Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mini grid solar power plant The concession for DP World was accompanied by expectations of closer cooperation between Somaliland and the United Arab Emirates. The Abu Dhabi Fund for Development, for example, provides financial and technical support for the transport corridor from Berbera to Ethiopia. It has also initiated social projects for the urban poor in Berbera, like building schools and providing green and affordable energy. It financed a 7MW solar power plant which was inaugurated in January 2021. This was considered a significant step towards providing energy to poorer households and reducing Somaliland’s dependence on fossil fuels. But immediately after the launch of the project, the Somaliland Ministry of Mines and Energy handed over the solar facility to Berbera Power House. The move further entrenched the company’s electricity monopoly in the city. During the inauguration of the mini grid solar power plant, the finance minister proposed that electricity prices in Berbera would be reduced to US$0.1 per unit compared to US$0.6 per unit before the investment. The interviews that we conducted with Berbera city residents in February and March 2023 revealed that electricity prices had not come down. We also found that the reliability of energy services had not improved. It seems that the company lacks incentives and pressure from the government to improve its services and cut down energy prices. The company refused our requests for interviews. Currently, a number of international organisations are exploring the potential for green energy in Somaliland and the wider Horn of Africa. These initiatives primarily aim to overcome environmental limits of the globally rising energy demand. Whether they will eventually benefit the population depend, among others, on how they are regulated and governed. Abdiqadir A. Ismail, a researcher at the Institute for Peace and Conflict Studies at the University of Hargeisa, contributed to this article. Qaran News
  2. Dhibaatada Soomaalida ka haysata Hyderabad India: Qaybta-1aad. Ummadda soomaaliyeed oo ah ummad adduunka korkiisa ay ku haysata dhibaatooyin badan oo qaarkood ay sababeen khilaafka aan dhammaadka lahayn ee ka haysta inay ku heshiiyaan nidaam duwali ah oo arrimahooda u quma, iyo xumaanta dhexdooda taalla ee qabyaaladda ayaa markii waddamada ay degganyihiin ay ka waayeen adeegyada nolosha sida caafimaadka iyo waxbarashada waxay u safraan waddamo aad uga fog oo lacag badani kaga baxdo. Waxaa kaloo waqti kaga lumaa helista dal ku galkooda ama VISA-waddamada oo ay muddo badan sugaan. Waxaa waddamadaas ka mid ah INDIA gaar ahaan magaalada HYDERABAD oo soomaalida ka timaadda shanta soomaalidu degto iyo xataa waddamada adduunka ee ay ku kala firidhsanyihiinba ay ay usoo safraan. Dhibaatooyinka ku haysta waddamadaas waxaa loo kala saari karaa shan dhibaato oo waaweyn kuwaasoo qaarkood deegaanka ay tageen ka imanayaan kuwa kalena iyagu isu geysteen waxaana ka mid noqon karaya:- 1.Helista Visa-ha India Dhibaatada dal-ku galka India oo ah waddan sabool ah oo ku yaalla waddamada Aasiya oo marka loo eego waddamada adduunka kale VISA-hooda ku siiya si fudud oo weliba jaban laakiin soomaalida ka imanaysa koonfurta soomaliya, Somaliland ,soomaalida Itoobiya iyo Soomaalida Kenya waa ku dhibtoodaan waayo dadka soo dalbanaya ayaa badan. Waxay taasi keentaa iney muddo badan sugaan oo xataa qofkii oo lacagta uu caafimaadka ugu baxayo ee uu wataa ay koobantahay ay kaga dhammaato kireysashada hotelada addis-ababa iyo Nairobi iyo masaariiftooda. Dadkaasi oo markoodii horeba ahaa dad xanuunsan waxaa ka mid ah qaar lacagtan loosoo qaadhaamay ama dad qaraabo ahi ka bixiyeen ama si kale kusoo helay oo aan awoodin waqti badan oo ka luma. Dhibaatooyinka safarka dheer ee Itoobiya iyo Kenya iyo dal-kugalkooda Waxaa dadkaas ku dhaca iney markay usoo safrayaan Addisababa iyo Nairobi soo dalbadaan fiisayaal kale oo waddamadaasi leeyihiin isla markaas sharciyada socdaalka meel walba lagu weyddiiyo qaarkoodna dhibaato loo geysto, sida lacago laga qaato oo laaluush ah oo dad aan waxba awood u lahayni been u sheegaan arrinkaasoo soomaalidu dhaqan ahaan aad mooddo iney xiisooto in wax sharci ay ku helayaan ay laaluush iyo luuq-luuq marow ka doorbidaan. Dadkaasi waxaa qaarkood dhexda ka hela soomaali kale oo waddamadaas deggan oo been u sheega oo odhanaya waan kuu soo dhammaynayaa visaha ee keen lacag, anaa khad deg deg ah kuu haya, anaa meel fudud kuu haya, anigaa safaaradda la saaxiib ah, anigaa wax kuu turjumaya. Dadka soomaalida oo dhaqan duurgalnimo ku abuurantahay waxaa qaarkood xabsiyo ku galaan wax aanay iska hubsan oo qof cidla ka helay ku akhriyey ama xataa waxay ku keentaa in safarkoodii caafimaad kala dhantaalmo oo ay dib u noqdaan iyagoon hawshii ku guuleysan. La soco – – – – Yuntani Gimma yuntanigimma@gmail.com Qaran News
  3. Washington DC (HOL) - Social media platforms, including TikTok, YouTube, and WhatsApp, have become vehicles for promoting fraudulent immigration services, according to experts. The phenomenon capitalizes on the ambiguity surrounding changes to U.S. immigration policy, misleading hopeful immigrants and profiting from organized crime syndicates. Source: Hiiraan Online
  4. Mogadishu (HOL) – A delegation from the African Union, led by the Director of Conflict Management, Dr. Alhaji Sarjoh Bah, has completed a four-day visit to Somalia. The delegation was there to discuss the next stage of troop withdrawal, which is part of a broader transition process. Source: Hiiraan Online
  5. The U.S. is still quietly fighting the secret war on terror across the globe. Average Americans may recognize countries such as Afghanistan and Iraq as public centers of this fight over the last 20 years, but the full extent of U.S. involvement in the war on terror is less known. Source: Hiiraan Online
  6. (CNN)Ten al-Shabaab members were killed by airstrikes conducted by US Africa Command in Somalia in the overnight hours of Saturday, the Defense Department announced. Source: Hiiraan Online
  7. Bushaaro Baandey oo Maxkamadda Hargeysa gudogashay Dacwadeeda Hargeysa(Qaran news)- Maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa maanta dhegaysatay dacwada loo haysto Weriye Bushaaro Cali Baandey oo la xidjay 15kii May. Fadhigii maxkamadda oo ay goobjoog ka ahaayeen nadaxa xafiiska Ingiriiska u fadhida Hargeysa, Ehelada Suxufiyadda iyo Weriyeyaal u ololaynayey sii daynteeda, waxa Maxkamaddu ay dhegaysatay dacwadaha loo haysto oo ay ka mid tahay inay warar been abuur ah ka faafisay Somaliland, taasi oo Suxufiyaduna beenisay. Fadhiga kan xiga lama muddayn xilliguu noqonayo, iyadoo kiiskeedu jiitamay oo ma xkamaduna ay shan jeer oo hore xalaalaysay xabsi ku haynta sufiyadan oo fadhigeedu yahay Ingiriiska oo xukuumadda Somaliland u haysato dacwado kala duwan oo qaarkood ay kala mid tahay 5 suxufi oo kale oo qurbojoog ah oo maxkamadu hore u jidaysay in la xidho haddii ay dalka yimaadaan. Qaran News
  8. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay howlgalada dalka lagu xoraynayo, dardar galinta mashaariicda socda iyo qodobo kale oo kamid ah Jubbaland Golaha ayaa bogaadiyay howlgallada ay wadaan Ciidamada kala duwan ee Jubaland iyo xooga dalka kuwaas oo muddooyinkii dambe howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka waday deegaanno kamid ah gobolka Jubbada hoose, iyaga oo maanta la wareegay deegaanka Xagar. Sidoo kale Waxaa Kulanka lagaga hadlay dardar galinta mashariicda Dowlada ee Hada socda sidii qiimayn buuxda loogu samayn lahaa isla markana loo hubin lahaa gaba gabada inay u fuleen sidii loogu tala galay iyo bilowga mashariicda Cusub sidii ay u noqon lahayeen Kuwo taabo gala. Golahu waxaa kale oo uu ka hadlay sidii mashariicda kala duwan ee Dowlada loo gaarsiin lahaa gobolka Gedo isla markana bulshada deegaanka ay u heli lahayeen adeegyada kala duwan iyo shaqada laamaha kala duwan ee Dowladu ay bulshada u hayaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Wasiirka Ciyaaraha oo Digniin adag u diray Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Hargeysa(Qaran)-Wasiirka Ciyaaraha Cabdirashiid Ducaale Qambi, ayaa digniin adag oo uu kama dambays ku tilmaamay u diray Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta oo uu xusay inuu aflagaadooyin ku hayo Masuuliyiinta Wasaaradda. Wasiir Qambi wuxuu soo bandhigay laba Qoddob oo uu ku tirsanayo Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda agta Somaliland, sidaasna waxa lagu sheegay qoraal Wasiirku u diray Guddoomiyaha Xidhiidhka oo nuqul ka mid ah ay heshay warbaahintu wuxuuna u qornaa sidan:- Qaran News
  10. At least 40 al Shabaab terrorists were killed in an offensive on their camp in Welmaro, a town 40 kilometres from Afmadow in the Lower Jubba region of Somalia. Source: Hiiraan Online
  11. Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, guddoomiyihii hore ee gobolka Gebiley, Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa muuqaal uu soo duubay ku sheegay inuu iskaga baxay Somaliland. Muuqaal uu kusoo wadaagay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay inuu haatan ku sugan yahay deegaanka Kalabeydh oo koofur ka xiga magaalada Laascaanood. “Safarkan waa mid aan idinku caddeynayo inaan ka baxay maamulkii Somaliland ee aan ka tirsanaa ee aan la shaqeynayay. Waan ogaadadkeygu weligood ma taageersaneyn Somaliland,” ayuu yidhi. Bishii January sanadkii 2019, ayuu madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, u magacaabay Cabdiqani Maxanuud Jiidhe guddoomiyaha gobolka Sool. Haddana dabayaaqadii sanadkii 2021, ayuu Madaxweyne Biixi xilalka guddoomiyenimada u kala beddelay isaga iyo guddoomiyihii Gebiley. Badhasaabka gobolka Gabiley ayaa markaas loo magacaabay Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, iyadoo Cabdikariin Aadan Xaaji Diiriye loo magacaabay badhasaabka Sool. Bishii May ee sanadkan, ayuu Madaxweyne Biixi xilka ka qaaday Cabdiqani Jiidhe. Source
  12. Shirkadda Dahabshiil Group waxa ay kaalmo lacageed oo dhan 20 million birr ugu deeqday dadkii ka ganacsan jiray suuqa magaalada Jigjiga ee uu wax yeeleeyay dabkii suuqaasi qabsaday. Dabkaasi oo ay ka dhasheen khasaare hantiyadeed oo baaxad leh, Shirkadda Dahabshiil Group waxa ay sidoo kale daboolka ka qaaday in aan wax khidmad ah ayna shirkadu ka qaadan doonin wixii caawimo ah ee loo diraayo gudigiga dib u dhiska Suuqa Jigjiga Waxana ay shirkaddu ku boorisay qurba jooga iyo kuwa gobolkuba in ay ka qayb qaataan iyaga oo taageeradooda marinara gudiga degdega ah ee dib u dhiska iyo taakulaynta loo sameeyay. Shirkadda Dahabshiil Group ayaa has iyo gooraale gar gaarta dadka gobolka ee masiibooyinka noocani ahi ay ku dhacaan iyo sidoo kale Abaaraha iyo daadadka sida fatahaadaha wabiyada iwm. Qaran News
  13. Ruushka ayaa ka falceliyay markii uu madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky uu dalka dib ugu soo celiyay shan taliye oo ku sugnaa Turkiga. Taliyeyaasha oo Ruushku ku qabtay dagaalkii magaala xebeedka Mariupol ayuu Turkigu dhexdhexaadiyey sii deyntooda, waxayna tan iyo markaas ku sugnaayeen gudaha Turkiga. Ruushka ayaa sheegay in heshiisku ahaa in ay taliyeyaashani ku sugnaadaan Turkiga tan iyo inta uu dagaalku ka dhamaanayo. Afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa sheegay in Turkigu ku xadgudbay heshiiska wuxuuuna yidhi, “cidi nama ogeysiin sii deynta,” iyo in sida heshiisku ahaa loo baahnaa in taliyeyaashani ku sugnaadaan Turkiga. Sidaas ay tahay wuxuu sheegay in Turkiga uu cadaadis saaran yahay oo NATO ay ku hayso, si Turkigu u muujiyo damqasho iyo taageero uu u hayo Ukraine. Madaxweyne Zelensky ayaa dhankiisa sheegay in uu dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho uu ku tagay dalka Turkiga isaga iyo shan taliye oo u dhashay dalka Ukraine oo uu Ruushku qabtay kadib go’doomintii Mariupol bishii May ee sanadkii hore. Taliyeyaasha oo muddo toddobaadyo ah ku jiray kanaal hoos yimaada warshadda Azovstal ayaa loo wareejiyay Turkiga iyada oo la raacayo maxbuus isdhaafsi oo ay dhexdhexaadisay Ankara bishii Sebtembar. Sawir la arkay ayaa muujinaya Mr Zelensky iyo ragga diyaaradda la saarnaa. Xaaladda imaatinkooda ma cadda maadaama heshiiskii asalka ahaa uu ku qasbayey inay sii joogaan Turkiga. Source
  14. Hay’ad ka Shaqeysa Xuquuqda Aadanaha oo Geneva uga Timid Wasaaradda Gaashaan-dhiga Hargeysa(Qaran)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga JSL Mudane Mustafe Cumar Faarax ayaa xafiiskiisa ku Qaabilay Haayada GICHD (Geneva international center for humanitarian Demining),waftigan ayaa ka yimi Magalada Geneva ee Dalka Switzerland, Weftiga hay’adda ka socday waxa ka mid ah Mr. Sarah Njeri Iyo Mr Ajoy Dattu Shirkan ayaa waxa lagaga wada hadlay khatarta ay u leeyihiin bulshada iyo degaanka walxaha qarxa sidoo kale waxa laysla gartay in la kordhiyo wacyigalinta bulshada iyo in la sameeyo Daraasad lagu ogaanayo khatarta ay leeyihiin walxaha qarxa Hay’adda ayaa waxa ay la kulmi doontaa Wasaaradaha Degaanka iyo Qorshaynta, Sidoo kale Waxay soo mari doonaan Gobolada dalka. Qaran News
  15. Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa Maanta Mu,asasada Imaamu Shaafici ku wareyjisay Agab waxbarasho oo muhiim u ah ubadka Soomaaliyeed ee iskuulkaas wax ku barto. Agabka xaruntaas hay’adda maareynta gaarsiisay waxaa kamid ah kuraas,miisas iyo agab xafiiseed waxaana guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle agabkaan uu ku wareejiyey maamulka sare ee Mu,asasadaas,iyaga oo u mahadnaqay SoDMA. Sidoo kale Guddoomiyaha hay’adda maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee iskuulkaas faraciisa Degmada Hodon ,waxaana socdaalkaan ku wehliyey masuuliyiin ka kala tirsan hay’adda maareynta,iskuulka imaamu shaafici iyo xubno katirsan hay’adda Alraxma oo agabkaan hore ugu soo wareejisay hay’adda SoDMA. Dhanka kale Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa sheegay in ka hay’add ahaan ay ka go’antahay caawinta iyo kalameenta goobaha waxbarashada . Ugu dambeyn Agaasime ku xigeenka qeybta waxbarashada Mu,asasada Imaamu Shaafici Cabdikariin Xaaji Saalax ayaa deeqdaan uga mahadnaqay hay’adda SoDMA. Sikastaba ha ahaatee hey’adda hey’adda maareynta qalabka ay gaarsiisay Iskuulka ayaa waxaa ka taageereysay hey’adda Alraxma, waxaana dhowaan furmi doonna sanad waxbarsheedka 2023 2024 oo ardaydu iskuullada ay u dhaqaaqi doonaan bisha soo aadan ee August. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  16. Degmada Xagar oo ka tirsan Gobolka Jubada hoose ayaa maanta laga xoreeyay maleeshiyaadka Al-shabaab. Ciidanka Daraawiishta Jubaland oo kaashanaya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay degmadaas. Qabashada ayaa ka dambaysay hawlgal ay maanta sameeyeen ciidanka oo ka dhaqaaqay degmada Afmadow. Saraakiisha ciidanka Jubaland ayaa sheegay in hawlgalkaas Al-shabaab looga dilay in ka badan 40 xubnood oo ay ku jiraan horjoogayaal. Jubaland ayaa sidoo kale sheegtay in hawlgalkaas lagu qabtay xubno Shabaab ah iyo baabuur bas ah oo ay saaran yihiin waxyaabaha qarxa. PUNTLAND POST The post Ciidamada Jubaland iyo kuwa DFS oo Al-shabaab ka xoreeyay degmo ka tirsan Jubada Hoose appeared first on Puntland Post.
  17. France striker Kylian Mbappe has called his club side Paris St-Germain "divisive" as doubts intensify over his future at the French champions. Source: Hiiraan Online
  18. As another week comes to an end, it has been a bee hive of activities for most of the Cabinet Secretaries. Source: Hiiraan Online
  19. Maxakamadda gobalka Maroodijeex ayaa maanta la horkeenay Wariye Bishaaro Baande waxaana si rasmi ah loo gudo galay garmaqalka eedaha loo haysto oo ay kamid tahay kicin dadweyne. Fadhiga maanta waxaa ka qeyb gashay Lizzia Walker Wakiilka Dawladda Boqorada Ingiriiska u qaabilsan Jamhuuriyadda Somaliland. Qareenada Bishaaro Baande ayaa codsaday in aan dacwadeeda lala sugin wariyaal maqan oo lahaysto eedo isku mid ah. Source
  20. Garoowe (Caasimada Online) – Qaar kamid ah xildhibaanada baaralamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ee kasoo jeeda Puntland ayaa war xasaasi ah kasoo saaray xiisadda ka taagan maamulkaasi, gaar ahaan doorashada. Warkan oo ay si wadajir ah u soo saareen afar xildhibaan iyo lix senator oo maalmahan ku sugnaa Garoowe ayaa marka hore ku baaqay in la qaboojiyo xiisadda taagan, sidoo kalena la’isugu yimaado wadahadal, si xal loo gaaro. Sidoo kale waxay go’aamiyeen, isla-markaana ay soo jeediyeen in hadda la joojiyo furista dastuurka iyo la qabto doorashada golayaasha deegaanka ee gobolka Nugaal. Waxa kale oo ay dalbadeen in la ilaaliyo jadwalka doorashada, isla-markaana lagu qabto xilligeeda oo ah 8 Jenuary ee 2024-ka. Halkan hoose ka aqriso:- in sadexda dagmo ee Gobolka Nugaal ee golayaasha Deegaanka ee diiwaan galintoodu dhacday ka harsan, la qabto doorashadooda oo golayaashoodda deegaanka la soo doorto. Magacyadda Mudanayasha San. Cabdulaahi Cali Xirsi Timacadde San. Cabdiqani Geele Maxamed San. Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab San. Sareedo Maxamed Jayte San. Saynab Ismacil maxamed ( Tiimbiye) San. Maxamed Cabdi Cismaan (Maajino). Xil. Sahra Cabdullahi Bundunte Xil. Cabdullahi Bidhaan Warsame Xil. Cali Yuusuf Calixoosh Xil Cismaan Cali Yusuf The post Xildhibaanada BF ku metala Puntland oo ku dhawaaqay go’aan culus appeared first on Caasimada Online.