Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Posts posted by Barwaaqo


  1.  Cigaal Shiidaad:  “Naftu  waa malab oo  way macaan -tahay’e war soow laxdu na cuntee “

     

     Farmaajo: “Naftu  waa malab oo  way macaan -tahay’e war soow rashku /fireworks-ku na dilee”


  2. Midnimo dhimatay kii bakhti afuufayaa isagaa ku daali!  Mar Hadii aadan biriij hawadda  sare mara oo na dul Mara, aanad dhidibadda u aasi  karin iska miciinso hadal iyo qoraalka aad meelahaa ku xaradho.


  3. 26 minutes ago, Ducale said:

    IOG isago qalalan bu idin galaa,  isago qoyan'na wuu idinka soo baxaa. Meeshu idinka galayna wuu  kasoo baxaa.  

    Xishood , IOG gob buu la xididay uu rabay inay rabayso caruur gob ka soo jeedda oo abtiyaal fiican. Miyaadan maqal Ninku wuxuu jiifiyo ayuu soo toosiyaa” Yacni naagtaadu caruur sinjigeedda leh bay dhashaa. Isagaa dan mooday halkaa uu galay.