Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Posts posted by Barwaaqo


  1. 26 minutes ago, Tallaabo said:

    So Siyaad Barre was ready to embrace the cross just to defeat the SNM? 

    Xiligan la joogo ayaa qaar badani diinta uga bixi doonaan nacaybka Somaliland. Kuwa habeen iyo maalin xumaantayadda maleegaya badhaadhahayaga Neceb bal ka warama? 24/7 dad muslim ah ayey xumaan la raadinayaan!

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

  2. 2 hours ago, Oodweyne said:

     

    Adiga, saaxiib, "diricii" inaadeertey, Barwaaqo ka gaboobey ayaan kaaga dalbey, ee iska yar sug. Xerta kale ee SOL joogtana waxaan ka codsatey in ay "gambadh" halkan kuugu keenaan. Markaa, saaxiib, iska yar sug howshaada waa laguugu maqan yahay ee....:P

    Sad / isku-joog blue ah oon  nacay oo kabadhka ku baaliyoobay baan hayaa. Dharka blue-ga ah rooxaantaa ii diiday . 

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1