Siyaasi

Nomads
  • Content Count

    143
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Siyaasi

  1. Madaxweyne C/raxmaan Faroole oo si diiran u soo dhoweeyey doorashada madaxweynaha cusub ee dowlada Somalia Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa soo dhoweeyey madaxweynaha cusub ee Somalia loo doortay caawa Dr. Xasan Shiikh Maxamuud oo cod aqlabiyad leh kaga guuleystay musharaxii la tartamayey Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Faroole ayaa sheegay inuu u hambalyeynayo madaxweynaha cusub ee Somalia “Anigoo ku hadlaya magaceyga kan maamulka Puntland iyo kan shacabka Puntland waxaan u hambalyeynayaa madaxweynaha cusub ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud, waa nin aqoonyahan ah oo da yar” ayuu intaa ku daraya C/raxmaan Faroole. Dhinaca kale, C/raxmaan Faroole ayaa sheegay inuu ugu mahad celinayo Baarlamanka Somalia oo uu sheegay inuu madaxweyne u doortay nin aqoonyahan ah oo nadiif ah dalkana aan ka gelin wax dembi ah “Waan ku hambalyeynayaa runtii waana ku faraxasanahay sida masiirka umadda ay ugu doorteen wejiyo cusub” ayuu inta ku daray. Faroole ayaa sheegay iney la shaqeyn doonaan madaxweynaha cusub ee Somalia wuxuuna ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney taageeraan Xasan Shiikh Maxamuud madaxweynaha cusub ee Somalia, waxaana Faroole uu la hadlay idaacada BBCda daqiiqado ka dib markii la doortay madaxweynaha cusub.
  2. Mooge;867436 wrote: you reading too much amin amir ninyoow. the decision was made a while ago that mogadishu momentum started by abdiweli will be disturbed if magadishu clans lose presidency. that is it ninyoow. faroole knew about it. it was a matter of who does faroole want among mogadishu candidates and he chose this guy and was against shariif axmed. Mooge according to my analysis Gaas was in a strong position prior to the ranting Bayaan of Faroole which alienated many MPs and made them think "who the hell does this guy think he is?", Soomaali la aragyoo walaalow wax u dhaama la waa.
  3. guys lets not ruin the day, enough is enough, I was a staunch supporter of Prof Abdiwali but he lost so what?? let us be real men and congratulate the new man. Faroole is the sole one who destroyed A.Wali's chances.
  4. And no more Fadhi ku dirir please as it has been proven to be unreliable;);) Since most MPs are fresh, with a fresh speaker and now a fresh president I would like him to pick a fresh technocrat who can pick a good cabin. Who would you suggest?????
  5. 1st president of Somalia, Adan Abdulle Osman 1960-68 2nd president Abdirashiid Ali Sharmake 1968-69 3rd President Mohammed Siyad Barre 1969-91 4th President Ali Mahdi Mahamed 1991-2001 5th President Abdiqasim Salad Hassan 2001-2005 6th President Abdulahi Yusuf Ahmed 2005-2008 7th President Shariif Sheekh Ahmed 2009 2012 And would you give your full support and backing to the 8th president of Somalia Mudane Hassan Sheekh Mahamoud.
  6. Counting started. Xasan sheekh max'ud already got the 29 out of the first 30 kkkk shariif in trouble walleeeee
  7. uchi;867016 wrote: Exactly my point, this was what Farole was *****ing about from the get go. It's embarrassing to be honest. Daylight robbery. Uchi, I still believe biggest damages on A.Wali's chances was coming from Garowe, I mean how could you expect people to be sympathetic to youre cmpaign while Faroole is sending daily threats, it was shameful to see these outbursts. and those rants gave Amin amir plenty of ammunition to demolish Gaas.
  8. its healthy to see 4 out of the top 5 runners hail from the same sub clan (Shariifka, Xasan sheekh, Baadiyow, & Cosoble), it shows somalis are maturing and can vote on merit.
  9. Xasan Sheekh Maxamuud waa aqoonyahan iyo dhaqdhaqaaqe siyaasadeed iyo bulsho kaas oo ka soo shaqeeyay dhowr urur oo maxalli iyo caalamiba ah oo ka shaqeeya horumarinta iyo nabadda. Maxamuud waxa uu ka qalin jabiyay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed 1981-dii, kadibna waxa uu waxbarasho u aaday Hindiya halkaasi oo uu ka qaatay shahaadada Masterka Jaamacadda Bhopal sanaddii 1988-dii. 1993-dii, Maxamuud waxa uu noqday madaxa waxbarshada ee UNICEF ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ilaa 1995-tii, markaasi oo howlgalkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya la joojiyay. 1999-kii, waxa uu kamid ahaa aassaasayaashii Mac'hadka Maamulka iyo Maarraynta Soomaaliyeed ee Muqdisho, taasi oo markii dambe loo rogay Jaamacadda Simad, Hormood ayuuna ka ahaa ilaa 2010-kii. 2011-kii, waxa uu aasaasay Xisbiga Nabadda iyo Hor'umarka, oo uu hadda yahay guddoomiyihiisa. Maxamuud waxa uu ku hadlaa luuqadaha Soomaaliga iyo Ingiriiska.
  10. Gaas is out thanks to stup!d Faroole for his useless outbursts.. he got many enemies for the man.
  11. Does anyone has info about this unknown, C/Lahi sheekh max'ud. he is the only one giving shariifka a real headache.
  12. it seems a two race horse shariif & baadiyow, followed by Cosoble
  13. Shariif sh.Axmed is leading so far Baadiyow and cossoble are having good numbers.
  14. LayZie G.;866881 wrote: ^please dont believe what siyaasi is saying.....it did not start yet but its about to. No names have been called yet. what do you mean don't believe Siyasi????