-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Sudan’s capital was rocked by multiple airstrikes early Wednesday after a proposed cease-fire to halt four days of fighting between the army and a paramilitary group failed to hold. Source: Hiiraan Online
-
Booliiska Tunisia ayaa xabsiga dhigay hoggaamiyaha xisbiga Ennahda Rached Ghannouchi, oo ah ninka ugu caansan ee mucaaradka madaxweyne Kais Saied, waxaana xisbigiisu sheegay in tallaabadaasi ay muujinayso inuu sii kordhayo xarigga lala beegsaday dad badan oo si weyn uga soo horjeeday Saied. Saacado kadib markii la xiray Ghannouchi, ayaa booliisku waxay weerareen xarunta xisbiga Ennahda , waxayna ka daadgureeyeen dhammaan dadkii joogay, si ay u billaabaan baaritaan qaadan doona maalmo, kadib markii ay soo bandhigeen amar maxkamadeed, sida ay saraakiisha xisbigani u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters. Booliska ayaa weeraray guriga Ghannouchi fiidnimadii isniinta,iyaga oo baaray kahor inta aysan geynin waxa uu xisbiga Ennahda ugu yeeray meel aan la aqoon. “Waa isku day lagu doonayo in lagu weeraro Ennahda iyo xisbiyada mucaaradka, waxaan ka cabsi qabnaa inay horudhac u noqoto in xisbiga la xayiro,” ayuu u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters, Riadh Chaibi, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan xisbigan. Booliska ayaa sanadkan xiray siyaasiyiin waaweyn oo ku eedeeyay Saied inuu afgambi ku sameeyay tallaabadii uu baarlamaanka la soo doortay ku kala diray 2021-kii, taas oo sababtay inuu wareegto ku xukumo dalka inta laga qorayo dastuur cusub. PUNTLAND POST The post Booliiska Tunisia oo xabsiga dhigay siyaasi caan ah oo hoggaamiya xisbi mucaarad ah appeared first on Puntland Post.
-
Mogadishu (HOL) - The Minister of State for the Ministry of Security of the Federal Government, Mohamed Ali Hagaa, chaired a meeting on Tuesday to discuss security reinforcement and implementation of the Arms Control Act in Mogadishu ahead of the upcoming Eid al-Fitr celebrations marking the end of the Ramadan. Source: Hiiraan Online
-
Plumes of smoke fill Khartoum’s sky as Sudan’s armed forces battle the Rapid Support Forces (RSF), a paramilitary group, for control of the country and its capital. Source: Hiiraan Online
-
Today’s Image of the Day from NASA Earth Observatory features floodwater rising along the banks of the Shabelle River near the Ethiopia-Somalia border. The river runs from the Ethiopian Highlands across Somalia to the Indian Ocean. Source: Hiiraan Online
-
Isu socodka gaadiidka laamiga dheer ee degaannada Somaliland iyo SSC-Khaatumo ayaa gebi ahaanba xirmay. Maamulka SSC-Khaatumo ayaa dhawaan xayiraad ku soo rogay dhaq dhaqaaqa ganacsiga iyo isu socodka gaadiidka labada dhinac. Wararka ayaa xaqiijinaya in uu si rasmi ah u dhaqan-galay go’aankii SSC islamarkaana uu xirmay isu socodka laamiga dheer. Sidoo kale gaadiid xamuul ah oo go’aankaas kadib isku dayay in ay laamiga maraan ayaa lagu xannibay kantaroollada Tukaraq iyo Gambadhe. PUNTLAND POST The post Go’aankii SSC-Khaatumo ku joojisay ganacsiga Somaliland oo dhaqan-galay appeared first on Puntland Post.
-
Accused threatened food bank workers with a knife, while drunk Source: Hiiraan Online
-
MUMBAI, April 18 (Reuters) - Indian mills produced 31.1 million tonnes of sugar since the current season began on Oct. 1, a fall of 5.4% year on year, as many mills closed early due to limited availability of sugar cane, a leading trade body said on Tuesday. Source: Hiiraan Online
-
ADDIS ABABA – (BORKENA) – The Ethiopian Customs Commission here that Security Forces have not been cooperative enough to prevent Khat smuggling out of the country from Somali Region and the environs. The weekly Amharic Reporter said in its Sunday issue that the Security Forces of Somali Region and other forces deployed in the area have not been showing cooperation to support the legal export of Kaht. Source: Hiiraan Online
-
The lives of 800 families living in Huldoyale village in Mudug region have been thrown into chaos by clan conflict over a land dispute that erupted in the area on 26 March. Source: Hiiraan Online
-
Qaran News
-
Qaran News
-
Xabbad-joojin soconaysa 24 saac oo looga dhowaaqay Sudan KHARTOUM Saraakiisha hoggaaminaysa ciidamada ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin soconaysa muddo 24 saacadood ah, oo ka billaabmaysa fiidnimada Talaadada. Xabbad-joojinta ayaa timid kadib cadaadis uga yimid xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken oo ku saabsan joojinta dagaalka lagu hoobtay ee ka dhacay caasimadda dalka Sudan ee Khartoum iyo weliba rasaas lagu furay kolonyo diblomaasiyiin Maraykan ah. Colaadda u dhexeysa kooxaha hubaysan ee ku loolamaya dalka Sudan ayaa billaabmay afar maalmood ka hor, waxaana ku dhintay ugu yaraan 185 qof guud ahaan dalka. Xabbad-joojinta ayaa billaabanaysa 6-da Fiidnimo wakhtiga dalka Sudan, iyada oo aan laga sii kordhin doonin wakhtigaas lagu heshiiyey, sida uu u sheegay telefishanka al-Carabiya, General Shams El Din Kabbashi oo xubin ka ah golaha milateriga ee haya dalka Sudan. Subaxnimadii Talaadada, waxaa guud ahaan Khartoum ka dhacay rasaas ay wehlisay dhawaqa diyaarado dagaal iyo qaraxyo. Dadka deggan magaalooyinka deriska ah ee Omdurman iyo Bahri ayaa soo sheegay duqeymo xagga cirka ah oo ruxay dhismayaal iyo rasaas lidka diyaaradaha ah. Sidoo kale, Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaallo ay ka dhaceen galbeedka dalkaas. Blinken waxa uu la yeeshay wicitaano gooni gooni ah taliyeyaasha iska soo horjeeda – taliyaha ciidanka iyo madaxa ciidamada taageerada degdega ah (RSF) – kuwaas oo loolankooda awoodeed uu meesha ka saaray qorshe caalami ah oo uu taageeray oo loogu wareegayo xukun rayid kadib tobanaan sano oo madax-bannaani iyo xukun milatari. Blinken oo hadal ka jeediyey dalka Japan ayaa sheegay inuu khadka telefoonka kula hadlay taliyaha RSF General Mohamed Hamdan Dagalo iyo General Abdel Fattah al-Burhan, isaga oo ugu baaqaya xabbad-joojin soconaysa 24 saacadood, si loogu ogolaado qoysaska dalka Sudan inay la midoobaan ehelladooda ka maqan iyo in la gaadhsiiyo gargaar. Blinken ayaa sheegay in la weeraray kolonyo diblomaasiyadeed oo uu ka taagan yahay calanka dalka Maraykanku. Wararka hordhaca ah ayaa muujinaya inay weerarkaas ku lug leeyihiin ciidamo lala xidhiidhinayo kooxda RSF. Blinken ayaa sheegay tallaabadaasi inay tahay mid mas’uuliyad darro ku dheehan tahay. Blinken ayaa sheegay inay bedqabaan dhamaan shaqaalaha Maraykanka ahi. Taliyaha ciidanka RSF, Hemati ayaa sheegay in RSF ay qaateen xabbad joojinta si loo hubiyo marin ammaan ah oo ay isticmaalaan dadka rayidka ahi iyo in la daadgureeyo dadka dhaawaca ah. Hemati ayaa sheegay inay qorshaysan yihiin wadahadallo dheeraad ahi. Qaran News
-
Madaxweynaha #Turkey , Recep Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in uu diyaar u yahay in uu nabad iyo xasillooni ku soo dabbaalo #Sudan . “Waxaan la soconaa xalaadda Suudaan annagoo walaac ka muujinayna, waxa aan la hadli doonaa labada dhinac, waxa aan reer Suudaan ku boorriyaan in ay mustaqbalka dal kooda u tudhaan, khilaaf kastana dhinac iska dhigaan.” Dagaalka u dhaxeeya ciidamada Suudaan iyo kuwa RSF ee caasimadda Khartoum iyo nawaaxigeeda ayaa geleya maalintii shanaad. Tan iyo markaas, ugu yaraan 185 qof ayaa lagu dilay 1,800 oo kalena waa lagu dhaawacay iska horimaadyo hubeysan oo dhexmaray ciidamada iska soo horjeeda, sida ay sheegtay OHCHR, xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay. Qaran News
-
Maydh- (Qaran news)-Ganacsatadii Reer Sanaag Ee Boosaaso Wax kala Soo Dagijirtey Oo Uwareegtey Dakada Maydh : Doontii ugu horeeysay oo siday in ka badan 100 tan oo Cargo ah ayaa ku soo xidhatay dekedda Maydh (Maydh Jetty) ee gobolka Sanaag. Waxa la xaqiijiyey guud ahaan ganacsatadii gobolka Sanaag ee kala soo dagi jiray alaabaha kala duwan Dekada Bosaaso inay usoo wareegeen Dakadan madaama ay kala xidhan tahay wadada isku xidha Puntland iyo Somaliland . Waa il dhaqaale oo kale oo usoo kordhay Somaaliland iyo Guud ahaanba umada Gobolada bariga kuwaasi oo ay bishani uga curatey Dakada Maydh ee gobolka Sanaag. Waxa iyaguna dhexda kusoo jira ilaa 14 Doonyood oo kale oo sida shixnado ganacsi oo kala duwan kuwaasi oo todobaadkani soo socda iyo ka ka dambeeya kusoo xidhan doona Dekada Maydh ee Gobolka Sanaag. Rasmi Qaran News
-
Gabay Mahad iyo Salaad qudha muxuu kaaga heli waayey? Gabay: (Miisaanka Nolosha) Gabaygan waxa sameeyey anigoo ah Maxamuud Cabdilahi Rooble… Salaadii Subax ayaa taagnayd Masaajidka hortiisa ayaan kula kulmay Nin aan is waji garanayney.Salaan ka dib ayaan ku idhi Salaadii ayaa la galayaa… isagoo mashquul ah ayuu igu yidhi ” Meel ayaan ku cararayee gaadhiga ayaan ku dhex tukan doonaa”!! “Haye Salaama Calaykum” ayaan idhi. Inyar markaan kala tagnay ayaan eegay geed weyn oo Masaajidka ku horyaalay oo raxan shimniro ahi ka dul heesayaan Eebahooodna u mahad celinayaan. Waxaan is weydiiyey sababta shimbiruhu u heesayaan -waxaanan ogaaday inay ku faraxsan yihiin waaga soo gudoodan iyo maalinta cusub ee Ilaahay ku siyaadiyey noloshooda. Markaan Salaadii ka baxay ayaan dib ugu soo noqday geedkii shimbiruhu ka dul mashxaradayeen. Wali sidii ayey u heesayaan markaa waxaan is garab dhigay ninkii ordayey ee mashquulka noloshiisu ahayd ee xataa salaadii haleeli waayey iyo shimbiraha ilaa wakhtigii aan quud raadsan ee Ilaahooda u mashxaradaya una mahad celinaya … Wuxuu yidhi: Inkastuu rag wada miigani, miimka ka hingaadsho Hadaanu gabaygu miisaan lahayn, malaha iidaane Is maqiiq midhkii kula galay, maqalku diidaane Madmadow markay dhaafto ee,marinku soo gaabto Munkar iyo hadii laga baqo, meehaliyo dheesha Muran iyo is-moodsiina aan,lagu mashquulaynin Milgaheeda suugaan galbeed, baw macaan badane Hadala waa murti amase waa,Midaan haboonayne Mansabkiisu waa mudan yahayoo meel saraan dhigaye Markuu mayeyga dayreed curtuu, ciida wada maydho Manka soo carfaayiyo miskiga,moodka wada yaala Xareed Miisan meeshaad daydoo, moos kasoo jabayo Hadii Geed madheedhkii ka baxay, midigtu laacayso Nin walbaa macaankiisa saw muudso odhan maayo ? Ceelkaan malkada loogu dhicin, maaxan waa abide Maslaxaad ayaan uga socdaa ,waa macduun kaniye Aniguna hamsada maalintaan ,gabay la maagaayo Miyi iyo magaalaba dadkii, waw mulaaxsamaye Mufti iyo sidii culimo saw, loo martiyi maayo? Muxubana halkaad gaadho waad, mahadin doontaaye Bal miliilic oo dhuux murtida, doqoni waa mooge Mohashada aduun ee dadkii, meelkastaba geysay Iyo mawd sugaayaa ilayn, waaba kala maane Macno maleh aduunyadu naftaa, lagu mashquulaaye Mujuq iyo adoo qaawanoo, mudh iyo diirkaasa Mawlaha kusoo magan gashee, magacna kuu yeelay Mahad iyo salaad qudha muxuu, kaaga heli waayey? Miisaanka noloshaa jirtuu, kuu maldahayaaye Inta muruq jidhkaagiyo lafaha, midiba meel hayso Moxigiyo mijaha hoose iyo,muuqa idilkiisa Mixnad weeye maankiyo caqliga, kaa maroorsame e Adoon madax adaygayn hadaad, magan allee dhawrto Mar’uun saw qalbigu Eebahaa,uma muraaqoodo ? Miridhkii aad joogtaba xubnaha, haga masayrkaaga Moqorada intey nool yihiin, sida matoor xiima Maashaa Allee xididadaa, dhiigu mulacyeeyo mulkigaaga oo idil dadyahow, muhindiskii yeeshay Mahad iyo salaad qudha muxuu kaaga heli waayey ? Si’aan mirif xanuun kuu helaa, marino kaa raacin Ama dhiiga meermeerayaa,meel xun ugu daadan Maqaarkaaga sare oogaduu, kugu manaystaaye Mahad iyo salaad qudha muxuu, kaaga heli waayey ? Inta maal aduunyiyo hadii, dahab lasoo miiso Miyirkaaga oo qudha ayaan, lagu mataaleyne Mucjisada jidhkaagoo idili, waa mihniyo yaabe Mawlaha intaa wada khalqee, waliba maareeyi Mahad iyo salaad qudha muxuu, kaaga heli waayey ? Malaa’iigta Eebiyo nafluhu, waw musbaaxsadaye Mid yar iyo mid weyn mawlahay, mayna caasiyine Aadmigaa midii laga rabay, moran ka joogaaye Mahad iyo salaad qudha muxuu, kaaga heli waayey? Muunida salaadiyo ilaa, miiqa dhigo waagu Shimbiruhu macbuudkood mashxarad, wey u mariyaane Mana oga halkay manfac iyo,midho u doontaane Nafta lama masuugee adoon, maalin qudha waayin Mar’uun saw qalbigu Eebahaa, uma muraaqoodo? Milada iyo diinta hadaad, Maad ka dhiganaysid Ma ogtahay fircoonbaa hortaa, eeday magacaase Isaguba intuu Muuse waday,wuu ka maagsadaye Manhajkii Ilaah soo direy wuuska , maanacaye Mushmushaaxsi noloshaa yar iyo, marin habowgeeda Aduun wa marad jeceshay ood, muudso leedahaye Iyo maray macaan iyo qadhaadh, midina roonayne !! Marna maro yarbaa lagu ridaa, maydka aad tahaye !! Mahad iyo salaad qudha muxuu, kaaga heli waaye ? Maqribkii salaad loo kacoo, mu’adin eedaamay Waa maraad macaash raadisood, malo awaashaaye Ka mabsuudi mayside ilayn, waa mur iyo leefe Muslinimada aan haysaniyo, diintu waa magane Shanta milay nin weysada gabaa, malaha iimaane Kol haduu mugaaguba yahay, noloshan meeraysa Inaad muumino sheegataa, wayska meel madhane Mahad iyo salaad qudha muxuu, kaaga heli waayey Masalada dadkani moogyahaan, kuu dul marayaaaye Hadaan Milic ilays diiran lihi, madax salaaxaynin Dhirtu maba magoosheen midhana,lagama goosteene Markuu waagu soo muuqdo ee uu, midab guduud yeesho Meegaaris goortuu wakhtigu, kala maleegmaayo Mugdigii habeenimo ayuu, kaa malmalayaaye Midigtiisa saw Eebahay, laguma maashoodo MAHAD IYO SALAAD QUDHA MUXUU KAAGA HELI WAAYEY? Maxamuud Cabdilahi Rooble email: roobleamin@gmail.com Seattle USA Qaran News
-
Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Wafdiga wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey wasiir dowlaha arrimaha gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye, wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Gaboobe iyo mas’uuliyiin kale. Wafdiga oo uu qayb ka ahaa guddoomiye ku- xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa u amba-baxay degmada Baxdo, halkaas oo ay kula kulmayaan maamulka iyo bulshada degmada, si loogu dhiirri galiyo dagaalka ay kula jiraan Khawaarijta, looguna abaal mariyo guulihii waawaynaa ee ay ka gaareen ciribtirka Al-shabaab. PUNTLAND POST The post Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray Cadaado appeared first on Puntland Post.
-
PRESS RELEASE The Race for Critical Minerals: G7 Action Plan Eyes African Resources The ministers of the G7 advanced economies have put forward a five-point action plan aimed at strengthening energy security, and Africa’s critical minerals are set to play a significant role Access Multimedia Content JOHANNESBURG, South Africa, April 18, 2023/ — Ministers of the G7 group, with support from the International Energy Agency, have proposed a Five-Point Action Plan for Critical Minerals Security. It includes a medium and long-term demand-supply outlook, increased recycling and sharing of capabilities, innovation in resource-sharing, and preparation for supply disruptions. The plan also emphasizes the need for new mines and supply chains for critical minerals, presenting opportunities for African markets. African Minerals Shine Bright Amid Supply Concerns The G7 Action Plan presents a strategy for addressing supply chain challenges caused by the overreliance on a few producing countries. Currently, China and the Democratic Republic of the Congo (https://apo-opa.info/3MTRYrB) (DRC) are responsible for approximately 60% and 70% of the world’s cobalt supply, respectively; Latin America accounts for 40% of copper production; while Chile and Argentina produce 35% of the world’s lithium. This presents several challenges for consumers such as price fluctuations and supply bottlenecks, and with the pace of the global energy transition largely dependent on the supply of critical minerals, the plan aims to address supply chain challenges by capitalizing on promising, alternative critical minerals markets. “We reaffirm the growing importance of critical minerals for the clean energy transition and the need to prevent economic and security risks caused by vulnerable supply chains, monopolization and lack of diversification of existing suppliers of critical minerals,” the G7 Group said in a statement (https://apo-opa.info/3ooN6Rb). The plan will “boost the development of new mines and supply chains for critical minerals in a responsible manner that promoted transparency and traceability to meet the rising demand. We explore ways to cooperatively support the acquisition of critical minerals as competition for these scarce resources becomes more intense…” In this scenario, Africa has garnered significant attention, as the continent represents one of the biggest critical minerals play worldwide. In addition to the DRC, major producing producers such as Zimbabwe (https://apo-opa.info/3ohgCIh), Mali and South Africa, as well as emerging markets such as Namibia, Nigeria and others offer significant investment and mineral development opportunities. South Africa already accounts for 60% of the world’s manganese supply; 75% of platinum supply and 40% of palladium supply while Zimbabwe produced up to 15 metric tons of platinum alone in 2021 and Namibia produced 12% of the world’s uranium supply in 2020. Despite this progress, much of the continent’s critical minerals remain untapped. With the right investment, Africa stands to play a central role in stabilizing global supply chains and accelerating the energy transition. African Critical Minerals Summit Connects Consumers with Producers Hot on the heels of the G7 Action Plan, South Africa is set to host the first-ever African Critical Minerals Summit (https://apo-opa.info/41gMMCh) in Johannesburg on November 6-7. Hosted by the country’s Department of Mineral Resources and Energy, the conference will gather over 2,000 delegates from around the world, including delegations from the United States, the European Union, the United Kingdom, BRICS and G20 countries. As global stakeholders look towards the continent’s resources, the summit will connect key producers and users of the very mineral resources that underpin modern technologies, supply chains and energy production. While the G7 Action Plan lays the foundation for strengthened investment in Africa’s critical minerals markets, the African Critical Minerals Summit will be the place where deals can be signed that will help diversify global supply chains, thus preventing the very economic and security risks the G7 Group hopes to address. The conference is organized by African investment promotion and events producer Energy Capital & Power. Distributed by APO Group on behalf of Energy Capital & Power. SOURCE Energy Capital & Power Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii u horeysay shaacisay in hub ka dhigis ka sameyn doonto magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, marka lag gaaro waqtigeeda. Wasiiru-dowlaha Amniga Maxamed Cali Xagaa oo ka hadlay shir xasaasi ah oo Muqdisho ku yeesheen hay’addaha amaanka ayaa waxa uu ka sheegay in hub ka dhigista XAMAR ay ka horeyso dhaqan-gelinta amarkii dhawaan kasoo baxay madaxweynaha, kaasi oo caasimadda looga mamnuucay in lagu dhex wato hubka culus. “Waxaa ugu baaqaya madaxda kala duwan oo ay kamid yihiin saaxiibadeyda golaha wasiirada iyo xildhibaanada, inay u hogaansamaan sharcigan lagu xakameynayo hubka,” ayuu yiri Wasiiru-dowlaha Amniga Maxamed Cali Xagaa. “Lama gaadhin hub ka dhigis, waa la gaari doona hub ka dhigis laakiin wejiyo badan ayuu yeelan doona, laakiin wejiga koowaad ee aan mareyno waa in caasimaddeena si qoryaha waaweyn ee argagaxa leh ee cadowga lagula dagaalamo ee aysan muuqan cid lagu dilayo magaalada dhexdeeda, si ay magaaladu u muuqato magaaladu mid nabadeed ay guryahooda dhigtaan.” Wasiiru-dowlaha ayaa sidoo kale wuxuu ugu baaqay shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo cid kasta oo rabta inay hub haysato inay iska diiwaan-geliyaan wasaaradda amniga, si ay sifo sharci ah ugu haystaan hubka fudud ee loo ogol yahay. “Waxaa aad ugu mahad-celinaya mar labaad iyo mar saddexaad ciidanka dhalinyarada ee runtii iyaga oo tababar kasoo baxay oo aan degin howl deg deg markiiba loo geliyay, oo illaa hadda mirihii howsha lagu diirsaday oo shacabka Soomaaliyeed markhaati ka yihiin.” Wasiiru-dowlaha ayaa waxa uu shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Muqdisho ka dalbaday inay garab istaagan ciidanka oo ay la fududeeyan howl-gallada amni ee ay ka wadaan caasimadda dalka. “Waxaa halkaa ka bilaabmeysa hadalkii madaxweynaha uu sheegay ee Soomaali Heshiis ah, macnaheedu waxa weeyi in shacabka iyo dowladda heshiiyaan. Waxaa ku celinayna baaqii madaxweynaha ee ahaa in Garanwaaga la iska qabto,” ayuu yiri Wasiiru-dowlaha Amniga Maxamed Cali Xagaa. Hoos ka daawo muuqaalka The post Daawo: DF oo iftiimisay hub ka dhigis ay ka sameyn doonto Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Jubbaland waxa uu farayaa Hey’adaha Sharci Fuliyaasha in ay u hoggaansamaan shuruucda iyo xeerarka u degsan haynta la tuhunsanayaasha iyo baarista eedeysaneyaasha ku xiran goobaha sharcigu u asteeyey sida Saldhigyada, Rugaha iyo Xabsiyada, sida lagu shaaciyay qoraalka kasoo baxay xafiiska. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiisha hoggaaminaysa ciidamada ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin soconaysa muddo 24 saacadood ah, oo ka billaabmaysa caawa. Xabbad-joojinta ayaa timid kadib cadaadis uga yimid xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken oo ku saabsan joojinta dagaalka lagu hoobtay ee ka dhacay caasimadda dalka Sudan ee Khartoum iyo weliba rasaas lagu furay kolonyo diblomaasiyiin Maraykan ah. Colaadda u dhexeysa kooxaha hubaysan ee ku loolamaya dalka Sudan ayaa billaabmay afar maalmood ka hor, waxaana ku dhintay ugu yaraan 185 qof guud ahaan dalka. Xabbad-joojinta ayaa billaabanaysa 6-da Fiidnimo wakhtiga dalka Sudan, iyada oo aan laga sii kordhin doonin wakhtigaas lagu heshiiyey, sida uu u sheegay telefishanka al-Carabiya, General Shams El Din Kabbashi oo xubin ka ah golaha milateriga ee haya dalka Sudan. Subaxnimadii Talaadada, waxaa guud ahaan Khartoum ka dhacay rasaas ay wehlisay dhawaqa diyaarado dagaal iyo qaraxyo. Dadka deggan magaalooyinka deriska ah ee Omdurman iyo Bahri ayaa soo sheegay duqeymo xagga cirka ah oo ruxay dhismayaal iyo rasaas lidka diyaaradaha ah. Sidoo kale, Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaallo ay ka dhaceen galbeedka dalkaas. Blinken waxa uu la yeeshay wicitaano gooni gooni ah taliyeyaasha iska soo horjeeda – taliyaha ciidanka iyo madaxa ciidamada taageerada degdega ah (RSF) – kuwaas oo loolankooda awoodeed uu meesha ka saaray qorshe caalami ah oo uu taageeray oo loogu wareegayo xukun rayid kadib tobanaan sano oo madax-bannaani iyo xukun milatari. Blinken oo hadal ka jeediyey dalka Japan ayaa sheegay inuu khadka telefoonka kula hadlay taliyaha RSF General Mohamed Hamdan Dagalo iyo General Abdel Fattah al-Burhan, isaga oo ugu baaqaya xabbad-joojin soconaysa 24 saacadood, si loogu ogolaado qoysaska dalka Sudan inay la midoobaan ehelladooda ka maqan iyo in la gaadhsiiyo gargaar. Blinken ayaa sheegay in la weeraray kolonyo diblomaasiyadeed oo uu ka taagan yahay calanka dalka Maraykanku. Wararka hordhaca ah ayaa muujinaya inay weerarkaas ku lug leeyihiin ciidamo lala xidhiidhinayo kooxda RSF. Blinken ayaa sheegay tallaabadaasi inay tahay mid mas’uuliyad darro ku dheehan tahay. Blinken ayaa sheegay inay bedqabaan dhamaan shaqaalaha Maraykanka ahi. Taliyaha ciidanka RSF, Hemati ayaa sheegay in RSF ay qaateen xabbad joojinta si loo hubiyo marin ammaan ah oo ay isticmaalaan dadka rayidka ahi iyo in la daadgureeyo dadka dhaawaca ah. Hemati ayaa sheegay inay qorshaysan yihiin wadahadallo dheeraad ahi. REUTERS + VOA The post Jeneraalada ku loolamaya Sudan oo gaaray go’an uu Mareykanku gadaal ka riixayo appeared first on Caasimada Online.
-
Ururka 4aad Guutada 16aad kumaandooska Danab iyo ciidamada dib uxoreeynta deegaanada ayaa maanta howlgalo ka sameeyay tuulooyin hoos yimaado deegaanka budbud ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo dhowaan laga saaray dagaalamayaasha Al-shabaab. Goobaha maanta laga sameeyay ee hawlgalka waxaa ka mid ah tuulada xiintumaal iyo ceelal laga cabo biyaha kuwaas oo ku yaalay dhulka howdka ah oo hadda ay ku sugan yihiin ciidamada xooga dalka Soomaliyeed oo gaaray tuulooyinkaas. Taliyaha Ururka 4-aad ee Kumaandooska DANAB Laba xidigle Cabdullaahi Mustafa Cali “Madaale-qaran” oo hogaaminayay howlgalka, ayaa sheegay inay howlgallada ay sii wadi doonaan ayna diyaar u yihiin in ay gaaraan deegaanno cusub oo ka tirsan gobolka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
