Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Laascaanood (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaalka markale saaka ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa ka dhacay aagga xerada Qoojacadde oo ay shalay iyo maantaba ay ku dagaalameen ciidamada labada dhinac. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in dagaalkan ay barbar socdeen madaafiic ay ciidanka Somaliland la beegsadeenb xarumo ku yaalla Laascaanood, taas oo adkeyneysa xaaladda. Labada dhinac ayaa sidoo kale guullo ka kala sheegtay dagaalka maanta, waxaana Somaliland ay sheegtay inay qabatay gaadiid dagaal iyo sidoo kale tiro maxaabiis ah. Dhinaca kale qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in weerarka saaka ay qaadeen kooxo argagixiso ah iyo ciidanka Puntland, balse ciidanka milatariga Somaliland ay iska difaaceen, sida ay hadalka u dhigtay. “Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fashiliyey isku day weerar oo ay soo qaadeen kooxaha argagixisada ah iyo huwanta kale ee uu hoggaamiyo maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Dagaalka maanta waxa uu Ciidanka Qaranku JSL ka soo hooyay guullo waawayn.,” ayaa lagu yiri waraxaafadeedka kasoo baxay maamulka Somaliland Sidoo kale qoraalkan ayaa waxaa lagu sheegay in xukuumadda Somaliland ay mar weliba ilaalineyso xabad joojintii horay looga dhawaaqay, si aysan u fogaan dhibaatada taagan. Jamhuuriyadda Somaliland waxay mar kasta ilaalinaysaa xabbad joojintii ay hore ugu dhawaaqday, Ciidanka Qaranka JSL wuxuu mar kasta ka dhawrsanayaa dhibaato soo gaadha Magaalada Laascaanoodm” ayey markale tiri wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Qoraalka ayaa sidoo kale intaas kusii daraya ” Ciidanka Somaliland, isaga oo dhaaddan xurmada bisha barkaysan ee Rabadaan, wuxuu hadana cid walba xasuusinayaa inuu u taagan yahay ilaalinta dadka iyo dalka Jamhuuriyadda Soomaaliland.” Dagaalkan ayaa galay bishii labaad oo xiriir ah, waxaana ka dhashay dhimashada boqolaal qof, dhaawac in ka badan ku qof iyo sidoo kale barakac ay sameeyeen dadka deegaanka. The post Dagaal markale dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
  2. In the vibrant and colourful mosaic of Somali politics, a historic milestone has been achieved. President Hassan Sheikh Mohamud stands as the first leader in Somalia's history to be re-elected into office. After losing to President Farmaajo Source: Hiiraan Online
  3. Hargeisa (HOL) -The government of the Republic of Somaliland issued a statement on Friday asserting its right to defend its territorial integrity following strong criticism from the US Embassy in Somalia Source: Hiiraan Online
  4. Wararka naga soo gaaro magaalada Cabdudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka kacay dab geystay khasaare kale duwan, kadib markii uu dab qabsaday goobo gacansi. Dabka ayaa ka dhashay sida ay sheegayaan wararka nasoo gaarayo Kaalin Shidaal xilli lagu shubayay, taasoo sababtay inuu dabku si xowli ah ugu faafo goobo ganacsi oo la daris ahaa halka uu ka bilowday. Dabka ayaa marka laga soo tago inuu sababay khasaare Hantiyadeed oo baaxad leh, waxaa sidoo kale jiro dad ku dhaawacmay, kuwaas oo waxyeelo soo gaartay xilli ay ku jireen gurmadka lagu daminayay Dabka. Khasaaraha uu dhaliyay dabka ayaa waxaa sii kordhiyay in magaalada aysan laheyn gawaarida Gadiidka loogu talo galay dabdamiska, waxaana bulshadu isku dayayeen in iskooda ay ku joojiyaan faafitaankiisa. Magaalooyinka inta badan marka uu dabka ka kaco waxaa ka qeyb qaata gaadiidka dabdamiska, waxaana inta badan gobollada dalka aan ka jirin gaadiidka gurmadka deg dega ah mid dowlo ama shakhsiyadeed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. Ciidamada Somaliland ayaa mar kale saaka weerar ku soo qaaday magaalada Laascaanood kadib markii ay ku fashilmeen weerarkii shalay. Jihooyinka galbeedka iyo bariga Laascaanood ayay weerar ka soo qaadeen sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo dhinaca amniga ah. Dagaalka xooggiisa ayaa sida la soo werinayo ka socda dhanka galbeed ee Laascaanood halkaas oo laga maqlayo hubka culus. Weli faahfaahin intaas dhaafsan lagama hayo dagaalka socda islamarkaana lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas. PUNTLAND POST The post Dagaal mar kale saaka ka qarxay hareeraha Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  6. Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan Qeybta 60-aad ayaa howlgal ay ka fuliyeed deegaan hoostaga magaalada Baydhabo, waxaa ay sheegeen in ay ku dileen dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al-shabaab. Howlgalka ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay Makuude oo qiyaastii 7-km dhanka Koonfur kaga beegan magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalkaan ayaa waxaa ay sheegeen in la dilay 14 dagaalame oo ka tirsan kooxda, kuwaas oo isku dayay in ay weerar kusoo qaadaan fariimaha ciidanka ay ku leeyihiin deegaankaasi. Deegaannada Koonfur Galbeed ayaa muddooyinkii dambe waxaa kasocday dhaqdhaqaaqyo ciidan, kaas oo lagu doonayo in Al-shabaab looga saaro deegaannada ay kaga sugan yihiin maamulka Koonfur Galbeed. Howlgalka wajiga labaad ee dowladdu ku dhawaaqday ayaa laga dareemayaa Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed, waxaana lagu wadaa in ay qeyb ka noqdaan ciidamo ka socda dowladaha dariska ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  7. Gaalkacyo (Caasimada Online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qarax loo adeegsaday oo xalay ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaas oo uu geystay khasaare u badan dhaawac. Wararka ayaa sheegaya in weerarka oo ahaa bam-gacmeed lagu qaaday gaari ciidan oo uu la socday dambi baaraha saldhigga dhexe ee magaalada Gaalkacyo ee Puntland, Cabdi Mahad Xuseen Afrax (Gaandi Boonbale), kaas oo uu soo gaaray dhaawac fudud. Sidoo kale waxaa qaraxan ku dhaawacmay laba qof oo kale, sida ay sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka ee ku sugan waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Saddexda qof ee ku dhaawacantay weerarkan, isla-markaana uu ku jiro Gaandi Boonbale ayaa haatan lagu dabiibayaan isbitaalka Dhagacadde ee ku yaalla magaaladaasi. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in kooxda weerarka fulisay ay goobta isaga baxsaday, waxaana haatan socda baaritaano ay wadaan saraakiisha laamaha amniga ee Puntland. Saraakiisha ciidamada ammaanka iyo weli maamulka degmada weli kama hadlin qaraxaas iyo sidoo kale howlgallada xigay intaba. Dhanka kale ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, waxaase badanaa Gaalkacyo weerarada ceykan oo kale ka fulisa kooxda Al-Shabaab. Weerarkan ayaa ku soo aadaya, xilli muddooyinkii u dambeeyay ay kordheen howlgallada ka socda koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacyo, kuwaas oo lagu sugayay amniga, hadane sidaas oo ay tahay waxaa weeraro qorsheysan magaaladaas ka fulisa kooxda Al-Shabaab. Si kastaba, Puntland ayaa horay u qaaday tallaaboyin ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish, waxayna gacanta ku dhigtay, kadibna ay toogatay xubno ka kala tirsanaa labadaas koox. The post FAAHFAAHIN ku saabsan qarax ka dhacay Gaalkacyo appeared first on Caasimada Online.
  8. Fighting, struggling, and never giving up on building her own destiny. That's Ramla Ali's story. The English-Somali boxer carved out a place for herself in the boxing world against all odds that were stacked against her. At 33, she is a source of inspiration on and off the boxing ring. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu (HOL) - The Somali government officially applied to join the 36 African countries on Thursday, benefiting from the African Growth and Opportunity Act (AGOA). The announcement was made during the Somalia AGOA application ceremony, where outgoing U.S. Ambassador to Somalia, Larry André, highlighted the United States' commitment to expanding and modernizing partnerships in Africa and Somalia. Source: Hiiraan Online
  10. Mogadishu (HOL) - The Somali government officially applied to join the 36 African countries on Thursday, benefiting from the African Growth and Opportunity Act (AGOA). The announcement was made during the Somalia AGOA application ceremony, where outgoing U.S. Ambassador to Somalia, Larry André, highlighted the United States' commitment to expanding and modernizing partnerships in Africa and Somalia. Source: Hiiraan Online
  11. Las Anod (HOL) - A heavy fight broke out between Somaliland's army and SCC-Khatumo forces on the outskirts of Las Anod town on Friday, according to local sources. Source: Hiiraan Online
  12. Baydhaba (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar xalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka lagu magacaabo Makuude oo qiyaastii todobo KM dhanka koonfurta ka xiga magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Saraakiisha ciidamada dowladda oo ka hadlay weerarkan ayaa shaaca ka qaaday inay ku dileen illaa 14 ka tirsanaa xubnaha Al-Shabaab oo isku dayay inay weeraraan fariisimaha ciidamada ee deegaanka Makuude, isla-markaana ay ka hortageen qorshaha weerarkaas. Sidoo kale ciidamada dowladda ayaa soo bandhigay maydadka xubnaha Al-Shabaab ee lagu dilay halkaasi, halka dhaawacyo kale ay la careen ragga weerarka soo qaaday. Dhanka kale Al-Shabaab ayaa iyadana guul ka sheegatay weerarkan, waxayna shaacisay inay ku beegsatay xarumo ciidan oo ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba. Al-Shabaab ayaa sidoo kale intaasi ku dartay in khasaare lixaadleh ay gaarsiisay ciidamaduu ku sugnaa goobaha la weeraray, sida ay hadalka u dhigtay. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana weli dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa agagaarka deegaanka Makuude ee gobolka Baay. Muddooyinkii u dambeeyay kooxda Al-Shabaab ayaa kordhisay weerarada ay ku beegsaneyso saldhigyada ciidamada dowladda ee ku yaalla koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, kuwaas oo inta badan dhaca hal xilli oo ah aroortii hore ee subax. Todobaadkii hore ayey aheyd markii weerar kan lamid ah ee ay Al-Shabaab ku qaaday xero ku taalla duleedka Baardheere, kaas oo dhaliyay khasaare leh dhimasho iyo dhaawac. The post Ciidamada DF oo toogasho oo 14 ka tirsanaa Al-Shabaab oo qorsheynayay… appeared first on Caasimada Online.
  13. (ERGO) – Farah Hassan Mohamed, 84, a Somali refugee living in Hagadera camp in Dadaab, feels stressed because his daughter Halima was divorced and her ex-husband’s family are asking for their money back. Source: Hiiraan Online
  14. Five failed rainy seasons, rising prices, and a funding shortfall are pushing refugees in the Horn of Africa to the brink. Source: Hiiraan Online
  15. The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) police component and the Somali Police Force (SPF) have stepped up security patrols in the capital Mogadishu as part of efforts to improve security during the Muslim holy month of Ramadan. Source: Hiiraan Online
  16. WAAYAHA CIRO IYO ISKU XIDHXIDHKA SIYAASADDA DHINACA DIPLOMASIYADDA MA DAALO AADNA WUUNA YAQAAN. Ciro waa diplomasi Cabqariya. Addunyadda qosol buu ku dhaafey. Waxaan si xidhiidh ah ula shaqeynayey 12 sano. Habeen maanu kala leexan. Go’aan walbu qaatey. Maana saluugin. Waxyaabaha aan la yaabona si aan ii muuqan ayuu igu sheega. Meel anan ka filaneyn Waxaan xasuusta oo aan kaga yaabey. Ma daalo, balan walba u cidd la galo waqtigeda waa diyaar. Waxaan ku xaqiijiyey anagoo daalan oo Belgium joogna. Ayaanu Hotelka aanu deganeyn 4 subaxnimo nimi anago ka nimi xuduudka Holland. Teamkii nala socdey wey daateen. Anna shaley oo kalaan Geneva ka imi. Secretary General Interpeace baanu ku balaney marku yimaado Belguim in aan telephone kula hadalsiiyo. 8:15 subaxnimo isla maalintaas. Anoo daalan ayaan Mobilka buuxsaddey. Anoo isleh armuu soo kaci waaya. Ayaan qolkiisii garaacey. Waata cidna iga furi weydey. Hoostan u degey si aan telephone qolkiisa usoo garaaco. Receptioniskii markaan tagey ayaan ku idhi roomka ii garaaca. Wiilkii receptionka igu yidhi wuu soo degey ee dhinaca quraacda ka eeg. Mise wuu fadhiya oo quracanaya. Ugu yaraan shaley kabaahanu xidhaney 8 subaxnimo ayaanu xaley 4 nimi hotelka oo seexaney ( Hurdo indha caseys ah) kulan kalena waxanu laheyn isla maallinta 9:30 subaxnimo. Markaasan ku idhi qolkaan ka soo eegey goormaad soo degtey. Waxaan islaha soo kici kari maaye. Markaasu igu yidhi labadeena anaa ka yar. Intuu qosley. Markaasu Secretary General Interpeace sidii kula hadley. Markaasu igu yidhi (Diplmasiyadda shaqadeeddu waa in aad balanta ka baxin waqtigana ilaaliso) markaa #Cali_Gurey Waa runtiis Ciro bahasha Diplmasiyadda iyo ku shaqeynteeda alle wuu barey Markaa hadda Muuse waxu ku leeyahey, muusow iska rafo. Waqtiga ayaa ku haya. Muuse sidi jabhaddii buu rabey inu dagaal ciro abaabulo qeyladdu is qabsato. Maalintii mudaharaadka intii Ciro lagu sameyey ee gaadhiga la jiidhsiiyey. Hadduu muuse ahaan lahaa. Dalkeena dagaal sokeeya ka dhici lahaa, ama sidiisii buu SHAANI tuuri lahaa. Markaa Ciro Muuse Doorashadda wuu ka foolinaya ee ha degdegina. Waayo muuse si fiican baa caalamka iyo dadkuba u fahmeen. Qarjacjac aan soconeyn ayuu u heysta in umadda lagu hogaamin karo. Isku soo wadda duubo. Ciro kelmaddan oo ah weedhaha caan baxey ayuu Muuse kula hadley. Welise muuse casharkan ma fahmin “A diplomat is a person who can tell you to go to hell in such a way that you actually look forward to the trip” Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Qaran News
  17. Sarkaal ka tirsan waaxda danbi baarista C.I.D-da Puntland ayaa xalay lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo kadib qarax loogu xiray gaarigiisa. Sarkaalkan oo magaciisu yahay Gaandi Boonbale ayaa sida la sheegayo qaraxa lagula eegtay isgoyska Buula-dooro ee waqooyiga Gaalkacyo. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa ay ku dhaawacmeen laba ruux oo kale islamarkaana loo qaaday goobaha caafimaadka. Laamaha amniga Puntland weli kama hadlin dhacdadaas sidoo kalena ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxa. The post Sarkaal ka tirsan C.I.D-da Puntland oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
  18. The U.S. urges Somaliland to pull back forces and for militia groups to respect the ceasefire. We also urge Somaliland to hold delayed elections as soon as possible. The U.S. is prepared to use visa restrictions against those undermining democracy.https://t.co/IrNz5SAtq4 — Bureau of African Affairs (@AsstSecStateAF) March 31, 2023 Qaran News
  19. Cirro cid walba waxa uu dheeryahay Diblomasiyada taas ayaa keentay in lagu wareero! “Diblomasiyaddu Waa Xirfad La Isdheeryahay Oo Shaqaysa Hadana Aan Muuqan. Cabdiraxmaan Cirro Wuxu dheer yahay Asaagii 20 Sanadood Oo Waayoaragnimo Diblamaasiyadeeda. Si Fiican Ayuu U Yaqaan Goorta Iyo Halka Iyo Sida Uu Adeegsanayo Intaba. Diblomaasiga Dadka Badankiidu Way Ku Wareeraan Oo Xataa Waxa Mugdi Ka Gaaha Waxa Uu Doonayo, Waxa Uu Diidayo Iyo Xataa Dhinaca Uu Wax U Wado. Markaa Cabdiraxmaan Ha Ku Wareerto Ciddii Ku Wareeraysaa Anigu Waan La Haystaa” Siyaasi Cali Gurey. Qaran News
  20. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa shaaciyey in Galmudug ay dhawaan marti geli doono shirka golaha wadatashiga qaranka oo madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ay isugu tagaan. “Bisha shanaad dhamaadkeeda waxaan marti geli doonaa shirka golaha wadatashiga qaranka oo dabajooga kii Baydhaba lagu qabtay, marka Madaxdu waxay uga hadli doonaan doorashada soo socota ee dalka ka dhici doonta, sida ay isku afgarteen,” ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid. Cali Ciid ayaa sheegay in bil kadib uu shirkaas oo ah kii 6-aad ee golaha wadatashiga qaranka uu Dhuusamareeb ka dhici doona, iyadoo wax kasta ay is bedeleen, sida uu rajeynayo. “Waxaan rajeynayaa wadanka oo xor ah in kulankaasi uu ka dhaco Dhuusamareeb, iyadoo Shabaab laga guuleystay, in Madaxweyne Xasan Sheekh uu kulankaas ka soo qeyb-galo, isagoo Dhuusamareeb ku yimid safar dhulka ah oo soo maray wadada oo Shabaab laga xoreeyey, hadii Alle idmo,” ayuu yiri Cali Ciid. Hadii kooxda Al-Shabaab laga saaro deegaano faro ku tiris ah oo hadda ay gobollada dhexe ka joogaan, waa suurtagal in Madaxweyne Xasan Sheekh uu safar dhulka ah ku tago Galmudug, hadii ay dhacdana waxay u noqa doontaa guul-weyn. Bilo ka hor waxaa dadka Soomaaliyeed la yaab ku noqotay in ciidan ka socda dowladda Soomaaliya oo laga diray Muqdisho oo safar dhulka ah ku tageen Galmudug, iyagoo sii maray bariga gobolka Hiiraan oo dagaalo culus ay ka socdeen. Ciidankaas ayaa safarkaas dhulka ah ku tegay Gaalkacyo, si lamid ah Jeneraal Biixi Taliyaha ciidanka dhulka ayaa todobaadyo ka hor dhulka isaga safray Xarardheere ilaa Muqdisho. Hadda, inta badan Galmudug iyo HirShabeelle waxaa ka socda abaabul dagaal oo lagu xoreynayo deegaanada ay weli ku dambeeyaan Al-Shabaab, waxaana la sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu amray inta aysan dhamaan bishaan Ramadaan in la xoreeyo Ceelbuur oo ah halka degmo ee gobollada dhexe ay Al-Shabaab uga hareen iyo deegaanada kale. Hoos ka daawo The post Xasan Sheekh oo Galmudug ku wajahan iyo qorshaha safarka oo la shaaciyey appeared first on Caasimada Online.
  21. Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalka Serbia Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Maaliyadda dowladda Serbia Dr. Siniša Mali. kulanka labada mas’uul ayaa looga hadlay Arrimaha deyn cafin (debt relief), qaabka casriga ah ee canshuur uruurinta(systematic tax collection), wadashaqeynta Bankiyada labada dal, Isku xirka rugaha ganacsi ee labadda dal sida ay sheegtay safaaradda Soomaaliya ee Serbia. Wasiirka Horumarinta Serbia Mudane Edin Đjerlek ayaa sidoo kale dhawaan booqday safaaradda Soomaaliya ee Serbia halkaas oo uu kulan gaar ah kula qaatay danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed kaas oo la xiriiray xoojinta xiriirka labada dal. PUNTLAND POST The post Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada-hadlay Qodoba muhiim ah appeared first on Puntland Post.
  22. Islamabad (Caasimada Online) – Masuuliyiinta dalka Pakistan ayaa Jimcihii sheegay in isbuurasho ay ka dhacday xarun lagu qaybinayey cunto bilaasha oo ku taalla dekedda Koonfureed ee Karachi Dhacdadan waxaa ku dhintay ugu yaraan illaa 11 qof halka uu dhaawac soo gaaray shan qof oo kale. Ciidamada booliska iyo kooxaha gurmadka ayaa sheegay in badi dadka uu dhaawaca iyo dhimashadu soo gaadhay ay yihiin haween iyo caruur. Isbuurashadan ayaa ka dhacday barxadda wershedda Karachi, halkaas. oo la doonayey in shaqaalaha loogu qaybiyo cunto bilaash ah, bishan barakaysan ee Ramadaanta awgeed. Hase ahaate boqollaal qof ayaa ka soo buuxsamay goobta kuwaas oo ku soo qabaabay inay saami ka helaan cuntada, waxaana goobta ka bilawday is-riixriix, sida ay sheegeen goobjoogayaal iyo laamaha ammaanku. Dalka Pakistan oo ay ku nool yihiin in ka badan 230 milyan oo qof ayaa la baaxaa degaya duruufihii dhaqaale ee ugu xumaa ee soo foodsaara muddo tobanaan sano ah. Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Pakistan ayaa ku dhawaaqay in bisha barakaysan daqiiq bilaasha la gaadhsiiyo malaayiin qof oo sabool ah, si ay uga soo kabtaan sicir bararka saamaynta ku yeeshay. VOA + Reutes The post 11 qof oo ku dhintay goob cunto lagu qaybinayay appeared first on Caasimada Online.
  23. PRESS RELEASE – Hargeisa, Somaliland. March 31, 2023 Mar 31, 2023 For Immediate Release Hargeisa, Somaliland. March 31, 2023 – The Government of the Republic of Somaliland shares the concerns of the international community regarding the continued violence in Las’anod, which was prompted by the assassination of a Somaliland politician in December, subsequent incursions by external forces, and attacks on civilian areas, including the residence where several Somaliland Cabinet Ministers were addressing concerns of the community members. In a good faith effort and to contain the violence and restore stability, the Somaliland government pulled back its security forces from Las’anod, declared a unilateral ceasefire and encouraged all other parties to join. The government also supported a Peace Mission by Somaliland’s clan elders to initiate dialogue, and welcomed the initiative taken by neighboring governments to mediate an end to hostilities. However, those who provoked this conflict have rejected all these efforts. Instead, they have continued to engage in incitement, violence, and misinformation to further destabilize the region and challenge the Republic of Somaliland’s sovereignty. Over the last two months, Somaliland’s military has been under constant, unprovoked attacks whilst they have been striving to contain the instability and avoid further military escalation to prevent harm to civilians. To date, negotiations with local community leaders have been foiled by escalating attacks by numerous armed groups. These groups include members of Al-Shabaab, who were displaced from their safe havens in Somalia by U.S. supported counter-terrorism activities, members of the Puntland Security Forces, and of the Somali National Army, including high ranking Commander of the U.S. trained 4th battalion “Danab Brigade”, who was subsequently killed during an assault targeting Somaliland military units. Like all other governments, the Republic of Somaliland has the right to defend its territorial integrity, and our Armed Forces have been doing so with restraint and professionalism. Despite this difficult situation, the Somaliland government’s requests for U.S. support to convince Puntland authorities to stop the flow of fighters and arms from their territory into Las’anod, or to allow local elders to engage in talks, have yet to be answered. As a result, armed militias have operated with impunity in Las’anod, intimidating local leaders who desire to engage in political dialogue with the government and enabling a permissive environment for terrorists. Failure by the U.S. and others to engage constructively, objectively, and dispassionately risks emboldening these militias and prolonging the conflict. The Government of the Republic of Somaliland once again urges the United States, the African Union, and the International Community to work in solidarity with our people to restore security in Las’anod and support a long-lasting solution that includes recognition of Somaliland’s sovereignty. Regardless of these challenges, we are determined to implement democratic elections, a right that the government has protected and a process that serves as a model for the region. In accordance with our laws, the National Electoral Commission is mandated to organize elections in our country. Therefore, it is the responsibility of the National Electoral Commission to develop the roadmap for the elections Qaran News