving Somaliland government forces, militia groups, and civilians, according to the Turkish Anadolu Agency. The last few months have been some of the deadliest months in Somaliland since the 1980s, when Somalia’s Siad Barre government committed genocide against the Isaaq clan. Somaliland is a semi-independent state that has enjoyed remarkable peace for the three decades since its Declaration of Independence from Somalia in 1991. Somaliland is known for its internal safety and stability, and the peaceful coexistence of different clans, unlike its neighbour Somalia, which has gone through many years of civil war and instability characterized by a strong presence of different terrorist and insurgent groups like Al-Shabaab, mainly in the region of Puntland, as well as the marginalization of non-Somali ethnic groups. Although the recent conflict in Laascaanood has been portrayed as an ethnic confrontation between the different clans living in the region, it is very much a political, economic, and, possibly, an ideological struggle, one that is centred on the issue of Somaliland’s self-determination, which is primarily supported by the Isaaq people, but also by the Gudurbirsi clan in the Awdal region, the Cisse, and the Sool clan and East Sanaag Clan people of the Darood clan, amongst others. Opponents of Somaliland’s independence would profit from greater control over very lucrative entrepôts in the Red Sea and Indian Ocean trade networks. They may also be threatened by the peace and stability in Somaliland, as such security works against many of the vested interests in Somalia who control the levers of political violence. Al-Shabab and other Al-Qaeda and ISIS affiliates in the region deliberately create chaos in order to prepare the groundwork for an eventual power grab. Laascaanood was identified as the new stronghold for terrorism, including for the influential radical islamic group Al-Ictisaam, a faction of Al-Itixaad Al-Islam, a former extremist group. Since February Somaliland has pulled its troops out of Laascaanood in order to avoid greater loss of life. Laascaanood is now controlled by a local committee of 33 elders of the Sool clan clan, many of whom were allowed to return to Sool from Somalia by the Somaliland authorities in the name of negotiating a lasting peace. Some Sool clan elders in Sool are now calling for their own federal state in Somalia named SSC-Khaatumo. The Lemkin Institute is concerned by the language present in the Sool protests against Somaliland, which stigmatizes Somalilanders, including members of the Dhulbuhante clan who support Somaliland’s claims, calling Somalilanders “separatists” and “traitors.” This language has the objective of undermining Somalilanders’ right to self-determination and poses the risk of yet another genocide against the Isaaq people and anyone who would support the independence of Somaliland. Videos circulating in different social media show individuals calling for the killing of “separatists,” chilling language that is reminiscent of the Barre regime. The Lemkin Institute reminds the world that Somalilanders are exercising their right to self-determination in claiming independence for the former British territory. We further remind the international community that the right to self-determination is one of the fundamental rights of the international global order. It is recognized as a jus cogens or peremptory norm. This collective right was first included in the 1945 United Nations Charter, which gave birth to a new global order based on the protection of the fundamental rights of peoples, the equal sovereignty of states, the protection of their territorial integrity, and the prohibition of the use of force. The right to self-determination is deeply linked with the rights of people to survival both physically and culturally. Thus, the protection of the exercise of this right is imperative in genocide prevention. Let us remember that not only is Somaliland’s self-determination from Somalia linked to the history of colonialism in the region, but also it is a direct consequence of the genocide against the Isaaq people that took place between 1987 and 1989 under the dictatorship of Siad Barre. This genocide remains forgotten, univestigated and unpunished, circumstances that, once again, put the Isaaq community at risk in the midst of the current crisis. The Lemkin Institute calls on Somalia to respect the rights of Somalilanders to self-determination and to concentrate its efforts on fighting internal instability, violence, famine, and the spread of terrorist groups in its own country and the region. The Lemkin Institute also calls on the international community to broadly recognize Somaliland’s independence as an autonomous and peace-loving country characterized by decades of political and social stability and a culture of protection of the various clans, which is embedded in its ancient traditions. The broad recognition of Somaliland independence must be accompanied by a recognition of the Isaaq genocide as well as financial and logistical support to strengthen national institutions and to carry out a transitional justice process to determine the responsibility of perpetrators and give proper redress to victims and survivors. Furthermore, we call on Somaliland to strengthen the rule of law according to international principles and confront any internal clashes or uprisings within the framework of its constitution and the criminal justice system. We welcome Somaliland’s repeated offers to negotiate with the leaders of the Sool protests as well as its recent efforts to reduce tensions by pulling out of Laascaanood. The Lemkin Institute shares the concern of many in the region that the current protests are being manipulated by forces who stand to gain from sowing the seeds of disunity, ethnic and clan division, and chaos. We share the concern of many that the perpetrators of the Isaaq genocide are still influential in Somalia’s politics and are operating with complete impunity. We therefore call on the international community to invest immediate attention and ample resources in bringing peace to Sool by clarifying the genuine issues and working with all parties to determine a just and peaceful solution to the current crisis. Lemkin Institute Source Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay hadalkii dhawaan kasoo yeeray Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere, kaasi oo uu ku sheegay in uu fashilmay wejiga koowaad ee dagaalka ka dhanka ah. Cali Dheere oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta ku hadashay afka kooxda ayaa waxa uu sheegay inuu fashilmay wejiga koowaad oo uu sheegay inay qeyb ka ahaayeen dowladaha NATO, gaar ahaan Turkey iyo Mareykanka, sidaas darteedna hadda dalka la keenayo ciidamo Itoobiyaan ah. “Xamlada wajigeedii hore markuu fashilmay ciidamadii uu soo tababaray wax tari waayeen wuxuu qaatay Mareykanka in uu Itoobiya dib usoo celiyo, marka wajiga 2-aad ee hadda la sheegayo cidda lagu tashanayaahi oo la rabo in dalka lagu soo celiyo waa Itoobiya,” ayuu yiri. La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Kamaal Guutaale oo la hadlay VOA ayaa beeniyay sheegashada Cali Dheere, isaga oo sheegay in wejiga koowaad ee dagaalka laga gaaray guulo wax ku ool ah. “Macnaha fashil waa in loogu noqdaa haddii xoreynta Shabeellaha Dhexe, Hiiraan, Koonfurta Mudug iyo qeybo kamid ah Galgaduud ay fashil tahay. Shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda waxay suurta-galiyeen dhamaan guulahaas ay gaareen ciidamadeenna amaanku muddo aad u yar,” ayuu yiri Kamaal Daahir Xasan Guutaale. La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa sidoo kale waxa uu tilmaamay in hadalka kasoo yeeray Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere ee ahaa in Mareykanka uu soo abaabulay duulaaka Soomaaliya “ay tahay mid aan waxba ka jirin.” Sidoo kale waxa uu sheegay in kooxda Al-Shabaab ay la dagaalamayaan dhalinyaro askar ah oo Soomaaliyeed oo si wanaagsan u tababaran, dagaalkana yaqaan, “Waxay Al-Shabaab ka xoreeyeen in ka badan 500KM, welina way ku daba jiraan,” ayuu yiri Kamaal Daahuir Xasan Guutaale. Guutaale ayaa ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in dhamaan waddamada safka hore ee qaybta ka ah howl-galka Midowga Afrika ee ATMIS ay oggolaansho u haystaan inay ka qeyb-qaataan howl-gallada lagu soo celinayo nabadda Soomaaliya, ayna dowladda ka caawinayaan sidii looga guulaysan lahaa kooxda, loona soo afjari lahaa. The post Dowladda oo ka jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Cali Dheere ee fashilka dagaalka appeared first on Caasimada Online.
-
Qoraalkani macno ka weyn inta muuqata ayaa uu leeyahay… 1. Diblumaasiyadda laguma degdego in la sheego hadalka la is dhaafsaday oo caddaan ah, haddii aan laga baqanayn in dhinac qariyo ama duwo waxa la is yidhi. Laakiin Safiirku waxba muu qarin. 2. Safiirku qoraalka kama uu bilaabin inuu ka warramo ‘inay wada hadleen madaxweynaha’ ama warka uu u socday inuu inoo sheego oo ah in ay wada hadleen. Balse waxa uu ku bilaabay inuu inoo sheego mawqifkiisa oo ah ‘waxa uu madaxweynuhu awood u leeyahay in uu sameeyo, ee dabcan ay tahay in uu fuliyo. In safiirku aanu soo hadal qaadin dhinaca kale ee arrintu khusayso, waxa ay ina tusaysaa in uu qabo in ugu yaraan wejiga hore ee hawshani ay madaxweynaha kelidii u taallo, fulinteedana aanu cid kale la sugin, ‘kala durkinta ciidamada Laascaanood iyo doorashada’. sida laga fahmayo qoraalka safiirka. Waxay ahaan jirtay in la yidhaahdo ‘Dhinacyada ay khusayso ama xisbiyada isla meeldhiga waqtiga doorashada. Iyo waa in labada dhinac ciidamada kala durkiyaan.) 3. Safiirku waxa uu si dadban u sheegay in madaxweynuhu aanu la qabin fikirka ah in uu labadaas qodob horta dhinaciisa uun ka fuliyo, waayo waxa uu yidhi waxa aan ku dhiirrigeliyey in uu labada arrimood fuliyo. Taas oo macnaheedu yahay in isaga doodiisii aan la dhegeysan, loona sheegay wax kala ha dambeeyaan ee horta samee labadan arrin oo adiga kugu xidhan . 4. Diblumaasiyadda lama sheego qaabka kalan ee loo wada hadlay, haddii aanu xidhiidhku xumayn. Tusaale ahaan iyada oo si qallafsan loo dooday ayaa la yidhaahdaa, ‘Si niyadsamaani ku jirto ayaanu u wada hadalnay, ama qodobbadii aanu isla soo qaadnayna isfaham ayaanu ka gaadhnay’’. 5. Ereyga uu isticmaalay danjiruhu ee “Frank” ayaa isaguna kakan, waayo macnihiisu waa “In qofka loo sheego run qayaxan oo aanay gabbasho ama wax la hadhis ku jirin, xitaa haddii uu qofkaasi ka xumaanayo ama aanu ka raalli ahayn sida hadalkaas loogu yidhi’ waxa ay ka dhigantahay in in la yidhaahdo si qaawan ayaanu u wada hadalnay. Marka aan soo ururiyo warkayga, hadalka safiirka Maraykanku waxa uu muujinayaa: 1. In labadan qadiyadood uu Maraykanku kaga aragti dywan yahay Madaxweyne Biixi, doonayan in ta Maraykan la raaco, 2. Iyo in xidhiidhka diblumaasiyadeed ee dalkiisa iyo Somaliland uu xaalad adag marayo. Qore kamaal marjaan. Qaran News
-
#Somaliland President Bihi has the power to create distance between forces in Lascanood & announce a roadmap for future elections. During a frank conversation with him this afternoon, I encouraged him to do both. – Ambassador André — U.S. Embassy Mogadishu, Somalia (@US2SOMALIA) March 29, 2023 Qaran News
-
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa markii u horeysay sheegay in maamulkiisu uu isku dayayo inuu wada-hadal la yeesho jabhad sharci-darro ah oo inta badan ka hawl-gasha gobolka Oromiya. Hadalkan Abiy Axmed ee ku saabsan inuu xiriir la sameeyo ciidanka Xoreynta Oromada (OLA) ayaa yimid iyada oo ay socdaan dadaallo lagu doonayo in lagu soo celiyo geeddi-socod nabadeed oo bishii November laga gaaray colaadda ka taagneyd waqooyiga gobolka Tigray, si loo soo afjaro dagaalka. “Dawladdu waxay danaynaysaa in khilaafka (OLA) lagu xalliyo hab nabadeed. Dan kaliya ma ahan, ee sidoo kale waxaa la dhisay guddi loo xil saaray inay hormuud ka noqdaan geeddi-socodka nabadda,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed. Abiy ayaa waxa uu intaas sii raaciyay “In ka badan 10 isku day iyo xiriir ayaa lala sameeyay (OLA)”. Sioo kale waxa sheegay inuu rajeynayo in Itoobiyaanku ay taageeraan geeddi-socodka nabadda. Afhayeen u hadlay jabhadda oo la yiraahdo Odaa Tarbii ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Associated Press in hadalka ra’iisul wasaaraha uu yahay “mid yimid wakhti aan munaasib aheyn oo xaqiiqada aan waafaqsanayn.” Odaa Tarbii oo ka jawaabaya hadalka Abiya ayaa waxa uu yiri “10-ka isku day ee uu soo hadal qaaday ma ahayn isku dayo dhab ah oo uu kula xiriiray hoggaanka OLA.” Ururka OLA ayaa lagu daray liiska argagixisada ee dalka Itoobiya waxayna dawladdu ku eedaysay inay xasuuq ba’an u gaysato qoomiyadaha laga tirada badan yahay, gaar ahaan Axmaarada ee ku dhaqan gobolka Oromia oo ah kan ugu wayn maamul goboleedyada dalkaas. The post ABIY Axmed oo shaaciyay inuu wada-hadal la furayo OLA iyo xaaladdaha ku xeeran appeared first on Caasimada Online.
-
Somaliland administration President Muse Bihi Abdi (right) welcoming the US Ambassador to Somalia Larry André Jr. in Hargeisa (file photo). Hargeisa (PP News Desk) — The United States Ambassador to Somalia Larry André Jr. today called on the Somaliland administration President Muse Bihi Abdi to take credible steps to end the conflict in Laascaanood. “Somaliland President Bihi has the power to create distance between forces in Lascanood & announce a roadmap for future elections. During a frank conversation with him this afternoon, I encouraged him to do both” the US Embassy in Mogadishu tweeted on behalf of Ambassador André. #Somaliland President Bihi has the power to create distance between forces in Lascanood & announce a roadmap for future elections. During a frank conversation with him this afternoon, I encouraged him to do both. – Ambassador André — U.S. Embassy Mogadishu, Somalia (@US2SOMALIA) March 29, 2023 Today, Somaliland administration claimed it was fighting terrorism In Laascaanood and asked for support from the International Community. The diplomatic intervention of the US Ambassador follows a positon statement from the European Union in which it described the conflict as the cause of grievances. The EU called for a long-term solution to the issue of the “Somaliland unilateral secession”. The emphasis on “distance” between the forces reflects the positon of Laascaanood traditional leaders who called on Somaliland administration to withdraw its troops to Oog. “The United States of America is applying one-Somalia policy when the Ambassador urges President Bihi to cease hostilities his administration started under the pretext that it is enforcing a colonial border in sovereign Somalia” said a political analyst in Mogadishu. © Puntland Post, 2023 The post US Ambassador to Somalia Urges Somaliland President to withdraw troops on the outskirts of Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
Qoraalkani macno ka weyn inta muuqata ayaa uu leeyahay… 1. Diblumaasiyadda laguma degdego in la sheego hadalka la is dhaafsaday oo caddaan ah, haddii aan laga baqanayn in dhinac qariyo ama duwo waxa la is yidhi. Laakiin Safiirku waxba muu qarin. 2. Safiirku qoraalka kama uu bilaabin inuu ka warramo ‘inay wada hadleen madaxweynaha’ ama warka uu u socday inuu inoo sheego oo ah in ay wada hadleen. Balse waxa uu ku bilaabay inuu inoo sheego mawqifkiisa oo ah ‘waxa uu madaxweynuhu awood u leeyahay in uu sameeyo, ee dabcan ay tahay in uu fuliyo. In safiirku aanu soo hadal qaadin dhinaca kale ee arrintu khusayso, waxa ay ina tusaysaa in uu qabo in ugu yaraan wejiga hore ee hawshani ay madaxweynaha kelidii u taallo, fulinteedana aanu cid kale la sugin, ‘kala durkinta ciidamada Laascaanood iyo doorashada’. sida laga fahmayo qoraalka safiirka. Waxay ahaan jirtay in la yidhaahdo ‘Dhinacyada ay khusayso ama xisbiyada isla meeldhiga waqtiga doorashada. Iyo waa in labada dhinac ciidamada kala durkiyaan.) 3. Safiirku waxa uu si dadban u sheegay in madaxweynuhu aanu la qabin fikirka ah in uu labadaas qodob horta dhinaciisa uun ka fuliyo, waayo waxa uu yidhi waxa aan ku dhiirrigeliyey in uu labada arrimood fuliyo. Taas oo macnaheedu yahay in isaga doodiisii aan la dhegeysan, loona sheegay wax kala ha dambeeyaan ee horta samee labadan arrin oo adiga kugu xidhan . 4. Diblumaasiyadda lama sheego qaabka kakan ee loo wada hadlay, haddii aanu xidhiidhku xumayn. Tusaale ahaan iyada oo si qallafsan loo dooday ayaa la yidhaahdaa, ‘Si niyadsamaani ku jirto ayaanu u wada hadalnay, ama qodobbadii aanu isla soo qaadnayna isfaham ayaanu ka gaadhnay’’. 5. Ereyga uu isticmaalay danjiruhu ee “Frank” ayaa isaguna kakan, waayo macnihiisu waa “In qofka loo sheego run qayaxan oo aanay gabbasho ama wax la hadhis ku jirin, xitaa haddii uu qofkaasi ka xumaanayo ama aanu ka raalli ahayn sida hadalkaas loogu yidhi’ waxa ay ka dhigantahay in in la yidhaahdo si qaawan ayaanu u wada hadalnay. Marka aan soo ururiyo warkayga, hadalka safiirka Maraykanku waxa uu muujinayaa: 1. In labadan qadiyadood uu Maraykanku kaga aragti dywan yahay Madaxweyne Biixi, doonayan in ta Maraykan la raaco, 2. Iyo in xidhiidhka diblumaasiyadeed ee dalkiisa iyo Somaliland uu xaalad adag marayo. #ARAGTIDAYDA: W/Q Kamaal Marjaan Source
