Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Posts posted by Barwaaqo


  1. Somalilandiidoow, Annagu aqoonyahan iyo dad wixii khaldama saxaya ayaanu leenahay oo waataa xeerka la lafa gurayo ‘e;  energy-giinna ha iskaga khasaarininna dad dalkoodda ilaashanaya ee kiinna dhibaatadda haysa ka taliya. Somaliland dadkeedda iyo Culumadeeduba xeer bay saxayaan idinna haldoorkiinna iyo Parliamentarians-kiinnaba dhegtaa dhiiga loo daraa cidinna isma waydiiso. Ku mashquula tiinna horta.

    • Like 1
    • Thanks 2

  2. 1 hour ago, Xaaji Xunjuf said:

    Dhagaxbuur  iyo qabridhahare labba qawsaar oo qawaananta wax ugu sheegi jirnay. Sultan diiriye  iyo Sultan nur dhagocun iyo affar reer cigaal from xarsin. Used to wipe the flour with them from 1982 1983. Afweyne hebel massale  emergency shaqeynweyday meyday meyday. Abdulqadir koosaar affaraad iyo maxammad calisicidun ilaahow ku naxariiso

    Hebel ileey iyo hebel cawar ishanu ka ridi jirnay waxan doobilayaashi gashaanbuur

    Alla haw naxariisto mowtidda iyo waalidiinta dhimatay. Faracii  Suldaan Diiriye ayaan ka soo jeedaa dhinaca tafiirta hablihiisi.

    • Like 1