-
Content Count
778 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
18
Posts posted by Barwaaqo
-
-
-
8 minutes ago, Che -Guevara said:Barwaaqo,
What are you talking about?
Ahmed Aby oo maanta la hadlaya barlamaanka Ethiopia ayaa sheegay in Muqdisho ogolaatay Fadaraalka inay Ethiopia la gasho.
-
28 minutes ago, Peace Action said:I am asking this to guulwadayaasha Somaliland?
Kelmadda guulwade marka qof loogu yeedho waxay leedahay negative connotation ; balse Waxaan ka jeclahay in laygu yeedho guulawade Somaliland ma jirto. Su’aashaada jawaabteedana nimankaan u daayey.
-
Waryaadha warkan ma waxaad ku qarinaysaan sida la idiin dhaxal wareejiyey eed qayb uga noqonaysaan Ethiopia? Dee airport ka Ina Ibrahim Cigaal diyaaadaha ka soo degaya Xamar lagama xukumee; bal nooga warama xaaladaha jira.
-
-
-
Holac
Waraabe - utaag is a dummy in the shape of a man and it’s made of old clothes with sticks. The nomands use this dummy to scare hennas when men are away from home. Apparently henna is not afraid of women and children.
Halkan waxaan uga jeedaa waa gudoomiye beenbeen ah.
-
-
-
-
-
Wasiir hore oo wasiir hore loo helay
-
Maryoolay labada qodob ee hore ayaa si fiican u qeexaya.
- 1
-
-
1 hour ago, galbeedi said:1 hour ago, galbeedi said:By the way , the Hargeisa airport manager is really irresponsible and out right lier.
When he was asked about the pilot telling him about fuel shortage, he said, " When planes are short or no fuel, they proclaim , May day , May day".
Can you imagine that?. Planes call May Day just before they crash landing or ships are engulfed under storm. This man should be fired.
Waabay dhici kartaa inuu duulinayey diyaaradii u horaysay eed raacdo.
-
Galbeedi, ninka aad ka hadlaysaa waa pilot sare Abdi Rodol, Chief Captain of the defunct Somali Airline. Captain Rodol knows everything about emergency landing and its procedure. Maryoolay haday ninba hawshuu yaqaan uga dambayn lahaayeen dhib ma dhaceen.
Captain Rodol wuxuu duulayey from 1965 (possibly the year you were born) till 1991 oo uu ahaa chief pilot. Early 1990s until recently wuxuu duuliye ka ahaa Suadi airlines.
Ramadaan Mubarak.
-
Wasiirka hawlaha guul ee Somaliland oo Buuhoodle laga soo dhaweeyey.
-
9 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:11 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:Rabi ha u wada raxmado.
Amiin.
-
-
11 minutes ago, Tillamook said:Barwaaqo is busted...😆😆
iskuma xishooto miyaa qoftu?
Dadka video ga ka muuqdaa soow Buntland kuma mudaharaadayaan?
-
^^^^^^
Haygu waalan Ayeeyo, xogtiina adhijirta ayaa og’e!
-
3 minutes ago, cadnaan1 said:This is old video it was between khaatumo supporters and puntland supporters.
Bal noo sheeg xiliga xabadu ka dhici jirtay Garoowe. Dhegayso ninka hadlaya.
-
Maxaa ka qabsaday Buuhoodle Camay!
-
Somalia government terminates Somaliland Special Arrangement with donors
in Politics
Posted