Macallinka

Nomads
  • Content Count

    1,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Macallinka

  1. Farmaajo made a good point when he said even if what Abdiwali is accusing him of is true than he will also be accountable coz he was the deputy Prime Minister. The other point is if Abdiwali knew the money was mismanaged why did he not say so before the investigation?
  2. Maadeey, Sharifku wuxuu qiray in lacagta qayb kamid ah ay Baanka marin , daruuf jirtay markaasna la isticmaalay.......hadaan lahaynin record tusaya meesha ay martay lacagtaas yes waxaa la dhihi karaa maamul xumaa dhacday. Laakiin sida video kor ku xusan Farmaajo wuxuu kahadlay meelaha ay lacagaha qaar ay ku baxeen oo waliba record lagahayo acording to him, bal sifiicin u dhagayso.
  3. ^Oba maya brother dowlad u mashaqeeyo laakiin xabadaan la isku dhufanaayo oo wax kugu dhuftay aadan aqoonin ayaan kacabsanaayaa. But I might go inshallah by the end of year.
  4. That is scary , i was invited to go to Mogadishu by a friend who has introduced the first Private Commercial Bank in Mogadishu to join his caravan but this sort shooting by unknown assailant is what putting me off !!! RIP
  5. lool@Somalia and who are you rooting for ? the underdog Faroole lool
  6. ^This is a campaign tactic , he is a support of HiilQaran party and therefore its his way of degrading other parties who are in direct competition with his party . But instead of attacking their ideology and their programs , he is doing it the predictable way which is QABIIL, so in the next few days u will see more people like him attacking other candidates / parties purely coz of their QABIIL.
  7. ^ Here is a video where Farmaajo publicly being asked about the alleged corruption , so don't say he didn't came forward : " frameborder="0" allowfullscreen>
  8. ^ CArafaat stop accusing ppl waryaa to score some cheap politics !
  9. @ Aliyah , thanks for the article the situation is much worse than i thought lol
  10. ^^^ The money went through the central bank and that is why the Monitoring Group didn't go further to accuse Farmaajo except say that Abdiwali told them so. So Let Abdiwali prove that the money was miss managed by Framaajo administration in which he was a part of it?
  11. @Somalia Noo,Abdiwali said the 3m was taken by Farmaajo . He is just a backstabber who can't see beyond the end of his nose!
  12. Interesting , PM Gas is accusing his former friend Farmaajo of taking some money while Sharif is defending him with prove. I doubt Mr Gas can prove anything , he just wanted to drag Farmaajo into this mess !
  13. Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku eedeeyay Kooxda daba galka Qaramada Midoobey ee Monitoring Group inay ka mid yihiin Cadawga Soomaaliya, isagoo si kulul uga jawaabay warbixintii dhowaan ay soo saareen, kaasoo madaxda dowladda ay ku eedeeyeen inay lunsadeen lacago fara badan oo deeq ahaan u heshay. Khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo uu Madaxweynaha ka jeediyay Munaasabad maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho oo lagu taageerayay in mar kale xilka madaxtinimada uu qabto, isla markaana daah fur u aheyd ololihiisa doorashada ayaa waxaa ka qeyb galay boqolaal ruux, oo isugu jiray Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda, Wasiiro, Odayaasha dhaqanka, salaadiinta, Imaamyada, Qeybaha bulshada iyo Ururada Haweenka. Munaasabadan oo aheyd tii u horeysay nooceeda ee Muqdisho ka dhacdo ayaa lagu soo beegay, iyadoo muddo 33-cisho ka harsan tahay doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya oo la qabanayo 20-ka bisha Agosto. Ka qeyb galayaasha Munaasabada ayaa watay boorar ay ku xardhanaayeen sawirka Madaxweynaha, sidoo kale haween xirnaa dharka hidaha iyo dhaqanka, Fanaaniinta Hobolada Waabari oo suugaano kala duwan soo bandhigay iyo ruwaayado ka turjumeysay waxqabadka Madaxweynaha mudadii uu xilka hayay iyo inuu mar kale sii qabto Xafiiska Madaxweynaha. Ugu horeyn waxaa Khudbadaha ka jeediyay Munaasabada oo muddo ka badan lix saacadood ka socotay Hotelka City Palace, Mas'uuliyiin, Odayaasha dhaqanka, sida Salaadiinta, Ugaasyada iyo Imaamyada, kuwaasoo taageeray in Madaxweyne Shariif sii haayo xilka, isla markaana dib ugu soo laabto kursiga Madaxtinimada, iyagoo qaarkood si dhoola cadeyn ah u sarbeebay in muddo 10-sano hada soo socota uu xilka sii haayo, maadaama uu nin dhalin yaro ah. Isagoo wajigiisa ay farxad ka muuqato, hareerahana ay ka fadhiyeen Marwooyinkiisa ayuu u cadeeyay taageerayaashiisa in wali diyaar u yahay, in isagoo dhalinyaro ah Soomaaliya gaarsiiyo mustaqbal iftiin leh oo lagu gaaro dowladnimo, midnimo iyo xasilooni. "Waxaan u baahanahay inaan xaqiijino mustaqbal umada Soomaaliyed ay leedahay oo iftiimiya,dadka dhalinyarada aan dhaho aniga ugu yarahay, waqti badana ka soo lhumay, wali dowladnimo ma arkin dowladnimo lagu mushaaxo waqtigeena hada joognaa. Madaxweyne Shariif ayaa dalbaday in fursad la siiyo, si dalka ay u gaarsiiyaan mustaqbalka jiilka cusub ee da'da yarta ah inay xilka kala wareegaan, isla markaana aanay diyaar u aheyn inay meesha iska joogaan sida uu yiri "Waxaan u baahanahay in fursad nala siiyo, anaga mustaqbalka insha allaah waxaan u diyaarineynaa kuwo naga yar yar iyo caruurteena meesha iskama joogi doono, baahida dowladnimo loo qabo anagaa fahamsan, odayaasha waxaa laga yaabaa inay ku soo noolaayeen daruuf aad u fiican, anaga waxaa la kulanay qub iyo qac, waan u diyaarsanahay inaan sikin aan beel dareyn fursadaas, waxaan rabnaa inaan ka faa'ideysano gododkii dadkii naga horeeyay ay ku dhaceen, si aan qaranka naga dumin mar kale"ayuu yiri Madaxweynaha oo aad u dhoola cadeynayay. Madaxweyne Shariif ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu dalka ku hogaamiyo dareen Soomaalinimo, Mas'uuliyadeedn iyo dareen wadaniyadeed, isagoo tilmaamay inay maskaxda ku heyn doonaan in xisaab alle ay xagiisa lagala hortagi doono. "Waxaan rabnaa howshii aan soo bilownay in aysan dhexda ka kala go'in oo aan shacabka Soomaaliyed gaarsiino, doorashooyin xor ah, degmo kasta iyo gobol kasta sanaadiiq in la dhigo, oo dadka ay ku doortaan, sidaas rabnaa insha allah"ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Mar uu soo hadal qaaday warbixintii ka soo baxday Kooxda Monitorin Group ayuu mar kaliya afka kala furtay, isagoo ku tilmaamay Kooxdaas inay ka mid yihiin Cadawga Soomaaliyed, isagoo meesha ka saaray inay lunsadeen hanti. "Kooxdan la yiraah Monitoring Group, hada Report soo saartay waxay ka mid yihiin cadawga umada Soomaaliyed, 20-kii sano la soo dhaafay Repor ma sameeyeen, maxaa diiday inay baaritaan u sameyn waayeen, dadaa la dhacay dad ayaa la dilay, dadka la kufsaday balaaya dhacday, wax repor ay ka sameeyeen ma jiraan, dowladda markii lagu dhisay Jabuuti, boqol doolar nalooma dhiibin, cid aan lacag ka soo qaadeyno oo noo muuqata ma jirin, Ganacsatada u yeernay Hotelada Isbaheysiga aan aheyn waxaa lagu leeyahay deen, dowladii mas'uuliyadeeda la wareegnay deyma lagu leeyahay, lacaga ka deensanay soomaalida, halkan ayaa nimid Malyan iyo labo boqol kun ka deensanay, inlee wax wax lagu dhaqaajiya la la'yahay"ayuu si kulul u yiri. Waxaa uu sheegay in Ganacsatada qaar ay wali deymahooda ka maqan tahay, isla markaana aan la siin, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay Warbixinta oo ujeedadeeda aheyd in dowladda lagu bur buriyo. "Madaxda dowladda waxaa mas'uuliyad saaran, in xoolaha shacabka inay ilaaliyaan, sharafkooda inay ilaaliyaan, dowladnimada ka shaqeeyaan, qofkii ka leexdana waa qof naftiisa qiyaanay, waxaa ku jira Repor waxyaabo aan rabo inaan wax ka sheego oo aan cadeeyo, matalan, lacago dowlado kala duwan ay na siiyeen oo la yiri lacagahaas waa maqan yihiin, waxaa fiicnaan laheyd maanta inuu joogo xisaabiyaha guud ama Bankiga, waxaa ka mid ah lacag laga keenay Cumaan, saddex milyan ayay aheyd, waa la keenay, waxay ku baxday kuligood shaqada dowladda, qeyb waxaa lagu bixiyay deymihii lagu lahaa ciidamada, qeyb waxaa lagu bixiyay baarlamaanka, qeybihii kale waxaa lagu bixiyay adeegihii kale ee shaqo, Bankiga ayaa martay"ayuu yiri Madaxweynaha oo ka jawaabayay eedeynta ku aadan lacagaha dowladda ay lunsatay. Mar uu soo hadal qaaday lacagaha lagu eedeynayo in Xukuumadii Farmaajo lunsatay, isagoo tilmaamay in aanay waxba ka jirin. "Waxaa ka mid ah lacag lagu eedeeyo Ra'isal wasaare Farmaajo, ayadoo culeys jiray ayay soo gashay, qeybo ka mid ah ayadoo Bankiga marin la isticmaalay, maxaa yeelay dhibaato ayaa jirtay, qeybana waxaa la mariyay Bankiga, hadii Bankiga aan la marin waa maamul xumo sax, laakiin go'aanka dowladda is ka leh"ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Madaxweynaha ayaa tibaaxay in warbixintan lagu soo aadiyay xilli is bedel ka jiro Soomaaliya, isla markaana warbixintii ka horeysay ee Qandaraaslayaasha hey'adaha gar gaarka lagu eedeeyay inay musuq maasuqaan raashinka iyana la musuq maasuqay, taasoo uu xusay inay joojisay kaalmadii laga heli jiray dowladaha caalamka, isla markaana ay ka dhalatay macluushii inay baahdo. "Waxaan rabaa inaan idin sheego in arrintan lagu soo aadiyay Soomaali is bedel ka jiro, warbixintii ka horeysay waxaa lagu soo aadiyay xilli Soomaaliya ka jireen Abaaro, report waxaa ku jira hey'adaha gar gaarka bani'aadanimada, ee UN-ka u shaqeeya iyo dad soomaaliyed ganacsato in lagu eedeeyay, inay wax musuq maasuqaan ama xiriir la leeyihiin Al-Shabaab taas waxay dhalisay dowladihii deeqda bixinayay, inay joojiyaan deeqdii maxaa ka dhashay, macluushii inay baahdo ay dadka dhintaan ka dhashay, kana waxaa la rabaa in dowladda inay bur burto"ayuu si kulul u yiri Madaxweyne Shariif. Ugu dambeyn munaasabadan ballaaran ee uu Madaxweynaha afka ku kala furtay ayaa ku soo aaday iyadoo Madaxda dowladda lagu eedeeyay inay lunsadeen lacago malaayiin oo deeq ahaan dowlado uga heshay, waxaana socda xilligan ka gudbista xilliga kala guurka iyo doorashada madaxtinimo Soomaaliya oo dhaceysa 20-ka bisha Agosto.
  14. Mooge;851652 wrote: he wasn't the first pilot. abdulkadir osman was. Your source ?
  15. I alwayz thought Ali Matan Hashi was the first Somali military pilot .......hmmm interesting!
  16. He is OK but not charasmatic , he the kinda you don't notice when they are talking Plus i heard he created jobs with fancy titles around him that was not there when Farmaajo was the PM. I think he could be a good minister but not more than that ....
  17. Maaddeey;851471 wrote: Samafal, ninkan isagaa kala hadlaya!. Post-igiisii ugu horreeyey wuxuu yiri: Aaway dadkii Farmaajo taageersanaa!, haddana wuxuu leeyahay: Waxa lagu heysto Abdiweli baa sheegay oo isna la heysto lamana rumeysan karo, mid ku go' dheh. I like the way you anlyst it. Abwaan, The investigators did not find a wrong doings in Farmaajo case, he was only mentioned coz that Abdiwali said he took the alledge 3 million. Please do share with us if u have anything more than that in the Farmaajo case, I know u don't like this guy but plz be fair and stay on the topic meel kale ha ila aadin.
  18. ^Way madax adagyihiin loool Maxaa loo samayay un bay taaganyihiin lol ma wax dhacay baa la badalikaraa loool
  19. ^ He is agains everyone that hails from that Qabil . The father, the Kacaan all is the smoke screen ! loool@ Aabihiis waa ladilay .
  20. ةشمشنعة فشنشيبيابيش نشؤث نشقث معقث شنع ىثق شيب شث عخا
  21. My Ayeeyo's Villa in Madina was sold 4 times and completed rebuild ....The front door faces east instead of west lol My uncle went there and couldn't locate the house as it looks totally different