Barwaaqo

Nomad
  • Content count

    681
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by Barwaaqo

  1. Barwaaqo

    Dhismihii iyo Mashaariicdii KACAANKA

    Talaabo, canshuurta gurigga hooyaday ku jirto ontime baanu ku bixinaa albaabkeedda cidi uma soo dhawaato ee islaanta canshuurta ka bixi.
  2. ^^^^^^ Line Manger-kaaga Nabar iyo Naxdin waxbaa ka si ah! Waxaad mushahar kaga qaadataa “been Doqoni garatay ah”
  3. Halkan ka daawo jawaabtii uu Madaxweyne Muuse Biixi ugu Jawaabay hadalkii Suldaanka. “Somaliland lagu xaman maayo magaca soomaaliyeed bay diideysaa Soomaalinnimaaan ku faaneynaa, islaamkana annagaa ku faaneyna, diintana annagaa u gurmaneyna, wanaag baanu dooneynaa, qofkii shar wadoow waxaanu leenahay sharkaaga naga daa..”
  4. Yes, Ceerigaabo is Somali Region taa ma Muran baa ka taagan? Hadaa ma Oromo iyo Canfar baa leh?
  5. Halkan Ka Daawo: SAWIRRO Mawjado Dadweyne ah oo Madaxweynaha iyo Weftigiisa Kusoo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo BURCOONLINE.COM Ceerigaabo-26-11-2018-(BURCOONLINE)-Mawjado dadweyne ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa soo dhaweyn ballaadhan ku qaabilay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,
  6. Beerta xoriyaddadda daawo iyo wacdaraha civilians-ka, indhaha ha isku qaban ee si fiican u daawo video oo dhan. Shaqo kale doono tan way kaa soo xidhan taye.
  7. Caanteyn borobogandadaasi miyey maydhi /dhaqi kartaa Sinjigayga Somalinnimo ee sabaan ka sabaan soo jirteenka ah? Sheegato shaqo kale raadso baan ku idhi dee.
  8. Sheegato orod oo shaqo kale doono cardkaagii Ey aa cunay’e
  9. Yaab iyo Amakaag oo Sheegatoow, gobolka Sanaag ma in Canfari degan tahay baad moodi jirtay? Annagaa ku leh Sanaag Somaali baa leh oo degan Dee! Afsomaliga si fiican u soo baro horta. Goboladda Somaliland oo dhan waa dhul Somaaliyeed waxana degan dad Soomaliyeed.
  10. Madaxweyne Biixi iyo Tukaraq
  11. Jigjiga waa dhul Somaliyeed oo Ethiopia gumaysato . Away Somaliweyntii? Calanka ay sidato xidigta ku taal gees ka midahi Jigjiga ayuu matalaa! Maxaad been iyo jaahwareer isugu sheekeyseen! Dastuurka Ethopia ayey akhriyayaan oo ay isku dhiiri Galiyaan In waxa dastuurkaasi xaq u siinay o ay raadsadaan calankii Somaliyana miiskaa lagu goglanayaa! Ma Cadan baa laga heeyayaa ayaan maqli jiray! kaaga daranee hadaad hadalkeedda u fiirsato gacan ku dhiiglayaashii xasuuqay Somali bay qiil u raadinaysaa! Waa su’aale horta yartu yey u kiraysantahay?
  12. Oodweyne, Markay wakhtigoodda dhamaystaana buug ay ka macaashaan bay ka qoraan!
  13. Barwaaqo

    Puntland candidate

    Bisinka kani been badanaa. Horta ma istidhaahdeen warbaahinta casrigu hacooyadii way kashiftay?
  14. The United Nations special envoy for Somalia and Somaliland, Nicholas Haysom has arrived in Hargeisa, the capital city of the country’s northern self-declared republic Somaliland on Sunday. http://igadnews.com/2018/11/04/the-united-nations-special-envoy-for-somalia-and-somaliland/
  15. ^^^^ Dadqalkii haligmay hala soo shir tegin. Ma aabahaa buu ahaa wadaniga Samir waayey’e
  16. ^^^^^^^ Xulafaysi ma maqashay horta? Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa Dee!