Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Posts posted by Barwaaqo


  1. Aragtidaydda shirka khayr baa ka soo baxay. Qodobka 8aad waxa uu u quusgooyey cadawgii Somaliland. In shir dib laysugu noqdo oo wixii khaldamay la saxo iyanna waa qodob fiican. Horta shirkani sheegato daaqaduu ka saaray iyo qolyihii jeclaa Somaliland oo dagaalanta.  Muuse Biixi waa inuu degdeg u qaataa qodabadda shirka.

    • Like 1
    • Thanks 1

  2. 8 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    , he now bashes this same Kacaan government that gave him housing and provided a lush job.

    Kacaanku   shaqooyinka iyo dalka ma isagaa keligii lahaa? Miyaanu Faysal qaybtiisii uu kula midoobay Jamhuuriyadii saqiirtay ku lahayn? Caqligiina ayaan la yaabaa markaad moodaan In aanu ahayn qoxooti idin baryaya idinkoo canshuurtayDii iyo dhaqaalahaad Berbera quwadaha waaweyn kaga kiraysan jirteen u wareejiseen Xamar.

     Faysal iyo qayrkii waa kuwii idinku fahmay ee dagaal qadhaadh dabadii xornimadii luntay noo soo celiyey.  Qoxootigii iyo Somalidii aan xorta ahayn ugu baanna shaqooyin iyo waxbarashaan idin siinay laakiin nin kaa hor xoroobay oo dawladiisii kugu soo darsaday ha ula iman sheekadaa raqiiska ah!

    Sheekadda ah balwad buu lahaanna, hadii ay jirtay Faysal waa Ibna Adam oo khalad wuu ka dhici karaa maantana Ilaahay baa ku simay inuu cibaadaysto oo sujuudi madoobaysay .  Adiga yaa kuu baneeyey inaad ceebaha umadda golaha ku xaradho?


  3. On this 58th anniversary of Somaliland’s independence from the UK, the day that makes its Commonwealth credentials quite explicit, we call on the UK government to begin the process of bringing Somaliland into the international community, with all the opportunities, benefits, and added prosperity that will provide for the country, its citizens, and its allies.

    https://www.politicshome.com/news/world/opinion/house-commons/96328/somalilands-independence-anniversary-highlights-opportunity