Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Posts posted by Barwaaqo


  1. 25 minutes ago, Suldaanka said:

    naagaha ayaan dhankii loo rogo iyo dhinacba diidayn. 

    Dhanka xubiga; oo maxay u diidi waaba dahabe!  Xaga siyaasadse ee Suldaanoow Duulxulkaagu u dhacayo waa lagaa adkaa oo dhinac walba laguu jeedi.

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

  2. ^^^^

    Nabar iyo Naxdin sadexeeye doc ka yeedh ah bay noqotay!  Dadkeeday indho sarcaad u dhigaysa.

    Mujaahid Madaxwayne Muuse ADIS teg;

    Meeqaam sarenna  lagu soo dhawee;

    Arimaha labadda dal khuseeya laga wadda hadal;

    Sadarka(line-ka) yar ee ah Somaliland iyo Somalia   wadda hadla ;awalba IC wuu odhan jiray.  Hadaba reer Somalia ha waydiiyaan Farmaajo sababta keentay Inuu wabigu ku soo fataho Kanaalkuu soo xidhay.

    • Like 1

  3. Xaa ku beenna!  Hadii Farmaajo diiday waddahadal muxuu Muuse ka doonay Adis? Sow warku intaa kuma ekaadeen?  Muusoow iska joog waddahadal ma jiree ayey arintu  ku koobnaan  lahayd.  Muuse Biixi casuumad rasmiya ayuu helay oo looga wada hadlayo xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia.

    Beentu lug  kaliya ayey leedahay ; lugtaa  marka la qabto way dhacdaa oo rafataa. Waddahadal maba uu qorshaysnayn  balse waxa warkan beenta ah  soo abaabulay Nabar iyo Naxdin oo  rabay inay ku shaasheeyaan Mujaahid Madaxwayne Muuse Safarkiisa.


  4. 8 hours ago, Tallaabo said:

    2 years is not a big deal mate; look at us: 28 years of "dawladbaanu nahay" mantra and in all those three decades haven't managed to govern a village properly. 

    Dee Talaaboow sowdigan ku digtey walaalaheenna Koonfuria. Reer baa curradkoodii dhintay dabadeed islaantii dariskaa tidhi “curradabba loo soo gelyoo, kaygiinna kab baa ka luntay” kolayba nin baa warkaa ku masabiday qof dumara- anigu Waxaan qabaa nin baa hadalkaa yidhi (wixii xunba Xaawaa leh)