Siyaasi

Nomads
  • Content Count

    143
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Siyaasi

  1. Mooge;859851 wrote: kiss somalia goodbye if galeyr wins. only the irrisponsible clan haters will celebrate his win. i can understand khatumo supporters celebrating because that is their guy but all other somalis who want this guy to win don't want to see progress in somalia and want to reverse all that was done recently. let the game begin. ciyaartu ha socoto. ali has less chance of winning than ant becoming speaker of somalia. lool Mooge your right, the khaatumites support him for pure clan reasons, but others who always hated Galeyr and called him TUUG are suddenly supporting him and presenting him as mother Teresa, its all about, in laga jajabiyo A.Wali who they see him as a Puntlander.
  2. Corrupt Gaas, Honest Galeyr. That reminds me of the famous somali joke, Qiyaamaha waxaa lagu gartaa markaad aragto X oo geel dhacaya iyo Y oo ka celinaya.
  3. Juriile & Xasan Abshir has been thrown into the race by Puntland to divide Ali Khaliif's vote, Puntland takes concrete strategic move to stop him while Mr nice guy Farmaajo is begging him.
  4. Sh.Aways oo wacad ku maray inay Dawlada Cusub ladagaalamayaan Hoggaamiye sare oo Al-shabaab ka tirsan ayaa ku dhawaaqay inay la dagaalamayaan dowladda cusub ee Soomaaliya loo dhisayo, isagoo sheegay inay u arkaan mid shisheeyuhu sameysteen ayna doonayaan inay ku fushadaan danahooda gaarka ah. Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ah hoggaamiye sare oo ka tirsan Al-shabaab ayaa sheegay inaysan iyaga waxba ka gelin cidda loo dooranayo madaxweyaha cusub ee Soomaaliya, balse ay ka go’an tahay inay la dagaalamaan dowladda cusub ee lasoo dhisayo. “Qofkii lagu arko wax yar oo wadaadnimo ah meesha waa laga saarayaa, waxayna keensanayaan qofkii dantooda ka shaqeynaya,” ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir oo intaas ku daray: “Annagu saf ayaan ka nahay mana ogolaanayno inay dalkan iyo dadkan hoggaamiyaan.” Sheekh Xasan Daahir wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay dagaalladaas ka qaygalaan, isagoo sheegay inay rajo weyn ka qabaan inay dowladda cusub kaga guuleysan doonaan dagaallada ay la galayaan. “Mujaahidiinta waxaan leeyahay cidda aan la dagaalamaysaa waa cadowga Alle iyo cadowgiinna, waa inaadan dagaalka joojin oo aadan ka caajisina, waayo waa mid waajib idinku ah sida culummada Islaamka oo dhan ay qabto,” ayuu hadlkiisa kusoo gabgabeeyay. Xarakada Al-shabaab oo weli ka talisa dhul ballaaran oo Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ku yaalla ayaa waxay dagaallo adag kula jirtaa ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM iyo Itoobiya. Tan iyo dhammaadkii sannadkii hore ayay Al-shabaab isaga baxeen deegaanno ay horay uga talin jireen, kuwaasoo ay ku jiraan degmooyinka gobolka Banaadir iyo kuwo ka tirsan gobollada Shabeellada hoose, Shabeellada dhexe, Hiiraan, Bakool, Bay iyo Jubooyinka.
  5. Duufaan;859824 wrote: If Ali does win this, Farmaajo still have a chance. Anything than faroole camp will be better outcome for khaatumo and somalia Maybe you don't understand the game, but If Ali wins the speaker's position, then Farmaajo or Faroole camp are out of the race.
  6. Farmaajo oo ku Qancin waayay Cali Khaliif Galayr Inuu ka Tanaasulo Gudoomiyaha Baarlamanka Inuu isku soo Taago Waxaa xiligani Soconaya Xaflada Uu ku dhawaqayo Dr.Cali khalif Galaydh Inuu U tagan yahay Xilka Gudoomiyaha Balamanka Soomaaliya Iyadoona Xaf lad siweyn loo Soo Agaasimey Ay Wakhtigani Ka Soconayso Hotelka Saxafi Ee magalada Muqdisho Ayna Ka Soo Weyb Galeen Inta Badan Barlamanka. Hoolka ay Hada Xaflada Ka soconayso aya awaxa Soo buux dhafiyey Qaar kamid ah Balamanka Iyo wafdi kale,waxana xiligani Uu Ku dhawaqayaa Inuu yahay Musharax Gudoomiyaha Barlamanka Oo Ay Usharaxan yahiin ugu Yaraan 3 Musharax. Xiligani warar ka Ka Soo baxaya Hoolka Hotelka saxafi Ee Ay xaflada ka soonayso aya awaxa lagu soo sheegaya ainay inta badan Xubnaha Balamanka Cusub Oo Isaga Tageersani ka soo qeyb Galeen. Dhanka kale Waxaa manta Muqdisho ku kulmay Raisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayadoona waxyaabihii ugu waynaa ee ka wada hadleen ay kamid ahayd inuu Xil kale Raadsado Maadaama uu isku sharaxayo Gudoonka Baarlamanka. Farmaajo ayaa Wararku sheegayaan inuu ku qancin waayay Cali Khaliif Galayr ka Tanaasulida Gudoonka Baarlamanka Waxaana Wararka Qaar sheegayaan inuu Farmaajo Balanqaad u sameeyay Cali khaliif Laakiin uu arintaasi cali ku qanci waayay. http://www.galgaduudnews.com/?p=11750
  7. Nepali man bites snake to death in revenge attack KATHMANDU (Reuters) - A Nepali man who was bitten by a cobra snake bit it back and killed the reptile in a tit-for-tat attack, a newspaper said on Thursday. Nepali daily Annapurna Post said Mohamed Salmo Miya chased the snake, which bit him in his rice paddy on Tuesday, caught it and bit it until it died. "I could have killed it with a stick but bit it with my teeth instead because I was angry," the 55-year-old Miya, who lives in a village some 200 km (125 miles) southeast of the Nepali capital of Kathmandu, was quoted by the daily as saying. The snake, called "goman" in Nepal, is also known as the Common Cobra. Police official Niraj Shahi said the man, who was being treated at a village health post and was not in danger of dying, would not be charged with killing the snake because the reptile was not among snake species listed as endangered in Nepal. http://uk.news.yahoo.com/nepali-man-bites-snake-death-revenge-attack-061033410.html
  8. Jacpher;859737 wrote: Can this fella speak on his mind when it comes to Kenyan troops crossing the border illegally and air bombing civilians. It's all politics sxb. Azania blockage by Meles has something to do with this reaction methinks. +1
  9. oba hiloowlow;845576 wrote: 10: Soqotra soqotra is not somali
  10. Carafaat;845086 wrote: What is your favourite Xawaash? heey guys there is a hidden meaning behind the question, "What is your favourite Maamul goboleed" is the true question. Mine is the FILFILAND
  11. Bad cameraman, But good development of my beloved Puntland. Alloow noo kordhi.
  12. Carafaat;844472 wrote: Boqor Osman should become Head of the Guurti. naaah Buurmadow yuusan ku maqlin. what about Garowe the capital of Somali OPEC,
  13. Showqi;835850 wrote: Informationka aad u baahantahay oo dhan aniga ayaa ku siindoona laakiin it's gonna cost you couple of Rep Powers (woxooga xidigo ah dhinaceyga u soo tuur). Meeshan laaluush ayaa la kala qataa, wax bilaash ahi ma jiro Ya Siyaasi oo boowe xidigahaasna maxay ahaayeen, war illeen balaayo, oo soomaali meelkastooy joogto ma howl fududeyn iyo laaluush baa ka socdo. bal Showqiyoow nin wax gar ahna waad u egtahay ee bal soo daa warka xidigahaas ha inoo danbeeyaane. Maxaa laga rabaa odaygii Maxamed Siyaad ahaa AUN, Soomaaliyoo dhan buu istaahilaa in lagu magacaabo Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Siyaad.
  14. Waad ku mahadsantihiin soo dhaweynta wacan ee aad ii fidiseen. wax badan baan isha mariyay somaliaonline, laakiin hadda waxaa iisuura gashay inaan member ka noqdo, maxaa talo ah, yaa halkan ugu tun weyn, yaase ugu afdheer, waxse reer Puntland ah meesha ma joogaan. Ku dayo, waa bilaabatay.
  15. helloo. ma lay maqlaa jamaacooy. testing testing, kow laba kow laba. waa siyaasi oo cirka ka soo dhacay. are you receiving guys.