-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Lampedusa (Caasimada Online) – In ka badan 40 qof ayaa la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Musiibadan ayaa Khamiistii dhacday, waxaana ugu yaraan hal cunug oo dhawaan dhashay uu ka mid yahay dadka la la’yahay, sida uu sheegay wakiilka UNHCR ee Talyaaniga Chiara Cardoletti. Markabkan oo ka soo ambabaxay magaalada Sfax ee dalka Tunisia ayaa waxaa la socday 46 muhaajiriin ah oo u kala dhashay dalalka Cameroon, Burkina Faso iyo Ivory Coast, sida uu qaxiijiyay Flavio Di Giacomo, oo ah afhayeenka hay’adda socdaalka Qaramada Midoobay ee IOM. Doonta ayaa ku rogmatay dabeylo xooggan iyo mowjado aad u sarreeya, ayuu yiri. “Qaar ka mid ah kuwa badbaaday ayaa loo qaaday Lampedusa kuwa kalena waxaa lagu soo celiyay Tunisia”. “Dadka la la’yahay waxaa ku jiray toddobo dumar ah iyo qof aan qaan-gaarin, dadka badbaaday ayaa dhamaantood ah rag qaangaar ah,” ayuu raaciyay. VOA + APF. The post Tahriibayaal badan oo lagu la’yahay TALYAANIGA appeared first on Caasimada Online.
-
The representatives of National Human Rights Institutions from the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) member states have called on actors of the Sudan conflict to desist from violence. Source: Hiiraan Online
-
MOGADISHU, SOMALIA — Somalian President Hassan Sheikh Mohamud has urged the U.N. Security Council to lift an arms embargo on the nation, saying it no longer serves its purpose. Source: Hiiraan Online
-
UN appeals for aid for "traumatised" Somalis who are hungry
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
The head of the World Food Program (WFP) on Thursday called on the international community to come to the aid of "traumatised and hungry" Somalis, as food insecurity "soars" again in the country hit by armed conflict and drought. Source: Hiiraan Online -
In ka badan 40 qof ayaa la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Musiibadan ayaa Khamiistii dhacday, waxaana ugu yaraan hal cunug oo dhawaan dhashay uu ka mid yahay dadka la la’yahay, sida uu sheegay wakiilka UNHCR ee Talyaaniga Chiara Cardoletti. Markabkan oo ka soo ambabaxay magaalada Sfax ee dalka Tunisia ayaa waxaa la socday 46 muhaajiriin ah oo u kala dhashay dalalka Cameroon, Burkina Faso iyo Ivory Coast, sida uu qaxiijiyay Flavio Di Giacomo, oo ah afhayeenka hay’adda socdaalka Qaramada Midoobay ee IOM. Doonta ayaa ku rogmatay dabeylo xooggan iyo mowjado aad u sarreeya, ayuu yiri. “Qaar ka mid ah kuwa badbaaday ayaa loo qaaday Lampedusa kuwa kalena waxaa lagu soo celiyay Tunisia”. “Dadka la la’yahay waxaa ku jiray toddobo dumar ah iyo qof aan qaan-gaarin, dadka badbaaday ayaa dhamaantood ah rag qaangaar ah,” ayuu raaciyay. PUNTLAND POST The post In ka badan 40 tahriibayaal ah oo lagu la’ yahay xeebaha Talyaaniga appeared first on Puntland Post.
-
Gudoomiyaha dalka Belgium ee xisbiga WADDANI mudane Axmed Qaasim Siciid ayaa kulan soo dhawayn ah loogu qabtay magaalada Boorama. Kulanka oo ay soo abaabuleen hogaanka xisbiga ee gobolka Awdal ayaa waxa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Garabka dhalinyarada heer Qaran ee xisbiga Mudane Cabdirashiid Cabdi Jaamac. Qaran News
-
Saudi Arabia unveils the design of #RiyadhExpo2030 exhibition; 1- The design resembles the globe with the equator in the middle. 2- 226 suites. 3- Participation of 179 countries. 4- 40 million visitors. 5- Cost: $7.8 billion. 6- Construction begins in 2025 AD and ends entirely in 2028 AD 7- Duration of the exhibition: 6 months. 8- The area is 6 million square meters 9- Connected to the metro between the airport and the exhibition within minutes. 10- The number of hotel rooms will reach 700,000 in Saudi Arabia by the end of 2030, keeping up with the event. Location: near King Salman Airport (currently King Khalid Terminals). Qaran News
-
Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta magaalada Hargayaa kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee dawladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta & dhexdhexaadinta ee geeska Africa Suldaan Siciid Axmed. Waxaana kulankan lagaga wada hadlay, xaaladda guud ee dalka, arrinta ka taagan Laascaanood, arrimaha Doorashooyinka iyo qodobbo kale. Waxaana uu Gudoomiyuhuu u sheegay Ergayga, in Doorashada sharciga ah ee dalkan laga qaban-kara tahay Doorashada Madaxtooyada. Sidoo kale, Gudoomiyuhuu wuxuu warbixin ka siiyay xaaladda guud ee Dalka. Waxaa Gudoomiyaha kulankan ku wehelinayay, qaar kamid masuuliyiinta xisbiga UCID, iyo Xildhibaan Maxamed Jaamac Koodbuur”shiine” oo kamid golaha wakiilada Somaliland. Qaran News
-
Moscow (Caasimada Online) – Isku day afgambi ayaa ka socday dalka Ruushka, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Moscow kadib markii uu gadooday madaxa kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner Group. Yevgeny Prigozhin, oo ah aas-aasaha Wagner, ayaa ku eedeeyey Moscow inay weerar gantaal oo dhimasho badan la beegsatay ciidamadiisa, wuxuuna wacad ku maray aar-gudasho. Prigozhin oo ciidankiida ay kaalin muuqata ka cayaareen dagaalka bariga Ukraine ayaa ku dhowaaqay inuu billaabay howlgal dib loogu soo celinayo “caddaaladda.” Waxa uu wacad ku maray inuu qaadi tallaabo kasta oo lagama maarmaan ah si uu xukunka uga tuuro hoggaanka militari ee Moscow. Waxa uu sheegay in ciidamadiisa “ay burburin doonaan wax kasta” oo ka horyimaada. “Horey ayaan u soconnaa, waxaana soo taaban doonnaa dhammaadka,” ayuu Yevgeny Prigozhin ku yiri farriin cod ah oo uu soo duubay. Waxa uu intaas ku daray in ciidamadiisa ay soo galeen xuduudda gobolka koonfureed ee Rostov. Waxa uu dadka Ruushka ugu baaqay inay kusoo biiraan ciidankiisa, islamarkaana ciqaabaan hoggaanka militari ee Moscow, tani oo ah loolankii ugu adkaa ee uu wajaho madaxweyne Putin tan iyo markii uu dagaalka Ukraine billowday sanadkii tegay. Aqalka Kremlin-ka ee looga arrimiyo Ruushka ayaa sheegay in dacwad-oogaha guud ee dalka uu madaxweyne Putin ku wargeliyey isku dayga kooxda Wagner ay ku sameeyeen kacdoon ciidan. “Dacwad-oogaha guud ee Federaalka Ruushka Igor Krasnov wuxuu ku wargeliyey Putin inuu billaabay kiis dambiyeed la xiriira isku dayga lagu abaabulayo kacdoon ciidan oo hubeysan,” waxaa sidaas yiri afhayeenka Kremlin Dmitry Peskov. Wakaaladda wararka Ruushka ayaa ku warrantay in mas’uuliyiinta Moscow ay qaadeen tallaabooyin lagu adkeynayo amniga caasimadda Moscow. “Waxaa la adkeeyey tallaabooyinka amni ee Moscow. Dhammaan xarumaha iyo kaabayaasha muhiimka ee dowladda waxaa la geliyey xaalad amni oo dheeraad ah,” ayey tiri wakaaladda wararka TASS. Warbaahinta gudaha ayaa baahiyey muuqaallo muujinaya garaawida dagaalka oo ku sugan waddooyinka caasimadda, oo ay ku jirto meel u dhow wasaaradda difaaca. Illaa iyo hadda lama soo werin wax isku dhac ah oo dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa Wagner. Wixii kusoo kordha kala soca Caasimada Online, Inshaa’Allah The post Isku day afgambi oo ka socda Ruushka kadib markii ay gadoodeen kooxda Wagner appeared first on Caasimada Online.
-
On the occasion of the celebration of the United Nations International Public Service Day (June 23rd each year) and the 20th anniversary of the establishment of this Day (2003-2023), the Pan-African organization of United Cities and Local Governments of Africa (UCLG Africa) (http://www.UCLGA.org) and Public Services International (PSI) (for the Africa Region and Arab World) are organizing a Virtual Conference, on Monday, June 26th, 2023, which will focus on: “Celebrating and Honoring Workers in the Waste Management Sector: Peer Learning between Mayors and Workers’ Representatives”. The theme aligns with the vision for Africa of the United Nations Environment Program (UNEP) which aims to: “Extend regular and reliable waste collection services to all. Safe disposal of residual waste to sanitary engineered landfills, while maximizing the recovery of secondary resources from these waste streams through social and technological innovations appropriate for Africa”. The activity is also part of the implementation of the Memorandum of Understanding signed between UCLG Africa and PSI in May 2021, which aims to contribute to the implementation and localization of the Sustainable Development Goal (SDG) 8 on the promotion of Decent Work, the promotion of the quality of Local Public Services, and the structuring of Social Dialogue between employers and representatives of civil servants, employees and agents at the level of Local and Regional Governments. The International Public Service Day aims to highlight the value and virtue of the Public Service to the community, to underline the contribution of the Public Service to the development process, and to honor and celebrate Civil Servants (leaders, managers, executives, agents, employees) in the Public Service. The meeting will see the participation of Local and Regional Governments (cities / communes/ municipalities) involved in the Pilot Program launched by UCLG Africa and PSI as part of the implementation of their Memorandum of Understanding and agreed between the Parties during their meetings in May 2023 in Casablanca (Morocco). These are six African cities/communes/municipalities that have demonstrated their commitment to promoting quality public services and decent work, particularly in the waste management sector. They are: the City of Casablanca in Morocco (North Africa), the City of Abuja in Nigeria (West Africa), the Municipality of N’Djamena in Tchad (Central Africa), the Municipality of Temeke in Tanzania (East Africa), the Municipality of Mazabuka in Zambia and the City of Manzini in Eswatini (Southern Africa). The Conference will also be attended by Representatives of Unions from these cities, as well as representatives of Local and Regional Governments, International Organizations, civil servants, territorial managers, actors of training and capacity building, and representatives of the private sector and civil society. The opening ceremony will feature speeches by: Mr. Juwang Zhu, Director of the Public Institutions and Digital Government Division, UN Department of Economic and Social Affairs, New York. Mr. Jean Pierre Elong Mbassi, Secretary General of UCLG Africa. Mr. Sani Baba Mohammed, Secretary of PSI Africa. A Representative of the International Labor Office – Africa Region. The theme of the virtual conference will be introduced by Dr. John Mary Kauzya, Former United Nations Civil Servant, Senior Expert in Administration and Public Governance, Uganda. A Peer Learning Moment is scheduled between the Mayors and Unions involved in the Pilot Program of UCLG Africa and PSI, in addition to testimonies from employees/agents/civil servant of the Waste Management Sector at the level of some African cities. Distributed by APO Group on behalf of United Cities and Local Governments of Africa (UCLG Africa). Qaran News
-
New York (Caasimada Online) – Xafiiska Ergayga Imaaraadka Carabta ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qoraal uu ku shaaciyey in Imaaraadka Carabta ay ka dambeeyeen safarkii madaxweyne Xasan Sheekh ee New York. Qoraalka ayaa lagu xusay in Imaaraadka ay shirkii golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ay ku casuumeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Qoraalkaan oo lagu baahiyey barta twitterka ee Ergeyga ayuu Imaaraadku ku muujiyey doorkiisa hoggaaminta shirkaas iyo in Soomaaliya tahay xubin muhiim ah. “Anagoo ah guddoomiyaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxaan sharaf noo lahayn inaan shirka ku casuuno madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, si uu golaha warbixin uga siiyo xaaladda Soomaaliya,” ayaa lagu yiri qoraalka UAE. Qoraalka Guddoomiyaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa intaas ku sii daray, “Madaxweynaha warbixintiisa ayaa hoosta ka xariiqday in Soomaalida lafteedu ay leeyihiin go’aan iyo aragti ay ku gogol xaarayaan sidii loo heli lahaa bulsho meel-marisa rabitaankooda.” Kursiga guddoomiyaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey waxaa hadda haya Ergeyga Imaaraadka ee golahaas, taas oo sababtay in Madaxweynaha uu ku casuumo shirka golaha, sida uu ku shaaciyey boggiisa twitterka. Imaaraadka iyo Soomaaliya ayaa hadda waxaa ka dhaxeeya xiriir sii xoogeysanaya maalinba, maalinta ka dambeysa, gaar ahaan dowladdaan uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh waxay aad u tixgelineysaa xiriirka kala dhexeeya Imaaraadka. Dhinacyo tababarrada ciidamada ay ugu horeyso ayuu Imaaraadku ka taageeraa Soomaaliya oo ka soo kabaneyso colaado sokeeye, sidoo kale dano badan ayaa la aaminsan yahay in dowladda Imaaraadka ay ka dhex aragto Soomaaliya. Markii uu xafiiska yimid Madaxweyne Xasan Sheekh waxyaabihii ugu horeeyey ee u qabsoomay waxaa ka mid ahaa dib u hagaajinta xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka, maadaama Madaxweynihii ka horeeyey ee Farmaajo uu xiriirka u jaray dowladda Imaaraadka. The post Imaaraadka Carabta oo ku faanay inuu ka dambeeyey in madaxweyne Xasan uu…. appeared first on Caasimada Online.
-
Kampala (Caasimada Online) – The Ugandan opposition has reacted strongly to the brutal murder of students in the country’s western region last week, carried out by the Allied Democratic Forces (ADF) – a militia group with roots in the Democratic Republic of Congo. Their ruthless attack, in which they killed 42 individuals, including 37 students, has shocked the nation and raised significant concerns over its security preparedness. The ADF, previously implicated in bombings in the East African country, managed to meticulously plan and execute this attack undetected, which begs the question of how effective is the country’s security framework. Shadow minister advocates In a press conference on Wednesday, Abdallah Kiwanuka, the opposition’s shadow cabinet minister for internal affairs, expressed the opposition’s stance on this critical issue. “Our troop commitments overseas, such as in Somalia where we are part of an African Union force battling Islamist insurgents, have ‘overstretched’ our security resources,” he stated. “This has created room for the ADF to execute attacks within our borders.” Kiwanuka further implored the government to heed their call. “Our aim is to urge the government to retract our forces from foreign territories and bolster our domestic security,” he told AFP. Ongoing investigation and arrests In response to the gruesome assault, police have detained 21 individuals in relation to the incident, including the principal and director of Lhubiriha Secondary School in Mpondwe, where students were shot, mutilated, and set on fire. Among the detained was a man named Kalenzi Resto, who announced his ADF membership in a viral TikTok video. “Investigations are currently underway,” confirmed police spokesman Fred Enanga. While investigations continue, families await DNA test results to identify the charred remains of their loved ones. Besides executing their heinous act, the assailants kidnapped several students. They fled toward the Uganda-DRC border, known for its lax security. The uncertainty has left families on edge, desperate to see the fate of their kin. Roti Masereka, a local driver, shared his turmoil with AFP, “We don’t know whether my brother’s son is among the deceased or the kidnapped… It has been a long, painful wait.” ADF’s rise and persistence Initially composed predominantly of Muslim Ugandan rebels, the ADF established itself in the DRC’s eastern region during the 1990s. In 2021, Uganda and the DRC initiated a joint offensive to dislodge the ADF from their Congolese bases. However, their efforts have been unsuccessful in curtailing the group’s violent activities. Furthermore, since 2019, the Islamic State group has claimed several ADF attacks in the DRC, recognizing the fighters as the Islamic State Central Africa Province. The post Uganda’s new focus: Home security over Somalia mission appeared first on Caasimada Online.
-
Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka ayaa Khamiistii sheegay inay dhinteen dhammaan shantii qof ee saarnaa, gujis yar oo badda quusa, kaas oo illaa haatan aan la ogayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay, xilli uu marayey meel u dhow hadhaaga markabkii caanka ahaa ee Titanic, oo yaalla gunta hoose ee badda. Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka oo shirjaraa’id qabtay ayaa sheegay inay geeridan ku wargeliyeen ehelada rakaabka saarnaa gujiskaasi, kaas oo la baadigoobayey maalmihii la soo dhaafay. Shirkadda iska lahayd gujiskan yar oo lagu magcaabo OceanGate, ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay, in gujiska ay saarnaayeen illaa shan qof, oo uu ku jiro maamule shirkadeed oo lagu magcaabo Stockton Rush, taas oo loo badinayo inay dhinteen dhammaantood. Shirkadda OceanGate, wax faahfaahina oo intaas ka badan may bixinin, gaar ahaan, sida ay ku ogaadeen inay dhinteen dhammaan dadkii saarnaa gujiskan yar ee badda hoosteeda quusa. Gujiskan yar oo lagu magcaabo Titan, ayaa lahaa, kayd Oxygen oo la isticmaali karo illaa 96 saacadood, taas oo ku ekayd, subaxnimadii hore ee Khamiistii. Shirkaddan ayaa caan ku ah inay dadka xiisaynaya, dalxiis ahaan ugu dirto, inay soo arkaan hadhaagii, markabkii caanka ahaa ee Titanic, kaas oo yaalla badda hoosteeda. Safarkan ayaa ah, mid aad u halis badan, maadaama la quusayo, badda wakhti aad u dheer. Source: goobjoog.com
-
New York (Caasimada Online) – Warbixintii Dowladda Shiinaha ay ka jeedisay shirkii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayey kaga hadashay arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan dagaalka Laascaanood iyo khilaafka Somaliland iyo SSC. Safiirka Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Zhan Jun oo si faahfaasan uga hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday dagaalka Laascaanood. “Dagaalka Laasacaanood ee u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada deegaanka, waxaan ugu baaqeynaa dhammaan qeybaha dagaalka ku lugta leh inay degdeg xabadda u joojiyaan, ciidamadooda kala baxaan, wadahadalna ay galaan” ayuu yiri Zhan Jun. Safiirka Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay mowqifkooda iyo sida ay u arkaan Soomaaliya, isagoo sheegay inay ka soo horjeedaan wax kasta oo kala qeybinaya Soomaaliya, waxna u dhimaya madaxbannaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda. Shiinaha iyo Somaliland waxaa ka dhexeysa xurguf weyn oo salka ku heysa qadiyadda Taiwan, maadaama Somaliland iyo Taiwan ay is aqoonsadeen, halka Shiinuhu uu colaadiyo ciddii albaabka u furta is-maamulkaas. Somaliland ayaa heshiis la gashay Taiwan, tallaabadaasna waxaa ka carooday Shiinaha, iyadoo xiligaas dowladda federaalka Soomaaliya ay Taiwan ka dalbatay in ay ka digtoonaato ku xad-gudubka qarannimada Soomaaliya. Horay ayey saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya u cambaareeyeen dagaalka Laascaanood. Bayaan ay soo saareen ayey ku sheegeen in ay ‘aad uga welwelsan yihiin’ saameynta dadka rayidka ah kasoo gaareysa isku dhacyada Laascaanood. Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa ka mideysan qadiyadaha Somaliland iyo Taiwan, labada dowladoodba waxay ku adkeysanayaan in dhulkooda ay ka tirsan yihiin is-maamulladaas, halka ayaguna ay ku doodayaan inay yihiin dowlado madax-banaan, inkastoo dunida ay wax aqoonsi ah ka waayeen. The post Shiinaha oo war kasoo saaray dagaalka Laascaanood xilli ay is-hayaan Somaliland appeared first on Caasimada Online.
-
“Cidii dhagar xun maleegta iyadaa dambarsata…. F.C.Waraabe.
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
“Cidii dhagar xun maleegta iyadaa dambarsata, Cidii booraan hadimo qodana iyada ku dhacda, (Waatas Bugland).” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe. Qaran News -
African Hidden Champions hosts Egypt’s top business leaders
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
PRESS RELEASE African Hidden Champions hosts Egypt’s top business leaders Participants at the event included executive leadership of African Hidden Champion companies headquartered in Cairo Access Multimedia Content CAIRO, Egypt, June 23, 2023/ — The African Hidden Champions (AHC) initiative (https://www.AfricanHiddenChampions.co/) has hosted its first “Dinner & Dialogue” in North Africa in Cairo, Egypt. The event is part of a series of regional events that the initiative is holding in key business hubs across Africa in 2023. AHC, a co-partnership of Africa Foresight Group, DEG – Deutsche Investitions- und Entwicklungsgesellschaft (The German Development Finance Institution) and the African Development Bank, was founded in 2020 and now has more than 25 dynamic African firms in its network, supporting them by telling their stories, exposing them to new markets, and providing technical assistance. The event took place on 19 June. “We are very honoured to be hosting this regional forum with key players in the business sector of not only the country but also the North African region. We believe that African companies have the necessary leadership capacity and knowhow to conquer global markets,” said Yasmin Kumi, AHC Co – Founder and CEO Africa Foresight Group. Co-partner DEG representative, Wael Akari added that “North Africa is a vital part of the African economic growth story, so it is no surprise that several AHC firms are located in the region”. Participants at the event included executive leadership of African Hidden Champion companies headquartered in Cairo. Ahmed Ezz El – Din, Group CEO of Cleopatra Hospitals said the initiative represented recognition of his group’s unwavering commitment to excellence and to the growth and development of the Egyptian healthcare industry. “We believe in the immense potential of Africa’s business landscape, and we are committed to actively contributing to its growth by sharing our expertise and best practices while fostering collaborations and partnerships that enhance healthcare outcomes across the continent. With Egypt’s strategic geographic location and its potential to serve as a regional hub, CHG is well-positioned to expand its reach and capitalize on business opportunities within Africa,” El Din added. The vice chairman of the Al Araby Group, an African home appliance brand with a footprint in several countries across the continent, said the firm was expanding its business further and aspired to become a global brand. Dr Mamdouh Al Araby told participants that the group which began operations in 1964, has a workforce of more than 40,000. Dr. Ghada Abuzaid, Principal Industrial Program Coordinator represented the Bank Group’s Industrial and Trade Development Department which supports the acceleration of industrialization and private sector development in Africa through several flagship programs. “To help African businesses grow and thrive beyond their borders, since 2015, The African Development Bank has channelled a total investment of $550 million in regional champion fertilizer producers and is committed to invest more than $3 billion in support of local and regional manufacturers to upscale their capacities, broaden their product lines and increase their industrial footprint beyond the borders,” Ghada said. “The growth of these enterprises and their participation in the global value chain in turn catalyzes their countries’ economies,” she added. The chairman of the Egyptian-African Businessmen Association, Dr Yousry El Sharkawi, described the event as a good opportunity to meet business owners, large companies and decision makers from the private sector. “We believe in the bank’s effective private sector engagement and its innovative financial tools and as it plans to support industrial activities. It is worth noting that the meeting brought together a new and distinguished network that will produce a potentially diversified investment basket,” El Sharkawi said. The event also received endorsements from other participants. “African Hidden Champions is an initiative that we welcome, and we believe will be a driving force for the sustainable development of African businesses. This networking event was a good introduction to AHC and its goals and initiatives,” Gamal Farid, Orascom Construction Business Development Director, said. AHC will announce the next cohort of winning Hidden Champion companies in the coming months. Qaran News -
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Shirkii wadatashiga arrimaha waxbarashada Soomaaliya ee maalmahaan ka socday magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta lasoo gabagabeeyey, waxaana laga soo saaray war-murtiyeedka 13 qodob ah. Bayaanka ka soo baxay oo ay ku saxiixan yihiin dhammaan wasiirrada waxbarashada ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa lagu odorosay qorshe guud oo lagu hormarinayo waxbarashada Soomaaliya. Ujeedka shirkaas oo dhowr maalmood ka socday Dhuusamareeb ayaa ahaa dib u eegista heshiisyadii hore ee dhinacyada waxbarashada heer federaal iyo heer dowlad goboleed, diyaarinta jawi iskaashi oo lagu fulinayo sharciyada, xeerka iyo istaraatiijiyadda lagu hormarinayo waxbarashada iyo abuuridda madal la isku dhaafsado khibradaha iyo aqoonta lagu maareynayo waxbarashada dalka. Wasiirrada waxbarashada dalka ayaa ku heshiiyey in deg deg loo howlgeliyo macalimiintii ay dhawaan qaadatay dowladu oo gaareysa 3,000 iyadoo la geynayo deegaanada la qorsheeyey inay ka howlgalaan. Sidoo kale waxaa lagu heshiiyey in deegaanadii la xoreeyey laga bilaabo waxbarashada sanad-dugsiyeedkaan, laga bilaabo bisha soo socota ee Sebtember. “Waa in la taaba-geliyo ololaha baahinta akhris qoraalka, lana gaarsiiyo dalka oo dhan, in ahmiyad gaar ah la siiyo dugsiyada qur’aanka kariimka, iyadoo hormarintooda la bilaabi doono sanad-dugsiyeedka soo socda ee sebtember 2023,” ayaa lagu yiri bayaanka. Dugsiyadii farsamada cagcanta in guud ahaan dalka laga howl-geliyo ayaa lagu heshiiyey, markii la gaaro Sebtember 2023-ka, iyadoo kor loo qaadayo tayada waxbarashada. “Wasiirradu waxay go’aamiyeen in la shaqaaleysiiyo maamulayaal dugsi oo khibrad leh, si ay sare ugu qaadaan tayada waxbarashada Soomaaliya, iyadoo la taaba gelinayo kormeer qaran oo la socda tayada waxbarashada,” ayaa lagu yiri bayaanka. Inta aan la gaarin bisha Decenber ee sanadkaan waxaa lagu heshiiyey in la dejiyo miisaanaiyadda mushaaraadka macalimiinta iyo in la tayeeyo macaahidda iyo tababarrada macalimiinta. Hoos ka daawo bayaanka The post Daawo: DF iyo dowlad goboleedyada oo gaaray heshiis cusub oo 13 qodob ah appeared first on Caasimada Online.
