Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Dhexe aya sheegay in wabiga Shabeelle uu ku Fatahay in ka badan 72 tuullo oo bari kaga began Degmada Jowhar. Fatahaadda wabiga ayaa saameyn ku yeeshay deegaanka Balcaano ay hoostagaan72 tuullo ,waxaana halkaasi ku baaba’ay dhulbeereed aad u ballaaran oo ay adeegsan jireen dadka danyarta ah ee ku sugan tuulooyimkaasi. Qoysas badan ayaa ku barakacay fatahaadaasi oo ay kormeer ku sameeyeen Wasiir ku cigeenka wasaaradda gargaarka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cumar Maxamed Cumar, Guddoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe ahna Duqa Magaalada Jowhar Meyre Axmed Makaraan iyo Guddomiyaha Degmada Jowhar Cismaan Maxmed Muqtaar. Mas’uuliyiintaasi,waxa ay dadkii ku barakacay tuulooyinkaasi la wadaageen xanuunka ka dhashay fatahaadda wabiga oo saameeyay dhulbeered baaxad leh. Qaar kamid ah dadkii ku barakacay fatahaadda ayaa codsaday in lala soo gaaro gurmad biniaadanimo oo wax ka tara dhibaatooyinka heysta qoysaskaasi. Gooboog News Source: goobjoog.com
  2. Boosaaso (Caasimada Online) – Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ayaa dardar-gelisay ololaha ay lacagta baada ah uga qaadaneyso ganacsatada maamulka Puntland, gaar ahaan kuwa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in kooxda Daacish ay ku qasbeyso ganacsatada Boosaaso in ay bixiyaan lacagta baadda ah ee ka qaado kooxda. Kooxda ayaa sidoo kale waxay ganacsatada ay weydiisatay lacagta ugu goodisay haddii ay bixin waayan in ay albaabada u laabaan mehradahooda. Ganacsatada Boosaaso ayaa wajahaya laba doorasho oo midna u rooneyn, sida ay sheegeen, oo haddii ay diidan baadda kooxdan ayaa waxay ku qasban yihiin inay xiraan ganacsigooda. Kooxda Daacish ayaa hore u xirtay xarumo ganacsi oo ku yaalla magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kadib markii ay iska bixi waayeen lacag baad ah oo ay ku soo rogtay, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo muhiim ah. Arrimahan ayaa imanaya xilli laamaha ammaanka maamulka Puntland ay ka gaabiyeen cadaadiska ka dhanka ah maleeshiyada Daacish-ta Soomaaliya, islamarkaana ay maamulkaas ka taagan tahay xiisad siyaasadeed. Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Saciid Deni ayaa lagu eedeynayaa inay ciidanka u leexisay arrimo siyaasadeed, taasi oo diirada ka leexisay waajibkoodii shaqo ee loo igmaday. The post XOG: Daacish ‘oo laba arrin midkood kala dooransiinaysa’ ganacsatada Boosaaso appeared first on Caasimada Online.
  3. Hargeysa (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga jawaabay hadalkii shalay kasoo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ciidanka Somaliland aysan marnaba kasoo bixi doonin Laascaanood, taasi oo ugu baaqay Deni, si ay u kala badbaadan. Waraabe oo ka jawaabaya hadalkii Deni ee ahaa “Somaliland ciidankeeda haka qaado Laascaanood,” ayaa sheegay in ciidankooda aan la qaadayn in ay sii socdaan mooyee, sid uu hadalka u dhigay. “Saciid Deni ciidamada ka qaada ayuu yidhi Laascaanood, ka qaadi maynee balanteenu waa Yoocada, hadad joogi waydana waa inoo Garoowe,” ayuu yiri guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Deni ayuu sidoo kale waxa uu ku eedeeyay in dhibaatada Laascaanood ka dhacday uu masuul ka yahay, islamarkaana madaxweynaha Puntland uu Laascaanood ka barakaciyay dadkeedii. “Laascaanood waa ka nolol fiicnayd Garoowe iyo Boosaaso, laakiin (Deni) ayaa dadkeedii barakiciyay,” ayuu yiri guddoomiye Faysal Cali Waraabe. Ugu dambeyntiina waxa uu dadka reer Laascaanood ugu baaqay inay nabada qaataan, isaga oo sheegay in aanay jirin faa’iido ay dadka Laascaanood ka heli karaan maamulka Puntland, oo si weyn isku hayaan xukuumadda Somaliland. Deni ayaa shalay ku goodiyay haddii ay Somaliland ka dhaga fureysato baaqaas ay si toos ah ula safan doonaan ciidamada deegaanka ee SSC-Khaatumo ee ku sugan magaaladaasi. “Dowladda Puntland waxay si aan qarsoodi lahayn u garab-istaagi doontaa shacabka reer SSC haddii maamulka Muuse Biixi Cabdi uu ka dhega-fureysto baaqyadda Golaha Ammaanka iyo inta nabada jecel oo ah in uu ciidamadiisa kala baxo magaalada Laascaanood” ayuu yiri madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni. Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in aan loo dul qaadan karin dhibaato u sheegay in Somaliland ay ku heyso dadka reer Laadcaanood. Si kastaba, xaaladda Laascaanood ayaa weli cakiran, waxaana ciidamada labada ay haatan isku horfdhiyaan duleedka magaalada , gaar ahaan aagga dhaanka xerada Goojacadde. The post WARAABE oo si adag uga jawaabay hadalkii DENI – “Waa inoo Garoowe” appeared first on Caasimada Online.
  4. If you cannot read that message click here. APO Group content is copyright free and can be republished at will. Toggle Hospitality Insights PRESS RELEASE Hospitality Leaders discuss supply chain challenges at African Hospitality Investment Forum (AHIF) 2023 How intra-African trade measures, technology and a new generation of hospitality leaders are challenging “business as usual” Access Multimedia Content NAIROBI, Kenya, June 14, 2023/ — For too many years, African hospitality leaders have worked incredibly hard to maintain operational standards when critical products are unavailable to be sourced on time due to a myriad of reasons, from changing trade restrictions, poor transport infrastructure, currency fluctuations, and supply chain breakages. This week leaders across the hospitality sector have descended into Nairobi city, the vibrant capital of Kenya and hub of East Africa, to join the annual African Hospitality Investment Forum (AHIF) (www.AHIF.com) to discuss growth opportunities in the region, and to share their learnings from the last year including developments across the trade and operational landscape. Attending is Toggle Market’s CEO, Fuad Sajdi, and VP of Africa, Abraham Muthogo Kamau, where they have been leading discussions on leveraging local and regional sourcing, and the innovative ways the sector is reducing operational costs. Supply chain challenges in Africa have been one of the primary obstacles for economic growth and diversification, with businesses continuing to pay inflated prices for nearly every consumable and operational product that is not locally grown or manufactured – where even then it is more profitable to export outside the continent than to cater to the regional market due to weak intra-trade regulations. Today there are promising signs that this status quo is changing fast. The African hospitality industry is in the throes of a massive transformation. The catalysts? Ground-breaking trade measures, rapidly evolving technology, and a fresh generation of visionary leaders. These forces are challenging the traditional “business as usual” mindset and reshaping the African hospitality landscape. The African Continental Free Trade Area (AfCFTA), the largest free trade area globally since the formation of the World Trade Organization, is set to significantly bolster intra-African trade. By reducing trade barriers, it allows a more fluid movement of goods, services, and people across borders. The ripple effect will be profound, with the hospitality sector one of the many industries reaping the benefits of this regional integration. Breaking with the Past The lessons of the Covid-19 pandemic have been harshest on the world’s largest continent which has for so long relied on suppliers in far flung countries, most heavily on goods from China, European Union (EU) countries, United States and India. Take for instance South Africa which remains the largest importing country in Africa at 17% of all imports in the region. Its largest import partners in 2023 were China at 21.9%, followed by United States at 8.8%, Germany at 7.3%, India 5.8% and the UAE 3.6%.[1] The next largest importing countries are Nigeria, Egypt, Morocco, Kenya and Ghana. The elephant in the room is that Intra-African trade still stands at only 15.2%, a poor showing when compared with intra-continental trade figures for America, Asia, and Europe, which stand at 47%, 61%, and 67%, respectively, and which should be at the head of the pan regional efforts to support trade and business. Much of this is due to multiple trade restrictions that exist in the region and between neighbouring countries for instance. The recent World Bank 2022 AfCFTA report[2] shows that the borders between African countries rank among the most restrictive in the world and is the main reason there is relatively little intra-African trade and investment. The impact of this in real terms is putting the break on the growth of regional businesses while limiting the flow of the international supply chain which in turn heavily relies on intra-African trade routes (where goods are transported across several borders by land routes) due to poor infrastructure and lack of trade and custom harmonisation. For locally grown African hospitality investors and operators, the supply chain challenges remain acute, and ramifications have meant consistent delays in the growing pipeline of projects, along with sometimes turbulent price fluctuations on shipping and logistics services, as well as effects of weakened domestic currencies. Our research across Toggle Hospitality clients in Africa has shown examples of multiple duties paid in this way to receive goods crossing several borders resulting in highly inflated pricing for essential products and equipment. Trade Cooperation and Collaboration The good news is that there are signs across all industry sectors of more joined up thinking and increased regional cooperation. For instance, amongst East African nations there has been a noticeable increase in activities across both government backed and private sector efforts through the multiple alliances that exist such as the East Africa Business Council, the East African Chamber of Commerce and Trade, and the East African Association. In addition, the highly lauded and anticipated rollout of the African Continental Free Trade Area (AfCFTA) agreement is geared to be the largest free trade region in the world based on the number of countries – at once connecting 1.3 billion people across 55 countries with a combined gross domestic product (GDP) valued at US$3.4 trillion and with a major potential as well to lift over 30 million people out of the poverty line. For this to succeed there will need to be mutual and significant policy reforms and trade facilitation measures to reduce red tape, simplify customs procedures, and make it easier for African businesses to integrate into global supply chains. The upside is a boost of income gains around $300 billion. The role of technology and the importance of a knowledge-based economy will increasingly be a driving force for transforming economic prosperity. The latest report from UNCTAD has warned that neglecting the high knowledge-intensive services, such as information and communications technology services and financial services, will be a key reason holding back export diversification in Africa.[3] A new generation of hospitality leaders in Africa making waves One of the most exciting outcomes of more regional integration is the rise of home-grown hotel chains that are now expanding beyond their respective national borders. In 2022, intra-African travel accounted for 40% of the total number of hotel guests in the continent, up from 34% in 2019, according to the African Development Bank. This increase is partly attributable to the easing of travel restrictions and the growth of African hotel chains. The United Nations World Tourism Organisation (UNWTO), forecasts 134 million visitors by 2035. These figures make it the second fastest growing region in tourism after Asia Pacific. This new wave of hospitality brands is being led by a dynamic generation of African leaders who understand the local markets and are at the forefront of developing more viable value-based networks and forging stronger regional partnerships. These individuals are harnessing the benefits of the AfCFTA, using innovative practices to enhance the hospitality experience with a unique African flavour that can cater better to the African consumer needs while at the same time offering global standards of service. For example, today over 80 percent of safari lodges in South Africa are managed by indigenous brands and a part of the tourism sector that generates around 70 percent of hospitality revenue. This segment is growing rapidly across the region. “There is a major paradigm shift taking place with progressive trade policies and cutting-edge technology. This new generation of leaders are poised to redefine the essence of hospitality in Africa. We are delighted to be participating this year at AHIF 2023 which continues year on year to help shape the African hospitality industry and spotlight investment opportunities,” said Abraham Muthogo Kamau, VP of Africa at Toggle Market. Technology is a driving force behind this transformation. Digitization is permeating every facet of the hospitality experience from reservation systems to room service, with growing numbers of hotels now using a form of smart-room technology or employing AI-driven services such as chatbots for customer service and offering mobile apps for reservations and in-stay services. The integration of technology has also enhanced efficiency and sustainability within the sector. African hotels can see up to 30% increase in energy efficiency and 25% reduction in water usage, thanks to the adoption of smart technologies. Although Africa only receives 5% of the regional share of worldwide tourism[4] this number is rising after the Covid slump with 2022 seeing 47 million tourists returning to the continent after the high of 69 million in 2019. UNWTO forecasts 134 million visitors by 2035 making it the second fastest growing region in tourism after Asia Pacific. There is also robust and growing domestic tourism within Africa as increasingly middle-class families and younger travellers opt for more local and regional travel. The supply chain, too, has been revolutionized by both trade facilitations and technology. A recent survey revealed that the average lead time for supply delivery dropped by 15% in 2022. This improvement is due to more streamlined cross-border processes and the implementation of digital supply chain management systems. Moreover, the increased use of this technology has led to more resilient and responsive systems. More hotel chains can now track their supply deliveries in real-time, forecast demand more accurately, and react swiftly to changes in the market. The wave of change isn’t confined to the large chains alone. It’s being felt in every corner of the industry, from boutique hotels in Accra that blend modern design with traditional Ghanian culture, to eco-friendly lodges in the Maasai Mara that champion sustainable tourism. As intra-African trade continues to flourish and the technological landscape evolves, the African hospitality sector is preparing for an exhilarating future. This new era is being ushered in by ambitious, tech-savvy leaders who are ready to shake off the old and bring forth the new. [1]South African Revenue Service – https://apo-opa.info/43XrVVF [2]World Bank 2022 AfCFTA report – https://apo-opa.info/3Pc2JXx [3]UNCTAD Economic Development in Africa Report 2022 – https://apo-opa.info/3N8IuqL [4]UNWTO Tourism Data Dashboard Distributed by APO Group on behalf of Toggle Hospitality Insights. About Toggle Market and Toggle Hospitality: Toggle Market is a developer and operator of cross border multi-tenant supply chain infrastructure and SaaS enabled trade and finance technology with initial industry focus on the hospitality, healthcare and education industries. Toggle Hospitality is its first and premier platform currently available for business. Website: www.ToggleMarket.com Toggle Hospitality is a SaaS enabled multi-vendor marketplace and procurement eco-system for hotel furniture, operating supplies and equipment developed and operated by Toggle Market. Toggle Hospitality enables the sourcing of operating supplies, fixtures, furniture and specialist equipment directly from manufacturers. Our eco-systems are engineered to boost efficiency, reduce time, cost, environmental waste and the stress that comes with the complex nature of such multi-vendor cross border transactions. Website: www.ToggleHospitality.com SOURCE Toggle Hospitality Insights Qaran News
  5. Todobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa howlo nabadeed u tagaya Dalalka Ukraine iyo Ruushka, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka ka socda halkaas. Wafdiga ka socda Koonfur Afrika, Masar, Senegal, Kongo-Brazzaville, Comoros, Zambia, iyo Uganda ayaa manta oo Jimco ah la kulmaya Madaxweyne Volodymyr Zelensky ,halka Madaxweyne Vladimir Putin ay la kulmi doonaan maalinimada Sabtida. Wakhtiga booqashada madaxdaasi ka socota Afrika ayaa ku soo beegmay xilli Kyiv ay qaadayso weeraro xooggan oo rogaal celis ah oo ay ku qaadayaan ciidamada Raashiya. Dalalka Koonfur Afrika iyo Uganda ayaa loo arkaa inay u janjeeraan dhanka Ruushka, halka Zambia iyo Comoros ay u dhow yihiin Galbeedka. Masar, Senegal iyo Congo-Brazzaville ayaa si weyn dhexdhexaad uga aha dagaalada u dhaxeeya Raashiya iyo Ukrine. PUNTLAND POST The post Hoggaamiyal Afrikan ah oo nabdayn ugu baxaya dagaalka Ukraine appeared first on Puntland Post.
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa loo magacaabay xil nooc cusub oo La-taliye ah. Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SODMA Mudane Maxamuud Macallin ayaa Goodax Barre loogu magacaabay La-taliye sare ee arrimaha sugnaanta cunnada ee hay’adda. “Waxaa u magacaabay Cabdullahi Godax Barre La-taliye ee sugnaanta cuntada (Senior Food Security Advisor) ee hay’adda Maareynta Musiiboyinka Soomaaliya (SODMA).” Wareegtada kasoo baxday guddoomiyaha hay’adda ayaa lagu sheegay in magacaabistan ay timid kadib markii uu arkay baahida loo qabo in si deg-deg ah loo dhameystiro howlaha dib-u-yagleelida hay’adda SODMA. Sidoo kale waxaa lagu sheegay in shaqada La-taliyaha cusub lagu faah-faahin doono shaqo tilmaame (TOR) gaar ah oo qeexaya howlaha uu qabanayo. Magacaabistan ayaa waxa uu guddoomiyaha hay’adda SODMA ka talo-galiyay guddoomiye ku-xigeenka hay’adda, sida uu ku sheegay wareegtada kasoo baxday xafiiskiisa. Wareegtadan lagu magacaabay La-taliyaha sare ee arrimaha sugnaanta cuntada ayaa sidoo kale waxaa si dhow ula socday agaasimaha guud ee hay’adda SODMA iyo guddiga qaranka shaqaalaha dowladda. The post GOODAX BARRE oo xil cusub loo magacaabay appeared first on Caasimada Online.
  7. Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay in ay xukun dil ah ku fulisay shan nin oo ay ku eedaysay basaasiin. Fulinta dilka ayaa Khamiistii ka dhacay fagaare ku yaalla degaanka Kuunya-barrow ee gobolka Shabeellada hoose. Shanta nin oo da’doodu u dhaxayso 28-52 sano ayay Al-shabaab ku eedaysay in ay basaasiin u ahaayeen Sirdoonka Soomaaliya iyo Maraykanka. Al-shabaab ma soo bandhigin wax caddayn ah oo muujinaysa in shakhsiyaadka la toogtay ay basaasiin ahaayeen. PUNTLAND POST The post Al-shabaab oo dil ku fulisay shan nin oo ay ku eedaysay basaasiin appeared first on Puntland Post.
  8. Kismayo (HOL) - Osman Haji Noor, the newly-appointed Deputy Chairman for the Gedo region's administration, has strongly refuted a claim from Puntland President Saeed Abdullahi Deni, who suggested that the Gedo region should accept an administration that might not have public support. Source: Hiiraan Online
  9. You could call Ramla Ali a high-fashion model who also boxes. Source: Hiiraan Online
  10. Shirkad qaabilsan ammaanka Computer-ada oo laga leeyahay Maraykanka laguna magcaabo Mandiant ayaa Khamiistii sheegtay in kooxo abaabulan oo taageero ka helaya dawladda Shiinuhu in ay jabsadeen aaladaha computer-ada ee boqollaal shirkadood oo caalamka oo dhan ku kala yaalla, kuwaas oo ay ku jiraan, hay’ado dawli ah iyo kuwo gaar loo leeyahay. In ku dhow 30% aadalaha la jabsaday waxaa iska leh dawlado kala duwan oo caalamka ah, kuwaas oo ay ku jiraan wasaarado arrima debedeed oo hayey shaqooyin muhiima. Charles Carmal oo ah madaxa farsamada ee shirkadda Mandiant ayaa sheegay in tallaabadani ay tahay, basaasnimadii ugu ballaadhnayd ee dhinaca Internetka ee ay qaaddo dawladda Shiinuhu waxaana la jabsaday tobanaan kun oo computer. Shirkadda ayaa sheegtay in farsamooyinka loo adeegsaday in loo dhaco aaladaha computer-adan, inay sabab u ahayd, ka dib markii kooxdani ka warheshay, in qaar ka mida cinwaanada email-ada ee laga isticmaalo dunidu, inay leeyihiin, meelo sahlan oo ay fududahay in loo dhaco cidda adeegsanaysa ama computer-ada lagu isticmaalayo. Kooxahan wax basaasaya ayaa fariimo emailo ah u diray hay’adaha iyo wasaaradaha ay bartilmaameedsadeen. Markasta oo fariintaas la furona, waxay awood u yeesheen inay si qarsoon u xadi karaan macluumaadka ku kaydsan. Xogtan ayaa tilmaamaysa in ururadaas ay 55% ku yaalliin Ameerica, halka 22% ay ku yaalliin Asia, 24% Yurub, Bariga dhexe iyo Africa. PUNTLAND POST The post Shiinaha oo jabsaday boqollaal hay’adood iyo wasaaradood oo Caalamka oo dhan ah appeared first on Puntland Post.
  11. Galcad (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin cusub kasoo saartay howl-gal ay shalay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay ka sameeyeen duleedka degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ku sugnaa inta u dhexeysa Galacad iyo deegaanka Baraag Sheekh Caamir. Wasaaradda Warfaafinta ayaa shaacisay in howl-galkaas lagu khaarajiyay horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kaasi oo lagu magacaabo Cali Axmed Guure (Cali Qoyane). Horjoogahan lagu khaarajiyay howl-galka ayaa waxaa horey isaga oo maqana ah Maxkamadda Ciidamada ugu xukuntay dil. Sidoo kale waxa uu kamid ahaa horjoogayaasha ugu halisan ee dadka Soomaaliyeed dhibka badan ku hayay, sida lagu yiri bayaan kooban oo kasoo baxay dowladda, kaasi oo lagu baahiyay warbaahinta qaranka. Howl-galkan ayaa sidoo kale waxaa lagu dilay illaa saddex xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaasi oo uu ku sugna aagga tuulada Aflax oo hoostagta magaalada Galcad. Ciidamada iskaashanaya ayaa waxa kale oo la sheegay inay la wareegeen hub iyo gaarid NOAH ah oo ay wateen xubnahaasi, oo si dhuumaaleysi ah uga howl-galayay halkaas, islamarkaana ay muddo ku raad-joogeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka. Majiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca Al-Shabaab oo ku aadan howl-galkaas ee ay guusha ka sheegatay dowladda federaalka Soomaaliya. Si kastaba, Muddooyinkii u dambeeyay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ayaa sare u qaaday dhaq-dhaqaaqyada ay ka wadaan gobollada Galgaduud iyo Mudug. The post DF oo shaacisay in howl-galkii GALCAD lagu khaarajiyay horjooge Cali Qoyane appeared first on Caasimada Online.
  12. Mogadishu (HOL) - Speaker of the Lower House of the Federal Parliament, Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe, chaired the 23rd meeting of the Standing Committee of the People's Assembly in Mogadishu on Thursday. Source: Hiiraan Online
  13. There are fears more than 100 people, including children, have died after their boat sank off southern Italy. Source: Hiiraan Online
  14. A senior customs official and seven fish merchants have been arrested by police and customs officials for involvement in the trading of 132 tonnes of frozen fish, which was impounded in 2019 after being seized from a Somalian fishing vessel suspected of illegal, unreported and unregulated fishing (IUU). Source: Hiiraan Online
  15. During a two-month investigation, the Mirror spoke to a number of women from a Somali community in London, including a mum-of-five who has been in temporary accommodation for 12 years Source: Hiiraan Online
  16. Garoowe (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa digniin culus kasoo saaray imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland oo lagu wado inuu billowdo maalmaha soo socda. Puntland ayaa ka digtay qorshaha Somaliland ay ku dooneyso in imtixaankaas ku keento gobolka Sanaag, oo ay ku sugah yihiin arday badan. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa waxaa looga digay dhammaan dugsiyada Waxbarashada gobolka Sanaag in aysan geli karin imtixaanka Somaliland ee dhawaan bilaabanaya. Wasaaradda ayaa sheegtay in guud ahaan ardayda ku sugan gobolka Sanaag ay galeen imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, sidaas darteedna aan loo baahnayn imtixaan kale. “Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland waxay ku wargelinaysaa masuuliyiinta ay warqadani sida tooska ah iyo ogeysiintaba ugu socoto in dhamaan deegaanada gobolada Sanaag iyo Haylaan aysan soo geli karin haba-yaraatee wax imtixaan ah oo ka yimaada maamulka Somaliland,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay wasaaradda waxbarashada Puntland. Sidoo kale waxaa lagu yiri “Sidaas daraadeed waxaa mar labaad la idin ku wargelinayaa in Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ay gaarsiisay Imtixaanka Shahaadiga ah Fasalada 8-aad iyo 12-aad ee Dugsiyadda Dhexe iyo Sare dhamaan deegaanada Puntland.” “Hadaba lama ogola in la keeno deegaanada Puntland imtixaan aan ka ahayn kan ay dowladda Puntland qaaday.” Digniintan ay Puntland soo saartay ayaa imaneysa xilli Somaliland ay qorsheynayso in imtixaanka shahaadiga ah geyso gobolo ay kamid tahay Sanaag, kaasi oo kamid ah deegaano kamid ah ay isku hayaan labada maamul. The post PUNTLAND oo digniin culus kasoo saartay qorshaha Somaliland ee SANAAG appeared first on Caasimada Online.
  17. Mornings are the hardest time for Fartumo Kusow since the death of her daughter Sahra Bulle. Each morning she's forced to remember her nightmare is real. Source: Hiiraan Online
  18. Kenya’s Foreign Affairs Principal Secretary Korir Sing’Oei said in a statement Thursday that no formal communication had been received on the matter in question. Source: Hiiraan Online
  19. Members of the Ethiopian government and humanitarian agencies are among 186 suspects linked with the diversion of food aid meant for the country's troubled north, a Tigrayan commission of inquiry said Thursday. Source: Hiiraan Online
  20. Las Anod (Agenzia Fides) - The clashes between the security forces of separatist Somaliland, who have been occupying the city of Las Anod in the north of the country since 2007, and the militias of the local clans, who are demanding secession and direct administration by the Somali government in Mogadishu, have escalated since February last year. Source: Hiiraan Online
  21. Work Ban in Afternoon Hours in Saudi Arabia – 2023 The normal working hours in Saudi Arabia are from 8 am to 5 pm with a one-hour lunch break. However, from 15th June to 15th September every year, the government bans working under the Sun from 12 pm to 3 pm. Working Hours in Saudi Arabia – 2023 Working Hours for bank employees: 9:30 am to 4:30 pm. Working Hours in Jawazat: 7 am to 3 pm. Working Hours in Private Sector: 8 am to 5 pm (timings vary) Work Ban in Afternoon Hours The Ministry of Labor and Social Development issues a ban every year according to the ministerial decision No.3337 dated 15/7/1435 which prohibits “an employee to work under the direct sun from 12 noon to 3 pm between 15th June to 15th September.”. Saudi citizens and expats should contact the ministry’s customer service No.19911 for any queries or lodging of complaints about any violations. Last year the Ministry banned more than 280 firms that violated the rules. Moreover, a fine of up to SR 3,000/worker is also imposed on them. It is important to know that this ban does not include the workers who are working in fields of maintenance or with the oil and gas companies. However, companies are supposed to ensure necessary safety measures for those who are working in this boiling heat. Qaran News
  22. Garoowe (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Puntland ayaa faah-faahin ka bixiyey sida uu u dhacay weerar lagu soo qaaday. Xildhibaanka ayaa habeenkii hore lagu weeraray hoygiisa caasimadda Puntland ee Garoowe, kadib markii uu maalin ka hor si kulul uga hadlay doorashada degmooyinka gobolka Nugaal. Xildhibaanka oo hadlay ayaa sheegay inuu weerar ku socday muddo shan iyo toban daqiiqo ah, islamarkaana uu ku dagaalamayey dhagax maadaama uusan waardiye wadan isaguna hub sidan. “Waxaan ka imid hoteel Martisoor kadibna waxaa iga soo raacay labo baabuur, markii aan usoo leexday xaafadayda gurigayga hortiisa marayey waxaa la igu horgooyey baabuur weyn oo daaqadu u furan yahay waxaana kasoo degay shan nin oo wajigu u xiran yihiin qoryana wata, shantaa nin waxaa daba taagna gaari kale oo gaarigayga lagu dabo gooyey oo afar nin oo kale saarnaayeen,” ayuu yiri xildhibaanka. Waxa uu intaas ku daray “waxaa la igu billaabay xabad waxaa la damcay in gaariga xoog la igaga soo saaro, afar nin baa gaariga daaqadaha furtay, ninkii daaqadayda furay baan qoriga ku qabsaday markii aan ku qabsadayna nabarka dhaawaca ah baa isoo gaaray, ninkii kale oo i dhinac taagnaa baa qorigiisa wuxuu igala dhacay wajiga, nimankaasi waxay lahaayeen ma adiga dastuur furi kara oo isku dayi kara berri inaa dastuur furtid,” ayuu yiri xildhibaan Dhaashane. Weerarka lagu qaaday xildhibaan Dhaashane ayaa kusoo beegmaya iyadoo shacabka Garoowe dariiqyada ku arkayeen waraaqo digniina oo ka dhan ah inaan la furin dastuurka Puntland. The post Xildhibaan Dhaashane oo shaaciyay ujeedka laga lahaa weerarkii lagu soo qaaday appeared first on Caasimada Online.