Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,254
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Somalia was elected to serve on the U.N. Security Council as a non-permanent member for the second time since independence in 1960 and assumed its seat on Jan. 1, 2025. Somalia joined Denmark, Greece, Pakistan and Panama in serving on what is considered the most powerful global political and diplomatic council entrusted with steering the world toward peace, stability and sustainable development for the next two years. Although the new non-permanent members do not enjoy the powerful and heavily dramatized veto power that makes global headlines, the idea is that they will represent not only their regions but the rest of the world in all meetings to advance the key objectives of the U.N. Indeed, the question of equity and balance regarding this now ancient exclusive power of veto held by the permanent five members of the Security Council (U.S., China, the U.K., France and Russia) is highly debated and arguably needs reform given the modern global realities today. The strong argument that if the U.N. and its systems are to have any credibility going forward, they must promote and safeguard their lofty founding democratic principles by ensuring an equal voice for all nations needs to be addressed quickly and with the seriousness it deserves. However, non-permanent members can and have played a key role in representing the voices of their nations, regions and the rest of the world in major U.N. debates. While they may be simply diplomatic inclusivity window dressing to present a mirage of political equality in the heavily polarized, unequal and divided world we live in today, the non-permanent seats in themselves are some progress from what they used to be when global decisions were only made by the supposed winners of World War II and much of the majority of the U.N. member states today were still colonized or part of the Soviet Union. It was surprising to see some of the negative reactions in the media when Somalia won the U.N. Security Council seat because I was closely following the determined efforts of the Somali government in this endeavor from the beginning and expected it to be welcomed by all. The overwhelming message from misinformed critics was that the council is now a joke if Somalia can join. This is a misguided and regressive view of international politics and diplomacy, anchored in ignorance and arrogance about what might be greater than right. This post-World War II winners-take-all governance mentality is not even discussed openly in international politics and relations courses at universities anymore, let alone used as a basis for criticizing a nation like Somalia, which has achieved so much in such a short space of time to escape a difficult past of conflict and state collapse. What Somalia offers The Security Council is mandated to advance global peace and security and has a long history of involvement with Somalia during the nearly three decades of civil strife and through the current state-building process. Only last year, the U.N. lifted the three-decade arms embargo on Somalia and the council authorized the African Union Stabilisation and Support Mission in Somalia (AUSSOM) to replace a larger operation from Jan. 1, 2025. Ironically, this is the day Somalia officially took its seat as a non-permanent member. Far from symbolic, this is a real opportunity for Somalia to be in the same room that has been deciding its future for nearly three decades while it shouted from the sidelines. Somalia’s membership will provide a valuable opportunity for other members to hear and learn unique lessons in nation-building, fighting international terrorism, effective humanitarian actions, strengthening multilateralism, and what does not work in conflict-affected, post-conflict and fragile states in terms of peacebuilding and sustainable development. It will also amplify the voices of nations facing similar challenges, including those in the Group of Seven Plus and least-developed category status. Somalia has a strong track record of delivering economic reforms and achieved debt relief through the Highly Indebted Poor Countries Initiative (HIPC) in December 2023. This is not just a story of numbers and simple implementation of prescribed reforms by the International Monetary Fund (IMF) but a lesson in what can be achieved even in the most challenging situations when there are strong partnerships, political will and public support for escaping unsustainable crippling debts that most of the developing world faces today and achieving financing for development. At the U.N., there is a desperate need to find global solutions to everyday challenges, including the devastating impact of climate change, increasing conflicts and global debt, which hampers development spending and economic growth to spur job creation and attain sustainable development. Somalia has a unique interwoven story and experience to share in this space and will be able to contribute prominently to the international dialogue and solutions going forward as part of the Security Council. Overall, Somalia is in the council because it won its seat like all the other members through a rigorous, transparent diplomatic and democratic process. This is the real explanation and the only explanation is if the rules of the U.N. are observed. In this regard, it is no different from all the other members who have held this position or are occupying it now. However, Somalia’s unique contribution to the council and international security and peace is its credible and authentic voice, which showcases its national lived experience and its current efforts to transform itself for the betterment of its citizens. This is needed more than ever in a conflict-ridden and polarized world threatened by external shocks, including climate change. Liban Obsiye is the head of the Strategic Economic Unit of the Somali Ministry of Finance.
  2. Mogadishu (HOL) — The United Kingdom has appointed Charles Nicholas King as its new ambassador to Somalia, replacing Michael Nithavrianakis, the British government announced on Wednesday. King is set to assume his post in May 2025. Source: Hiiraan Online
  3. KUWII LAASCAANOOD DUMIYAY WAY DAYAAMAYAAN. Laascaanood qormadan kuma dhammayn karo halkay maraysay iyo halkay maanta joogto iyo halkay ku socoto. Laascaanood waxay maraysay intaanay somaalidu dumin halkii ugu wanaagsanayd intay jirtay, saray u socotay xagga dhismaha shaqaalaha iyo ganacsigaba. Waxa ka mushahaaro qaadan jiray lix kun oo qof waxa loo sameeyay nidaam dawli ah oo dhamays tiran oo ay dhammaan dadka ka shaqeeyaa yihiin Sool clan gud. gobolka meeyee. Garaadadii iyo aqoontii reerka ayaa intay shir qabsadeen dagaal s. Land lagu dumiyo iclaamiyay waxaana ku duntay laascaanood oo keliya ujeeddadiina way fashilantay. Maanta laascaanood waxa isugu hadhay dad yar oo ku xeeran kuwii dumiyay qaar ka mid ah dhaqaalahoodii wuxuu isugu ururay jawaanno qaad ah oo ay ku dhintaan qorigaa ka shaqeeya. Laascaanood kuwii dumiyay oo ahaa soomali oo dhami maanta way dayaamayaan majeerteeniya waxa ka socda dagaal majeerteenka dhexdiisa ah oo ay ku jiraan ajaaniib hoggaaminaysa garab ka mida oo la yidhaah daacish. Cid kasta oo mahlakadii laascaanood lagu dumiyay ka qayb qaadatay waxa saaran culays amni darro iyo burbur xagga nidaamka ah, BOORAAN hadimo ha qodin haddaad qoddona ha dheerayn. Kuway taladu ku ciirsantay waa garaaddadii gala dagaalka yidhi oo maanta noqday Ninkii Mar waashay ee yidhi ma meel aan ka soo noqdaabaan joogaa laascaanood haddaan loo talin waxay noqonaysaa meel waqti dheer nabadda ka fog oo ay isku soo uruursadaan dadka denbiileyaasha ahi sida imminkaba ka jirta. Laascaanood waxay sugaysaa dadkii u dhashay inay u kacaan xabaal iyo ninkeed loo kala teg, jinni Ninkii keenaa firdaamiya. MAHADSANID. BACAW MEDIA. GUUL ALLE. LONDON. Qaran News
  4. MINNEAPOLIS, MN — A federal judge overseeing the ongoing Feeding Our Future fraud trial has imposed stricter courtroom restrictions after allegations surfaced that a defendant's associate attempted to influence a key witness's testimony. Source: Hiiraan Online
  5. https://qarannews.com/wp-content/uploads/2025/02/AQNSxBeXTH9IbHzOHV6of9yb87Uu7NLxwJSXSKFQc1OFyiktnfh_3jXKUDmgI_3BiF-23ZimD9T4V5uRO56bLyAk.mp4 s Qaran News
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Maxamed Amiir, ayaa maanta si cad shacabka Muqdisho ugu sheegay in guddoomiye la soo magacaabay aysan ka sugin in baahiyahooda uu ka shaqeeyo, isagoo bixiyey tusaale yaab leh. Wuxuu sheegay in shacabka Muqdisho aysan waxqabad u qabsan karin, maadaama aysan iyagu xilka u dhiiban, isla markaana aysan ka qaadi karin. “Nadaafad darrada ka jirta Muqdisho iyo jidadka burbursan waxba igama weydiin kartaan hadda, laakiin haddii aad i soo dooran lahaydeen waa ila xisaabtami lahaydeen. Marka waxaan idiin sheegayaa, qofkii aan la dooran ee la soo magacaabay jeebkiisa ayuu u shaqeystaa,” ayuu yiri Guddoomiye Amiir. Duqa Muqdisho ayaa hadalkan maanta ka sheegay fagaaraha Tiyaatarka Qaranka, halkaas oo lagu qabtay kulan dadweyne oo lagu taageerayey qabashada doorasho qof iyo cod ah. Goobta uu hadalkan ka yiri Guddoomiye Amiir waxaa fadhiyey wasiirro, xildhibaanno, masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda iyo shacab u soo bannaan baxay taageerada dowladda, una heelan in dalkooda horumar la gaarsiiyo. Hadalka Guddoomiye Amiir uu maanta yiri, sida aan ka fiirsashada lahayn, ayaa qalbi-jab ku abuuray shacabkii u hammuum qabay dowladnimada ee maanta isugu yimid Tiyaatarka. Wuxuu hadalkaasi abuuray sawaxan markiiba goobta ka bilowday iyo hadal-hayn qabsatay baraha bulshada. Guddoomiyaha gobolka ayaa markii uu hadalkaas yiri kadib ku af-gobaadsaday in danta shacabka Muqdisho ay ku jirto in madaxdooda ay soo doortaan, isaguna uu ka shaqeyn doono in guddoomiyaha kursiga kala wareegaya uu doorasho dadweyne ku imaan doono. Guddoomiye Amiir ayaa maalintii uu xilka la wareegay goobtii uu kula wareegay ka sheegay in dadka reer Muqdisho uu si dhab ah ugu shaqeyn doono ee uusan ka shaqeysan doonin, balse hadalkaas maanta ayuu si cad u beeniyey, isagoo yiri hadal u dhigma: “Idiinma shaqeynayo, xilkana igama qaadi kartaan!” Hoos ka daawo
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa war ka soo saaray dagaalladii kooxda Al-Shabaab ay maanta ku soo qaaday deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo meelaha qaar ay kooxdu qabsatay deegaanada qaarna ay ka dhaceen dagaalo la isku riiqmay. Sheekh Shariif ayaa sheegay in duullaanka Al-Shabaab uu hoosta ka xariiqayo sida looga gaabiyey la dagaalanka kooxda, isagoo madaxda dowladda Federaalka u soo jeedinayey inay diirrada saaraan halganka dalka looga xoreynayo Khawaarijta. Al-Shabaab ayaa maanta weerarro toos ah ku qaaday deegaanada Al-Kowthar, Daarunicma, Ceel Cali Axmed, Cali Fooldheere, Ceelbaraf iyo tuulooyin kale oo ka tirsan gobolkaas, waana weerarkii ugu balaaraa oo hal maalin ay waayahaan waadeen Al-Shabaab. “Waxaan boggaadinayaa Geesiyaasha xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka oo si nafhurnimo leh kaga hortagay duullaanka kooxda argagixisada Al-Shabaab ku soo qaaday deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe,” ayuu yiri Sheekh Shariif. Shariifka ayaa tacsi u diray ciidamadii maanta ku shahiiday dagaalladii cuslaa ee dhacay, “Waxaan u tacsiyeynayaa qoysaska geesiyaasha ku shahiiday dagaalka xaqa ah, waxaana caafimaad deg deg ah u rajeynayaa kuwa dhaawacmay.” Qoraalka Sheekh shariif ayaa intaas ku sii daray, “Duullaanka kooxda argagixisada ah wuxuu hoosta ka xariiqayaa sida looga gaabiyey la dagaalanka kooxaha caadeysatay daadinta dhiiga shacabka Soomaaliyeed.” Madaxweyne hore Sharriif Sheekh Axmed, ayaa ku booriyey hay’adaha ammaanka inay laba jibaaraan dagaalka lagula jiro kooxaha nabadiidka ah. “Waxaana madaxda dowladda Federaalka ah u soo jeedinayaa inay diirrada saaraan halganka loogu jiro dib u xoreynta dalka islamarkaana meel iska dhigaan siyaasadda ku dhisan kala qaybinta bulshada iyo xasarad abuurka,” ayuu qoraalkiisa ku soo gabagabeeyey Sheekh Shariif. Dowladda Soomaaliya, oo maanta war kasoo saartay dagaaladii dhacay ayaa sheegtay in dhamaan degaanadii ay soo weerareen laga difaacay Al-Shabaab, isla markaana laga dilay in ka badan 130 horjoogayaal iyo maleeshiyaad isugu jira.
  8. Mogadishu (HOL) — Former Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble arrived in South Africa on Thursday after the Somali government blocked him from obtaining diplomatic passport clearance, raising questions about political maneuvering in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  9. Ururkii SSDF mabda’ ahaan wuu ka soo horjeeday shuuciyadda iyo wixii loo bixiyay hantiwadaagga cilmiga ku dhisan oo uu kacaankii Soomaaliya ku salaysnaa. Garoowe (Faallo PP) — Ururkii SSDF (Somali Salvation Democratic Front) xubnihiisii hore waxay siyaabo kala duduwan u soo bandhigeen isbeddeladii ay goobjoogga u ahaayeen sanadihii 1978kii ilaa 1985kii. Wixii ka dambeeyay 1985kii, oo ahaa sanadkii Itoobiya xabsiga u taxaabtay Cabdullaahi Yuusuf, guddoomiyihii SSDF, taariikhda ururka wax badan lagama oga. Xubno badan oo ururkaas ka mid ahaa ayaa dib ugu soo noqday Soomaaliya kaddib 1983kii. Dhowaan Cabdi Faarac Siiciid (Juxaa), Wasiirka Arrimmaha Gudaha ee Puntland, ayaa waraystay Maxamed C. Xasan (Alto) oo ka mid ahaa ururkii SSDF. Juxaa, oo hore u qoray buug ku saabsan waayihiihiisii SSDF, wuxuu siiyay Alto fursad uu xusuustiisa iyo aragtidiisa ku soo gudbiyay. Xusuustu waxay ku saabsan tahay wixii dhacay; aragtidu waxay ku saabsan tahay fasiraadda laga bixiyo sababihii waxaas u dhacay. Waa waraysiga ugu xiisaha badnaa oo xubin SSDF ahaa lala yeeshay. Maxamed Alto wuxuu ku dooday in Cabdullaahi Yuusuf uu bixiyay amarkii Itoobiyaanku xabsiga ugu taxaabeen isaga. Wuxuu ku dooday inuu ka mid ahaa koox ahayd “Bidix.” Juxaa ma su’aalin Alto macnaha Bidixda. SSDF cidaamaddeedu waxay markaas ka soo jeedeen hal beel. “Bidixdu” waxay ahayd koox aamminsanayd hantiwadaagga. Waxaa ka mid ahaa Cabdiraxmaan Caydiid, Cumar Salaad, Iikar Xaaji Maxamed Xuseen, Cabdi Maxamuud Aamiin iyo xubno kale oo ka mid ahaa Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed (XHKS). Xubnahan waxay rumeysnaayeen in sida keliya ay Itoobiya ugu dhowaan karaan awooddana kula tartami karaan Cabdullaahi Yuusuf ahayd inay sii haystaan mabda’a hantiwadaagga. In Mengistu Hailse Mariam, hoggaamiyihii Itoobiya ee waqtigaas, uu iyaga mabda’a ahaan ula jiri doono ayay aamminsayeen. Loollankaas wuxuu Cabdullaahi Yuusuf kaga jawaabay tallaabooyin uu ku yaraynayay saameynta kooxdii isu tiqiin “Bidixda”. “Bidixdu” waxay aad mar ugu dhoweyd taliskii Siyaad Barre oo ay la soo shaqeeyeen. Dhowr toddobaad ka hor 1977kii intii Soomaaliya aysan xiriirka u jarin dalkii la oran jiray Midowga Soofiyeeti, Cumar Salaad Cilmi, oo mar ahaa Guddoomiyaha Abaabulka ee Golaha Dhexe ee XHKS, ayaa maqaal ku qoray wargeyskii Halgan oo ahaa codkii Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed. Wuxuu Maqaalka ku xusayay 60 guuradii Kacaankii Ruushka ee 1917kii. Wuxuu ka qeybgalay xaflad sanadguurada kacaankii uu Lenin hoggaaminayay lagu maamuusayay. Cumar Salaad markuu qoray maqaalkan muu ogeyn in Soomaaliya go’aansatay in xiriirka ay u jarto Midowgii Soofiyeeti 1977kii. Cumar wuxuu ku biiray SSDF billowgii siddeetamaadkii. Markii Alto xabsiga laga soo daayay waxaa loo sheegay in Cabdullaahi Yuusuf uu diiday bixinta lacag uu Itoobiya kaga safri lahaa. Si kastaba ha ahaato, Alto tagay Cadan oo caasimaad u ahayd dalkii loo yiqiin Yementa Koonfureed. Alto wuxuu sheegay in SSDF soo weerartay Buuhoodle iyo magaalooyin kale. Koodxda “Bidixdu” waxay aamminsanaayeen in dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ah la iskaga dhicin karo ciidammadii Soomaaliya halka Cabduulaahi Yuusuf aamminsahaa in dagaalku u dhexeeyo labo dal. Waaya-aragnimadisii dagaalkii 1964kii iyo 1977kii ayaa saameyn ku lahayd sida uu arkayay hawlgallada SSDF. Cabdullaahi Yuusuf inuu Itoobiya ku soo sirmay ayaa u muuqatay markii uu ogaaday in shuuciyadda Itoobiya ka jirtay iyo shuuciyad-diidka uu caanka ku ahaa ay iska hor imanayeen. SSDF wuxuu ahaa urur ku dhex burburay loollankii Geeska Afrika ku dhexmaray Bariga (oo xulafadii Warsaw hoostagayay) iyo Galbeedka (oo isbahaysiga NATO ku tiirsanaa). Soomaaliya waxay u janjeertay Galbeedka. Mabda’ ahaan ururkii SSDF wuxuu ahaa urur ka horjeeda shuuciyadda hase ahaatee taageero u doontay dal talis shuuci ahaa uu ka talinayay. Ilaa hadda la isma su’aalin cidda SSDF (oo mar SODAF ahayd) u soo sahmisay in Itoobiya noqoto meel ay saldhig ururku ka samaysan karo. 1984kii ciidammada Itoobiya ayaa weeraray xero ay ciidammada SSDF kaga sugnaayeen meel ka mid ah dhulka Soomaali Galbeed, oo hadda loo yaqaanno Dowlad-deegaanka Soomaalida. Isku dhicii mabdi’ii SSDF oo lidka ku ahaa shucuuyiadda iyo mabdi’ii taliskii Dergiga ee Itoobiya oo shuuciyad ku salaysnaa ayaa sababay burburkii SSDF. Labadaas mabda’ waxay u kala taagnaayeen waa la yaqaannaa, hase ahaatee kooxdii isu bixisay “Bidixda” ka mid ahayd SSDF mabda’a ay u taagnayd lama yaqaanno. © Puntland Post, 2025 The post Maxay Kooxdii “Bidixda” ee SSDF U Taagnayd? appeared first on Puntland Post.
  10. NAIROBI, Kenya (HOL) — Community elders in Sala, a town in Mandheera County, northeastern Kenya, have issued a sweeping ban on khat consumption and trade, warning that violators may face social exclusion, denied marriage prospects, and even religious rites. Source: Hiiraan Online
  11. Peter Drucker, the pioneering management consultant, famously began his work with corporations by asking a deceptively simple question: “What business are you in?” He discovered that many organizations—governmental and corporate alike—struggled to articulate their purpose. If we apply Drucker’s principle to Somalia, a troubling reality emerges: neither its people nor its government seem fully aware of the fundamental business of governance. Somalia remains a nation unsure of its identity, responsibilities, and the essential tenets of leadership. Source: Hiiraan Online
  12. Hargeisa (HOL) — The regional administration of Maroodi Jeex has reversed a ban on music concerts and entertainment events in Hargeisa, just hours after issuing the directive, following widespread criticism from the public and artists. Source: Hiiraan Online
  13. Hargeisa (HOL) — The United Arab Emirates (UAE) and Somaliland are deepening military and security cooperation as the Gulf state expands its influence in the Horn of Africa, a move that could further strain relations between Somalia’s federal government and Abu Dhabi. Source: Hiiraan Online
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Hadal-heyn siyaasadeed oo xooggan ayaa ka dhalatay in dowladda Soomaaliya ay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Maxamed Xuseen Rooble, ka hor istaagtay habraaca in baasaboorka Diblomaasiga ee Soomaaliya uu ugu safro dalka dibadiisa, gaar ahaan Koonfur Afrika. Marka la isticmaalayo baasaboorka diblomaasiga, waxaa khasab ah in la maro wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, si warbixin loola wadaago safaaradaha dalalka uu qofka masuulka ahi u safrayo. Rooble, oo ka ag-dhow madaxda xukunka joogta ee dowladda federaalka ayaan weli la cadeyn masuulka ay is hayaan, wararka qaar waxay sheegayaan in amarka loogu diiday habraaca fududeynta safarkiisa uu bixiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa, halka dadka qaar ay soo dusiyeen xog sheegeysa inay is hayaan Wasiir Fiqi oo maamula wasaaradda arrimaha dibadda, xigtana ay yihiin Rooble. Habraaca loo diiday in la marsiiyo safarka ra’iisul wasaare hore Rooble iyo saaxiibadiisa siyaasadda, ayaa qofka masuulka ah ee safraya siinaya xasaanad diblomaasiyadeed oo wadanka uu u socdo uu ku tegayo. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Ra’iisul Wasaare hore Rooble, waxaa safarka loo diiday in loo fududeeyo u raaci lahaa siyaasiyiin kale oo qaar mucaarad yahay, qaarna wasiirro xukuumaddaka tirsan yihiin. Ilo wareedyo kala duwan oo Ra’iisul Wasaarihii hore Rooble, ka ag-dhow ayaa Caasimada Online u sheegay in wasaaradda arrimaha dibadda ay diiday inay ka soo jawaabto warqadihii codsiga safarkaas, iyadoo aan loo cadeyn sababta. Rooble, ayaa xaq u lahaa in loo ogolaado safarka hanaanka diblomaatiga loo yaqaan ee xasaanadda, iyadoo warbixintiisa lala wadaagayo safaaradaha Koonfur Afrika iyo Soomaaliya, si loo soo dhaweeyo masuulka, safarkiisana ay uga warqabaan. Dowladda Soomaaliya, weli kama hadlin arrintaan, balse waxaan ogaanay in siyaasiyiinta safarkaan ku wehliyey Rooble, ay yihiin kuwo aad u mucaarada xukuumadda, waxaana ka mid ah wasiirkii hore ee waxbarashada Cabdullahi Carab oo saaxiib la ah Rooble, kuna jira Golaha Shacabka, Cabdullahi Carab ayaa toos u dhaliila xukuumadda Xamsa. Sidoo kale, xubnaha aan ogaanay in safarkaan ay ku jireen waxaa kamid ah Wasiiru dowlihii hore ee Wasaarada Qorsheynta Xildhibaan Gaani oo kol-hore ka tegay xukuumadda Xamsa, si weyna u dhaliila hoggaaminta Xasan iyo Xamsa. Maxamed Xuseen Rooble, oo isticmaalay baasaboorka dalka labaad ee dhalashada uu ka heysto ee Sweden, ayaa maanta ka dhoofay Muqdisho, isagoo u safray dalka Koonfur Afrika, maadaama uu casuumad ka helay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas.
  15. Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha Argagixisada Daacish lagu gaarsiiyay hawlgalkaasi. Warsaxaafadeed ka soo baxay Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ee Puntland ayaa lagu yiri” Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland ee (Hillaac), waxaa uu maanta oo ay taariikhdu aheyd 20 February 2025, uu weerar cir iyo dhul ah ku dilay 44 ka mid ah Argagixisada Daacish ee ku dhuumalaysanaysay deegaannada teedsan Togga- jeceel ee buuralayda Cal- miskaad.” “Halwgalka ay ku ciribtirayaan Argagixisada Daacish, waxay hawlgalo ay sameeyeen ku dileen in ka badan 15 Argagixisada Daacish ah oo Ajaanib aheyd, waxaana gebi ahaanba Ciidanku la wareegeen deegaannada Dhasaq, Qurac iyo deegaannada u dhow Damdamale oo intuba ka tirsan Togga Jeceel ee buuralayda Cal-miskaad isla markaasina fariisino u ahaa Argagixisada Daacish.” “Saaxiibada Dowladda Puntland ee Imaaraadka (UAE) waxay maanta duqeyn ku dileen 29 ka mid ahaa Argagixisada Daacish, Duqeynta ayaa ka dhacday labo meelood oo kala ah tuulada Damdamaale oo lagu dilay 22 Argagixiso iyo Togga damdamaale oo lagu dilay 7 Argagixiso” ayuu sii raaciyay Warsaxaafadeedka. Halkaan ka eeg Warsaxaafadeedka PUNTLAND POST The post Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed Rasmi ah ka soo saartay dagaalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad appeared first on Puntland Post.
  16. Mogadishu (HOL) — The Mayor of Mogadishu and Governor of Banaadir Region, Mohamed Ahmed Amiir, has rejected public criticism over the capital's poor sanitation and deteriorating infrastructure, stating that he cannot be held accountable since he was not elected by residents. Source: Hiiraan Online
  17. Mogadishu (HOL) — Puntland security forces, backed by airstrikes from the United Arab Emirates (UAE), have killed at least 44 ISIS militants in a large-scale counterterrorism operation targeting insurgent hideouts in the Al-Miskaad Mountains, Puntland authorities confirmed Thursday. Source: Hiiraan Online
  18. Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa mushaarkii ka jartay kooxda Dayax Band. Fananniinta kooxdan ayaa qaaday heestii ay Soomaalida sida weyn u dhibsadeen ee “Ma lihin cadow Xamar ka daran”. Abwaan Daaha Gaas oo kooxdan maamula ayaa shaaciyay in mushaarkii laga jartay. Tallaabadan ayaa lala xiriirinaya in Fanaanniintan ay si dhow ula shaqeynayeen madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi, oo kalkiisi Madaxtooyadda Somaliland looga luuqeeyay heesta lagu weeraray reer Muqdisho. Daaha Gaas oo soo saaray qoraal uga hadlayo arrintaan ayaa sheegay in uusan ku waayi karin xuquuqdiisa muwaadinimo inuu kasoo horjeeday xisbiga Waddani oo haatan tallada Somaliland haya, “In maanta fanaanniinta la kala reebo oo wasaarada war faafinta la yidhaahdo Dayax Band lama siinayo waa aargoosi iyo cadaawad fogaatay.” Waxa uu intaas kusii daray “Ma baryootamayo tolaayeeyna odhan maayo. Madaxwayne qarankii aad lahayd waan u simanahay oo waa lay dhaariyay cadaaladii ma hayo anigu. Isku qoomamayn maayo inaan Muuse Biixi la socday, waan ku faraxsanahay. Ilaahay cidaan ahayna nin barya ma ahi, taasna meel ku qorta. Colaadina iguma jirin iyo cid nacayb, Cirro-na madaxweynahaygii buu noqday una malayn maayo ka ila dagaalamaya isaga inuu yahay laakiin way soo bixi.” Go’aaankan looga jaray mushaarkii Fanaanniintan ayaa siyaabo kala duwan looga fal-celiyay, iyadoo dadka qaar ay ku tilmaameen mid loo baahna, halka kuwa kalena u arkaan taas bedelkeed. Sidoo kalena waxa uu go’aankan kusoo aadaya, xilli ay maanta xukuumadda Somaliland ay gebi ahaanba magaalada Hargeysa ka joojisay bandhigyada iyo caweyska habeenkii.
  19. The African Union (AU) has consistently stood for self-determination, decolonization, and the inviolability of colonial borders. Yet it is inconsistent in extending these principles to Somaliland. Although the dispute regarding Western Sahara rages on unchecked, Somaliland’s more valid legal and historic claim to be recognized is unjustifiably neglected. The time has come now for the AU to move in accordance with legal integrity and moral clarity and grant Somaliland recognition as an independent African state. The Contrast: Western Sahara and Somaliland The contrasting example of Western Sahara and Somaliland demonstrates the contradictions of the AU’s recognition policy. Western Sahara was a Spanish colony from 1884 to 1975 and never experienced sovereign statehood prior to colonial occupation. In 1975, the International Court of Justice (ICJ) acknowledged the right to self-determination of the Sahrawi people, but there was no statehood prior to Spanish colonization. In spite of this, the Sahrawi Arab Democratic Republic (SADR) joined the Organization of African Unity (OAU), now the AU, in 1984, without gaining full independence or a record of acknowledged statehood. Somaliland, on the other hand, gained full independence from Britain on 26 June, 1960, and was recognized by 35 states, including the United Kingdom and Egypt. It was only days later that Somaliland voluntarily merged with Somalia on 01 July, 1960, through the Act of Union—a legal process never concluded under international law. Following the collapse of the Somali state in 1991, Somaliland revoked the union, reverting to its prior sovereignty. This was not secession, it is worth mentioning, but the legal dissolution of a merger of two formerly independent states. The coming together of Somaliland and Somalia in 1960 was a political marriage between two sovereign states: the State of Somaliland, which had just become independent from Britain, and the State of Somalia, which had earlier been an Italian colony. The Act of Union, which was signed on 1 July 1960, gave birth to the Republic of Somalia but was never ratified, and a legal lacuna resulted. When the Somali state collapsed in 1991 and Somaliland unilaterally declared independence, the union de facto dissolved. The 2012 Federal Republic of Somalia is a new political entity different from the 1960 Republic of Somalia. Therefore, in international law, Somalia does not have any legal claim over Somaliland since the original union does not exist. Somaliland’s situation is that of restoration of its sovereignty prior to the union, not a secessionist entity. Somaliland’s Claim for Recognition: A Legal Precedent Somaliland’s claim for recognition is firmly rooted in international law and precedent. As a previously sovereign state, Somaliland’s move to end an unratified union is within the letter of the provisions of Article 4(b) of the AU Charter, which assures the inviolability of colonial boundaries. Somaliland does not seek to secede but to be returned to its former sovereignty, and thus its claim is legally distinct from all other separatist movements on the continent. The AU’s acceptance of Western Sahara, never a sovereign state, plainly sets a precedent. If a non-sovereign territory can be a member, then Somaliland—a formerly recognized state—has an even stronger claim to membership. In addition, the Federal Government of Somalia is not the 1960 Republic of Somalia’s legal successor but a new federal state formed in 2012. According to the 1960 Act of Union’s terms, there is no legal ground for Somalia to claim Somaliland’s territory since the union was on the basis of two equal states and not between a parent state and a province. Apart from the legal case, Somaliland also has a strong strategic and geopolitical case for recognition. Somaliland has been a shining example of political stability, democratic governance, and independence relative to most other areas. Its stability in an unstable region has rendered it a fountain of peace and security in the Horn of Africa. Whereas most African nations are still grappling with political instability and conflicts, Somaliland is unique in its pursuit of democratic principles through internationally acclaimed free and fair elections. Not only is its stability not conjectural but is founded on its real institutions of government, such as a sound rule of law, good institutions, and a vibrant, active civil society. Somaliland also has a strategic geopolitical location that adds to its value in the Horn of Africa and beyond. Somaliland controls its whole territory, all of the key Red Sea and Gulf of Aden ports, and thus it is a regional trade, maritime security, and global shipping actor. Its closeness to the Bab el-Mandeb Strait, which is among the world’s most busy maritime chokepoints, only serves to emphasize its significance to world trade and security. It has become a viable ally in the fight against terror and regional security, and thus its recognition is all the more necessary to Africa, not to mention the world community at large. Somaliland’s ongoing exclusion from its due position in the world has widespread implications for regional stability and African diplomacy. In non-recognition, an opportunity for peacebuilding and development in the Horn of Africa is forfeited. Disregarding Somaliland prolongs tensions with Somalia, frustrating attempts at regional peace. Moreover, the AU misses out on a strategic partner with access to important maritime routes and a firm commitment to democracy, peace, and security. Somaliland’s stability and collaborative stance on counterterrorism efforts render it a worthy partner for African and international security initiatives. AU’s Inconsistency: A Double Standard The AU’s double standard in recognizing Western Sahara and ignoring Somaliland’s more valid legal claim undermines its credibility. This inconsistency damages the African Union’s moral authority and weakens its ability to mediate conflicts across the continent. The African Union must correct this decades-long injustice and act within the ideals of its founding. It has to acknowledge that Somaliland’s case is one of reconstituting statehood, not secession. It has to hold Somaliland to the same standard of recognition that it held Western Sahara to, consistent with its adherence to self-determination. The AU should also bring Somaliland and Somalia to the negotiating table, recognizing their distinct historical and legal identities and encouraging the peaceful two-state solution. Lastly, accepting Somaliland as a member state would bring enhanced regional stability and act as a model of successful post-colonial state-building and democracy. The African Union has a test of its moral and legal principles. Admission of Somaliland would not just be an affirmation of the principles of decolonization and self-determination but also a reversal of a historical injustice. Somaliland’s argument for statehood is legally stronger than that of Western Sahara since it was an independent sovereign state prior to its voluntary union with Somalia. The African Union must discard double standards and welcome Somaliland as a full member state. By doing this, the AU would be reaffirming its belief in justice, consistency, and peace in the African continent. AS Adam Daud Ahmed is a political security Analyst in the Horn of Africa. Qaran News
  20. The Somali National Army (SNA), backed by locals, thwarted a major attack by the terrorist group Al Shabab, killing more than 130 terrorists, Somali officials said. Source: Hiiraan Online
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Iyada oo weli dood xooggan ay ka taagan yahay sida loo wajahayo doorashooyinka dalka ayaa haddane markii saddexaad waxaa xilka madaxweynaha u tartamayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo rabo inuu doorasho ku galo hanaankan ay ka taagan tahay doodda xooggan. Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), kana mid xisbiga madaxweynaha ee UPD oo ka qayb-galay kulan ka dhacay degmada Wadajir, kaas oo looga hadlaayay doorashada dadweyne ayaa sheegay in madaxweyne Xasan uu mar kale tartamayo, uuna diyaar u yahay inuu sii hoggaamiyo dalka. Yabooh ayaa sidoo kale xusay in madaxweynaha ay u qorsheysan tahay inuu banneeyo xilka, waa haddii looga guuleysto tartanka soo socda ee doorashada uu galayo 2026. “Madaxweynaha hadda jooga meel cad ayaa lagu doortay, xilligiisa marka uu dhamaado waxa uu diyaar u yahay in uu mar kale tartamo, haddii uu soo bixi waayo xilka banneeyo,” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka. Sidoo kale, Yabooh ayaa farriin u diray dadka Soomaaliyeed, isaga oo uu ugu baaqay inay u diyaar garoobaan doorashada, si ay ugu ciil baxaan codkooda, una soo doortaan hoggaamiyaha ay rabaan. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo weli dood xooggan ay ka taagan tahay hanaanka doorashooyinka oo ay isku hayaan madaxweyne Xasan iyo xubnaha mucaaradka oo diiday qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aadan qabashada doorasho qof iyo cod ah. Hanaankan doorasho ayay siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxdii hore ee dalka u arkaan mid looga dan leeyahay qorshe xukun-dheereysi, iyagoo ka digay qabashada doorasho aan loo dhammayn, taasoo dalka u horseedi karta xaalad halis ah, sida ay sheegeen.
  22. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa dalka Turkiga mudane Yaşar Güler ayaa xarunta Wasaaradda Difaaca dalkaasi ku yeeshay wada hadalo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga la dagaallanka argagixisada iyo horumarinta tababarada Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed. Kulanka oo diiradda lagu saaray wada shaqeyn qoto dheer iyo iskaashi adag oo gacan ka geysta nabadda iyo xasilloonida mustaqbalka fog ayaa wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga mudane Cabdulqaadir Mamaxed Nuur, waxa uu kaga mahadceliyay Jamhuuriyadda aan Walaalaha nahay ee Turkiga taageerada joogtada ah ee ay ku bixiyaan dagaalka aan kula jirno argagixisada, kaasoo muhiim u ah xaqiijinta xasilloonida iyo ammaanka Soomaaliya. Source: goobjoog.com
  23. 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐁𝐨𝐨𝐫𝐚𝐦𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐚𝐤𝐢, 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 Boorama 20.02.2025( ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo hoggaaminaya wefti ballaadhan oo safar shaqo ku jooga gobolka Awdal, ayaa maanta dhagax-dhigay waddada weyn ee isku xidhaysa Boorama iyo Baki, taas oo kamid ahayd ballanqaadyadii madaxweynaha ee xilligii ololaha doorashada madaxtooyada. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo hiirtii hore ee saaka safar shaqo kaga kallahay caasimadda Hargeysa, ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu dhagax-dhigayo bilowga waddada isku xidhaysa Boorama iyo Baki, taas oo xukuumadda WADA-JIR iyo WAXQABAD kaga *****nayso ballanqaadyadii xilligii ololaha ee xisbul-xaakimka WADDANI. Munaasibadda dhagax-dhigga oo ay madaxweynaha kala qaybgaleen guddoomiyaha xisbiga WADDANI, guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee golaha wakiillada, xubno kamid ah golaha wasiirrada, madaxda hay’adda horumarinta waddooyinka, badhasabaabka gobolka Awdal, maayarka degmada Boorama, madax-dhaqameedka kala duwan ee gobolka Awdal iyo marti-sharaf kale duwan, waxana halkaas lagu muujiyey muhiimadda ay waddadani u leedahay guud ahaan gobolka Awdal, waxana si weyn loo soo dhaweeyey dedaalka uu madaxweynuhu ugu jiro sidii raad muuqda oo dhinaca waxqabadka kaabayaasha dhaqaalaha ah uga fulin lahaa guud ahaan Awdal. Ugu horrayn, badhasaabka gobolka Awdal, Mudane Muxumed Xasan Jaamac (Xodey) iyo maayarka degmada Boorama, Mudane Mustafe Faarax Qabille oo munaasibadda ka hadlay, ayaa madaxweynaha ugaga mahadnaqay sida lexejeclada leh ee uu ugu dhiirraday dhagax-dhigga waddadan muhiimka ah si uu u fuliyo ballanqaadkiisii. Qaar kamid ah madaxda dhaqanka ee ugu magaca weyn gobolka Awdal oo halkaas ka hadlay, ayaa si qalbi furan usoo dhaweeyey tallaabada horumarka leh ee uu ku dhagax-dhigay waddada isku xidhaysa magaalooyinka Boorama iyo Baki, waxana ay si cad u sheegeen inay tallaabadani tahay mid taariikhi oo uu madaxweynaha qaranku ku horumarinayo gobolka Awdal. Guddoomiyaha hay’adda horumarinta waddooyinka, Mudane Maxamed Faarax oo halkaas ka hadlay, ayaa ka xogwarramay waddadan iyo muhiimadda ay leedahay, waxana uu xusay inay madaxweynaha ka go’an tahay dhammaystirka waddadaasi. Wasiirrada wasaaradaha gaadiidka iyo Jidadka, Mudane Cismaan Ibraahim Afgaab, Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdalle Maxamed Carab iyo Wasiirka warfaafinta, Mudane Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo hadalka u kala dambeeyey, ayaa madaxweynaha ku bogaadiyey go’aanka uu kaga *****nayo ballanqaadyadiisii xilliga ololaha, waxana ay hoosta ka xarriiqeen in waddada maanta la dhagax-dhigayaa wax badan kusoo kordhin doonto dhaqaalaha iyo horumarka gobolka Awdal. Guddoomiyaha xisbiga WADDANI, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo halkaa ka hadlay, ayaa guul ku tilmaamay in xukuumadda WADA-JIR iyo WAXQABAD mid mid u fulinayso dhammaanba ballamihii ay bulshadii codka siisay u qaadday, waxana uu bulshada ugu baaqay inay horumarka kala shaqayso xukuumadda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo munaasibadda dhagax-dhigga ah soo afmeeray, ayaa xusay inay ka madaxweyne ahaan ka go’an tahay fulinta wax kasta oo uu shacabka ugu ballanqaaday, waxana uu tilmaamay inay waddadani fure u noqon doonto horumar oo dhinaca kaabayaasha oo xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay ka fulin doonto gobolka Awdal, waxana uu yidhi, “Waddadaasi waxa ay kordhin doontaa wax soo saarka gobolka haddii ay beero tahay iyo haddii ay macdan tahayba.” Madaxweynuhu waxa uu sheegay in mashruuca ugu weyn ee xukuumaddiisu muddo-xileedkeeda fulin doontaa ka qorshaysan yahay gobolka Awdal, maaddaama oo ay ballamihiisa kamid ahaayeen, “mashruuca ugu balladhan mudo-xileedka xukumadda wadajir iyo waxqabad wuxuu noqon donaa mashruuc uu gobolka Awdal leeyahay oo noqon doona Boorama Fardaha ilaa iyo Lawyacaddo,” ayuu yidhi madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo weftiga uu hoggaaminayaa muddadii ay ku gudo jireen safarkooda shaqo waxa weyn loogu soo dhaweeyey gudaha magaalooyinka Boorama, Dila iyo duleedka Kaantaroolka Caabdud la’, halkaas oo shacab ku lebbisan astaanta calanka Jamhuuriyadda Somaliland ku qaabileen. 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇, 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫) 𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 Qaran News
  24. Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa gebi ahaanba Argagixisada ISIS ka saaray degaannada Qurac iyo Damdamle oo dhaca togga Jeceel. Qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Ciidamada difaaca Puntland ayuu ku xaqiijiyay in Ciidamadu gacanta ku dhigeen degaannada Qurac iyo Damdamle kaddib markii ay jebiyeen dagaallamayaasha Argagixisada Daacish oo halkaasi ku lahaa saldhigyo ciidan. Taliska Ciidamada Puntland gaar ahaanna Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada oo ka warbixiyay hawlgalkaasi ayaa sidoo kale soo bandhigay meydadka ajaanib ka tirsan dagaallamayaasha ISIS oo lagu dilay hawlgalkii maanta ka dhacay degaannada Qurac iyo Damdamle. Ilo wareedyo amni ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada difaaca Puntland kaabiga ku hayaan godadkii u danbeeyay ee Argagixisada Daacish kaga go’doonsan yihiin degaannada dhaca togga Jeceel halkaasi oo ay awoodooda isugu geeyeen. PUNTLAND POST The post Ciidamada difaaca Puntland oo maanta kooxda Daacish ka saaray degaannada Qurac iyo Damdamle appeared first on Puntland Post.
  25. Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa si kulul u weeraray madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, isaga oo ku tilmaamay “kaligii taliye bilaa doorasho ah,” kaddib markii Zelenskyy uu ku eedeeyay Trump inuu ku nool yahay “goob marin-habaabineed” oo uu Ruushku saameeyay. Trump ayaa toddobaadkii hore si lama filaan ah u shaaciyay in uu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, tallaabadaas oo loo arko bilowga dadaal uu wado maamulka cusub ee madaxweyne Trump si loo soo afjaro dagaalka Ukraine. Hase yeeshee, tallaabadaasi ayaa u muuqata in aysan ku qancin madaxweyne Volodymyr Zelenskyy, kaas oo muujiyay cabsi ah in madaxweynaha Mareykanka uu isku dayayo in uu dagaalka ku soo afjaro shuruudo aad ugu wanaagsan Moscow marka loo eego Kyiv. Qoraallo isdaba joog ah oo uu Trump soo dhigay bartiisa bulshada ee Truth Social, ayuu ku eedeeyay Zelenskyy in uu diiddan yahay in uu doorasho ka qabto Ukraine. Bishii Abriil ee sannadkii 2024 ayaa loo qorsheeyay in ay dhacdo doorashada Ukraine, hase yeeshee waxaa dib u dhigay duullaankii uu Ruushka ku qaaday bishii Febraayo ee sannadkii 2022. Trump ayaa ku sifeeyay Zelenskyy in uu yahay “majaajiliiste ilaa xad guuleystay.” Wuxuu kaloo sheegay in uu Mareykanka kala hadlay qarashgareynta $350 bilyan oo dollar si uu u galo dagaal uusan ku guuleysan karin, isla markaana ay mudneyd in uusanba billaaban dagaalkaasi. Hadalladan ay is weydaarsadeen Trump iyo Zelenskyy ayaa imanaya maalin kaddib markii ay wasiirrada arrimaha dibadda ee Mareykanka iyo Ruushka ku kulmeen magaalada Riyadh, halkaas oo ay uga dhawaaqeen guddiyo heer sare ah oo soo diyaarin doona hannaanka loo soo afjari karo dagaalka Ruushka iyo Ukraine.