Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Aakhirka way jebin bahashaa dhexdoodda taal ee ay iska dhex arkeen quruuruxeedana qashinkay ku dari, haw baqin rag waa kii kufa ee kaca, iyagu ma aha ciil kama korayaal Dee!
  2. Caare is coming home, he just committed an offence while under the influence of xaraan substance , cafis buu sugayaa. Waa Mujaahid ay meesha la martay.
  3. Adigu shaydaanka la xijaabay ee xadhkaha shirkii GX ku sedkay baad ka mid tahay.
  4. Aragtidaydda shirka khayr baa ka soo baxay. Qodobka 8aad waxa uu u quusgooyey cadawgii Somaliland. In shir dib laysugu noqdo oo wixii khaldamay la saxo iyanna waa qodob fiican. Horta shirkani sheegato daaqaduu ka saaray iyo qolyihii jeclaa Somaliland oo dagaalanta. Muuse Biixi waa inuu degdeg u qaataa qodabadda shirka.
  5. Mujaahidnimaddu qoriqaadashadii uun ma aha, dal dhiskii iyo diidmadii Xamarba waa mid. Faysal waa kuwa ku heesa annagu Xamar dooni mayno!
  6. Barwaaqo

    Oodweyne

    Thank you @Oodweyne, you have done your duty. Viva Somaliland.
  7. I don’t know why but I couldn’t stop laughing Ducale bilaa caleeg ‘keep a civil tongue in your head’
  8. Kacaanku shaqooyinka iyo dalka ma isagaa keligii lahaa? Miyaanu Faysal qaybtiisii uu kula midoobay Jamhuuriyadii saqiirtay ku lahayn? Caqligiina ayaan la yaabaa markaad moodaan In aanu ahayn qoxooti idin baryaya idinkoo canshuurtayDii iyo dhaqaalahaad Berbera quwadaha waaweyn kaga kiraysan jirteen u wareejiseen Xamar. Faysal iyo qayrkii waa kuwii idinku fahmay ee dagaal qadhaadh dabadii xornimadii luntay noo soo celiyey. Qoxootigii iyo Somalidii aan xorta ahayn ugu baanna shaqooyin iyo waxbarashaan idin siinay laakiin nin kaa hor xoroobay oo dawladiisii kugu soo darsaday ha ula iman sheekadaa raqiiska ah! Sheekadda ah balwad buu lahaanna, hadii ay jirtay Faysal waa Ibna Adam oo khalad wuu ka dhici karaa maantana Ilaahay baa ku simay inuu cibaadaysto oo sujuudi madoobaysay . Adiga yaa kuu baneeyey inaad ceebaha umadda golaha ku xaradho?
  9. On this 58th anniversary of Somaliland’s independence from the UK, the day that makes its Commonwealth credentials quite explicit, we call on the UK government to begin the process of bringing Somaliland into the international community, with all the opportunities, benefits, and added prosperity that will provide for the country, its citizens, and its allies. https://www.politicshome.com/news/world/opinion/house-commons/96328/somalilands-independence-anniversary-highlights-opportunity
  10. Waa bushaare bilkhayr dhaha. ‘Kor waayeel waa wada indho’ Sheegataa naxday,
  11. ^^^^^^^^^^^ Kala garo س (siin)iyo ص(saad), the black day for Somaliland is 1st July, waa maalintaan dawladnimadayadii la haboownay anagoo 5 Somaliyeed raadinayna. 18 May 1991 ayaan khaladkayagii saxnay xidigtiina aanu madoobaynay.
  12. Jidkii isku xidhayey Tukaraq iyo Garoowe ee daadka roobku jaray oo Jamhuuriyadda barakaysani dib u dayactirayso.
  13. Warkii dhabta ahaa oo Cakaara yimid. Warqadii caadifadaysnayd (La xidhiidhay arinta Tukaraq) ; Waxa la soo warinayaa inay dafireen jiritaankeedda Farmaajo iyo khayre balse sida wariyaha VOA cadeeyey wasiirka qorshaynta Somalia ayaa qirtay in ay xafiiskiisa warqadu ka soo baxday. https://www.voasomali.com/amp/somalia-somaliland/4448764.html?__twitter_impression=true