Abu-wehliye

Nomads
  • Content Count

    71
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abu-wehliye

  1. Waxey ila tahay al-Shabaab iyo kooxaxa ajnabiga ah ee ka dagaalama Soomaaliya waxey heystaan hub ka heer sareeya kuwa ciidamada dowlada, Sidaas darteed waa war wanaagsan in xukuumada Soomaaliya cunaqabateenka laga qaado si ay ula dagaalanto kooxaxan. Waxaana ciidanka qalabka sida ee soomaaliya ay fursad u siineysaa ineey la qabsadaan hubka cusub ee caalamka ku soo saa'idey inteey saaxada ka maqnaayeen. Waxaanse rajeeynaayaa in Soomaalida ayan markale isku dilin hubkan cusub ee gacanta usoo gali doona sidii ay horey u dhacdey.
  2. Aaliyyah;907554 wrote: Thanks for the reminder. Ilaahay khyr haku siiyo. Ina likuli nafsin ajalin musamaa, waqtiga ma seegano. Alle hanaga dhigo kuwii xaqa ku taagnaada wanaagana is fara. AAMIIN
  3. Boondheere;914508 wrote: Al shabaab ciqaabta kaliya la marsiin karo waa in maxkamad la horkeenaa oo sharciga la mariyaa. Laakiin second life ama nolol danbe xaqiiqdii waa fantacy. Wax cadeeyn ah ma jirto in ay jirto aakhiro ama nolol kale markaad dhimato ka dib. Hadeey mar sheekadu sidaas tahay al-Shabaab badan ayaa ciqaabta ka baxsadey am aka baxsan doono maxaa yeeley wejiyadooda wey qarshaan markey wax dilaayaan. Walaal Boondheere, anigu waxba ka ma qabo waxaad aaminsantahy ee diinta aan aminsanahay ee Islaamka ah waxey Muslimiintu fartaa ineey wax dhib ah dadka kale u geysan oo ay si wanaagsan ula dhaqmaan. Al-Shabaab iyo kuwa lamid ah ee dhibaatooyinka dadka u geeystey waxaan aminsanahay inuu jiro Ilaah ka awaal marin doona dhibaatada ay ummadiisa gaarsiiyeen. Ilaahayoow xaqa ina tus oo naga dhig kuwii raaca
  4. Haweenku waa kuwa guriga aasaaska u ah, Soomaaliya hadeey dhismeeysana ayagaa u horeeyn doona. Waxaan leeyahay ilaahey al-Shabaab ha ka badbaadiyo....
  5. AbdurahmanAli;913845 wrote: It makes you really wonder, how seriously ****** these people are. I mean, do they not find it completely mind-boggling that the one promising them Jannah for the suicide, is them not themselves up to it? Or is Jannah only for the lowly foot soldier? May Allah guide them to the truth. Jazaakalaahu kheyra ya akhy Ilaahey al-Shabaab iyo wixii fekerkeeda wataba ha soo hanuuniyo
  6. Boondheere;912891 wrote: Qiyaama does not exist.. when you die you loos your consciousness and you will never regian. Time for you will be like before you born. a non existance time. and this planet will continue existing in to couple of billion years, and humanity will die out some where in future. and so called aakhiro its jus from fictional.. this is the only life you will ever get... Ma waxaa leedahay al-Shabaab iyo kuwa lamid ah ee dhibaatooyinka aduunka ka geeysta lama ciqaabi doono?
  7. al-Shabaab iyo kuwa lamidka ah ee waqooyiga Africa ku nool waxey daar-daaranaayaan dad ayan awood u laheyn iney iska celiyaan. hadii ay ku taagnaan lahaayeen waxey diinta Islaamka na fareysana wey ka guuleeysan lahaayeen cadowgaan balse waxey marka hore ku tunteen xuquuqdii qofka Muslimka ah walaalkiisa uu ku lahaa.....
  8. Ilaahey ha u naxariisto dadka ku dhintey falkaan hana ka samir siiyo eheladooda...
  9. al-Shabaab wey ruux baxeysaaye yaan loo fududeynin... waxaase la yaab leh oo isweydiina mudan sidee bey u qanciyaan qofka isdilaaya?
  10. Waxaa muuqata al-Shabaab ineey naf baxeyso... waxaan ilaahey ka baryaayaa inuu ummada maskiinta ka badbaadiyo...
  11. al-Shabaab waxaan dhihi lahaa ummadiina Soomaalida dhinac ka raaca ee dhibaatada aad Soomaaliya iyo aduunka ku heysaana ka joojiya...
  12. Soomaaliya al-Shabaab iyo kuwa la midka ah hadii laga qabto ayadaa is dhisi doonta maxaa yeeley ilaahey kheyraad badan ayuu Soomaaliya ku maneystey...20 sano la soo dhaafeyna nooga filan inaan garoowsano inaan Qabiil meelna ina geeyneeynin... Soomaali ha noolaato
  13. Ilaahayoow naga dhig kuwii Maalinta qiyaamo u diyaar garoowey, oo aan cidna dulim dhiig Muslimna daadinin...
  14. Haatu;904913 wrote: Yes it's good to praise our prophet as Alla swt did it. But to make du'a to the prophet "rasuul allow adaa raxmad kaa rabnaayee" is shirk. Full stop. If they had gone to the prophet when he was alive with the request then it would not have been shirk. But today the prophet PBUH is dead and is unable to help us so making du'a to him is folly and shirk, wa na ciyaadu billah. Refer to the ayah "qul inna salaatii, wa nusukii, wa maxyaaya wa mamaatii lillahi rabbil caalamiin". Also "udcul laaha mukhliseena lahud deen". All proof against this erroneous statement. The Prophet is our Prophet and we love just like every other Muslim, and we show our love for him by following the religion he brought, without adding or subtracting. I leave you with this "qul in kuntum tuxibbuun allaaha fattibucuunii, yuxbib kumullaahu wa yaqfir lakum dunuubakum, wal laahu qafuurur raheem". Walaal hadalkaaga aad ayuu u fiicanyahy inta hore, laakiin gadaal ayaad ka xumeeysey... Diinta waa la fasirey culimadana wey ku kala duwaneyd sideey u fasireen...marka hore adiga sheekh ma leedahay? ama kitaabadee baad akhrisataa?
  15. MAASHAA-ALAAH Waa arin lagu farxo in sidaan la isu rayi dhaafsado asigoo qof waliba uu tiirsanaayo daliil. Waana ilaahey Mahadiis... Waxaase idinka codsanaayaa inaad ilaahey u baridaan oo aad weydiisaan inuu u gargaaro kuwa isku dayaaya iney Nabi Muxammad(SCW) dhalashadiisa u dabaaldegaan oo gacanta u gala al-Shabaab.....
  16. Barakalaahu fiik ya Akhy Bilaal, Maalinba maalinta ka danbeysa waxey dadka ka marqaati furayaan in Islaamku uu yahay diin ku dhisan sinaan iyo cadaalad, waxaa Muslimiinta waajib ku ah ineey ku dadaalaan sideey caalamka ugu gudbin lahaayeen risaaladan ilaahey ku amaaneeystey. Alloow naga dhig kuwii diintaada fidiya ee aad ku caawisid dadka ineey ku qanciyaan xaqa uu Islaamku ku taaganyahay...
  17. Aamiin...Ilaahey janada fardoosa ha ka waraabiyo anagana hanaga dhigo kuwii jidkuu Saxaabigan weyn marey ku dayda. waxaa si aad ah maanta Muslimiinta ay ugu baahanyihiin inuu ka soo dhexbaxa saxaabigan oo kale---oo diinta ku qanciyey ineey qaataan reer YATHRIB kuwaasoo noqdey laf dhabrka fidista diinteena Islaamka. Ilaahayoow inaga dhig kuwii diinkaaga fidiye ee asxaabtana ku dayda sideey dadka diinka ugu yeeri jireen.....
  18. raula;865100 wrote: ^^what's your point? religious tolerance? extremist muslims/others? what? Thanks for the question. I thought it was clear thread and easy to understand but its my mistake ! I was concern about recent violence in Mombasa between Muslims and none Muslims which made me wonder where the city of Mombasa is headed with religious intolerance...
  19. I think Somalis need to learn what secular or Islamic sharia states mean? What people see today is failed state that bunch of UN-educated gangs claim that they are implementing Sharia law….
  20. Dear Brothers/ Sisters, Islam has reached most of African coasts especially East African countries by convection, no force or violence was ever used to convert people. Muslims come with their merchandise and Africans were impressed with their business ethics and trust. Later on, people in the region start questioning the new comers believe any many become Muslims (????? ???). Muslims and non-Muslims in the city of Mombasa that lived side by side for past centuries with a religion tolerance are today in different arena. Allah says in Quran “there is no compulsion in Islam” There are voices in the region that wants to export their problems to other countries and Muslims should stand-up against such distraction. We need to go back and remind ourselves how Muslims and non-Muslims got alone for this long? [/font]
  21. Waa ilaahey mahdiisa hadii la heley ayagoo nabad qaba. Kuwa ka danbeeysey afduubkana waxaan leeyahy ilaahey u noqda oo denbi dhaaf weydiista. waxaa waajib nagu ah inaan nabad gelino dadka wadamadooda ka soo tagey ee u jooga ineey caawiyaan dadkeena dhibaateysan. Ilaahey Soomaaliya nabad ha ku soo celiyo xaqana ha tusiyo... Aamiin