Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Shaqo weyn buu soo qabtay, Mahadsanid BK. Car garo bal noo sheeg guushuu soo hooyey.
  2. Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Alle naxariistiisa janno ha ka waraabiyo marxuumadda. Ilaahay Samir iyo iimaan ha siiyo caruurteedda , waalidkeed , ehelkeed iyo dhamaan ummadda Somaliyeed, amiin. Iftiin-damiye Alle umadda ha ka qabto, aamiin,
  3. Holac Hanayn baan u jeeday, hambalyanna way noqon kartaayoo , qoraalkiisu wuxuu ku aadanaa in uu ku faraxsan yahay Somaliland guusheedda.
  4. Mustafe Cagjar oo hanayntiihambalyadii noogu daray soo dhawayn . Mahadsanid @Abtigiis
  5. ^^^^^^^ Xaajo Allamtara soo dhaaftay ee nolosha cusub soo dhawee.
  6. Midnimo dhimatay ku sii dhegen yihiinne’;dhegaha ugu rida has n aanay dhacayn.
  7. Cigaal Shiidaad: “Naftu waa malab oo way macaan -tahay’e war soow laxdu na cuntee “ Farmaajo: “Naftu waa malab oo way macaan -tahay’e war soow rashku /fireworks-ku na dilee”
  8. Allahayow nin daacadda Allahow nin daalinna/xaasidda ;deeqdaadda haw simin. by Hadraawi
  9. Galbeedi, sheeko-xariirtaadda inaan ku Margaday uun baan kuu sheegay. FYI, taako Somali leedahay bad iyo beri toonna cid kale uma ogoli -(huuno , dhiiga tuumbo laygama nuugin) .
  10. Oo falkaasu miyaanu Ethopia iyo Kenya colaysiinayn? Galbeedi bahasha bun ka dhin!
  11. Midnimo dhimatay kii bakhti afuufayaa isagaa ku daali! Mar Hadii aadan biriij hawadda sare mara oo na dul Mara, aanad dhidibadda u aasi karin iska miciinso hadal iyo qoraalka aad meelahaa ku xaradho.
  12. Office-kaa ninku sheegayo baadhnayoo weynay. Maxaa cadaynaya In ninku Hargeysa joojo?
  13. Reer Hargeisa waynaga ilbaxsan yihiin kuye bileys, bileeys. Dhulka uun baan taaban lahayn hadaan reer Burco nahay! Somalia calankeedu ha jiro baanu leenahay balse Jamhuuriyadda barakaysan ee tashatay fowdo uma ogolin iyo inan/wiil yar oo $100 loo soo diray,
  14. Maxee u saxaa, nikaanayto la mid maahanoo safiiradii kaleeto ee dawladdo yurubiyaan ah u fadhiyey dalalka aanu jaarka nahay sida Kenya and Etoobiya ee soo bookhan jiray Somaliland.
  15. Saudi envoy to Somalia visits Hargeisa, holds talks with President Bihi | Somaliland Standard SOMALILANDSTANDARD.COM Hargeisa–2, May—The ambassador of Saudi Arabia to Somalia, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat has arrived in Hargeisa on his first official working visit to the republic of Somaliland …
  16. Xishood , IOG gob buu la xididay uu rabay inay rabayso caruur gob ka soo jeedda oo abtiyaal fiican. Miyaadan maqal Ninku wuxuu jiifiyo ayuu soo toosiyaa” Yacni naagtaadu caruur sinjigeedda leh bay dhashaa. Isagaa dan mooday halkaa uu galay.