Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Posts posted by Barwaaqo


  1. 17 minutes ago, Oodweyne said:
    19 minutes ago, Oodweyne said:

    Hence, it's his way of making himself a relevant in the social media, particularly towards the Somaliland's enemies. And therefore, this publicity-seeking misfit should be ignore by Somaliland's authorities, since he is no more relevant than a mere self-serving gnat of the worst sort. This is what I think of he is worth. Meaning the government should just ignore him and let him bloviate to his heart's contents in his wretched social platform. 

     

    100% agree.  Isagaa dhabarku daali doonaa!

  2. 49 minutes ago, maakhiri1 said:

    it is way forwarded, burburku mar hore bilaamey, not 1985. and blaming Omar Arte, he was nothing but under hostage, and mostly been dictated by Ali Mahdi.

    It is like kuwa hada journalist iska dhiga , oo markaan mid  la sheekaystey waxba ka ogeeyn taariikh, sida  in la diley Abdirashid Sharmaake, taariikhduna uga bilaamatey 1991.

    Somaliyi haday doonayso in aan taariikhda la jaahwareerin waa in kuwa taariikhda qaloocinaya layska qabtaa si taariikhda dhabta ah wax looga barto oo aan dib loogu gelin khaladkii dhacay , xitaa haday Mur ka khadhaadhahay! Maxaa Jilalka yaryar been loogu canqarinaya?

    Kan hadlayaa waa Beenaale taariikhdda ku gefey! Siyaad Bare oo Villa Somalia ku dhex jira oo dagaalamaya ayaa ciidamadii qabiil u kala Jabeen. Ma jirin ciidan meel Amar ka qaata Koonfurta nin waliba qabiilkiisii buu raacay. Goboladii Waqooyina  ciidankii joogay iyagu awalba go’doonka bay ahaayeen oo SNM baa dagaal khadhaadh kula jirtay, marka laga reebo Berbera iyo Airport Hargeisa  dhamaan magaalooyinka waaweyn SNM baa ka talinaysay.

    Waxaan kula talinayaa in dhalinyaradda xaqiiqdda ogaato oo doonaan dhacdooyinkii dhabta ahaa. Dadkii joogay baa wali nool ayaan taariikh been ah laydiin qorin , dalku 1991  mar kaliya iskama dumin wakhti dheer oo laga soo billabo 1978 ayaa burbur soo  socday , hadalkii Cumar Cartana saamayn muu yeelan.

    Mar dadkii qori wada qaatay oo talo faro ka haaday oo koox waliba inay iyagu taliyaan oo nidaamkii burburay ayaa dawladii dhacday. Qaranimadda wariyahani sheegayo ma daaraha iyo xafiisyadda aan dumin buu moodayaa , dalkuba  qori iyo dagaal buu xukunkii dumay ka dhaxlay’e. 

    • Like 2

  3. 1 hour ago, Holac said:

    The Kenyans were roaming around the area for years without any publicized rape against Somali women. Either the media wasn't reporting the crimes in the past or the Kenyans have decided to change their tactics to humiliate the border tribes.

    Cidina ma reportgarayn jirin ee awalba tacadigu wuu ku dhici jiray dumarka Somaliyeed. Ma Gudhuu qurayshtii Africa oo dayacan heshay baa daynaysa. Ninka dalkaaga haystaa siduu doono ayuu ka yeeli., yaa ka celinaya tacadiga uu dumarka u gaysanayo?


  4. 44 minutes ago, maakhiri1 said:

    Walaalo Soomaaliya adigu in soo noqoto  ma u duceeysay?Dagaalkan carabi iyo Xabash Soomaali ku hayso ma dareentay!

    Haa Somalia waan u duceeyaa oo Waxaan ugu duceeyaa Allow xaqa tus oo kuwa awrkoodda ku kacsanaya ee kaare Ethopian iyo Kukuuyo ku qabsanaya ka qabo, dhamaantoodna danahoodda iyo dalkoodda ku hanuuni.  Allow shanta madaxweyne ee is barbar orda ka qabo oo u samee Madaxweyne keliya. 

    • Like 1
    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

  5. Baroortu orgigga way ka wayn tahay! Samatar inuu qadiyadda iyo xuduudaha Somaliland difaaco dharaar cad ayuu fagaare uu Faras saaran yahay Boorame gudaheedda kaga dhawaaqay oo madmadow kuma jiro’e; Baroortu waa muxuu Ina Samatar aduunka u tusay in Somaliland xuduudeedii inay 70 km uga hadhsan tahay  Tukaraqinna xasilon tahay.