Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Salaamu Calaykum. Xukuumadda ayaanu mucaarad ku nahay e, horumarka iyo Qarannimada mucaarad kuma nihin! Waxaan ku faraxsanahay in ceelka shidaalka ee Xoodeed soo gaadhay wakhti la hadal hayo in qodis la bilaabo, igumana cusba oo muddo dheer oo ku siman ilaa xilligii aan xukumaddii Madaxweyne Siilaanyo ka midka ahaa way socotay hawshaasi. Aniga iyo Xisbigayguba waannu taageersannahay in dalka shidaal loo soo saaro, cid kasta oo caqabad ku waddana ka aqbali maynno. In dalkani horumar gaadho oo dadkiisu fakhriga ka baxaana waa himiliadii siyaasaddaba ii geysay, waa wixii dalku naga sugayay, waa wixii dadkaygu u aayi lahaa. Xukuumadda ayaannu mucaarad ku nahay ee horumarka iyo qaranimada mucaarad ku nihin! Dawlad iyo shicibba waxaan leeyahay: waar shidaalku waa hawl badanyahay oo in dhib iyo carqalad ugu filan in Somaliland shidaal laga soo saaraa waa ina sugaysaa, oo haddii ay tahay gobolka iyo hadii ay tahay dunidaba in badan ayaan raalli ka ahayn in khayraadkeenna la soo saaro, shidaalkuna wakhti dheer ayuu qaataa, weli ma dhawa ee waa haasaasihii ugu horreeyay yaynaan iskaga qaylin. Yaynaan belo u yeedhan, waxay Soomaalidii miyigu ku maahmaahi jirtay “Barawaxinta badani bahalo soo raac bay leedahay” oo looga jeeday: haddii reerku degganyahay kayn cidlo ah oo uu Yuur Yuur Yuurta badiyo bahalaha ayaa soo raaca. Qolada xukuumadda waxaan leeyahay: shicibku dhib ma wado e bal farsama-xumadiinnu yaanay ceelka galaafan, mudanka, odayada deegaanka iyo xildhibaannaduba xaq bay u leeyihiin in wax laga waydiiyo iyo in lala socodsiiyo waxa socda ama meesha wax marayaan. waxa qoray guddoomiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan Source
  2. Hopkins High School, Fatuma Ali isn’t just your “typical” English teacher. Ali, who is of Somali descent, is one of the 11 finalists for Education Minnesota’s Teacher of the Year award. Source: Hiiraan Online
  3. Zacharia Mohamed is one of many Upstate Medical students who will cross the stage at the SRC Arena Sunday, May 7. Source: Hiiraan Online
  4. Mogadishu (HOL) - Pte Wilson Sabiti, a Ugandan soldier who had previously served in the African Union Special Mission (AMISOM) in Somalia, shot and killed Charles Okello Engola, Uganda's Minister of State for Labour and Industrial Relations, on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  5. Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu soo waramayaa in qiimaynayo sii deynta Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley), oo ahaa Madaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Cabdi Iley ayaa xabsiga ku jiray afartii sano ee ugu dambeysay. Hadda waxaa laga sugayaa dacwad ka dhan ah maxkamadda sare ee federaalka Itoobiya, waxaana loo heystaa in uu geystay dhimashada tobanaan qof oo rayid ah, intii uu xukunka hayay. Waxaa laga yaabaa in eedeymaha lagu soo oogay la laalo, taasoo u banmaynaysa dariiqa lagu sii dayn karo. Horay ayuu Ra’iisul Wasaare Abiy uga codsaday in cafis loo fidiyo. Sii daynta Iley ayaa ku soo beegantay iyadoo dabayaaqadii bishii April ee sanadkan uu magaalada Addis Ababa kula kulmay madaxweynaha Jubaland. Sida ay wararku sheegayaan, labadoodu waxay gaareen heshiis mabda’ ahaan. Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay Iley inuu isku dayay inuu hoggaamiyo jabhad hubeysan oo ka dhan ah dowladda dhexe bishii Abriil 2018, taasoo keentay inuu xilka iska casilo kaddibna xabsiga la dhigo. Intii uu xukunka hayay Iley waxaa uu waxuu ku maamuli jiray gacan bir ah, isaga oo inta badan ka faa’iidaysan jiray ciidamada Liyuu Booliska, oo ah ciidan ka tirsan ciidanka xoogga dalka Itoobiya oo la aas aasay 2008-dii iyaga oo hoggaaminayay nabad-galyada deegaanka. Ciidankan ayaa eedaymo badan oo ka dhan ah xuquuqul insaanka gobolka kala kulmay ururada sida Human Rights Watch. Madaxweynaha deegaanka Soomaalida ee hadda talada haya Mustafa Maxamed Cumar ayaa ah nin ay isku dhow yihiin Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, balse muddo dheer ayay isku hayeen arrinta Cabdi Iley. Source
  6. Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan oo furay Kal-fadhiga 81-aad ee golaha ayaa xildhibaanada u jeediyay khudbad ku saabsan xaaladda dalku marayo, waxaanu soo qaatay xaaladda dagaal ee Laascaanood, waxaanu cadeeyay in xukuumadda iyo golayaasha qaranku ay diyaar u yihiin wada hadal nabadeed oo lagu xalinayo xaaladda Laascaanood balse waxa uu gudoomiyuhu sheegay in Garaadada gobolka Sool ay diideen wax wada hadal nabadeed ah oo arrinta Laascaanood lagala galo. Waxa uu mudanayaasha gudoomiyuhu u soo jeediyay in aan laga daalin ee kaga dalbado garaadada in ay ogolaadaan wada hadal nabadeed. Sidoo kale gudoomiyaha golaha guurtidda Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay waxada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya oo uu sheegay in Madaxweynaha Somaliland uu guddi u magacaabay, waxa uu gudoomiye Saleebaan sheegay in mar walba ay ka socon waayaan wada hadaladu dhinaca Soomaaliya oo ay iyagu ka baxaan, waxaanu soo jeediyay in marka hore la fuliyo wixii hore loogu heshiiyay si loo helo wada hadal midha dhal ah. Ugu danbayn guddoomiyaha golaha guurtidda Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay madax dhaqameed ka socday dalka Somaliya oo dhawaan la kulmay shir-guddoonka guurtida kuwaasi oo u socday xalinta xaaladda dagaal ee Laascaanood waxaanu sheegay inay maanta ka sugayaan go,aan Garaadada Laascaanood kaasi oo ah inay wada hadal nabadeed la furayaan dawlada Somaliland iyo in kale, waxaanu ILLAAHEY ka rayeeyay in go,aan wanaagsan ILLAAHEY waafijiyo Garaadada. Waxa uu sheegay in maalinta bari ah uu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ujeedin doono Khudbada Dastuuriga labada gole, waxaanu ku adkeeyay xildhibaanada in ay goor hore yimaadaan, haddii Alle idmo Source
  7. Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley xubno ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo uu hor kacayo Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Rayidka ee Soomaaliya Mudane Cismaan Muxyadiin Macallin (Shaatax), Duniyo Maxamed Cali iyo Maxamuud Sheekh Maxamed Rooble Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa Mas,uuliyinta ka socotey Ururrada Bulshada Rayidka warbixin dheer oo dhinacyo badan taabaneysey ka siiyey hannaankii iyo habraacyadii daah furnaanta ku dheehneyd ee loo marey tartansiinta shirkadaha Soomaaliyeed ee ku tartamey adeega xajka ee sanadkan 1444/2023 oo ay ku jiraan shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgala Soomaaliya. Xubnahaan ka socday Bulshada Rayidka ah iyo wasiirka ayaa sidoo kale, waxey kulankooda ay uga wada hadleen xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa Wasaaradda iyo Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, iyadoo la dardar gelinayo barnaamijka wacyigelinta bulshada ee ku aadan la dagaallanka fikirka xagjirka ah, lana kaashanayo Culimaa’uudiinka Soomaaliyeed. Source: goobjoog.com
  8. Maxkamadda ciidanka milatariga Somaliland darajadeeda koowaad ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Dable Axmed Cabdi Cabdillaahi oo Arbacadii toddobaadkii hore magaalada Lawyocaddo ku dilay Taliye Khadar Maxamed Caynaanshe oo ay ka wada tirsanaayeen ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland. Source
  9. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga, howlgalada Al-shabaab looga xoreeynayo deegaanada Hirshabeelle, gaar ahaan kuwa dhaca Jiinka Wabiga Shabeelle ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Shiraka ayaa waxaa sidoo kale lagu gorfeeyay maareynta fatahaadaha Wabiga Shabeelle, Warbixin Barnaamijka xasilinta iyo heerarka ay marayaan, Barnaamijka kasoo kabashada xasaradaha (SCRP), iyo Qorshe-yaasha Caafimaadka ee Hirshabeelle gaar ahaan Cusbitaalka Jowhar. Wasiirka Amniga Gudaha ayaa Golaha uga warbixyay amniga guud ee Hirshabeelle, Guulaha laga gaaray howlgalada Al-shabaab iyo diyaar garowga loogu joro wajiga 2aad ee Howlagalada lagusaarayo kooxda inta kaga sugan deegaannada maamulka Hirshabeelle. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ayaa Golaha Wasiirada la wadaagay halka uu marayo Barnaamij-ka xasilinta oo laga fulinayo deegaanada la xoreeyay si bulshada u hesho adeegyada muhiimka ah ee Dowladda iyo dadku ugu baahi qabaan. Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan shaqaaleysiinta Macalimiin isagoo xusay inay gabo-gabo marayso Imtixaanaadka lagu qaadanayo 400 boqol oo macalimiin ah, kuwaas oo ka shaqeyn doona deegaannada Hirshabeelle. Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Golaha la wadaagay xaalada Isbitaalka guud ee Jowhar. Madaxweynaha ayaa u Mahadceliyay Golaha isagoo faray inay dardargaliyaan shaqooyinka adag ee horyaala. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  10. Had iyo jeer waxaa dhacda marka uu ninka mas’uulka ahi mashquulo ama kursiga uu ku fadhiyo mid ka sareeyaa uu u muuqdo waxaa ka faa’iidaysta dadkii uu xilalka uu u magacaabay ceebtu-na isaga ayay ku soo noqotaa Tusaale ahaan waxaa jirta waddo biyo mareen ah oo 15 meter ah oo dhinaca bari ka marta degmada axmed macallin haruun waana goobta ay biyaha buuraha macallin haaruun ka soo rogmadaa laagta kaga daraan maamulkii hore ee dawlada hoose ee hargeysa laba jeer ayay ka dumiyeen dhismayaal laga bineeyay goobtaas Labada jeer mar ka mid ahi waxay ahayd 04/04/2017-kii dhismahaas waxaa dumiyay ragii fulinayay-na xabsiga dhigay xog-hayihii fulinta dawlada hoose ee hargeysa ee xilligaas mawliid (qaro) goob-ta dhismahaa laga fulinayay-na waa halka biyaha ka soo rogmada buuraha macallin haruun ay kaga daraan laagta jihada waqooyi ama qiblada ka marta masjidka tabliiqiga ama kulanka islaamka Marka labaad-na waxay ahayd 17/09/2019-kii waxaana dhismahaa dumiyay xog-hayihii fulinta dawlada hoose ee hargeysa ee xilligaas axamed yoonis ( juxa ) waxaanu xog-hayuhu isla maalintaa shaqo ka joojin ku sameeyay gudoomiyihii hore ee demada axmed macallin haaruun maxamed geel-jire oo isagu ahaa masuulkii dhismaha u fasaxay biyo-mareenka 15-ka meter ah waxaana xusid mudan xog-hayihii hare ee axmed yoonis ( juxa) uu maanta ka tirsan-yahay golaha deegaanka ee hargeysa ee hadda fadhiya Hadaba mudane maayir waxaan kuu sheegayaa in gudoomiyaha degmada axmed macalin haaruun ee hadda xilka haya uu rabo qorshe hor-leh oo waddadii biyo mareenka ahayd ee 15-ka meter ahayd ee ay maamulkii hore labada jeer dhismaha ka dumiyeen dib loogu dhisayo Si uu gudoomiyaha degmadu dhismahaa u fuliyana tallaabadii koowaad ee uu qaaday waxay ahayd in uu diiday in uu wadada baneeyo si ay biyuhu laagta ugaga dhacaan halkii loogu talo galay markii aan muddo dhawr bilood ah anigu aan ku soo noq-noqday ee uu waxba ka qaban waayay xilligii roobka-na la gaadhay Waxaan go’aansaday in aan kuu Imaado maalinta aad dad-waynaha la kulanto waxaan imid dawlada hoose ee hargeysa 22/02/2023-kii iyada oo ay goobta fadhiyaan dhaamaan gudoomiyayaasha degmooyinka iyo dad-wayne tiro badan maalintaas waxaan la kulmay xog-hayaga fulinta dawlada hoose ee hargeysa mr siciid waxaanan u dhiibay fayl wadadaas biyo mareenka ah ka hadlaya iyo qoraal uu biyo maeerkaa 15-ka meter ah ka qoray agaasimaha dhulka ee hadda jooga mr mursal goobtana fadhiyay iyo agaasimihii dhulka ee ka horeeyay c/salaan gacan-jilib waxaanu xog-hayuhu ii sheegay in hawshaa la dhamaynayo Halkaa markii ay maraysay 17/03/2023-ka waxaa da’ay roob wayn gudoomiyaha macallin haaruun maalintaas wuxuu fuliyay qorshihii uu mudada sugayay oo ahaa in ololihii biyo banaynta uu dhax raaciyo oo uu dalbaday laba cagaf iyo gireedhar ay dawlada hoose ee hargeysa leedahay isagoo iska indho tiray wadadii uu banayn lahaa Waxaanu gudoomiyuhu hawl-galkii ku fuliyay dhul uu sharcigiisu dhamays-tiran yahay oo aan waddo ahayn xataa foomkii jeexis-tu ku xidhan-yahay dawlada hoose-na ay ka qaadato dhulkaas cashuurta ku waajibtay oo waliba uu ogyahay oo aan tusay faylka oo dhamays-tiran oo aan doonaayay hadda in aan dhiso iyada oo ujeedada uu ka leeyahay ay tahay in biyo-mareenkii 15-ka meter ahaa uu biyaha ka duwo si uu biyo mareenkaasi uu dhisme hir-gala u noqdo Hadaba mudane meyar waxaan kaa codsanayaa saddex-da qodob ee kala ah In sida ugu dhakhsaha badan biyuhu halka ay leeyihiin oo ah wadadaa 15-ka meter ah in loo furo In khasaaraha badheedhka ah ee uu gudoomiyaha degmada axmed macallin haruun oo magaciisa la yidhaahdo c/raxmaan uu u gaystay dhulkayga ay dawlada hoose ee hargeysa dib u hagaajiso maadaama astaanta ama loogada uu sitay iyo qalabka uu wax-yeelada ku gays-tayba ay ahaayeen kuwii dawlada hoose ee hargeysa Waxaad ka taxadir-taa in mas’uulka ugu sareeya degmadu aanu u gacan-galin kooxdan isku xidhan ee caadays-tay in ay dhismayaal ka fushadaan wadooyinka iyo biyo mareenada iyaga oo mar walba xooga saaraya in gudoomiyaha degmada macallin haaruun loo soo magacaabo ay ka dhigtaan tuul iyagu ay ku shaqaystaan waxaana xusid mudan in aan xaafada meel kale lagaga soo duulin ee raga hawshan wadaa ay yihiin raga ay dawlada hoose kala hadasho danaha degmada iyo horu-markeeda waxaan xasuustay maah-maahdii soomaaliyeed ee ahayd ( gudin-yahay imaad goyseen haddaan badhkay kugu jirin ) Allaa mahad leh Cabdirisaaq suudi nuur Tel. 063-4425243 Hargeysa/somaliland Source
  11. Somali families claim Tower Hamlets has left them in unsafe conditions, and accuse council of racism and corruption Source: Hiiraan Online
  12. Hargeisa (HOL) - Two young men died while swimming at Berbera beach on Saturday. Somaliland Navy Forces managed to recover one body while the search for the other was still active. Source: Hiiraan Online
  13. A man accused of starting fires at two Minneapolis mosques also allegedly vandalized Omar's Minnesota congressional office and sent harassing emails. Source: Hiiraan Online
  14. Nin hubeysan ayaa toogasho ku dilay siddeed qof waqooyiga magaalada Dallas ee gobolka Texas ee dalka Mareykanka, kuwaas oo ka dukaameysanayay suuq ganacsi oo ku yaalla halkaasi. Ciidamada gurmadka deg deg ah oo goobta gaaray ayaa sheegay in boqolaal kale laga daad gureeyay suuqa, kadib markii uu dhacay falka toogashada ah uu geystay nin ku hubeysan qori. Booliiska ayaa sheegay in ay toogteen ninkii hubaysnaa ayna rumeysan yihiin in uu kaligiis falka geystay, kaas oo lagu dilay Sideed qof, xilli ay ku jireen dukaamaysi suuqa weyn ee magaalada Allen. Dalka Mareykkanka ayaa marar badan waxaa ka dhaca Toogashooyinka nuucaan oo kale ah, waxaana inta badan loo aaneeyaa in Hubka uu yahay mid ku jira gacanta dadweynaha iyo qolyaha Gaangiska ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  15. In a phone interview with The New Mexican, Hammer talked about the U.S. connection with Eastern Africa and strides the Biden administration has made to forge stronger partnerships with the region. Source: Hiiraan Online
  16. Mogadishu (HOL) - President Hassan Sheikh Mohamud met with Ambassador Dafallah Al-Haji Ali, the envoy of Sudan's Supreme Council, in Mogadishu on Saturday. Source: Hiiraan Online
  17. Mogadishu (HOL) - The Attorney General's Office in Somalia has charged 36 foreign individuals at the Banadir Regional Court for illegal fishing in Somali waters. Source: Hiiraan Online
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay Ergey ka socday Golaha Sare ee dalka Sudan, Danjire Dafcallah Alxaaji Cali oo soo gaaray Muqdisho. Labada mas’uul ayaa ka wadahadlay arrimo ay ka mid yihiin dagaalka ka socda Sudan, xiriirka labada waddan iyo xaaladda guud ee gobolka. Ugu horreyn madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ergeyga la wadaagay sida ay dowladda Soomaaliya uga walaacsan tahay iska-hor imaadka hubaysan ee weli ka socda dalkaasi. Sidoo kale, madaxweynaha ayaa mar kale ku celiyay baaqii dowladda ee ku wajahnaa dhammaan walaalaha Sudan in ay joojiyaan dagaalka, fursadna siiyaan wada-xaajoodyada iyo xalka nabadda. Waxa kale oo kulankan lagu soo qaaday xiriirka walaaltinimo ee taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Labada dal oo dano wadaag ah iyo sidii sare loogu sii qaadi lahaa. Dhanka kae, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa soo bandhigay sida dowladda Soomaaliyeed ay u garab taagan yihiin nabadda, midnimada iyo hay’adaha dastuuriga ah ee dalka Sudan. Waxa kale oo uu xaqiijiyey in codka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee IGAD, Midowga Afrika iyo Hay’adaha Qaramada Midoobey ay ku garab istaagayso dowladnimada iyo xasilloonida dalka Sudan. Xaaladda Sudan ayaa weli cakiran, waxaana awooda isku hayo labada janaraal ee kakla ah Cabdulfataax al-Burhan iyo Maxamed Xamdan Dagalo, oo loo yaqaano Xamadi. Si kastaba, dowladda Sacuudiga ayaa la filayaa inay marti-geliso wada hadalkii ugu horreeyay ee fool ka fool ah, kuwaas oo u dhexeeya labada janaraal ee hoggaaminaya ciidamada ku dagaallamaya Sudan, ka dib markii dhowr xabad joojin ay burburtay. The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ergey ay soo dirtay SUDAN + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  19. Sudan’s warring parties have met for direct talks in Saudi Arabia as mediators pressed for an end to a conflict that has killed hundreds and sent tens of thousands fleeing. Source: Hiiraan Online
  20. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ergeyga ka socday golaha sare ee dalka Suudaan Danjire Dafcallah Al-xaaji Cali ayaa la wadaagay sida Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga walaacsan tahay iska-hor imaadka hubaysan ee ka socda dalkaas. Madaxweynaha ayaa tilmaamay xiriirka walaaltinimo ee taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Labada dal, waxa uuna ku celiyey baaqii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku wajahnaa dhammaan walaalaha Suudaan in ay joojiyaan dagaalka, fursadna siiyaan wada-xaajoodyada iyo xalka nabadda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale,soo bandhigay sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay u garab taagan yihiin nabadda, midnimada iyo hay’adaha dastuuriga ah ee dalka Suudaan. Madaxweynaha ayaa dhanka kale xaqiijiyey in codka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee IGAD, Midowga Afrika iyo Hay’adaha Qaramada Midoobey ay ku garab istaagayso dowladnimada iyo xasilloonida dalka Suudaan, oo xilligaan ay ka dhacayaan dagaallo. Goobjoog NewsM Source: goobjoog.com
  21. Mogadishu (HOL) - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud chastised Puntland President Said Abdullahi Deni during a Friday sermon at Villa Somalia Mosque, with Members of Parliament, Cabinet Ministers, and other top Somali officials present. Source: Hiiraan Online
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee dowladda, gaar ahaan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay nin gaari nooca raaxad ah ku waday ilmo yar oo mayd ah, kaas oo lasoo dhigay agagaarka isbitaalka Digfer ee degmada Hodan. Qoraal kasoo baxay taliska booliska gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada ay gurmad ku tageen goobta, kadib wargelin ay ka heleen dadka deegaanka. Booliska ayaa shaaca ka qaaday in marka ay goobta tageen ay la kulmeen ilmaha yar oo Mayd ah, isla-markaana gaariga lagu dhex xiray. “6/5/2023 abaare 16:45 Galabnimo, ayaa muwaadiniin ku sugan Degmada Hodan gaar ahaan waaxda Octobar, agaagarka Isbilaatka Rayib Racep Ordogan (ex-digfeer) la soo wadaageen Ciidanka Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banadir, la soo wadaagay gaari baakin ku jira oo ilmo yar korlooga xiray, halkaas oo gurmad ay ciidanku ku tageen ayaa goobta kula kulmay ilmaha yar oo meyd ah kuna dhex jira gaariga” ayaa lagu yiri qoraalka. Sidoo kale taliska booliska ayaa intaasi ku daray inay ku guuleysteen soo qabashada eedeysanaha waday gaariga, isla-markaana loo gudbiyay hay’adda CID-da. Waxaa kale oo warka booliska lagu sheegay in haatan ay socoto baaris ku aadan dhacdadaas, isla-markaana kiiskan la waafajin doono cadaaladda. “Ciidanka Boliiska ayaa xabsiga u taxaabay eedeysanihii watay gaariga, waxaana baarayaal u soo diray CID-da si dhacdadaas baaris loogu sameeyo kadibna cadaalada loo waafajiyo,” ayaa mar kale lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay taliska booliska gobolka Banaadir. Maalmihii u dambeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa kordhiyay howlgallada ka socda caasimada, kuwaas oo reer Muqdisho ay ku dareemeen degnaan iyo amni. Si kastaba, dhacdooyinka la xiriira dhibaatooyinka loo gaysto carruurta, sida afduubka iyo dilka ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay kusoo badanayay degmooyinka gobolka Banaadir. The post Nin gaari ku waday Mayd oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  23. The devastating drought in the Horn of Africa would not have happened without the human-made impact of the climate crisis, new science has shown. Source: Hiiraan Online
  24. Hargeysa (Caasimada Online) – Kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in wada hadalladii dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ay dib u bilaabanayaan ayuu guddoomoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe sheegay in xukuumadda hadda jirta ee Somaliland aanay xaq u lahayn in ay wada hadal la gasho cidna. Waxa uu ku hanjabay in isaga laftiisu Muqdisho ka dagayo haddii madaxweynaha Somaliland uu isku dayo inuu galo wadahadal aan iyaga lagala tashan. Faysal ayaa sheegay in markii hore ee wadahadallada lala furayey Soomaaliya ay saddex xisbi ka heshiiyeen kadibna baarlamaanka loo gudbiyey sidaasna ay “maqaam dowladeed” kula tageen wada hadalka. “Markii aan 2012 kii wada hadallada bilaabeynay waxay martay habraac, saddex xisbibaa ku heshiiyey in arrintaa la galo, kadib baarlamaankaa la geeyay baarlamaankuna wuxuu ka saaray qodobkii ahaa ‘in aan Soomaaliya lala hadal’ intaas kadibna waxaan la tagnay maqam qaran oo la isku wada faaqsan yahay,” ayuu yiri Faysal Cali mar uu ka hadlayey sidii ay kusoo bilowdeen wadahallada Soomaaliya iyo Somaliland. Faysal ayaa sheegay in aanay jirin wax “hoos hoos u dhacay”, saas darteedna aanu oggolaanayn heshiis aanay wax ka ogeyn. “Maantana waxaa weeye, ma dhaceyso wada hadal Soomaaliya iyo Somaliland dhex mari kara,” ayuu yiri isaga oo intaas kusii daray, “Kow Somaliland qalalaasay ku jirtaa, mid dagaal bay ku jirtaa mid siyaasadeed bay ku jirtaa… madaxweynaha waqtigiisii wuu dhammaaday, wax aan isla ogayna ma jirto. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowaan Cabdikariim Xuseen Guuleed u magacaabay ergeyga arrimaha Somaliland, halka Somaliland ay soo wakiilatay Edna Xaaji Aadan. Ma cadda goorta ay dib u furmi doonaan wada-hadallada, haddii ay labada dhinac dhex-mareen wax xiriiro ah oo ku saabsan in la furo wada-hadallada. Isha: BBC The post Faysal Cali Waraabe oo ku hanjabay inuu Muqdisho ka degayo + Sababta appeared first on Caasimada Online.