-
Content Count
211,214 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Jigjiga (Caasimada Online) – Waxaa socda qorshe Jeel Ogaadeen loogu beddelayo goob lagu xasuusto tacadiyadii iyo dhibaatooyinkii muddada dheer loogu gaysanayay bulshada, sida ay sheegtay dowlad deegaanka Soomaalida. Qorshahan oo haatan waddo dowlad deegaanka Soomaalida ayaa Jeelkan oo ka dhaceen tacadiyo argagax lahaa ayaa waxaa loogu beddelaya “goob xasuus reeb”, taas oo soo jeedinteeda lahaayeen shacabka deegaanka oo qaarkood halkaasi loogu geystay tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha. “Jeel Ogaadeen waxaa la isku raacay in laga dhigo xusuus reeb (Memorial Centre) oo lagu xusuusto jeel aad u weynaa oo dad aad u tiro badan xuquul insaankooda lagu bahdilay, lagu rafaadiyay oo dad badan baa ku dhintay, caruur badan baa ku dhimatay,” ayey tiri Fowsiya Cabdikariin Cabdulqaadir oo ah guddoomiye ku-xigeenka baarista tacdiyada ka dhacay DDS, dib-u-heshiisinta iyo xaal-marinta dhibanayaasha. Waxay intaas sii raacisay “Markaa waxaan rabnaa in dadkii ku dhintay lagu xusuusto oo loogu duceeyo, inta noolna ay ka helaan booga dhay oo loo qirto dhibkii ku dhacay.” Fowsiya ayaa sheegtay in go’aankaas uu dowladda deegaanka ka yimid ka dib markii ay shacabka ka codsadeen, “Go’aanka dowladda deegaanka ayuu ka yimid shacabka ayaana codsaday waayo waa astaan aad dadka xanuun badan ugu leh.” Isbeddelkii dowlad deegaanka ka dhacay 2018-kii oo banaanka usoo saaray tacaddiyadii ka dhici jiray Jeel Ogaadeen, ayaa noqday mid kamid ah xasuusaha argagax leh ee bulshada deegaanka ah la nooshahay. Jeelkan ayaa wuxuu ku yaallaa magalada Jigjiga, wuxuuna ku fadhiyaa dhul weyn waxaana ku wareegsan darbi aad u dheer oo salig lagu wareejiyey.
-
MOGADISHU, Somalia – The Somali government has denied allegations that it obstructed former Prime Minister Mohamed Hussein Roble from obtaining diplomatic passport clearance for travel to South Africa amid growing political tensions. Speaking to VOA Somali, Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi refuted claims that the Ministry of Foreign Affairs blocked Roble’s travel request. He asserted that the ministry had formally responded to Roble’s request on February 1 and played no role in preventing his diplomatic clearance. “We have the letter we wrote to him and his delegation on February 1, and we do not know where his request was rejected. We only heard about it on social media,” Fiqi stated. Social media reports suggested that the Somali government, specifically its embassy in Kenya, refused to process Roble’s request for diplomatic travel privileges. The incident has fueled speculation about internal political maneuvering and a potential rift between the former prime minister and President Hassan Sheikh Mohamud’s administration. Despite the controversy, Roble departed for South Africa on Thursday using his Swedish passport, which he holds as a naturalized citizen. He traveled alongside a delegation of former Somali officials, including ex-Minister of Education Abdullahi Arab, former State Minister for Planning Gaani, and former Banadir regional secretary-general Xiireey, who reportedly used their European passports. Somalia’s power struggles Roble served as prime minister from 2020 to 2022 and was crucial in stabilizing Somalia during the contentious 2022 elections. His tenure was marred by intense power struggles with then-President Mohamed Abdullahi Farmaajo, particularly managing elections and security affairs. One of the most significant confrontations occurred in late 2021 when Farmaajo attempted to suspend Roble over corruption-related land dispute allegations. Roble, in turn, accused Farmaajo of trying to stage a coup and consolidate power. The standoff led to months of political uncertainty, with Somali security forces aligning themselves along factional lines in Mogadishu. Roble was also instrumental in facilitating the eventual transition of power to the current administration. His role in pushing the election process was widely seen as a counterbalance to Farmaajo’s attempts to extend his presidency beyond his mandate. The ongoing speculation about the diplomatic passport issue echoes past incidents where Somali politicians have used bureaucratic processes to sideline rivals. In 2017, former President Hassan Sheikh Mohamud’s administration faced criticism for allegedly delaying the issuance of travel documents to opposition figures. Similarly, in 2011, political disputes between then-President Sharif Sheikh Ahmed and Speaker of Parliament Sharif Hassan Sheikh Aden resulted in administrative roadblocks for officials aligned with different factions. Diplomatic passport regulations Diplomatic passports in Somalia are typically granted to officials traveling abroad on state business, providing them with certain privileges and immunities. Clearance involves a formal request to the Ministry of Foreign Affairs, which then liaises with embassies and host nations. Denial of such privileges can be perceived as a political slight, especially when high-profile figures are involved. While Minister Fiqi denied any government interference, the absence of a direct statement from Roble himself has further fueled speculation. His visit to South Africa comes at the invitation of the Somali diaspora community, where he is expected to engage in discussions on Somalia’s political landscape, including ongoing disputes over electoral reforms and constitutional changes. The incident has ignited debate on social media, with opposition figures accusing the government of using bureaucratic measures to marginalize political rivals. Supporters of President Mohamud, however, argue that Roble’s travel arrangements do not indicate political targeting, as he successfully traveled using his second passport.
-
Khatarta islaam nacaybka UK ayaa sare u kacday ilaa heerkii ugu sareeyay sanadkii hore, sida uu sheegay urur la socda arrimaha Islaam neceybka. Ku dhawaad 6,000 oo warbixin oo la diray ayaa lagu xaqiijiyay inay yihiin dhacdooyin ka dhan ah Muslimiinta, taas oo ka badan laba jibaar tiradii labo sano ka hor. Ururka ayaa warbixintiisa waxa uu ku sheegay in ay jireen “hadalo badan oo si been abuur ah ugu muujinaya Muslimiinta in ay yihiin argagixiso ama taageereyaal argagixiso” ka dib iskahorimaadka Israel iyo Gaza iyo dilalkii Southport. Afhayeen u hadlay dowladda ayaa natiijada ku tilmaamay “mid aad u khuseysa” wuxuuna sheegay inay ” ku dedaali doonaan sidii meesha looga saari lahaa nacaybka iyo cunsuriyadda ka dhanka ah Muslimiinta meel kasta oo ay ka dhacdo”. Wadar dhan 6,313 kiis oo naceyb ah ayaa ay diiwaan galisay Tell Mama sanadkii 2024, taasoo ah koror 43% ah sanadkii hore – iyadoo 5,837 ka mid ah warbixinada ay xaqiijiyeen kooxda. Ururkan oo isku tilmaama in uu yahay hay’adda hormuudka ka ah la socodka dambiyada nacaybka ka dhanka ah Muslimiinta, ayaa sheegtay in ay diiwaan geliyeen kor u kac aad u sarreeya oo ku saabsan dhacdooyinka khadka tooska ah, iyada oo 3,680 xaaladood la soo sheegay – 72% ayaa kordhay tirada laba sano ka hor Weerarada ka dhanka ah Muslimiinta ayaa ku soo badanaya UK ka dib labadii dil ee ka dhacay Southport bishii Luulyo ee la soo dhaafay iyo bilowgii iskahorimaadka Israel iyo Gaza ee Oktoobar 2023. Sida warbixinta lagu sheegay, in ka badan kala bar dhacdooyinka internetka ee Islaam nacaybka ayaa dhacay sannadkii hore ka dib markii saddex gabdhood lagu dilay fasalka qoob ka ciyaarka ee Southport. Inta badan dhacdooyinka ayaa ka dhacay barta bulshada ee X – oo hore loo oran jiray Twitter. Maxaa Islaam nacaybka UK heerkaas gaarsiiyay? Qoraalka sawirka,Weerarada ka dhanka ah Muslimiinta ayaa ku soo badanaya UK ka dib labadii dil ee ka dhacay Southport bishii Luulyo ee la soo dhaafay iyo bilowgii iskahorimaadka Israel iyo Gaza ee Oktoobar 2023. Sheekh Cismaan Usuuli ayaa sheegay in sida muuqato uu kordhay Islaam naceybku hase-yeeshee waxaa uu tilmaamay in ay jiraan waxyaabo ka qayb qaatay oo mararka qaar ka badbadis ah. “Qolada warbixinta baahisay waxay leeyihiin wuu kordhay Islaam naceybku marka loo eego sanadihii 2003-dii iyo 2004-tii,” ayuu yiri Sheekh Usuuli. Sheekh Usuuli ayaa intaa raaciyay in dhacdooyinka qaar lagu dabaqo waxyaabo mararka qaar aaney dad Muslimiin ah gaysan. “Dhacdooyinkaan intooda badan markii dhawaan Ingriiska lagu dilay saddex gabdhood, oo warbixino xumada qolyahay baraha bulshada ay ka dhigeen in nin Muslim ah uu dilay, mana aheyn nin Muslim ah,”. “Islaam naceybku waa jiraa, laakin marka dhacdo timaadoayay dhacdadaas xoojisaa, markaad fiiriso guudahaan Yurub oo dhan ama xitaa Ingiriiska, dadkii cunsuriyiinta ahaa oo da’da ahaa, way dhamaanayaan, dhalinyaro yaryar oo isku milantay oo isku guursada ayaa soo badanaya, laakin warbaahinta ayaa buunbuunisa,”. Sheekha ayaa intaa ku daray in tallaabooyinka ka dhanka ah Islaam naceyn aan mararka qaar lala xiriiri karin arrimaha Qasa, oo dadka qaar ay sheegayaan in si uun la isugu dhajiyo, isagoo bidhaamiyay in ay tahay arrinta Qasa mid Insaanka oo dhan wada taabatay oo aysan ahayn wax cid gaar ah ay ka xanuusato. Dadweynuhu waa inay “si wada jir ah uga hortagaan nacaybka iyo xagjirnimada”, ayay tiri Iman Atta, oo ah maamulaha kooxda, waxayna ku boorisay kuwa saamaynta ku leh “inay ka fiirsadaan sida afkoodu khatar ugu yahay bulshada” Bbcsomali Qaran News
-
Somaliland’s independence is long overdue. In the Horn of Africa—long synonymous with instability—one region has defied expectations. Somaliland, a self-governing state since 1991, remains unrecognized by the international community. This is not an accident. It is an injustice. The world continues to allow Somalia, a nation that committed genocide against Somalilanders, to represent them on the global stage. Worse still, Somaliland is penalized for its success while its former oppressor enjoys diplomatic legitimacy. It is time to correct this historical wrong. It is time to recognize Somaliland’s independence. A Nation That Survived Genocide Between 1987 and 1989, the Siad Barre regime waged a brutal campaign against the people of Somaliland, particularly in the capital, Hargeisa. According to reports by Africa Watch and Human Rights Watch, more than 50,000 people were killed. Some estimates place the death toll at over 100,000. The Somali government orchestrated aerial bombardments, mass executions, and systematic persecution in an attempt to annihilate the Isaaq clan—the backbone of Somaliland society. This was not mere repression; it was genocide. And yet, today, Somalia still claims sovereignty over Somaliland. By refusing to recognize Somaliland’s independence, the international community forces its people to accept representation by a state that once sought to destroy them. Would the world have accepted Nazi Germany speaking for Poland after World War II? Would Rwanda have been asked to let génocidaires represent them? The status quo is a moral absurdity. Why Should Somalia Represent Somalilanders? Somalia ranks among the most fragile states on earth, topping the 2024 Fragile States Index. For more than three decades, it has been plagued by civil war, insurgency, piracy, and political dysfunction. Somaliland, by contrast, has built a functioning democracy with regular elections, a stable government, and no significant internal conflict. Yet at the United Nations, the African Union, and other global forums, Somalia is allowed to speak on behalf of Somalilanders. If the people of Somaliland overwhelmingly reject Somali rule, why should Mogadishu be allowed to claim them? Somaliland has repeatedly demonstrated its commitment to independence. In a 2001 referendum, 97% of voters supported sovereignty, a result validated by independent observers. If democracy means anything, their voices should matter. Self-Determination is a Fundamental Right The right to self-determination is enshrined in international law. The United Nations Charter explicitly recognizes the right of people to determine their political status. Somaliland, which voluntarily united with Somalia in 1960 before breaking away in the wake of genocide, has every legal and moral right to govern itself. Opponents argue that recognizing Somaliland would encourage a wave of separatism across Africa. This fear-based reasoning ignores two key facts: Somaliland is not a newly formed state. It was a British protectorate that gained independence in 1960 before mistakenly choosing to unite with Somalia. Also, recognizing Somaliland would not set a dangerous precedent—it would affirm the right of a historically distinct, democratically governed state to self-rule. To withhold recognition from Somaliland is to punish success. If stability, democracy, and economic progress disqualify a nation from independence, what incentive remains for good governance? The Cost of Delay Somalia is wholly dependent on foreign aid, lacks effective governance, and struggles with terrorism. Somaliland, meanwhile, is self-sufficient, democratically governed, and home to the emerging port city of Berbera—a vital regional trading hub. And it has achieved all of this without international recognition. Imagine what could be accomplished with full diplomatic legitimacy and access to global financial institutions. But the longer recognition is delayed, the steeper the cost. Without official status, Somaliland is excluded from international development funding, trade agreements, and security partnerships. Its potential is stifled—not by internal failures but by the global community’s reluctance to act. Why is the World Ignoring Somaliland? Many nations fear that recognizing Somaliland would provoke Somalia or disrupt Africa’s colonial-era borders. But fear is a poor justification for injustice. Once, European powers claimed that granting independence to African nations would lead to chaos. That argument, too, was rooted in self-interest rather than principle. Today, the refusal to recognize Somaliland follows the same flawed logic. If the world values democracy, stability, and justice, it must acknowledge Somaliland’s sovereignty. Otherwise, it rewards a failed state—Somalia—while punishing Somaliland for its remarkable success. The time to recognize Somaliland is now. Swapnarka Arnan Swapnarka Arnan is a Freelance Journalist based in France. He covers issues related to Political, Economic, and Indigenous affairs with a focus on Asia. His work has been published by numerous renowned outlets such as The Diplomat, Madras Courier, and more. He is currently a student at the prestigious SciencesPo Paris where he is studying Politics. He also serves in the Editorial team of the Pacific Post, a campus newspaper at SciencesPo. Intpolicydigest Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarisay ciidamo aad u badan si loo xoreeyo degmada Ceelbaraf, oo shalay la wareegtay kooxda Al-Shabaab. Dowladda ayaa ciidamadan geysay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo maalintii shalay ay ku dagaalameen ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo Al-Shabaab. Ciidamadan, oo ka kala yimid deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe iyo degmooyinka Moqokori iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan, ayaa iskugu jira kuwa sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska Danab, kuwa Gorgor, iyo Ciidamada Ilaalada Qaranka. Wararka ayaa intaas ku daraya in qaar ka mid ah ciidamada uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage. Ciidamada iskaashanaya ayaa jihooyin dhowr ah ka weerari doona degmada Ceelbaraf, oo haatan ay ku sugan yihiin dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Qorshaha duullaanka ayaa sidoo kale ah in ciidamada iskaashanaya ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ka saaraan deegaanada ay weli kaga sugan yihiin gobolka Shabeellaha Dhexe.
-
Khartoum (Caasimada Online) – Dowladda Suudaan ee ay taageerayaan militariga ayaa Khamiistii dib ugu yeertay safiirkeeda Kenya, iyada oo ka mudaaharaadaysa martigelinta Nairobi ee shirarka ay qabanayaan xoogagga mucaaradka ah ee la dagaallamaya, kuwaas oo doonaya inay dhisaan maamul kale oo ka soo horjeeda dowladda Suudaan. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Suudaan ayaa sheegtay in safiirkeeda loo yeeray “si wadatashi loola yeesho,” iyada oo ku eedeysay Kenya inay martigelisay “shirarka maleeshiyada fallaagada ah iyo xulafadooda,” tallaabo ay ku tilmaantay mid cadaawad ku ah Suudaan, sida ay werisay wakaaladda wararka dowladda, SUNA. Munaasabad heer sare ah oo toddobaadkan ka dhacday Nairobi, ciidamada sida militariga u tababaran ee gurmadka deg degga ah ee RSF, oo muddo ku dhow laba sano dagaal kula jiray militariga rasmiga ah, ayaa shaaciyay inay saxiixi doonaan axdi aas-aasi ah oo horseedi doona dhismaha “Xukuumadda Nabadda iyo Midnimada”. Hadal hore oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Suudaan, ayaa lagu eedeeyay Madaxweynaha Kenya, William Ruto, inuu qaaday “jaho hoose oo ceeb leh” isaga oo “gacan ka siinaya oo dhiirrigelinaya shirqool jabinaya madaxbannaanida Suudaan.” Ilo ku dhow abaabulayaasha shirarka RSF ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in saxiixa axdiga, oo markii hore loo qorsheeyay Talaadadii, dib loo dhigay ilaa dhammaadka toddobaadka. Dagaalka u dhexeeya militariga iyo RSF, oo billowday bishii April 2023, ayaa sababay dhimashada tobannaan kun oo qof, halka in ka badan 12 milyan ay ku qasbanaadeen inay guryahooda ka barakacaan. Dalka Suudaan ayaa u kala qeybsamay laba dhinac, iyadoo militarigu gacanta ku hayaan waqooyiga iyo bariga, halka RSF ay maamusho inta badan galbeedka iyo qeybo badan oo ka tirsan koonfurta. Sanadkan, militariga ayaa qaaday howlgallo ay dib ugula wareegeen qeybo badan oo ka mid ah magaaalada caasimadda ah ee Khartoum, iyo sidoo kale gobolka Al-Jazira, oo ku yaalla koonfurta caasimadda. Dadaallada RSF ee ku aaddan dhismaha maamul kale oo ay ka hirgeliso dhulalka ay maamusho, ayaa imanaya xilli ay xoojineyso gacan-ku-haynteeda gobolka Darfur ee galbeedka Suudaan, halkaas oo militariga ay gacanta ku hayaan oo kaliya magaaalada El-Fasher iyo hareeraheeda. Afhayeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa Arbacadii ka digay in arrintani “keeni karto kala qeybsanaan hor leh oo dalka ku timaadda, taasoo sii xumeyn karta xasaradda”. Khamiistii, Jaamacadda Carabta ayaa cambaareysay “tallaabo kasta oo wiiqi karta midnimada Suudaan ama horseedi karta kala qeybsanaan.” Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa Arbacadii difaacday martigelinta shirarka RSF, iyada oo sheegtay in ay “waafaqsan tahay doorka Kenya ee wada-hadallada nabadda,” maadaama ay isku dayeyso inay dhex-dhexaadiso labada dhinac. Si kastaba ha ahaatee, xukuumadda ay militarigu taageeraan ee Suudaan ayaa Khamiistii si kulul uga falcelisay, iyada oo ku eedeysay Madaxweynaha Kenya William Ruto inuu “ka shaqeynayo dano ganacsi iyo dano gaar ah oo la xiriira xulafada gobolka ee maleeshiyada”. Eedeyntaasi waxay si dadban ugu jeedday Imaaraadka Carabta, oo si ballaaran loogu eedeeyay inuu hubaynayo RSF, inkasta oo ay marar badan beenisay eedahaasi. Bishii hore, Kenya iyo Imaaraadka Carabta ayaa kala saxiixday heshiis dhaqaale, kaas oo xafiiska Ruto uu ku tilmaamay “tallaabo taariikhi ah” iyo “heshiiskii ugu horreeyay ee noociisa ah”.
-
Mogadishu (HOL) — Puntland President Said Abdullahi Deni has reportedly rejected an offer of military and logistical support from Somalia's federal government to bolster efforts against Islamic State (ISIS) militants in the northeastern region, according to a statement made by Somalia's Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi on Friday. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay wararka sheegaya in Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Maxamed Xuseen Rooble, loo diiday warqaddii habraaca baasaboorka diblomaasiga ee uu ugu safri lahaa dalka Koonfur Afrika. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo la hadlay VOA, ayaa beeniyay in wasaaradda ay wax is-hortaag ah ku samaysay dalabka Ra’iisul Wasaarihii hore ee habraaca baasaboorka diblomaasiga ee Soomaaliya, si uu ugu safro dalka dibaddiisa, xilli uu shalay ku dhoofay baasaboorka dalka labaad ee dhalashada uu ka haysto ee Sweden. Danjire Fiqi ayaa tilmaamay in Rooble uu yahay mas’uul ay ixtiraam weyn u hayaan, maadaama uu meel halis ah kasoo saaray dalka xilligii doorashadii 2022-kii ee dowladdii madaxweyne Farmaajo, sababna u ahaa doorashadii uu hoggaanka cusub ku yimid. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in warqaddii uu Rooble ku dalbanayay in la mariyo habraaca safarkiisa ay ka jawaabeen 1-dii bishaan Febraayo, isla markaana aysan jirin diidmo xaggooda ah oo Ra’iisul Wasaarihii hore ugu baxay baasaboor dal kale. “Waxaan haynaa warqaddii aan u qornay isaga iyo wafdigiisa 1-dii bishaan Febraayo, mana ogin meel dalabkiisa lagu diiday, kaliya waxaan ka maqalnay iyadoo meelaha la wad-wado. Rooble xitaa meel uu ku yiri waxbaa la ii diiday ma jirto, markuu hadlo ayay dowladda si toos uga jawaabi doontaa,” ayuu yiri Wasiir Axmed Macallin Fiqi. Habraaca ay beenisay dowladda in loo diiday Ra’iisul Wasaarihii hore ayaa qofka mas’uulka ah ee safraya siinaya xasaanad diblomaasiyadeed oo waddanka uu u socdo uu ku tegayo, iyadoo warbixintiisa lala wadaagayo safaaradda dalka uu u socdo iyo Soomaaliya, si loo soo dhaweeyo mas’uulka, safarkiisana ay uga warqabaan. Si kastaba ha ahaatee, hadal-haynta in dowladda Soomaaliya ay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Maxamed Xuseen Rooble, ka hor istaagtay habraaca baasaboorka diblomaasiga ee Soomaaliya si uu ugu safro dalka dibaddiisa, gaar ahaan Koonfur Afrika, ayaa si weyn u qabsatay baraha bulshada.
-
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐣𝐢𝐦𝐜𝐞 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐫𝐞𝐞𝐫 𝐁𝐨𝐨𝐫𝐚𝐦𝐚, 𝐔𝐠𝐚𝐚𝐬𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐠𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐢𝐦𝐚𝐚𝐧𝐬𝐡𝐢𝐡𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐱𝐚𝐲 Boorama,(Qaran news)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa salaadda Jimcaha kala qaybgalay shacabka ku dhaqan magaalada Boorama, gaar ahaan masjid jaamica weyn, waxana uu caddeeyey in ugaas guud ee gobolka Awdal ugaas Cabdirashiid ugaas Rooble ugaas Dooddi uu dalkiisa iman doono. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan guddoomiyaha xisbiga WADDANI, xubno kamid ah golaha wasiirrada, madaxda gobolka iyo saraakiil kale oo xukuumadda katirsan, ayaa bulshada kula tukaday masaajidka weyn ee Masjid jaamica Boorama, waxana uu salaadda kaddib madaxweynuhu la hadlay shacabka reer Boorama, isaga oo ugu bushaareeyey inuu dhawaan dalka iman doono, qaabka uu u imanayana laga wada shaqayn doono. Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi waxa uu hoosta ka xarriiqay inaanu ugaasku kasii maqnaan doonin dalkiisa iyo dadkiisaba, dhawaanna madaxda dhaqanka iyo xukuumaddu ka wada shaqayn doonaan qaabka uu u iman doono, waxana uu yidhi, “Ugaasku dalkiisa iyo dadkiisa ka maqnaan maayo oo wuu imanayaa, sida uu u imanayo iyo sida loo maamuusayana odayaashaanu ka wada shaqayn doonaa waqtiga ku munaasibka ah.” Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka ayaa wadda dhaqan-gelinta qorshaha guud ee baarista sanadlaha ah ee 2025, oo uu diyaariyay hanti-dhowrka guud ee qaranka. Baarista ayaa la xiriira sannad maaliyadeedka dhammaaday ee 2024, kaas oo hagaya baarista la sameynayo sanadkan si loo hubiyo isla xisaabtanka, daahfurnaanta, iyo hufnaanta hay’adaha dowladda, sida uu sheegay xafiiska. Xafiiska Hanti-dhowrka waxa uu qorsheynayay inuu baaris hantidhowr ku sameeyo hay’adaha dowlada, safaaradaha JFS iyo mashaariicda, si loo xaqiijiyo in khayraadka dowladda loo isticmaalayay si waafaqsan shuruucda iyo xeerarka dhaqan galka ah. Baaritaannada hanti-dhowr waxaa la fulinayaa, iyada oo la raacayo Sharciga Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee JFS (Sharci Lr. 14, 2023), iyo Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud (Sharci Lr. 17, 2019). Xafiiska Hanti-dhowrka ayaa mas’uul ka ah xaqiijinta isla-xisaabtanka iyo daahfurnaanta hannaanka maaraynta maaliyadda dalka, iyo xalinta caqabadaha u hoggaansanaanta sharciga ee hay’adaha dowladda, si sare loogu qaado hufnaanta waxqabadka hay’adaha iyo dowlad wanaagga. Soomaaliya marka la joogo musuq-maasuqa ayaa ah mid si weyn u curyaamiyay kor u kaca dakhliga dowladda, xilli ay dowladda federaalka Soomaaliya sheegto inay la dagaamaleyso, islamarkaana ay kal hore masuuliyiin dowladeed u maxkamadeysay kiisas musuq. Hoos ka daalaco xogta dulmarka baarista hanti-dhowr ee la qorsheeyay in la sameeyo sanadkan 2025.
-
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay cunnoqabatayn ku soo rogayso shaqsiyaadka ka tirsan jabhadda M23. Farriin ka soo baxday Qaybta Afrika ee Wasaaradda Arrimmaha Dibedda ee Maraykanka ayaa ugu baaqday dowladda Ruwaanda inay dhowrto qarannimada Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo. Dhowaan jabhadda M23 oo ay taageerayso Ruwaanda ayaa weerar ku qaadday Koongo. Waa markii labaad oo jabhad taageero ka haysta Ruwaanda ay weerartay Koongo. Halis weyn ayaa jirta in ciidammada M23 ay qabsadaan awoodda siyaasadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo. PUNTLAND POST The post Dowladda Maraykanka oo Ugu Baaqday Ruwaanda Inay Dhowrto Qarannimada Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo appeared first on Puntland Post.
-
Kismayo (HOL) — The Jubaland administration has initiated a mediation process to resolve a violent clan conflict in Luuq District, Gedo region. Source: Hiiraan Online
-
Cutubyo ka tirsan Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku gaashaaman hubka culus ayaa saaka hawlgallo ka wada afaafka hore ee degaanka lagu magacaabo Gaatir-oodan ee togga Jeceel halkaasi oo kamid ah godadka ay ku go’doonsan yihiin Argagixisada ISIS. Ilo wareedyo amni oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in ciidamada difaaca Puntland ay saaka hawlgallo ka wadaan nawaaxiga degaanka Gaatir-oodan oo dhacda togga Jeceel ee buuraha Calmiskaad halkaasi oo la rumaysan yahay in uu ku yaallo mid kamid ah godadka ugu muhiimsan ee dagaallamayaasha Argagixisada Daacish ku dhuumaalaystaan. Cutubyo aad u qalabaysan oo kamid ah Ciidamada dowladda ayaa jihooyin kala duwan kaga hareeraysan godadka Gaatir-godan waxaana wararku sheegayaan in mileeshiyaadka Argagixisada ISIS hadda ku urursan yihiin godadka islamarkaana ciidamadu dul-joogaan si aysan u baxsan firxadka Argagixisada ee lagu soo jebiyay Qurac ilaa Dandamalle. PUNTLAND POST The post Calmiskaad: Ciidamada difaaca Puntland oo saaka dul-jooga godadkii Gaatir-oodan appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay caddeysay in laga hor istaagay inay si buuxda uga qeyb noqoto dagaalka ka socda Puntland ee ka dhanka ah kooxda Daacish. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland, Saciid Deni uu ka hor istaagay dowladda ka qeyb qaadashada dagaalka. Waxa uu sheegay in arrintan ay u hayaan caddeymo, ayna hoggaanka Puntland albaabada ka soo xirteen kaalmada dowladda federaalka, xilli ay horey u jirtay xiisad siyaasadeed oo labada dhinac ah. “Saciid Deni ayaa diidan in aan dagaalka Puntland gacan ka geysano, caddeynna waan haynaa. Dowladda federaalka albaabadii ayaa laga soo xirtay, waana la iska eedeynayaa,” ayuu yiri Wasiir Fiqi, isaga oo ku eedeeyay maamulka Garoowe in ay dowladda ka hor istaageen ka qeyb qaadashada dagaalka. Hadalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa imanaya xilli dowladda federaalka lagu eedeynayay in aysan dagaalka socda ka qaadan doorkii looga baahnaa. Inkasta oo labada dhinac ay horey uga dhexeysay xiisad siyaasadeed, haddana waxa ay ahayd in loo midoobo cadowga arxan-darrada ah ee kusoo duulay dalkeenna, waana waajib saaran qof walba in laga qeyb qaato dagaalka lagula jiro argagixisada. Madaxda Soomaalida ayaa inta badan lagu dhaliilaa in aysan kala soocin xifaaltanka siyaasadeed ee shaqsiga ah iyo danaha qaranka, oo ah lama taabtaan aan la gorgortami karin.
-
Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay jiritaanka wararka sheegaya in Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen Rooble loo diiday in passport-kiisa dublumaasiga ah loo cusbooneeyo xilli uu u safrayay dalka Koonfur Afrika. Wasiirka arrimaha dibedda xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo wareysiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu 1-dii bishan Feebaraayo safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ka dalbaday warqado muhiim u ahaa socdaalkiisa Koonfur Afrika, hal maalin ka dibna loo diyaariyay oo lagu wareejiyay. Wasiir Fiqi ayaa sheegay inay ogeyn halka ay ka yimaadeen wararka tilmaamaya in Ra’iisul Wasaare Rooble loo diiday dib u cusboonaynta passport-kiisa dublumaasiga, balse baraha bulshada ayaa maalmihii la soo dhaafay lagu hadal-hayay xogo arrintaas ku saabsan. Source: goobjoog.com
-
Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa weerar qorshaysan oo ay ku qaadeen xubno ka tirsanaa kooxda oo ku sugnaa deegaanka Dabagalo ee hoostagga magaalada Xarardheere ku diley 6 dagaalame oo ka tirsanaa kooxdaas, sida ay baahisay warbaahinta ku hadasha afka ciidamadu. Saraakiisha Howlgalkan hogaaminayay ayaa sheegay in xubnahan ay weerareeni ay ku sugnaayeen bar-control oo ay ku lahaayeen deegaanka Daba-galo ee gobalka mudug. Sidoo kale xubnaha howlgalkan lagu dilay ayaa la sheegay inuu ku jiray madixii Sakawaadka kooxda Al-Shabaab ee deegaanka Daba-galo iyo tuulooyinka ka ag dhow. Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa kamid ah meelaha ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanku ka wadaan howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Source: goobjoog.com
-
Abu Dhabi (Caasimada Online) – Imaaraadka Carabta iyo Somaliland ayaa xoojiyay iskaashiga dhanka milatariga iyo amniga, xilli Abu Dhabi ay ballaarinayso saameynteeda Geeska Afrika. Tallaabadani waxay sii adkeyn kartaa xiisadda ka dhex aloosan dowladda federaalka Soomaaliya iyo Imaaraadka. Taliyaha ciidamada Somaliland, Sareeye Gaas Nimcaan Yuusuf Cismaan, ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay Taliyaha Guud ee Ciidanka Imaaraadka, Sareeye Gaas Ciise Sayf Maxamed Al Mazruucii. Wada-hadalladooda ayaa diiradda saaray iskaashiga dhanka difaaca, casriyeynta milatariga, iyo taageerada amniga. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada Somaliland, labada dhinac waxay ka wada hadleen taageerada Imaaraadka ee tababarka, teknoolojiyadda milatariga, iyo agabka saadka si loo xoojiyo awoodda difaaca Somaliland. Kulankan ayaa kusoo beegmay xilli Taliye Nimcaan uu ka qeyb galay bandhig caalami ah oo dhanka difaaca ah oo ka socda Abu Dhabi, kaasoo socon doona illaa 23-ka Febraayo. Iyada oo leh marin muhiim ah oo isku xira Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas, Imaaraadka Carabta ayaa muddo dheer xiiseynayay in uu ballaariyo joogitaankiisa milatari ee Berbera. Tani waxay u suuragelin kartaa in uu saameyn ballaaran ku yeesho Bariga Afrika, isla markaana uu ka hortago xulafada Soomaaliya sida Turkiga oo taageera Muqdisho. Warbixinno kala duwan ayaa muujinaya in Imaaraadka uu doonayo in uu saldhig milatari ka sameysto gobolka, taasoo xoojin karta joogitaankiisa istiraatiijiga ah ee Geeska Afrika. Dhinaca Somaliland, xoojinta xiriirka milatari ee Imaaraadka waa mid la xiriira ammaanka iyo dadaalkeeda ay ku raadineyso aqoonsi caalami ah. Tan iyo markii ay ku dhawaaqday madaxbannaanideeda 1991, Somaliland waxa ay raadinaysay iskaashi dibadeed si ay u xoojiso sheegashadeeda qaranimo. Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa bishii lasoo dhaafay laba jeer safar rasmi ah ku tegay Imaaraadka, taasoo muujinaysa sii xoogeynta xiriirka diblomaasiyadeed iyo amni ee Hargeysa iyo Abu Dhabi. Intii uu halkaas joogay, wuxuu ka qeyb galay Shirka Caalamiga ah ee Dowladda, halkaasoo diiradda lagu saaray arrimaha amniga iyo maamulka dowliga ah ee gobolka. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si cad uga soo horjeeda heshiisyada milatari ee ay Somaliland la gasho dalal shisheeye, iyada oo ku doodeysa in heshiisyadaasi ay khatar ku yihiin midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Saameynta Imaaraadka ee Somaliland ayaa muran dhalisay tan iyo 2017, markaasoo shirkadda DP World ee laga leeyahay Dubai ay heshiis la gashay Somaliland si ay u horumariso dekedda Berbera. Heshiiskan oo ay qeyb ka ahayd Itoobiya ayaa waxaa si adag uga hor yimid baarlamaanka Soomaaliya, iyagoo ku tilmaamay mid sharci-darro ah, islamarkaana sheegay in dhammaan maalgelinta shisheeye ay tahay in lagala xaajoodo Muqdisho. Xiisadda u dhaxaysa Imaaraadka iyo Soomaaliya ayaa cirka isku shareertay 2018, kaddib markii dowladda Soomaaliya ay gacanta ku dhigtay $9.6 milyan oo laga helay diyaarad Imaaraadka laga leeyahay oo ka degtay Muqdisho, taasoo lagu eedeeyay in lagu maalgelinayo maleeshiyaad goboleed. Jawaab celin ahaan, Imaaraadka wuxuu joojiyay barnaamijkiisii tababarka ciidanka Soomaaliya, isagoo beddelkiisa diiradda saaray iskaashi amni oo toos ah oo uu la yeeshay Somaliland iyo Puntland. Xoojinta doorka Imaaraadka ee Somaliland ayaa kusoo beegmaysa xilli uu jiro heshiis muran badan dhaliyay oo Itoobiya ay la gashay Hargeysa, kaasoo dhigaaya in Itoobiya ay heli karto marin badeed ka Berbera. Heshiiskan ayaa dhaliyay qalalaase diblomaasiyadeed oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo sii murjisay xariirka gobolka.
-
The United Arab Emirates (UAE) and Somaliland are deepening military and security cooperation as the Gulf state expands its influence in the Horn of Africa. Somaliland’s military chief, Maj. Gen. Nim’an Yusuf Osman, held talks in Abu Dhabi with Lt. Gen. Eisa Saif Mohammed Al Mazrouei, the UAE’s Chief of Staff, focusing on defence collaboration, military modernization, and security assistance. According to a statement from Somaliland’s military, the discussions covered UAE support in training, military technology, and logistics to bolster Somaliland’s defence capabilities. The meeting coincided with Osman’s participation in an international defence exhibition in Abu Dhabi until February 23. With access to the Gulf of Aden and Red Sea shipping lanes, Abu Dhabi has long been interested in expanding its military presence in Berbera, which could allow it to project power deeper into East Africa and counter rivals such as Turkey, which backs Mogadishu. Reports indicate that the UAE is seeking to establish a military base in the region, further solidifying its foothold in East Africa. For Somaliland, deepening military ties with the UAE is about security and a broader push for international recognition. Since declaring independence from Somalia in 1991, Somaliland has sought foreign partnerships to bolster its claim for statehood. Somaliland’s President Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro has also taken two official trips to the UAE within the past month, reflecting the growing diplomatic and security ties between Hargeisa and Abu Dhabi. His most recent visit saw him participate in the World Government Summit, where regional security and governance were key topics. The UAE’s military and economic footprint in Somaliland has been controversial since 2017 when Dubai-based DP World signed a deal to develop Berbera Port in a partnership that also involved Ethiopia. Somalia’s parliament denounced the agreement as illegal, declaring that all foreign investments must be negotiated through Mogadishu. Qaran News