xiimaaya

Nomads
  • Content Count

    236
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiimaaya

  1. Mario B;805971 wrote: So now what do you claim to be. yaa ku sheegaya
  2. if oil dont come out i wil never claim to be somali ever again..
  3. Jessica , Ashley, Amanda ,samantha,Elizbeth
  4. walaalkis;805954 wrote: True but the on going war and bombing of civilians will always keep the price down. I will Never spend house for 100k in Somalia , it's insane. We are third world if we keep the prices that high Nobody will have food to eat . Maybe I can understand big villa like celebrity style ,but not run downed place . How do you know his place was run down:D
  5. Horta reer khatummo why dont they buy out reer laascaanod ? clearly these people are getting paid very well if they are willing to trade their dignity for money... My advice out bid somaliland..
  6. i love how they expand to Maakhir land.
  7. waxas waa sheeko why would world leader come to see a governor? alllah reer puntland bahsha waay iska daal daalan
  8. 'Liibaan';805904 wrote: Odayaal Lagu Xidhay Magaalada Laas Caanood lasanod Online. Saturday, March 17, 2012 Laascaanood,(lasanod Online)- Odayaal tiradoodu gaadhayso todoba oday ayaa saaka loo taxaabay xabsiga magaalada Laascaanood. Where Xadhiga odayaashan ayaa la sheegay inuu ka danbeeyey Horgale Mahad Canbaashe oo weli la muraala dilaacsan gaadiidkii Tiknikada ahayd ee shalay ka goosatay Maleeshiyadiisa. Odayaashan waxaa lagu eedeeyey inay iyagu ka shaqeeyeen goosashada ciidamadaas shalay u galay maamulka Khaatumo, arrintan oo dhabar jab weyn ku noqotay maleeshiyada maamulka Somaliland iyo Horgaladooda. Waxaa hadda socda dadaal loogu jiro sidii odayaashan xabsiga looga soo dayn lahaa. Odayaasha saaka uu xidhay Mahad Canbaashe waxay magacayadoodu yihiin sidan: 1. Axmed Maxamuud Sanbalooshi (Sanyare) 2. Maxamed Axmed Awcali (Garbadheere) 3. Guray Faarax Jaamac Xiir 4.. Maxamed Kaariye 5. Dalab Shire Aw cilmi 6. Cabdirisaaq Yuusuf Dheere 7. Shiikh Cabdicasiis Indhocase Kala socda Lasanod Online wixii war ee kasoo kordha xadhiga odayaasha.. Copyright © 2012 Lasanod.com Horta daadkan where is their dignity? ma xishoodan myia ? arresting their elders just to serve outsiders ceeb wayne baa taal.