-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
MADINAH: There have been several new sections added to the Prophet’s museum here, including publications, films and interactive displays, the Saudi Press Agency reported on Wednesday. Source: Hiiraan Online
-
Gulftainer, announced the arrival of a new container service at its Sharjah Container Terminal servicing Berbera in Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Tragedy happened as hundreds crowded into a school in the hope of receiving financial aid being given out by merchants. Source: Hiiraan Online
-
An Eldoret court has allowed detectives attached to the Anti-Terrorist Police Unit to hold seven Somali illegal immigrants for five days. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Qoysaska askarta ciidamada howl-galka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee lagu dilay Soomaaliya tan iyo 2007-dii ayaa la shaaciyay in 200 milyan oo doollar magdhow ahaan loo siin doono. Magdhowga lacageed ayaa lagu dallacay howl-galka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika, iyada oo in ka badan $175 milyan oo lacagtan kamid ah ayaa ku baxaysa magdhowga qoysaska askarta looga dilay dagaalka Soomaaliya. Halka $15 milyan oo kale la siinayo kuwa ku dhaawacmay ama ku naafoobay howl-galka lagu cirib-tirayo kooxda Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya. Sida ku cad heshiis is-afgarad ah oo ay kala saxiixdeen dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo Midowga Afrika, waxaa $50,000 la siin doonaa qoyska askari kasta oo howl-galka ku dhintay, halka dhaawacyada ama naafada lagu bixinayo qadar lacageed oo gaaraya $10,000. Madaxa Midowga Afrika ayaa dhawaan shaaciyay in ugu yaraan 3,500 oo askari oo ka kala socday dalalka Kenya, Uganda, Burundi iyo Itoobiya ay ku dhinteen gudaha Soomaaliya 16-kii sano ee la soo dhaafay. Askartan ayaa la dilay iyaga oo ku guda jira howl-galka nabadeed oo aan weli laga gaarin natiijooyinkii loogu tala-galay. Khasaaraha u badan ee ciidanka ATMIS (ex-AMISOM) soo gaaray ayaa la sheegay inuu ahaa waayihii ay ku cusbaayeen Soomaaliya ee howl-galku uu bilowga ahaa, iyada oo kiisaska qaar aan si saxan loo diiwaan-gelin oo suurta gal ay tahay inay jiraan askar la dilay oo aan diiwaanka lagu darin. Ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ayaa gudaha Soomaaliya in ka badan 16-sano kula dagaalamaya kooxda Al-Shabaab, waxaana howl-galkaan ka soo gaaray khasaare lixaad leh oo aan horay ugu dhicin ciidan dal kale loogu diray nabad ilaalin. Ciidanka ATMIS ayaa wuxuu khasaaraha ugu badan ka soo gaaray weerarro toos ah oo Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigyo ay ku lahaayeen deegaanada Leego, Ceel-cadde, Ceel-baraf iyo saldhigyo kale oo khasaare baaxad leh loogu geystay ciidankaan Soomaaliya uga howlgala magaca Midowga Afrika. The post Askar lagu dilay Soomaaliya oo la siinayo lacag magdhow oo malaayiin dollar ah appeared first on Caasimada Online.
-
Kumannaan qof ayaa ka qaxay caasimadda Sudan ee Khartoum, kaddib marki uu dagaalka u dhaxeeya millatariga iyo xooggaga hubeysani uu galay maalintiisii lixaad. Qaxa ayaa yimid, kaddib marki Talaadadi uu fashilmay iskuday heshiis xabbad-joojin ah oo ay labada dhinac isku afgarteen, kaddib afar maalin oo dagaal culus uu ka socday Khartoum iyo magaalooyinka mataanaha la ah. Dad ku nool xaafado kala duwan oo ka tirsan Khartoum iyo Omduman ayaa wakaaladda wararka ee AP u sheegay in ay arkeen, rag, dumar iyo carruur wata boorsooyin waaweyn oo ka baxaya magaalada. Dadka qaar ayaa maalayay cagahooda, halka kuwo kale ay wateen gaadiid. Dadkaan ayaa u qaxay magaalooyin kale ee dalka ee ka nabaddoon colaadda. PUNTLAND POST The post Kumanaan qof oo ka qaxay dagaalka caasinadda Sudan ee Khartoum appeared first on Puntland Post.
-
Khartoum (Caasimada Online) – Kumannaan qof ayaa Arbacadi maanta ka qaxay caasimadda Sudan ee Khartoum, kaddib marki uu dagaalka u dhaxeeya millatariga iyo xooggaga hubeysani uu galay maalintiisii shanaad. Qaxa ayaa yimid, kaddib marki Talaadadi uu fashilmay iskuday heshiis xabbad-joojin ah oo ay labada dhinac isku afgarteen, kaddib afar maalin oo dagaal culus uu ka socday Khartoum iyo magaalooyinka mataanaha la ah. Dad ku nool xaafado kala duwan oo ka tirsan Khartoum iyo Omduman ayaa wakaaladda wararka ee AP u sheegay in ay arkeen, rag, dumar iyo carruur wata boorsooyin waaweyn oo ka baxaya magaalada. Dadka qaar ayaa maalayay cagahooda, halka kuwo kale ay wateen gaadiid. Dadkaan ayaa u qaxay magaalooyin kale ee dalka ee ka nabaddoon colaadda. Dhanka kale, iskuday kale oo xabbad-joojin ayaa fashilmay caawa, walina waxaa caasimadda ka sii socda duqeymaha cirka iyo dagaalka tooska ah ee u dhaxeeya ciidanka millatariga iyo kooxda sida millatariga oo kale u tababaran ee loo soo gaabiyo RSF. Goor sii horeysa oo maanta ah, dhawaqa madaafiicda ayaa laga maqlayay bartamaha Khartoum agagaarka xarunta uu degganyahay hogaamiyaha millatariga General Abdel Fattah al-Burhan, inkastoo aysan kala caddeyn in wali uu halkaasi ku suganyahay. Dagaal culus ayaa la sheegay inuu sidoo kale ka dhacay xaafadda Jabra ee galbeedka Khartoum, halkaas oo ay ku yaallaan guryo uu leeyahay ninka hogaaminaya xoogaga millatariga kasoo horjeedda General Mohamed Hamdan Dagalo, oo lagu naaneeso . Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku warrantay in qoyskiisa ay ku noolyihiin xaafaddaasi, balse ma Jiro war si rasmi ah u xaqiijinaya. Warbaahinta Af-Carabiga ku hadasha ee AlJazeera ayaa sheegtay, in dagaalka ka socda Khartoum ay ilaa iyo hadda ku dhinteen ugu yaraan 270 ruux, halka dhaawacu marayo 2,600. VOA The post Xabad joojintii SUDAN oo fashilantay iyo barakac ka billowday KHARTOUM appeared first on Caasimada Online.
-
Wasiir Maalgashiga Somaliland Aamina Cilmi Fariid ayaa noqotey Xildhibaan cusub oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland . Waxa ay Buuxin doonta Booska Xildhibaan-nimo ee uu ka Geeriyoodey Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed Waxay ay noqon doontaa Xildhibaanka Kaliya ee Dumar ah ee ka mid noqda Golaha Wakiilada , hadii ay xilka Wasiir-nimo iska casisho oo loo dhaariyo Booskan ay dhaxalka ku heshay Qaran News
-
Police officers of the African Union’s peacekeeping mission in Somalia from Uganda, Kenya, Sierra Leone, Nigeria, Ghana and Zambia gather at a base in Mogadishu on September 17, 2019. PHOTO | TINA SMOLE | AFP Summary AU Commission for Somalia revealed the massive human losses suffered by East African troops in Somalia. In February, it emerged that soldiers who had served in the 2018 to 2022 missions had not been fully paid. AU’s financials for 2021 show amount paid to troop-contributing countries almost tripled from $37.59 million to $100.8 million About $200 million could have been paid out in compensation to families of African Union (AU) peacekeepers killed or injured in Somalia since 2007, in what has been billed as the world’s deadliest peacekeeping mission. More than $175 million of this has gone to compensate the families of soldiers killed on the battlefront, and a further $15 million to those injured or maimed in mission to rout Somalia-based militant group al Shabaab. The AU has also disclosed that at least 3,500 troops from Kenya, Uganda, Burundi and Ethiopia have died in Somalia over the past 16 years in a bloody peace mission that has yet to achieve its intended results. Uganda was the first country to put boots on the ground in 2007 with the African Union Mission in Somalia (Amisom), which mutated into the African Union Transitional Mission in Somalia (Atmis) in April 2022. The Easten African Qaran News
-
PRESS RELEASE Artificial Intelligence (AI) scams using voice cloning are the new frontier for fraudsters targeting consumers According to the Southern African Fraud Prevention Service (SAFPS), impersonation attacks increased by 264% for the first five months of the year compared to 2021 Access Multimedia Content JOHANNESBURG, South Africa, April 18, 2023/ — Imagine receiving a call, email or SMS from the authorities urgently requesting payment. The details of the request are clear, professional and include personal information unique to you, so there is no reason to doubt it. This scam is fairly common and the majority of consumers are on the lookout for it. Now imagine receiving a call from a loved one and hearing their unmistakable voice on the other end of the line saying that they need money or your account information right away. This may sound like a fraud lifted straight out of science fiction, but – with the exponential development of AI tools – it is a growing reality. Impersonation attacks are on the rise According to the Southern African Fraud Prevention Service (SAFPS), impersonation attacks increased by 264% for the first five months of the year compared to 2021. Just last week, South Africans heard of Dr Mmereka Patience Martha Ntshani seeking legal counsel over potential identity theft by Dr Nandipha Magudumana in the notorious Facebook rapist allegations. Gur Geva, founder and CEO of iiDENTIFii (www.iiDENTIFii.com), says, “The technology required to impersonate an individual has become cheaper, easier to use and more accessible. This means that it is simpler than ever before for a criminal to assume one aspect of a person’s identity.” The growing threat of voiceprint attacks Last week in the United States, the Federal Trade Commission issued an alert urging consumers to be vigilant for calls in which scammers sound exactly like their loved ones. All a criminal needs is a short audio clip of a family member’s voice – often scraped from social media – and a voice cloning program to stage an attack. The potential of this technology is vast. Microsoft, for example, has recently piloted an AI tool that, with a short sample of a person’s voice, can generate audio in a wide range of different languages. While this has not been released for public use, it does illustrate how voice can be manipulated as a medium. Exposing fault lines in voice biometrics “Historically voice has been seen as an intimate and infallible part of a person’s identity. For that reason, many businesses and financial institutions used it as a part of their identity verification toolbox,” says Geva. Audio recognition technology has been an attractive security solution for financial services companies across the globe, with voice-based accounting enabling customers to deliver account instructions via voice command. Voice biometrics offers real-time authentication, which replaces the need for security questions or even PINs. Barclays, for example, integrated Siri to facilitate mobile banking payments without the need to open or log into the banking app. Visa partnered with Abu Dhabi Islamic Bank to introduce a biometric voice and voice-based authentication platform for e-commerce which uses biometric sensors built into a standard smartphone. “As voice-cloning becomes a viable threat, financial institutions need to be aware of the possibility of widespread fraud in voice-based interfaces. For example, a scammer could clone a consumer’s voice and transact on their behalf,” says Geva. The rise of voice-cloning illustrates the importance of sophisticated and multi-layered biometric authentication processes. Geva adds, “Our experience, research and global insight at iiDENTIFii has led us to create a remote biometric digital verification technology that can authenticate a person in under 30 seconds, but more importantly it triangulates the person’s identity, with their verified documentation and their liveness.” iiDENTIFii uses biometrics with liveness detection, protecting against impersonation anddeep fake attacks. “Even voice recognition with motion requirements are no longer enough to ensure that you are dealing with a real person. Without high security liveness detection, synthetic fraudsters can use voice cloning, along with photos or videos to spoof the authentication process.” Geva concludes, “While identity theft is growing in scale and sophistication, the tools we have at our disposal to prevent fraud are intelligent, scalable and up to the challenge.” Distributed by APO Group on behalf of iiDENTIFii. About iiDENTIFii: iiDENTIFii is a world-leading remote biometric digital authentication and automated onboarding technology platform. It fulfils the needs of customer-focused organisations that are required to authenticate and onboard customers. Using a frictionless and non-invasive automated proven process that meets customer intelligence and risk and compliance goals, iiDENTIFii ticks all the boxes from a governance and legislative perspective. www.iiDENTIFii.com SOURCE iiDENTIFii Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay howl-galada kala duwan ee caasimadda ka fuliyeen ciidamada Booliska, gaar ahaan 24-kii saac u dambeeyay. Taliska Booliska ayaa shaaciyay in howl-galadii u dambeeyay lagu soo qab-qabtay burcad hubaysan oo magaca ciidamada qalabka sida dhac ku gaysanayay iyo maandooriye tiro badan. Howl-galka lagu qabtay burcadka iyo maandooriyaha ayaa waxa uu si gaar ah ugu dhacay qeybta bari ee gobolka Banaadir, iyada oo Booliska uu gacanta kusoo dhigay raggii ka ganacsanayay waxyaabaha maandooriyaha. Burcadka hubeysan ee dhaca ka geysan jirtay gudaha magaalada ee gacanta kusoo dhigeen ciidamada booliska, ayaa sidoo kale waxaa lagu soo qabtay Mooto Bajaaj, ay u adeegsan jireen howlahooda burcadnimo. Taliska ayaa waxa uu sheegay in burcadda iyo kuwa lagu soo qabtay maandooriyaha la horgeyn doono cadaaladda, islamarkaana sharciga la waafajin doono. Ciidanka dowladda ayaa bilihii lasoo dhaafay waxay howl-gallo lagu baacsanayo burcadda, ciyaal-weerada iyo kooxaha gacan saarka la leh kooxda Al-Shabaab ka wadeen degmooyinka xiga daafaha gobolka Banaadir, iyada oo dadweynaha halkaasi ku dhaqan ay si weyn usoo dhoweeyeen. Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa haatan soo hagaagaya, kadib qorshaha cusub ee ay la timid dowladda federaalka, iyada oo inta badan amniga caasimadda lagu wareejiyay ciidamo Boolis Milataaro ah oo lagu soo tababaray dalka Uganda, kuwaas oo howl-gallo ka bilaabay degmooyinka gobolka Banaadir. The post Booliska Muqdisho oo soo bandhigay natiijada howlgalada 24-kii saac ee u dambeeyay appeared first on Caasimada Online.
-
DP World has kicked off the development of a new edible oil terminal at the Port of Berbera in Somaliland. It has already agreed to a long-term lease for the facility. The edible oil terminal will be the latest addition to Berbera’s growing trade ecosystem, following the recent opening of the Berbera Economic Zone (BEZ), 15 kilometers from the port along the Berbera to Wajaale road (Berbera Corridor) that connects to Addis Ababa in Ethiopia. DP World said it plans to transform Berbera, which sits alongside one of the world’s busiest sea routes, into an integrated maritime, logistics and industrial trade hub to serve the Horn of Africa, a region with a population of more than 140 million people. The terminal will initially have a storage capacity of 18,000 tonnes, which will be expanded as demand grows. It will be able to service vessels with a draft of up to 16 meters, allowing Berbera Port to handle bulk imports of edible oil for the first time. The ability to import oil in bulk and package it locally will make edible oil more affordable for people in the region and create jobs locally. The initial phase of the terminal is already fully leased on a long-term basis to Mzahim Investment LLC, a subsidiary of Essa Al Ghurair Investments (EGI) of the United Arab Emirates. Mzahim Investment will also develop a local packaging plant in Berbera to supply existing customers in Somaliland and the wider Horn of Africa, which could employ up to 100 people. Suhail Albanna, CEO and Managing Director of DP World Middle East and Africa, said, “Our development of the edible oil terminal is a game changer for the region and is another example of how we are reducing the cost to trade by finding solutions that meet the needs of our customers, while having a positive impact on local communities in terms of job creation and easier access to goods. As part of the Berbera port and economic zone ecosystem, this facility is the type of integrated port infrastructure that attracts international investors such as EGI looking to get closer to their customers.” Essa Abdulla Al Ghurair, Chairman of Essa Al Ghurair Investments, said, “As a UAE-based family business, we have traded with the region for nearly 40 years. Having a facility in Berbera will continue to strengthen our business ties with the region. The presence of DP World played a significant role towards encouraging businesses like ours to invest in the region. The Berbera edible oil facility will allow us to manufacture locally, ensuring essential commodities such as edible oil are affordable and freshly available to the locals. Through manufacturing, we can play a role in creating employment and nurturing talent, especially in the skilled and semi-skilled workforce.” Maritime professional Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka Qur’aanka Kariimka ee Bisha Ramadaan ayaa abaal marinno guddoonsiiyey dhalinyaradii kaalimaha hore ka galay tartanka Qur’aan akhriska ee la qabtay sannadkan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in tartankan Qur’aanka Kariimka wiilasha iyo gabdhaha ka qeyb-galay, culimada hoggaamisay iyo dowladda soo qaban qaabisay ay ka tarjumeyso sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu dheggan yihiin diintooda suubban, ugana shaqeynayaan barashadeeda iyo ku dhaqankeeda. Madaxweynaha ayaa abaal marin dhan 20,000 oo doolar guddoonsiiyey Cabdifataax Axmed Maxamed oo kaalinta koowaad ka galay sannadkaan tartanka Qur’aanka Kariimka ee dowladdu u qabatay xaafidiinta Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey munaasabadii lagu soo xiray tartankaan ayaa sheegay in dowladnimada Soomaaliya ay aas-aas u tahay ilaalinta diinta iyo ku dhaqanka shareecadda Islaamka. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa abaal marinno kale guddoonsiiyey xaafidiinta kala ah; Saabiriin Xasan Maxamed, Cabdulqaadir Yuusuf Maxamed, Xuseen Maxamed Cabdulle iyo Maxamed Ibraahim Maxamed oo galay kaalimaha hore ee tartanka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku bogaadiyey waalidiinta iyo macallimiinta barbaariyey halyeeyadan ku guuleysatay tartanka Qur’aanka Kariimka ah, wuxuuna Alle uga baryey in uu ku anfaco, fahamkooda barakeeyo, kana yeelo kuwii dalkooda ugu adeega aqoontooda diinta suuban ee Islaamka. Tartankaan oo ay soo qabanqaabisay dowladda Soomaaliya ayaa maalmahaan ka socday magaalada Muqdisho, waxaana soo xiray madaxweyne Xasan Sheekh. Hoos ka daawo khudbadii madaxweynaha The post Daawo: Madaxweyne Xasan oo lacag badan ku abaal-mariyey 5 dhalinyaro ah appeared first on Caasimada Online.
-
Galcad (Caasimada Online) – Dagaal aad u culus ayaa galabta ka dhacay degaanka Budbud ee gobolka Galgaduud, kadib markii ay weerar ku bilowday qaraxyo is-miidaamin ah ay ku soo qaaday kooxda Al-Shabaab. Markii dagaalku bilowday waxaa hawada ka baxday isgaariisnta Budbud iyo deegaanada u dhow, dagaalkii soo bilowday galabta Casirkii ayaa soo gaaray Afurkii, waxaana dhacay dagaal labada dhinacba uu khasaare culus ka soo gaaray. Weli lama helin xogta rasmiga ah ee khasaaraha ka dhashay dagaalkaas, balse waxaa la xaqiijiyey in ciidanka dowladda ay caawa ku sugan yihiin deegaankii lagu dagaalamay ee Budbud. Qoraal kooban oo lagu baahiyey warbaahinta dowladda ayaa lagu yiri “Ciidanka xoogga dalka iyo geesiyaasha dib u xoreynta deegaanka ayaa jab culus Khawaarijta ku gaarsiiyey deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud oo galabta ay isku dayeen inay weerar arbushaad ah ku soo qaadaan.” “Ciidanka Qaranka ayaa ku ku raad jooga firxadkii Khawaarijta, waxaana soo bandhigi doonaa xogta rasmiga ah ee jabkii galabta la gaarsiiyey Khawaarijta.” Sida ay saraakiil ku sugan furimaha u xaqiijiyeen Caasimada Online, Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo wata ciidan xoog leh ayaa galabta ku biiray dagaalka, waxaana u suurta gashay inay ka adkaadaan Shabaab-kii weerarka ku soo qaaday Budbud. Ciidan dhan laba guuto oo oo isugu jira militeriga dowladda iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa ku sugnaa deegaankaas markii ay Al-Shabaab soo weerareen maanta, waxaana saraakiisha hoggaamineysa ciidanka maanta la weeraray ka mid ah Korneyl Saney Cabdulle. In kastoo labada dhinac aysan weli shaacin wax khasaare ah dagaalkuna uu soo gaaray caawa maqribkii, hadana xogaha hoose ee Caasimada Online ay heleyso waxay sheegayaan inuu jiro khasaare baaxad leh, maadaama aan dagaalka waxba la isku reeban oo labada ciidan ee Shabaab iyo dowladda ay is dhex galeen aadna isku laayeen. Wixii ka soo kordha khasaaraha dagaalkaas kala soco Caasimada Online The post Budbud: Xogtii u dambeysay taliyaha xoogga oo ku biiray dagaal la isku riiqmay appeared first on Caasimada Online.
-
Taliska Qeybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir ayaa howlgal ay sameeyeen 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay ku soo qabteen burcad hubeysan oo magaca Ciidamada qalabka sida dhac ku geysanayay. Howlgalka oo si gaar ah ugu dhacay qeybta bari ee gobolka Banaadir ayaa waxaa sidoo kale lagu soo qabtay maandooriye kala duwan iyo raggii ka ganacsanayay. Saraakiisha howlagalka hoggaamineysa ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in burcadda iyo kuwa lagu soo qabtay maandooriyaha la hor geyn doono caddaaladda sharcigana la waafajin doono. Ciidanka Qaranka ayaa bilihii lasoo dhaafay waxay howlgallo lagu baacsanayo burcadda, Ciyaal weerada iyo kooxaha gacan saarka la leh Khawaarijta ka wadeen degmooyinka xiga daafaha gobolka Banaadir, iyadoo dad weynaha halkaasi ku dhaqan ay si weyn usoo dhoweeyeen. Goobjoog News Source: goobjoog.com
