Macallinka

Nomads
  • Content Count

    1,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Macallinka

  1. Aaliyyah;847526 wrote: Isagoo dhawaananba ku sugnaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu kumannaan dadweyne ah kula hadlay xaafada Easleigh ee Soomaalidu ka dagantahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya . Sawiradaan Habro ogama jeedo, I see dhalinyaro !
  2. Bluelicious;848582 wrote: I have a monthly plan on Iphone 4s, is it wise to jailbreak it or not. Give me an example of the free apps that are available on a jailbroken version. I'm a virgin when it comes to the Iphone there are some things that I need to figure out yet. Sorry Blue, There are so many apps that can't be find in Appstore for whatever reasons, some don't have the distribution money(money given to Apple) others broke one or two Apple rules so in order for you to get these apps you will need to jailbreak your iPhone. I hope that helps sister
  3. loool@territorial . Yaa cabiray? yaasa xissabay dadka degan qabiiladooda mise waa qiyaas?
  4. Shinbir Majabe;849193 wrote: starts around 4:10.. lool what a transformation !
  5. Abwaan;849158 wrote: Lol....he just didnt get the opportunity That M Dhere got that is what I beleive ee kama yaraysteen. Maxamed Dhere duqa Magaalada Muqdisho TFGbaa ka dhigtay ee xoog kumuu qabsan taasna ogoow. I did not agree with that balse just because meel baa laguu magacaabay does not mean that you are the right man for the Job; atleast not in Somalia. lool la iskuma haysto in M Dhere uu duqa magaalada ahaa laakiin arintu waxay tahay Tarzaan shaqo wanaagsan ayuu qabtay wuuna ku mahadsanyahay. The next Duqa magaalada waxaa laga rabaa asagana intaas iyo in ka wanaagsan uu qabto.....! Marka adigu intaas unbaad u qiri la dahay sabatoo ah waxaa leedahay Personal ayaan u aqaanaa ! Taas af ma aha ee maxaa kaloo ninka ku haysataa?
  6. Abwaan;849154 wrote: Macallinka anigu Tarzan shakhsiyan uma haysto laakiin dadka yaan been loo sheegin baan qabaa......haddiise aan adiga taada kuu raaco Maxamed Dheere arrintiisa maxaad uga hadli weysey? Asba soo wax fiican muusan samayn oo Jowhar nabad kamuu dhigin, TFG-na kuma uusan soo dhaweyn? Maxamed Dheere warlord ayuu ahaa oo dil iyo qasab ayuu meesha ku joogay laakin this guy meesha sharci ayuu ku yimi si sharci ahna waa lgau badali that is the difference .
  7. Abwaan;849139 wrote: Oba Faroole thread ma billaabaa aa ku raaxeysatide? Qabyaaladda waa laga fiican yahay..lol. Macallika anigu SOL in la i ammaano uma imaan I just said what I think is right....adiga meel laguu raaco maba lihid I am against him iyo khudbadiisaan ka daba mashxaradayaa isku meel ma galaan! MMA shariifkana waa tuug miyaa oo wax ma qaban Tarzan-na wax fiican buu qabtay? Yaab badanaa. SXB horta wax laqoro sifiican u akhri inta aadan comment kabixin. Aan kuugu celiyo: Waxaan ku uri waan ka soo horjeeday ficiladiisa markuu wax uu ka dhiidhiyi jiray uu asaga layimid magartay? Laakiin si looga baxo midi midi kutaaga waxaa haboon qofkii wax wanaag aha layimaado in lagu taageero ama at least looqiro wuxuu qabtay ama qabanayo in ay yihin wax wanaagsan. Mafahamtay? Muucaarad un yaa lagu jirin , qofka si kastoo u nicibtahay markuu wax wanaagsan samaynayo yaan la mucaaradin intaa magaratay?
  8. @MMA lol xataa ani waan is iri Mr Abwaan inuu sidaas qof kasta oga soo horjeesado. Mucaaradnimo all the time is not health !
  9. ^ War sxb i dhagayso, I don't support anyone blindly in fact I was against him when he joined the TFG and supported the Ethiopian or kept quite for their atrocities while he was agains Abdullahi Yusuf. But in oder for us to move on we have to give credit to where is due otherwise we'll remain in the status quo .
  10. ^ Abwaan, horta why are you against everyone who everyone else thinks they are doing well? The previous Mogadishu mayors for the last 21 years did nothing for this great city and we know that at least this guy cleaned some streets, and put some street lights in some. The other day was in Germany to lobby the Germans to bring Mogadishu back to its feet..........Marka to see him do that deserves some recognition. I don't care his hidden intention and weather he is HIV positive (some of his critiques published that news) or an alcoholist or Qabiilest. So since you live in London and you knew him could your act of criticism be personal ? just wondered ?
  11. Maashallah the future looks bright its about the time they young people take the lead of this country.
  12. Blue, you can install apps that apple didn't approve, basically you will be able to install some good free apps on you iphone that will not be available in Itunes . Rudy, Unlocking Iphones 3 was easy , there was these developers called DEV-TEAM who used write small programs to unlock iphones but since iphone 4 came out it become very difficult as Apple tighten up their Firmware. Since than a Chines company tried to fill the gap and created small chip that u insert with the Simcard which allows you to use any lines but the downside is when u switch the phone off or runout battery you will have to struggle to activate again.
  13. Abbas thanks brother, buugaagtu waa kuwa aad kor kuqortay oo mukhtasar lagu sameeyay si ardayda loo siiyo marka cashar lasiinayo waxaa jiro website-yo diyaariya kadibna gada ? Marka waxaan rabi lahaa inaan kagato casharadii iyo practice-kii oo diyaarsan .
  14. Qanciye is a Somali word soo maha? so a mix of English and Somali = more customers
  15. ^ lool it stands for a qabiil name dude, they joined the last minute and faced a lot of opposition from RaasKambooni and Ahlusuna groups but they were allowed in the end. Azania is also being integrated. No one is left behind !
  16. Somalia;846666 wrote: ^^ Yet always gets his way? Could it be he's right every time? To get your way alwayz doesn't equate you are right all the time. Could it be that other parties are alwayz compromising ?
  17. ^ lol are you part of the delegations if so are you the late joiners or you were there from get-go ?
  18. Faroole can not be taken seriously anymore! He is against anything and everything .
  19. Shirkii IGAD ee looga arinsanayay arimaha Jubooyinka iyo Gedo oo furmay June 28, 2012 // admin1 // News War deg deg ah oo hada kusoo dhacay qaybta warqabadka ee Warsidaha Dhanaan.com ayaa xaqiijinaya in shirkii IGAD ee looga arinsanayay maamul usameeynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo uu goor dhawayd ka furmay magaalada Nairobi.Shirku wali wuu socdaa waxaana inshaa Allaahu goor dhaw idiin soo gudbin doonaa natiijada kasoo baxda shirka, xubnihii ka qayb galayiyo qodobadii lagu soo qaaday ee ha moogaanin Dhanaan.com