Macallinka

Nomads
  • Content Count

    1,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Macallinka

  1. Shirkii IGAD ee Jubooyinka oo Nairobi Kafurmay Kn: Magaalada Nairobi waxaa maanta ka furmay shir urur goboleedka Igad uu soo agaasimey oo dhexmaraya afar kooxood , shirkani ayaa ku saabsan arrimaha Jubbooyinka. Kooxaha fadhiya waxa ay kala yihiin Raaskaanbooni, Azania, Ahlu Sunnah Waljamaaca (gobolka Gedo, iyo DKMG ah. Sida ay noo sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay, shirka ugu horeynba waxaa lagu heshiisyey in laga wadahadlo maamul u samaynta Jubbooyinka iyo Gedo oo meel eber wax laga soo bilaabayo. Garabyada siyaasadda waxaa matalaya min 10 xubnood, KismaayoNews waxaa u suurogashay in ay heso qaar ka mid ah magacyada garabyada qaar ee ka qeybgalaya. Dowladda dadka ka socda waxaa ka mid ah Xildhibaan Cabdirishiid Aadan Gabyoow, Bashiir Goobe oo wasaaradda arrimaha gudaha ka tirsan, wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Soomaaliya, dhanka Kaambooni waxaa ka socda Macalin Maxamed, Mukhtaar Dheere, Siyaad Boojis , Bashiir Maxamed Baahale iyo Hadhuun iyo qaar kale. Kaambooni ayaa miiska soo dhigtey in qaab deegaan wax lagu qeybsado haddii la’isku raaci in maamul la dhiso. Shirka waxa uu soconayaa muddo todobaad ka badan. KismaayoNews.com
  2. News just in: Shirki loga hadlayay Arimaha Jubboyinka oo dhawan ka furmanaya Magaalada Nairobi admin | Jun 28, 2012 | 0 comments Wararka aanu ke helayno Magaalada Nairobi aya waxaay tibaxayaan in uu dhawaan biloban doono shirki loga hadlayay Maamul u sameynta gobolada jubbada hoose Jubbada dhexe iyo Gedo. Shirkaan oo ay qabanqaabadiisa lahayd beesha Calamka ayaa waxaa awooda lagu saari doono sidi Maamul logu samayn laha gobolada iyo deeganada lagala waregay Al-Shabaab ee Jubbada hoose jubbada dhexe iyo Gedo. Holka uu manta shirku ka dhacayo aya waxaa ku sugaan inta badan qaybihi lagu casumay shirka oo ay ugu horeyaan Maamulka Ahlusunna iyo jabhada Raskambooni. Shirka aya waxaa uu hada u xayiiran yahay Wufuud ka imaanaysay gobolka Gedo oo matalaysa Maamulka Dowlada kmg ah ee Gobolka Gedo wufuudaas aya waxaay sakay diyaarad ka sooqaaday gobolka Gedo waxana la filaya in ay Magaalada Nairobi soo garaan Sacad ka dib markaas oo uu si rasmi ah shirku u furmaayo. Wufuuda gobolka Gedo ka socota aya waxaa hogaaminaya Gen: Cabdilahi Sh.Ismaciil Fartaag iyo Gudomiyah Dagmada Doolow Cabdirashiid Janan waxaa sido kale safarkooda ku wehelinaya masuliyin kale oo ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo. Shirkaan laga arinsanayo Mustaqbalka Goboladaan aan kor ku soo xusnay ayaa waxaa uu noqonaya Shirki ugu horeyay oo heer calami ah isla markana ay si siman uga soo qayb galaan Maamulada ka taliya Goboladaasi. Waxaa rajo weyn laga qaba in shirkaani noqdo mid najaxa madaaba dhinacyada isku hayn jiray maamulka Goboladaasi ay ka daleen isqabqabsiga jogtada aha isla markana la ogaday in hadaan si wada jir ah lo tashan in aanu cid kaliyah Maamul ka samayn karin goboladaasi waxaa sido kale meesha ku jira Cadaadis dhinacyadaasi uga imanaya beesha calamka oo ayadu markaan u heelan in ay arkaan Maamul lo dhanyahay oo ka shaqaynaya Gobolada Jubbada hoose Jubbada dhexe iyo Gedo. ———————– Kismaayo24 Xafiiska warqabadka Nairobi
  3. ^^Who are those two armies Mr Somala ? The Ethiopian and Kenya ?
  4. Maaddeey;845337 wrote: 22+35=57!. Masha Allah, Ilaahow caqliga ha kaa qaadin!. Haddaad sidan u saadaal saxantahay, Caalin muxuu mar hore kuu arki waayey?. looool war ninbaa kaftan bartay!
  5. do you guyz know Al-shabab/Ikhwan are all from the same sect?
  6. Akhwan /Al-shabaab all from the same sect do you guys know that ?
  7. Marka and Jowhar and Jamame and Baydhabo and Baardhere
  8. National anthem is being played now prior the announcement ....
  9. It looks beautiful and neat . I guess it needs more people , it looks like it lucks crowd otherwise its cool city
  10. On the 10th of October 1972, the government announced its plan to implement the new Af Somali Orthography. Within a year, Af Somali was a written language........it was not even an official language before a government decree was announced on that same year that Af Soomaali would be the national language of Somalia. Here is the original speech of Siad Barre when he didd the announcement : Audio : The Announcement on Radio Mogadishu
  11. Caano Geel;279013 wrote: psst, Serenity -= abaayo, what is your RPM in the niika scales? lol RPM in the niika scales . I guess he means Revolution Per Minute . Niiko is too damn sexual the way some girls move is toooo yax yax. I like the garbo niikis of Ethiopian and I think is more modest than our own Niiko.
  12. Egypt's state news agency MENA says deposed leader Hosni Mubarak is "clinically dead" after he was moved from prison to a hospital. According to an interior ministry spokesman, he suffered a stroke and his condition rapidly worsened on Tuesday. The spokesman, Alaa Mahmoud, said late on Tuesday that Mubarak, 84, was moved by ambulance from the hospital in Torah Prison to nearby Maadi Hospital in southern Cairo. State TV earlier said Mubarak was in a "critical" condition and had been placed on a respirator. MENA said Mubarak's heart stopped and a defibrillator was used to restart it. The prison official said doctors reported that he had fallen unconscious. The official spoke on condition of anonymity because he was not authorised to speak to the media. Mubarak was sentenced to a life in prison on June 2 for failing to stop the killing of protesters during last year's uprising against him. He was transferred to prison after spending months in a military facility in detention. Officials have since repeatedly reported his health is deteriorating. Since his arrival at the prison directly after his sentencing, Mubarak has been suffering from high blood pressure and breathing difficulties and deep depression, according to prison officials.
  13. ^ lol @ my balls war maxaa tiri? oo ma balls baad lahayd. Walahi nothing personal laakin am enjoying these positive news marka hanagla halynin fadlan.
  14. Maashallah for Khaatumo. Khaatumo way duushay ! Guess what Khatumo was leading the delegation in Turkey meeting .....a lot of people didn't like that but was enjoying to see them lead maashallah .
  15. Which calan shall we choose to unite under Mr Carfaaaat? Not bad idea though!
  16. ^Adigu if you don't see the word of Puntland in any development in the rest of the country u will consider it rubbish and shaqo'lan. Waryaa wax iskula har . All these links are positive and we are enjoying reading them, for so long we have been bombarded with gloomy news so now lets enjoy the positive news that is coming from our country please.
  17. Taloow shuunkiisana ma sidaas baa . Way duuuuuuushsay
  18. ^ He is certainly happy , this looks like before the Kacaanka was born ?
  19. ^yeah, it will go through part of NFD coz Lamu is jst North East very close to the Somali region.
  20. Macallinka

    LOL

    loool caadi maha ninkaan