-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda siyaasadeed iyo tan amni ee ka aloosan Gobolka Gedo ee Jubaland. Madaxweyne Deni ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay caburin ku hayso shacabka Gobolka Gedo islamarkaana xayiraad ku soo rogtay. “Waxaan ka xunnahay walaaca isisoo taraya ee gobolka Gedo. Waxaa nasiib darro ah in dowladda u caburinayso gobolka Gedo, wixii ay horey uga diideen dowladdii hore ee Soomaaliya” ayuu yiri Siciid Deni. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay Kal-fadhiga 52-aad ee Baarlamanka Puntland oo maanta furmay ayaa sidoo kale ka hadlay qodoba kale. Halkaan ka daawo khudbadiisa oo dhan PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Puntland oo walaac xooggan ka muujiyay xiisadda Gobolka Gedo appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Jarmalka Sweden, Norway, Finland, Denmark, Qaramada Midoobay, Midowga yurub iyo Midowga Afrika. Qoraal ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan uu kala hadlay wakiillada Beesha Caalamka in Soomaaliya laga taageero xaqiijinta go’aamadii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka si loo hirgaliyo hannaan doorasho oo ku dhisan qof iyo cod. Sidoo kale qoraalka madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wakiillada Beesha Caalamka ay sheegeen in ay garab taagan yihiin meelmarinta go’aamadii Golaha Watashiga Qaran. PUNTLAND POST The post Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wakiillada Beesha Caalamka? appeared first on Puntland Post.
-
London (Caasimada Online) – In a groundbreaking report that targets Boris Johnson, the former Prime Minister of Britain, the parliamentary privileges committee has suggested he be barred from automatic access to Parliament. This stringent measure, the committee argues, is justified due to Johnson’s deliberate deception of lawmakers concerning the COVID lockdown breaches at Downing Street. The report, spanning over 100 pages, delves into six controversial events held at Downing Street, the Prime Minister’s primary office and residential quarters. “We conclude that in deliberately misleading the House, Mr. Johnson committed a serious contempt,” the committee proclaimed. “The contempt was all the more serious because it was committed by the Prime Minister, the most senior government member. There is no precedent for a Prime Minister having been found to have deliberately misled the House (of Commons, lower House of Parliament).” The committee, comprised of four lawmakers from Johnson’s Conservative Party and three from opposition parties, has recommended that he should not be granted a former member’s pass, a privilege that most former Prime Ministers and lawmakers usually enjoy, ensuring automatic access to Parliament. Parliament will consider the recommendation on Monday. Johnson’s denial and resistance The former Prime Minister, known for his distinctive persona and political charisma, retaliated vehemently, labeling the report as “rubbish,” “a lie,” and “a charade.” He further accused the committee of harboring a personal vendetta against him. This standoff has not helped to mend the fractures within the Conservative Party. Instead, it adds more fuel to the fire of discord, subsequently burdening the current Prime Minister Rishi Sunak, whose economic reforms are clouded by the ongoing controversy. Johnson stated, “I believed, correctly, that these events were reasonably necessary for work purposes. We were managing a pandemic.” He decried the committee’s report as a marker of a “dreadful day” for Members of Parliament (MPs) and democracy. While Johnson has apologized for his conduct, he consistently denied intentionally misleading Parliament, asserting that he took advice from his aides who affirmed that his office was abiding by the rules. Fallout and implications Following an advance look at the report, Johnson resigned from Parliament last week, referring to the inquiry as a “witch hunt.” In the wake of the report’s publication, Johnson strengthened his criticism, contending that the committee utilized ‘mystical powers’ to envision occurrences at Downing Street that he himself had not witnessed. “DAMNING” was how the Labour Party described the report. Thangam Debbonaire, a member of Labour’s top echelon, criticized Sunak’s alleged preoccupation with the “ongoing Tory soap opera” and called for attention to more pressing issues. Nevertheless, certain Conservative lawmakers, even those not particularly partial to Johnson, questioned the severity of the committee’s findings. One anonymous source said, “I’m not his biggest fan, but it seems excessive.” Johnson’s conduct, infamously tagged ‘Partygate,’ marked the onset of his downfall as Prime Minister. A mass resignation from his Conservative Party in the previous year pressured him to announce his resignation in July. His departure from office occurred in September. However, his influence within the Conservatives persisted, occasionally undermining Sunak’s authority, even after he resigned from Parliament last week. While Sunak was once Johnson’s protégé, their relationship has recently taken a contentious turn, further amplified by this week’s dispute over the former Prime Minister’s resignation honors list. The post UK’s verdict: Boris Johnson’s deceit uncovered appeared first on Caasimada Online.
-
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shir u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka kaas oo looga hadlayay barnaamijka ECF( Extended Credit Facility) ee hannaanka Deyn Cafinta. Shirkaan oo socday muddo 4 maalin ah ayaa lagu gorfeeyay hannaanka Deyn Cafinta Soomaaliya, dib-u-habeynta Maaliyadda, dakhliga gudaha, nidaamka Maamulka Guud ee Maaliyadda (PFM) iyo Maamul wanaagga. Waxa sidoo kale diirada lagu saaray sharuudaha Deyn Cafinta Soomaaliya iyo dhamaystirka barta go’aan qaadashada (Completion Point). Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo shirkaan soo xiray ayaa sheegay in 4-tii maalin ee uu shirkaan socday diirada lagu saaray arrimaha mudnaanta u leh dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo dhameystirka Barnaamijka Deyn Cafinta oo inta badan Sharuudaha horumar wany laga sameeyay. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa xusay in tallaabooyin iyo wadashaqaynta hadda laga gaaray Barnaamijka ECF ee IMF ay ku dhawaynayso waddada dhammeystirka guud ahaan Deyn Cafinta Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi M. Nuur ayaa sheegay in Wasaaradda Maaliyadda ay sidoo kale xoogga saari doonto kicinta dakhliga gudaha, xoojinta hannanka daah-furnaanta Maaliyadeed iyo Maamul wanaagga oo muhiim ah arrimaha dib-u-habeynta Maaliyadda iyo Deyn Cafinta. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
NAIROBI, Kenya June 15 – The Member States of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) continued to grapple with a severe food crisis in 2022, with over 55 million people facing acute hunger and requiring urgent food, nutrition, and livelihood assistance – an increase of over 13 million from 2021 – according to the latest IGAD Regional Focus of the Global Report on Food Crises (GRFC) 2023. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay xarunta Villa Somalia ee Muqdisho, kaas oo looga hadlay arrimo dhowr ah, sida ammaanka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, waxaana goobjoog ahaa ku xigeeniisa Saalax Axmed Jaamac iyo inta badan golaha. Ugu horreyn golaha wasiirada ayaa shirkooda ku ansixiyay Heshiiska Dhismaha Xarunta Dhaxe ee Sanduuqa Caalamiga ah ee horumarinta iyo qorshaynta ee (WFDP) oo markii ugu horreysay laga hirgelinayo gudaha Soomaaliya. Intaas kadib golaha ayaa guda galay arrimaha ku aadan amniga guud ee dalka, ayada oo warbixino laga dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga. Wasaaradaha ayaa soo bandhigay guulihii ay ciidamada qaranka ka gaareen xasillinta iyo xoreynta goobaha ay weli ku sugan yihiin xoogaga Al-Shabaab. Dhankooda golaha wasiirada ayaa si weyn u boggaadiyey guulaha laga gaaray dagaalka lagula jiro Al-Shabaab oo jab xoogan lagu gaarsiiyay inta badan gobollada dalka. Ra’iisul Wasaare Xamza oo madasha ka hadlay ayaa isaguna sheegay in ay ka go’an tahay ilaalinta nafta, sharafka iyo maalka shacabka Soomaaliyeed, si taas loo xaqiijinaya deegaannada laga saaray Al-Shabaab la gaarsiinayo adeegyada dowladda. Si kastaba, Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marxalad dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab, waxaana ka qayb qaadanaya dadka deegaanka, ayada oo guullo waa weyn laga gaaray. The post Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada? + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyaya Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo dhowr ah. Shirka atyaa waxaa diiradda lagu saaray mniga dalka, iyadoo lagu ansixiyay Heshiiska Dhismaha Xarunta Dhaxe ee Sanduuqa Caalamiga ah ee horumarinta iyo qorshaynta ee (WFDP) oo laga hirgelinayo Soomaaliya. Golaha Wasiirrada ayaa warbixinno la xiriira amniga guud ee dalka, ka dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga oo soo bandhigay guulihii ay ciidamadu ka gaareen xasillinta goobihii lala wareegay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo indhowaanahan ka maqnaa dalka ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, ayada oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Sheekh Shariif ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay xildhibaano, senataro iyo waxgarad kale oo hadallo ka jeediyay munaasabad ka dhacday gudaha garoonka. Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd oo hadal kooban siiyay warbaahinta ayaa sheegay inuu si dhow u la socda xaaladaha soo kordhay ee waddanka, isla-markaana loo baahan yahay in laga wada fariisto, si looga sameeyo wada tashiyo ballaaran. “Xoogaa ayaan maqnaa hadda waa soo laabtay xaaladda dalka, inkastoo maqnaa wax uun waa kala socdaa inta aad sheegteen iyo in kale waxaa loo baahan yahay in loo fariisto” ayuu yiri madaxweynihii hore ee dowladdii kumeel gaarka aheyd ee dalka. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu bilaabi doono dhaq-dhaqaaqyo siyaasaddeed oo ku aadan sidii looga gudbi lahaa caqabadaha jira oo uu sheegay in looga gudbi karo talo guud. “Xaalado kuwaan ka adag ayaa lasoo maray, tana waxaan aaminsanahay in laga gudbaayo, taladana waa badsaneynaa fadhiya kale ayaan yeelan doonaa” ayuu sii raaciyay. Waxaa kale oo uu sii raaciyay “Dadka Soomaaliyeed rajadooda waxaa waayay inay helaan dowlad cadaalad ah, nabad, horumar qeerkood ay la tartamaan”. Shariifka ayaa kamid ahaa siyaasiyiintii sida weyn uga soo horjeestay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ee go’aanka looga gaaray doorashooyinka dalka. Si kastaba, imaashaha Sheekh Shariif ayaa hordhac u ah qulqulka siyaasiyiin kale oo kusoo wajahan caasimada, si ay uga arrinsadaan go’aannada xasaasiga ah ee haatan soo baxay. The post Daawo: SHEEKH SHARIIF oo dhaq-dhaqaaq culus ka billaabay Muqdisho + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
-
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay furitaanka kalfadhiga baarlamaanka maamulkaas ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan xaaladda dalka. Saciid Deni ayaa khudbadiisa kusoo hadal qaaday xiisadda mar kale kasoo cusboonaatay gobolka Gedo, taas oo u dhexeyso Jubbaland iyo reer Gedo. Madaxweynaha Puntland ayaa shaaca ka qaaday in walwal ay ku heyso xaaladda gobolka Gedo, gaar ahaan xasilooni darrada uu sheegay inay kasoo korortay gobolkaasi. “Dowladda Puntland waxay walwal ka muujineysa xaalad amni iyo xasillooni daro iyo siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay Gobolka Gedo,” ayuu yiri madaxweyne Saciid. Sidoo kale wuxuu dalab culus u diray madaxda dowladda federaalka, isaga oo ugu baaqay in aysan ku dhaqaaqin ficilo lamid kuwa dowladdii hore, sida in la xayiro diyaaradaha. “Waxaan madaxda dowladda Federaalka ugu baaqaynaa in aysan ku kicin, ficil la mid ah midkii ayaga laftooda dhibanaha u ahaayeen, ee diyaaraddii ay la socdeen hawada laga celiyay loo diiday inay gudaha dalka ku safraan ficiladii madaxda federaalka ee horay madaxdii ka horeysay ugu cambaareyn jireen ee xayiraada duulimaadyada rakaabka ee gudaha dalka. Waa nasiib darro in maanta dowladda federaalka ku caburineyso dadka Gobolka Gedo wixii ay horay u diideen” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Ugu dambeyn wuxuu soo jeediyay in Jubbaland dib u heshiisiin dhameystiran loo sameeyo, isla-markaana xiisada ka taagan Gobolka Gedo aan xabad iyo caburin loo adeegsan. Xiisadda Gedo ayaa mar kale cirka isku sii shareertay, kadib markii uu Axmed Madoobe maamul cusub u magacaabay gobolkaasi, ayada oo xal laga gaarin khilaafkii hore. Si kastaba, lama oga halka ay ku furan doonto arrinta haatan soo korortay oo durbo saameynteeda la dareemay, maadaama la hakiyay duulimaadyadii gobolka Gedo. The post SACIID DENI oo soo saaray dalab la xiriira arrinta GEDO appeared first on Caasimada Online.
-
Kal-fadhiga 52-aad ee Baarlamanka Puntland oo maanta furmay
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada DPL kaas oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullahi Denni sida uu qabo qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland. Furitaanka Kal-fadhiga 50-aad waxaa ka qeyb galay Madaxweyne Ku-xigeenka DPL Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Wakiilladda Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan, Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland, Senator ka tirsan Aqalka Sare ee JFS, Maxkamadda sare ee Puntland, Wasiiro, Ururadda Bulshada Rayidka, Taliyeyaasha ciidanka iyo marti sharaf kale. Guddoomiyaha ayaa ka hadlay shaqooyinka Guddiyadda Golaha intii u dhexeysay 2da Kalfadhi. ” Muddadii u dhexaysey labada kalfadhi, Guddiga joogtada ahi waxay wadeen dhammaan hawlihii shaqo ee Golaha Wakiillada si waafaqsan Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada, sidoo kale guddiyada Goluhu iyagoo ka duulaya qodobada 16-aad iyo 62-aad ee xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada waxay muddadii u dhexaysey labada kalfadhi kormeer shaqo ku tageen Gobollada iyo Degmooyinka Puntland, waxayna korjoogtayn iyo u-kuur-gal kusoo sameeyeen hay’adaha dawladda si ay xog-ogaal ugu noqdaan sida bulshada loogaarsiiyey adeeggayada arrimaha bulshda, warbixinadda kormeeradaas oo faah-faahsan waxay guddiyadu soojeedin doonaan inta lagu gudajiro kalfadhigan haddii EEBBE idmo.” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa ka hadlay Nidaamka Doorashooyinka Puntland, Xaaladda Gobolka Sool, waxa uu Guddoomiyaha ku booriyey shacabka iyo Dawladda adkaynta Nabadgelyada, midnimada iyo wada-jirka Puntland, sidoo kalena waxa uu si faah-faahsan uga hadlay shaqooyinkii ay Golaha qabteen, Xeerarka soo saareen Golaha Wada-tashiga Qaranka, Difaaca Gobolka Sool, Weerarkii lagu qaaday Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane. Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullahi Denni ayaa khudbad Dastuuri ah ka jeediyey Furitaanka Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada DPL isaga oo ka hadlay guud ahaan xaaladaha dalka ee Amniga, Nidaamka Doorashooyinka Goleyaasha degaanka, Weearkii lagu qaaday Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane, dhaqaalaha iyo Difaaca Gobolka Sool. The post Kal-fadhiga 52-aad ee Baarlamanka Puntland oo maanta furmay appeared first on Puntland Post. -
Halkan ka Daawo muqaalka : Qaran News
-
Milatariga dalka Suudaan ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Hub fara badan oo ay sheegeen in loo waday xoogagga kasoo horjeeda ee RSF, kuwaas uu hoggaamiyo Generalka gadooday Hamdaan Daqalo, Milatariga ayaa sheegay in laga keenay dibadda Suudan. Hubkaan ayaa lagu qabtay aagga Kassala sida ay sheegeen Milatariga, mana jirto war kasoo baxay xoogagga RSF oo ku aadan sheegashada Milaratiga, dagaalka ka socda Suudaan ayaa ilaa hadda lagu kala adkaan dhnac walba uu ka sheeganayaa guul inuu ka gaaray. Malatariga Suudaan iyo xoogagga kasoo horjeeda ayaa isku haya magaalada caasimadda ah ee Khartoum iyo magaalooyin kale, waxaana dhowr jeer burburay wadahallo la isku dayay in dhinacyada ay isku soo hor imaadaan, taas oo wadeen Mareykanka iyo Sucuudiga. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
UNFPA urges international community to put women’s and girls’ rights at the centre of humanitarian response in Syria New York, 14 June 2023 – UNFPA, the UN sexual and reproductive health agency, calls on the international community to prioritize the health and rights of women and girls impacted by the Syria crisis as the Brussels VII conference on supporting Syria and the region takes place. More than a decade of conflict and instability have sharply increased women’s and girls’ risks and vulnerabilities to multiple forms of physical and sexual violence, exploitation, and abuse. As women and girls’ needs have soared, the health system has continued to deteriorate, cutting their access to lifesaving reproductive health and protection services. This year brought unparalleled challenges as the economic crisis spiralled and earthquakes wrought a wave of destruction in the north-west. As women and girls struggle to claim their rights, assessments show that their voices are consistently underrepresented in the humanitarian space, resulting in interventions that fall short of meeting their needs. UNFPA Executive Director, Dr. Natalia Kanem, said: “Women in Syria have had enough. They are exhausted, they struggle to access basic health and protection services, and their voices are rarely heard. Delivering on women’s and girls’ rights must be at the heart of international efforts to bring Syria back from the brink towards a peaceful, more sustainable future.” Funding for the Syria regional response is dwindling, while needs are not. Mid-year, UNFPA’s 2023 appeal for $182.3 million to fund its regional Syria crisis response is only 36 percent funded. The funding gap will limit UNFPA’s ability to deliver lifesaving reproductive health and protection services across Syria, Türkiye, Lebanon, Jordan, Iraq, and Egypt. Laila Baker, UNFPA Arab States Regional Director, said: “As women and girls in Syria and the region endure one of the world’s most complex humanitarian and protection emergencies, the consequences of underfunding are both catastrophic and far-reaching. Throughout the crisis region, women and girls lack adequate access to essential sexual and reproductive health services and rights, in addition to facing ever-growing risks of gender-based violence, which has nearly become normalized after many years of conflict.” UNFPA has been responding to the needs of women and girls since the onset of the crisis. In 2022, UNFPA delivered sexual and reproductive health services to more than 2 million people, and reached more than 815,000 (219,000 of them adolescents) with services to prevent and respond to gender-based violence. Regional impact assessments conducted over several years have consistently shown how critical these services are – 95 percent of people who accessed services in 2022 described UNFPA-supported facilities as “absolutely essential.” Qaran News
-
Laas Geel cave paintings credit: thecandytrail.com In Laas Geel’s Cave, paintings mainly narrate the scenes of the daily life of the nomads and their animals’ ceremonials. Some pictures are monochromatic, and others polychrome, but they are all remarkably well-preserved and striking for something thousands of years old. They used warm colours, red, yellow or orange, and black and white are rarely used. The confluence of two ancient rivers – now Wadis – and the namesake of Laas Geel. credit: thecandytrail.com French Archaeological team started the research in Somalia in 2002, which led to the discovery of Laas Geel cave art. French team intends to search for the primitive rock shelter from these semi-deserted terrains to document the chronological period when the production economy appeared in this part of the Horn of Africa that led us into the period of 5,000 to 2,000 years BCE. The cave’s names come from the name of the giant rock of the same name, which means “The Dromedaries Waterhole” in Somali. In this primitive rock art, wild animals and decorated cattle (cows and bulls) are depicted, and also features of herders; it seems they are the creator of this cave art. The most incredible element is Laas Geel’s rock art is executed in the same distinctive Ethiopian-Arabian style as the Dhambalin and Karinhegane cave art that is also situated in Somaliland. Laas Geel cave paintings credit: thecandytrail.com This location has been well known among Somali people for centuries, but no one goes further because people believe its status is a cursed place where the Devil lived and was caught. Somalia is a land of cave art and megalithic archaeological sites, Haadh, Gudmo Biyo Cas, Dhambalin, Dhagah Maroodi and many other sites like Heis, Maydh, Haylan, Qa’ableh, Qombo’ul and El Ayo get many different elements of ancient edifices. Laas Geel cave paintings credit: thecandytrail.com In Laas Geel’s Cave, paintings mainly narrate the scenes of the daily life of the nomads and their animals’ ceremonials. Some pictures are monochromatic, and others polychrome, but they are all remarkably well-preserved and striking for something thousands of years old. They used warm colours, red, yellow or orange, and black and white are rarely used. Qaran News
-
Ceelbarde (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo Talaadadii shalay ka qarxay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool, kaas oo u dhexeeyo ciidanka milatariga Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed. Dagaalka ayaa dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac iyo sidoo kale dad rayid ah. Haddaba muxuu ka billowday dagaalka Ceelbarde? Bashiir Maxamed Jaamac oo kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa shaaciyay xog ku aadan waxa sababay dagaalkaas oo saameyn ku yeeshay degmada. Ninkan ayaa shaaca ka qaaday in dagaalka uu ka bilowdey dhibaato loo geystay gabar uu isagy dhalay iyo gabar kale oo uu dhalay nin askari ah oo dagan degmada Ceelbarde. Waxa uu tilmaamay in askariga la dhibaateeyay gabadhiisa uu ka carooday falka, kadibna uu tegay ninka dhibaateeyay oo askari kale ah, sidaasna ay ku murmeen, waxaana kadib meesha ka dhacay dagaal toos ah oo dhex maray labada ciidan ee hada iska soo horjeeda. Labada askari ee murmay ayaa ka kala tirsan Daraawiishta iyo Militeriga, kadibna way is dileen, waxaana xabadda lagala hor maray askarigii militeriga ahaa, ayada oo kadib uu dagaalka sidaas ku qarxay. “Aniga kula hadlayo gabarteyda ayaa lagu dhibaateeyay magaalada markii aan ka hadlayna xabad ayaa la’iigu jawaabay aniga waa iska samray, nin kale oo walaal ah oo ciidanka ka tirsan ayaa gabadhiisa lagu xadgudbay markii lagu xadgubay wuu dul qaadan waayay isna xabad ayaa loogu jawaabay marka dhibka gabdhaha ku dhacay ayay waxaan ka billowdeen” ayuu yiri Bashiir Maxamed Jaamac oo ka mid ah dadka deegaanka. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in xaaladda ay weli kacsan tahay, isla-markaana ay difaac isugu jiraan ciidamada labada dhinac ee ku dagaalamay halkaasi. “Halka aan rabnay in dhufeyska loo qoto oo dhinaca Al-Shabaab waa la beddalay dhufeyskii, Ceelbarde ayay nimanka kusoo jeediyeen” ayuu sii raaciyay. Ugu yaraan 6 qof oo labada dhinac ah ayaa ku dhintay dagaalkan, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaasi, sida uu xaqiijiyay maamulka degmada Ceelbarde. Si kastaba, sidaan oo kale ciidmaada militeriga Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa ugu dagaalamay magaalada Baraawe, waxaana weli ay xiisad ka taagan tahay magaaladaas, taas oo ka bilaabatay khilaaf askarta dhexdeeda ah, balse wuxuu dagaalkaasi isku bedelay mid qabiil, kaas oo saameyn ku yeeshay Koonfur Galbeed. The post Xog: Muxuu ka billowday DAGAALKA Ceelbarde? appeared first on Caasimada Online.
-
Xildhibaano ka tirsan golaha wakilada iyo masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo Hargeysa ku soo dhaweeyay Yusuf Faarax Warsame oo lagu wado in maalmaha soo socda loo dhaariyo xilka xildhibaanimo ee golaha wakilada ee uu dhawaan baneeyay Cabdirisaaq Khaliif Axmed gudoomiyihii hore ee golaha wakilada Somaliland. Yusuf waxaa uu ka tirsan yahay masuuliyiinta xisbiga Waddani waxaanu ka soo laabtay safar dibadeed. Source
-
Madaxweyne Deni: “Muuse Biixi hadduu uu dhegaha ka furaysto baaqyada dunida oo uu isaga bixi waayo Sool, Puntland si aan qarsoodi ahayn ayey u difacaaysaa dadkeeda.” Madaxweyne Deni : Puntland waxay gargaar gaarsiisay 28 kun oo qoys oo ka barakacay colaaada laaascaanood sidoo kale waxay waxaa lagu guulaystay 3 kun oo arday oo Colaadaas ka barakacay in ay qeyb ka noqdeen Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland. Qaran News
-
Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland iyo Masuuliyiin ka tirsan Xisbiyadda Mucaaradka ah ayaa Hargeisa kusoo dhaweeyay Xildhibaan Yuusuf oo kusoo biiray Golaha wakiilaadda Somaliland. Xildhibaan Yusuf Faarax Warsame ayaa maalmaha soo socda loo dhaarin doonaa xilka xildhibaanimo ee golaha wakilada ee uu dhawaan baneeyay Cabdirisaaq Khaliif Axmed gudoomiyihii hore ee golaha wakilada Somaliland. Yusuf waxaa uu ka tirsan yahay masuuliyiinta xisbiga Waddani waxaanu ka soo laabtay safar dibadeed. Qaran News
-
Hoggaamiyaha mucaardka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in uu dadka Kenyaanka ah u horseedi doono in ay ka soo horjeestaan in la meel mariyo hindise sharciyeedka Maaliyadda 2023 kaas oo uu ku tilmaamay ciqaab iyo dib u dhac ku yimid dadaallada lagu cidhibtirayo faqriga dalka kajira. Mr. Odinga, oo booqday Suuqa Toi ee Kibra oo la burburiyay Axadii la soo dhaafay, ayaa dhaliilay arrimaha ugu muhiimsan ee Hindise sharciyeedka oo ay ka mid yihiin canshuurta boqolkiiba 16-ka ah ee batroolka, canshuurta guryaha, iyo magdhowga caymiska. Hogaamiyaha Azimio ayaa ka codsaday dowladda in ay billowdo wada hadal heer qaran ah oo looga hadlayo canshuurta adag iyadoo ujeedadu tahay in kenyaanka lagu qanciyo in ay taageeraan ajendaha halkii ay ku qasbi lahaayeen shaqaalaha iyo loo shaqeeyaha in ay bixiyaan canshuurta boqolkiiba 1.5 ah. “Sharciga Maaliyadda waxa uu muujinayaa ciqaabtii ugu dambeysay, Hadii uu halkan yimaado sharciga maaliyadda, dadka Kenyaanka ah ayaa noqon doona kuwa kaliya ee bixiya canshuurta, ma jirto cid dowladda ka mamnuucday in ay canshuur qaado, xarumo canshuur qaadis ayaa horay u jirtay, dowladdii Uhuru waxay dadka ka qaadi jirtay canshuur, wayna shaqaynaysay,” ayuu yidhi Source
-
Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa xukun dil ah ku fuliyay nin lagu helay in uu dilay gabar ay isku fasal ahaayeen sanadkii hore ka dib markii ay diiday dalabkiisa guur. Muuqaal fiidiyow ah oo lagasoo duubay Mohammad Caadel oo mindi ku weeraray Nayra Ashraf isaga oo qoorta ka gooynaya bishii July ee la soo dhaafay meel dibadda ka ah Jaamacadda Mansoura halkaas oo ay labadooduba wax ku baraaneyeen ayaa noqday mid aad u faafay Waxay keentay argagax guud ahaan dalka oo dhan iyada oo kiisku uu dib u furay doodda ku saabsan tacadiyada ka dhanka ah haweenka. Caadel ayaa lasaaray maxkamad degdeg ah waxaana lagu helay dambi ah dil bareer ah. Source
