Siyaasi

Nomads
  • Content Count

    143
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Siyaasi

  1. first 5 votes from the box 1) C/Raxman Baadiyow. 2) C/Wali Gaas 3) C/Wali Gaas. 4) Sh.Shariif. 5) C/Raxmaan Baadiyow. good start
  2. and Qanyare just voted... then Ibbi..... and the first round has ended...
  3. C/Lahi sh.Ismaciil & Cumar filish just voted. this is big boost for Shariifka.
  4. Bootaan Ciise Caalin AKA Xaaraan ku naax just voted.
  5. Haatu;866091 wrote: ..What has the old fool been saying now? sorry to say but I agree with you, Faroole is a fool who makes more enemies than friends with each of his useless rants & threats, Amin Amir & Faroole are the two biggest enemies to Abdiwali's bid.
  6. "Inkasto Xubnaha Cusub ee Barlamanka Somalia ay ka buuxan Murtadiin badan hadana waxaa ku jira dad wali uu ku danbeeyo wanaga iyo in la ilaaliyo Awooda Islamka inta fikirkaas ficaan qabta ee manta ku jirta barlamanka cusub waaxaan ugu baqayna in aysan codkooda siin Farmaajo oo asagu dagaal noca ugu xun la galay Mujaahidiinta Al-Shabaab" ayu hadalkisa sii raciyay Sh Cali dheere. big policy shift from the Youth, from all in the gov members "MURTADs", to only some Murtads.
  7. As usual again, our Khatumo brethren bite the hand which feeds them. I hope she is just misleading her critiques and when she goes into the voting booth she will vote for the people who fought nail and tooth to make her what she is.
  8. Shinbir Majabe;865064 wrote: 1-C/raxmaan Macalin Baadiyow 2-C/waaxid Cilmi Goonjeex 3-C/llaahi Axmed Caddow 4-C/wali Maxamed Cali Gaas 5-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 6-Axmed Ismaaciil Samatar 7-Xasan Sheekh Maxamuud 8-Shariif Sheekh Axmed 9-Yuusuf Garaad Cumar Axmed 10-Cumar Salaad Cilmi 11-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi 12-Bashiir Nuur Xasan Bidaar 13-Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin 14C/qaadir Cosoble Cali 15-C/raxmaan C/shakuur Warsame 16-Xuseen Khaliif Jaamac 17-Maxamed Axmed Saalax 18-Salaad Cali Jeelle 19-Ibraahim Cali Xuseen 20-Saciid Ciise Maxamuud 21-Cismaan Maxamed Gacal 22-Maxamed C/llaahi Oomaar 23-Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf 24-Maslax Maxamed Siyaad Barre 25-Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi 25x10000=250000, Where will that $250000 go after the vote????? I think this money should be used wisely, e.g build a new parliament, or build a center for the war orphans.
  9. Macallinka;864989 wrote: . All I see is La costa nostra members welcoming each other.
  10. b-boy;864878 wrote: WTH are they dining in hospital Medina:confused: Khaatumo State is in intensive care unit in Madiina Hospital, kolkaa way soo booqdeen xaaladeeda.
  11. Jacpher;864851 wrote: Hayye sheekadaan maha ku reeba intee meelo kale idinla gaarin Jacphar ma maqashay "behind every great man a great woman". The female MPs will be crucial on the vote of the next president. they hold the card i tell yah.
  12. Ducaysane;864844 wrote: Horta ma ogtihiin. in 5 ka mid ah gabdhaha xildhibaanada noqday ay u dhaxaan Farmaajo qoyskiisa. kooow it depends what region they are from, reer Luuq gave their allegiances to Prof Gaas.
  13. Maybe he understands them more than any other candidate.
  14. but they will always remember the last dinner;)
  15. Marwada xildhibaan C/weli Gaas oo xalay casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka cusub (Muqdisho, September, 05, 2012) Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Hodon Siciid Ciise ayaa xalay Casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka, Qaar katirsan ururada haweenka, Ururada Bulshada Rayidka ah, Faniiniin iyo marti sharaf kale. Ugu horeyn waxaa goobta ka hadashay Marwo: Sahra Qorsheel oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed, Iyadoona sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay noqdaan kuwa midowbay oo aayahooda ka tashada islamarkaana ay yeeshaan cod wada jir ah. “haweenka Soomaaliyeed waxay soo mareen halgan dheer balse waxaa loo baahan yahay maanta in aan ka tashadaan mustaqbalkooda siyaasadeed si loo tuso Raga in Dumarka Soomaaliyeed lee yihiin codka ugu badan, taasna waxaa lagu gaari karaa in haweenka Soomaaliyeed ay ka tagaan nin jecleysiga, qabyaaladda, Lacag doonka, waan in dalka iyo dadkaba maanta ugu hiilinaa codkeena waxaadna ogtihiin in haweenka codkooda dhinucuu raaco guusha ayaa raaceyso marka xubnaha Baarlamaanka dardaaran baan oronayaa” “Xukuumadaan waxay muujisay isbadal aanay dalka ka qaban Xukuumadiihii ka horeeyey waxaana muuqata in Dr.Cabdiweli maanta marka uu xilka wareejinayo inuusan dalka ugu tagayn qabyo oo uu dhameystirey dowladnimada Soomaaliya oo uu ka saaray KMG, marka waxaan idin leeyahay idinkoo u fiirsanaya waxaa ila sax ah in Cabdiweli uu yahay shaqsiga ugu haboon oo dalka wax u soo qabtay, shaqada soo socotana aan ku aamini karno oo aan kalsooni buuxdo ku dooran karno”
  16. war yaa u sheega inuusan $10000 iska khasaarin, i would advice Abdiwali to make this man his passport minister in honor of his dad.
  17. Allow yaa intuu kula rucleeyo dhulka kaa ruqaansha Toronta intuu kaa raro Yagoori kugula raaxeysta. ;) I am already spinning with my moves sxb. go to somewhere else, sheee is mineeeee;)
  18. Good progress, Now A.Wali should speak to Xaaji Yaasiin and get these 14 Busaaradlayaal in the bag.
  19. Muqdisho: Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho 14 musharax oo u taagnaa qabashada xilka madaxtinimada Soomaaliya ee sanadkaan ayaa waxaa leeskula ogolaaday in 13 kamid ah musharixiintaasi ay u tanaasulaan musharaxa 14-naad oo ahaa Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil. Tanaasulka ayaa yimid kadib markii musharixiinta oo ku bahoobay dalada the National partnership for change ay isla ogolaadeen in ay iyagu isu codeeyaan ninkii ugu cod bataana ay u ogolaadaan in uu u tartamo jagada madaxtinimada dalka Soomaaliya iyada oo ugu danbeyntii uu codkii ugu badnaa uu helay Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil. Musharixiinta tanaasulay ayaa waxa ay kala yihiin: Gen. Maxamed Nuur Galaal Maxamad Maxamuud Guuleed. Ismaaciil Maxamed Hurreh Buubaa. Abdulqaadir Xaashi Cali (fish) Eng. Abdi raxmaan Moallim (sharaf) Hussein Khaliif Jaamac Yaasiin Ibraahim Ciise Prof Ahmed Muumin Warfaa Yaasiin Maahi Malim Mohamed Amiin Abdullahi Aasha Ahmed Abdalla. Mohamed Abdi rahmaan Nadiif. Iyo Abdi Rahmaan Xaaji Cabdulle. Musharixiintii maanta tanaasulay ayaa waxa ay dhamaan madasha ka sheegeen in ay bilaabeen wada aan horay loogu arag Soomaaliya gudeheeda in ay ka dhacdo oo ah in rag iyagu musharixiin ahaa intey kulmaan ay isku raaceen in ay isu tanaasulaan. Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil ayaa markii lagu dhwaaqqay in isagu doorashada madaxtinimoda dalka Soomaaliya uu uga qeyb gelayo the national partnership for change ayaa waxa uu sheegay in uu wax badan kabedelayo hadii uu ku guulyesto kurisiga uu u tartamayo ee saaxiibadii ay maanta uga tanaasuleen.
  20. Ducaysane;864370 wrote: Siyaasi, Jaandheer iyo waxaas looma baahna.who ever supports Khaatumo more will have numberka odaga. lol being a Jaandheer dancer is some how being Khaatumito. wax garo waryaa.
  21. Aaliyyah;864356 wrote: First of all welcome to Sol. I don't believe I saw any of your posts before (but then again we have way too many scripts I lost count).LOL.. Run baad u sheegtay ducaysane. Gabadhaha reer Khaatumoi war kama hayo. Cashar u dhig. Haha Caaliyooy as Duceysane said there are many admirers including me who joined SOL recently but always admired you from distance, so I hope you organize a "Jaandheer" competition for us and the winner will get you as the ultimate prize. my jaandheer moves are not bad.;)
  22. There is a Somali say "Abti waa hooyo aan naas lahayn". which means your Abti should be on the same level of love and respect as to your mum. Laakiin waagii dagaalada waxaa dhacday in dadka qaar ay dileen abtigood gurigiisa kusoo koriyay.
  23. Ducaysane;864331 wrote: Aaliyah, Wali maadan guursan miyaa. boqol geel ah aan kaa bixiyee aabahaa lamburkiisa ii soo qor. ceeeeeeeeb waryaa, baadoow maa tahay adiga. go to the pm area for shukaansi. plus, waxaad illowday gabdhaha quruxda badan ee reer Khaatumo 100 geel kaliya ma'ahee faras iyo qori baa loogu daraa.