Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Posts posted by Barwaaqo


  1. 18 minutes ago, Saalax said:

     

    This is the age of media. If you make up lies about other communities claiming them you will be addressed by them. 

    Afarta boqol  ee wiil May sheegteen reer aanay ahayn may yidhaahdeen Lantaan ku biiray ee sida Mujaahid Caare uu isagoo Qardho jooga uu proudly Shankaroon u sheeganayo unbay iyana mucaarad baanu nahay u odhan lahaayeen, Dee xaafadaa waligeedba Qaramayn waa laga yiqiinay.

    • Thanks 1

  2. Xafiiska warqadu ka soo baxday London buu ku yaalaa, ma uu soo gudbiyeen war aan run ahayn, waa lala kici  lahaa .Somaliland-diidku iyagaa habeen  gudaya oo is leh Cadceedda sacab ku qariya. Teeda kale miyeydinaan daawan calanka Towxiidka leh  ee Jamhuuriyadda barakaysan oo ka babanaya Sucuudiga iyo Saylici oo dhex mushaaxaya Qasrigii Boqortooyadda Sucuudiga? Dheg - weyn been isugu sheekaysa iyo maxaa Gararam- Gudhuu na baratay!