Abu-wehliye

Nomads
  • Content Count

    71
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abu-wehliye

  1. Hadii ay 77% ay kasoo horjeedaan nidaamka shariicada ee kuwa khawaarijka ah rabaan waa ilaahey mahadiisa...AHLAN BI_SHARIICA ALWASAT
  2. Xaaji Xunjuf;944780 wrote: Abu weheliye Godane iyo shabaab ka adag Somalida kale. kana ciidan adag kana awood badan shabaab waxa dalka ka saaray kenyati xabashi ugandhees burundiis , maxa beenta la isu shegeyaa. Xaxabashi ka adag shabaaab laakin shabab ka adag kooxaha Somalia oo dhan. Xaaji, alshabaab cid ay ka adagtahay malahan ee waxaa caawiyey lacagah faraha badan ee kooxaxa argagaxisada ah siiyaan iyo dadka masaakiinta nabad jecel ee ay deegaankooda ka qabsadeen oo dhirtiina ka dhameeysteeen.
  3. Haddeey yihiin kuwii dilka geeystey waxey ila tahay wey heleen waxey muteesteen
  4. Waxey ilatahay meel ay ku dhuuntaan ayeey la'yihiin..mardhow ayeey dharka iska tuuri doonaan gerkana xiiranayaan
  5. Xaaji Xunjuf;944731 wrote: Xiinfaniin Amiir godane is stronger than raskambooni militia and all the other factions , but you have borrowed muscles Oo Godane iyo maafiyada la socota goormey dagaal galeen..marwaliba dhoomeysi un bey ku dagaalamaan! Ilaahayoow ummada ka qabo kuwaan KHAWAARIJKA ah.
  6. Ilaahayoow Soomaalida ka qabo al-Shabaab iyo kuwa dawa socda...
  7. Ilaahayoow KHAWAARIJTAN ummada Soomaaliyeed ka qabo
  8. اللهم صلي علي سيدنا محمد وعلي اله واصحابه وسلم
  9. waa qorshe wanaagsan.. waxaana rajeeynaayaa inuu qorshahan ka hortago kuwa dhiiga muslimiint xalaaleystey
  10. Waxey ila-tahay qofkii ku qanca inuu is qarxiyo waa mid u baahan in maskaxdiisa la baaro.. Haduu yahay wiilkan ama ku kale waxaan dhihi lahaa Ilaahey ha soo hanuuniyo qofka jidkaasoo kale ku socda.
  11. al-Shabab iyo kuwa la xiriira xuduudkii ilaahey ayeey gudbeen, xukun jeceyl dartiisa waxey ilaaweyn diinteena Islaamka dhiiga ay xaaraameysey iney dhooraan. Ilaahayoow kuwan dhiigya cabka ah ummada Muslimiinta ah ka qabo.
  12. Ilaahayoow naga dhig kuwii waalidiintooda u naxariisata oona ka doceysta.
  13. Qoristan qiimah badan ee Sheykh Uways Ilaahey khyr ha kaa siiyo walaal, haduu maanta noolaan lahaa sheikhu wuxuu la fajaci lahaa kuwa anaga naga mid ah oo diinta afduubey! oo gaaleeynaaya kuwa jidka sheekha ku taagan!
  14. Waxaan jeclaan lahaa inaan Jannada ku dhex arko dadka sida dulmiga ah loo diley oo ku raaxeysanaayaa Jannada, gaar ahaan kuwa al-Shabaab iyo waxa lamidka ah sida xaq darada ku diley...
  15. http://warqaad.com/2013/04/02/dhageyso-faahfaahinta-qarax-ka-dhacay-bakaaraha/ al-Shabaab waxey ka adagtahay oo kaliya Shacabka aan hubeysneyn ee xamaalanaaya...Ilaahayoow ummada kuwaan ka qabo..
  16. Sidaan arko koox ku guuleysaneysa dagaalkaan marko majirto ee al-Shabaab ayaa si wanaagsan u qosleeysa oo kaliya..
  17. al-Shabaab mar hadeey Kismaayo difaaci weydey wax ay tari karaayaan ayaan la arag ee mar dhow wadankoo idil ayaa laga saari doonaa Ilaahey haduu yiraahdo.
  18. Waxey ilatahy in ciidanka qalabka sida Soomaaliyeed mar hadii la hubeeyo uusan u baahneyn Ethiopian ama Africans. waxaa soo dhowaadey in al-Shabaab wadanka oo dhan laga xureeyo ee waxaan dhihi lahaa dadaka deegaanka degan ciidamada qalabka sida ku caawiya sidaad al-Shabaab goobihiin ugu saari laheydeen.
  19. Carafaat;804414 wrote: I have heard from a secret source that Somalia will be back on its feet, have one cetral authority for the whole country and will be Al Shabaab free within one year, inshallah. Ilaahey run ha ka dhigo....
  20. Waa talaabo in la dhiiri geliyo mudan, waana talaabo maamulda dalka ka jira looga baahan yahay ineey iska kaashadaan maxaa yeeley al-Shabab waa inaan fursad kale u helin ineey ummada ku fidiso cudurkeeda naceybka ah iyo dhiiga Muslinka xalaaleysigiisa.
  21. The Zack;928779 wrote: Anigu alshabaab baan la yaabaa markey xabaahi arkaan wey sii cararaan laakiin waxaa kasii daran the so called SNA, kaligood alshabaab uma istaagi karaan. Dhibaatada heysata dowlda iyo ciidankeeda waa hub la'aan iyo ciidan tababaran oo diyaar u ah ineey dalkooda u dhintaan. al-Shabaab si fudud ayaa looga adkaan karaa ee waxaa loo baahanyahay in daka la wacyi geliyo oo diinkooda la fahamsiiyo.
  22. Waxey ila tahay qof walboo taageera al-Shabab maskaxada ayuu ka dhaqan yahay. Haduu sheikh Diinta wax ka fahamsan uu yahay marna ma tageeri laheyn...Ilaahayoow Soomaalida diintooda fahamsii.
  23. Reer xudur waa ineey al-Shabaab kula dagaalaan wixii awoodooda ah, dawladana waxaan dhihi lahaa waa ineey ciidan u dhistaa dadweynaha gobalka oo ka dhiciya kuwan KHAWAARIJKA ah.
  24. Waa guul Somaalida maanta u soo hooyatey ineey ka adkaadaan al-Shabaab iyo ajaanibta wadankeena rabey iney ka dhigaan mid aan waligiis dowlad yeelan. Dowlada Soomaaliya waa ineey ka shaqeysaa sideey u dhaqan rogi laheyd dhalanyarada la duufsadey waxaana dowlada laga filayaa ineey meeleyso dhalantyarda oo ay shaqooyin u hesho si ayan al-Shabaab ama kuwa la mid ah fursad ugu helin ineey duufsadaan.