Macallinka

Nomads
  • Content Count

    1,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Macallinka

  1. Thanks Abbas aad baad u mahadsantahay , waan kaa war sugi!
  2. Kenya lagamahelo bro. Waxaan rabay website-yada gada detail -kooda. Coursooyinka was kuwa kor Quran oo la diyaariyay tusaale ahaan A+ oo diyaar ah oo leh labs and other materials oo markaa ardayda loo qaybiyo camal?
  3. That is good initiatives , this should be replicated to other regions as well. Wonderful !
  4. Abbas thanks for ur help . Waxaan joogaa Kenya , Boogaagtaan qaarkood waan haysaa laakiin waxaan rabay course material oo diyaarsan waxaa jiro website-yo gada coursekii oo diyaar ah!
  5. ^then why showing us fame pics lol. DR Osman baaba kadartay!!!
  6. If women are asked the same question I wonder how would they answer it?
  7. Kalafoto = gymnastic Masaafayso ( yacni qoftaan waan masaafaystay)
  8. Gameka Waad halayseen ! Somalidu simple instruction maba raaci karaan ilaahay amarkii, waxaad moodaa inay u tartamaan sidii lagu jibin lahaaa .......now translate that ?
  9. Istustus = Showoff Mindhicir
  10. Thanks brother for the effort ..... Am speachless !! Ilaahay duliga hanaga dulqaado inshallah
  11. Lol @ wan yara milmay. Ma sidaabaa? Picture khaldan bay iga siiyeen markaa!
  12. Dee xag xago er iska celi Miyaadan authentic Burcaawiyad ahayn ba'aa lol
  13. ^ I ^what has changed if I might ask ? The same corcerns are still there ! @Somalia Here Caqabad soo food saartay qodista shidaalka Puntland May 31, 2012 Shirkada Range Resouces ayaa u muuqato in ay soo afjarayso howlihii maal gashigeedii iyo sahaminta shidaalka ay ka waday deegaamada Puntland. Peter Landau ayaa sheegaya in Range Resources qorsheyneyso in ay u wareegeyso Trinidad iyo Colombia. Isagana baxdo howsha shidaal sahmin ee ay ka wado Puntland. Madaxa shirkadda Range Resources, oo la hadlayey ganacsato ka tirsan Suuqa Ganacsiga Australia (ASX) oo uu kula kulmay Hong Kong ayuu u sheegay in shirkadiisu maal gashigeeda ka wareejineyso Puntland, islamarkaasna xoogeeda isu geyneyso shidaal sahaminta dalalka Trinidad iyo Colombia, sidaas waxaa Arbacadii May 30, 2012 qortay jariidada The Australian. Mr. Landau waxa uu yiri “Waxaan aragnay in aan qiimayn la siinayn Trinidad sababtoo xoogga ay Range Resources saartay Puntland. Sidaas daraadeed aan ka baxno Puntland (aan meesha ka saarno Puntland), oo markaas maalgashadayaasha Range aan siino saamiyada (free stock), islamarkaasna aan diiwaan gaar ah uga samaynayno suuqa ganacsiga London.” * “What we’ve seen is Trinidad doesn’t get valued because all the punters trade Range on Puntland. So let’s take Puntland out, give (Range investors) the free stock, and have a separate AIM-listed stock,” he said. Range Resources waxay Puntland markii ugu horesey timid sannadkii 2005. kolkaas oo uu Puntland ku soo dhoweeyey Gen. Cade Muuse Xirsi. Jariidadda The Australia waxay sheegtay in shirkadda Range Resources ay saami wadaag xagga sahaminta Shidaalka Puntland kula jirto shirkaddaha kale Horn Petroleum iyo Red Emperor Resources kuwaas oo shidaal qodis ka wada Puntland. Waxaa durbadiiba shalay (May 30, 2012) hoos u dhacay (-8.33%) samiyadda shirkadda Range Resources ee Suuqa Ganacsiga ee Australia (ASX). Hadalkan kasoo baxay shirkada ayaa niyad jab ku noqon kara malaayiin Soomaali ah, oo mar un doonayey inay markhaati ka noqdaan Soomalia oo heshay Shidaal looga baxo gaajada, macluusha, iyo colaadaha 22 Somalia soo daashatay. http://www.theaustralian.com.au/busi...-1226375568273
  14. The lady had appoint me thinks .......now that some of her concerns are coming to light what you lot think?
  15. Blue what the heck is Azan ? Lol It's Adaan . Azan is Rudy version of Pakistanis .
  16. Abwaan;836210 wrote: Waa runtaa xoogaa buunbuunis baa iska jira oo bililiqo way dhacday, balse waxaan ku su'aalay Kismaayo sidaan qiyaasayo 3 jeer baa USC tagtay 1991-1992 ee midkee baad adigu joogtey? Abwan waxaan ula jeedaa kii ugu horeeyay. There was no massacre as such laakiin looting was everywhere, we went through habaar waalid for seven days and nights and the militia was coming after us daily robbing people and looting tracks and everything that is valuable . Qofka ha waydiinin coz i was there myself rawaahu can Macalinka weeye arinku.
  17. I don't thnk he has a chance but he has the full support of the locals !
  18. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;830400 wrote: The phone not connected to the wall Jokers , this must early 90s
  19. Caydiid might be saying good words like don't kill, don't loot but the action on the ground was different to what the Keymedia guy wants us to believe specially when he said " There was no looting " I was there myself , in fact the only war i remember vividly in Somalia was that of Kismaayo. Yes there was no mass killing but there was mas looting that lasted several weeks.
  20. Ilaahay hakuu fududeeyo brother , koi dadkiisa iyo dalkiisa wax taro Hakaa dhigo inshallah