Barwaaqo

Nomad
  • Content count

    676
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Barwaaqo

  1. Barwaaqo

    Farmaajo with his Somali body guards

    Dee Talaaboow sowdigan ku digtey walaalaheenna Koonfuria. Reer baa curradkoodii dhintay dabadeed islaantii dariskaa tidhi “curradabba loo soo gelyoo, kaygiinna kab baa ka luntay” kolayba nin baa warkaa ku masabiday qof dumara- anigu Waxaan qabaa nin baa hadalkaa yidhi (wixii xunba Xaawaa leh)
  2. Following South Sudan, he travelled to Somaliland to meet with President Bihi. The first British Cabinet Minister to visit Somaliland, Mr Williamson discussed the shared priorities of security and economic development as well as counter terrorism and the role UK military plays in mentoring the Somaliland coastguard. Defence Secretary commends UK peacekeepers in South Sudan - GOV.UK WWW.GOV.UK Gavin Williamson visits 300 UK troops in Malakal and Bentiu
  3. Barwaaqo

    Isqor bilaa liis

    Cajiib, bal isaagaa dulman oo loo doodayaaye maxaa qardajeexa iyo meel kale ka hadalkeedda uga gidhiisha!
  4. Barwaaqo

    Congresswoman Ilhan Omar

    Hambalyo Ilhaan, dhaqankeedda ayey aduunka bartay.
  5. Badhaadhaheenna iyo barwaaqadeenna hawl baa loo boqoolayaa. Ishii buktaay ku bikaacso. Ma aragtay iyagoo markay daawadeen warkan qoladii Butiland soo ururisay barakacayaashii Bari joogey Ditoore?
  6. Barwaaqo

    US GOVT says Somalia unsafe for US citizens

    Talladanni @Tallaaboqoraalkiisii u eka? Waaba kafantiinna sii Tosha!
  7. Barwaaqo

    Cilmi ayaan ku bari lahaa, Caashaqu ka kaw yahay

    Woow, maxaa amaan quruxeed inanta loo heesayo la huwiyey! “ Habluhuba markaad soo gashay illa hagaasaane” Masraxan oo kale wuxuu ku tusayaa in dhalintayadu nabad iyo cisi ku nool yihiin. Jacayl waxa laga xasuustaa meel nabdoon.
  8. Afkaaga caano lagu qabay ; Sucaad cashar lama ilaawaan ah bay u dhigtay Koonfuriyadii.
  9. https://twitter.com/somalilandworld/status/1073550652083646464?s=21
  10. Barwaaqo

    .

    .
  11. Barwaaqo

    Macalafsade, Macangag, iyo Magansade.

    Woow, Oodweyne Inaadeer Dee labaad isku darsatay MaanshaAllah; Khabiir luuqadda Boqoradda iyo afmaal teenna hooyo ah. Xaraf aanad ka gabyeyn ma jiro B-da ilaa Ya-da!
  12. Barwaaqo

    Mohamed Haji Egal was a alcohol drinker

    Topic-gan ma waxa lagu dambabasayaa ninka leexaddu sidato ee Villa Koonfuria laga eryayo?
  13. Barwaaqo

    The two professors: Back to Muqdisho or Minnesota

    Maalin kasta ishaydu waxay qabataa boqolaal war oo nagative ah oo Koonfuria laga sheegayo inaan u duceeyo mooyee waan ka xishoodaa fidintoodda. F&G Hadii Bisadi ku jabto Shankaroon, xumaan bay ka raadiyaan! “Annagu Koonfuria dooni mayno, xumaanna u gaysanayo mayno”
  14. Barwaaqo

    Dhismihii iyo Mashaariicdii KACAANKA

    Talaabo, canshuurta gurigga hooyaday ku jirto ontime baanu ku bixinaa albaabkeedda cidi uma soo dhawaato ee islaanta canshuurta ka bixi.
  15. ^^^^^^ Line Manger-kaaga Nabar iyo Naxdin waxbaa ka si ah! Waxaad mushahar kaga qaadataa “been Doqoni garatay ah”