Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. I wish there was a website that tracked how many times he has travelled abroad and to which countries!
  2. xiimaaya;829838 wrote: looool Amin amir nevers says anything bad about Abdiwali gaas for some reason...The guy carrying the dasturka should have been abdiwali. What controversial thing has he done that warrants a cartoon?
  3. uchi;829820 wrote: lol dr you are so adorable I now bestow upon you, officially, the position of SOL ambassador to Bosaso~ represent us well. Omg, he's like so so cute.
  4. If you look at the Garowe Principles, Galmudug is a state and has the opportunity to become a fully fledged federal state. That is a big achievement and shows the success of the region. It also says that it will be given the necessary assistance to expand and take back its territories to become a governing state.
  5. Xaaji Xunjuf;829799 wrote: Federalism was introduced in 2003 and so far we only have one federal state and the other didn't even fulfill the criteria Galmudug it failed miserably, and now with the whole new constitution its taking a different route. Galmudug is a success story. I don't know why you are sad, a few weeks ago you were welcoming Indhacade's proposal and the dawn of a new day. We must unite Galmudug and the rest.
  6. Clans all say they came from different places so how would they be able to elect a person based on his uniting factor rather than his clan lineage?
  7. nuune;829733 wrote: ^^ cute what, omg, I am 17 Why are you mentioning your age, you are definitely not 17.
  8. I don't get that one, they are federal states, what a shocker.
  9. Aragti-hobyonet)Waxaan ku Bilaabayaa Magaca ilaahay Mahadi oo Dhan Alle ayey u sugnaatay Nabadgalyana Nabigeena Muhamad Caleyhi Salatu Wasalam, Intaas Kadib Markii Ay soo dhowaatay doorashada Galmudug ayna soo baxeen musharaxiin badan ayaan Go,aansaday inaan fikirkeyga ku biiriyo waxaana u kala qaadi doono mid intii aan ka Awoodo waxaana ku bilaabanayaa musharaxa ugu horeeya Mudane Cabdi qeybdiid. Waxaan aaminsanahay kuna kalsoonahay in Musharaxaha Madaxweynaha Galmudug State General Cabdi Hassan Cawale ( Qeybdiid) inuu mudan yahay in loo Doorto xilkaas sababaha aan u leeyahay waxaa ugu waaweyn inuu ka soo Dhalaali karo hawlaha xiriirka Caalamiga, xiriirka la xisaabtanka Dawladda Federaalka ah, inuu kaalin wanaagsan ka gali karo dib u heshii-siinta arrimaha Soomaaliya, ka qaybgalka shirarka Caalamiga ah, xasilinta iyo qorsheynta hufan ee Arrimaha maaliyadda ee aan waligeed talaabo loo qaadin, sugida amniga, dhisida Kaabayasha dhaqaale, dhisid ciidan IWM, qoraalkeyga waxaan ku bogaadinayaa Uguna hanbalyeynayaa iney timid musharaxnimadiisa xili muhiim u ah bulshada GALMUDUG STATE amase xiligii loo baahnaa ( Right Time). Waxaan kaloo ugu hambalyeynayaa in uu ku tallaabsaday dib u sixidda iyo turxaan Bixinta nabadgelyada iyo midnimada GALMUDUG STATE intii uu usoo wareegay Deeganadaasi oo hore loo waayay, waxaana ugu baryaynaa in Allaah ku guuleeyo Hawshaas adag ee uu usoo diyaargaroobay kana mid ah nolosha iyo jiritaanka reer Galmudug. Waxaan kaloo ku raja weynahay haduu alle idmo inuu ku guuleysan karo Xaqdhawrka iyo derisnimada, nabad kuwada noolaanshaha, barwaaqada iyo Walaaltinimada . Hana la wada ogaado in aanay cidna dan u ahayn in la soo faag-Faago fidno iyo belaayo mar hore la aasay. Waxaan kale oo aan rajeynayaa inuu xal waara ka gaari arimaha garoonka Galkacayo, nabadgelyo buuxdana dhaqso loo gaaro. Cid kasta oo ehel hoose iyo Derisba ah haddii dhibaato adduun dhexmarto waxay heshiin karaan markay dhibta Jirta runta ka wada sheegaan,wax kasta oo dabka sii hurinayana ka wada hortagaan, Waxaana boogtu sii hurin kara markii kolkii been, faan, damac waalan iyo isla weyni la isku sheego, dhaxalkeeduna wuxuu markaas noqonayaa (KADAR OO DIBI DHAL) . TALO SOO JEEDIN Waa kugula talineynaa Md General Qeybdiid Hadii aad ku guuleysatid Xilka Madaxweynaha Galmudug State inaad xoogga saarto in la qoro ilaa ugu yaraan 2.000 oo ciidammo Galmudug ah, dhaqsona loo tababaro, aadna loo qalabeeyo si ciidankaasi uga hawlgalo nabadgelyada deegaannada Galmudug oo dhan, lagana hortago nooc kastoo fidno ah, loona qorsheeyo dhaqaale *****li kara baahidooda. Haddii ay suuragal tahay waxaan ku talin lahaa in ciidanka amniga ah ee la qorayo ay ahaadaan dhallinyaro nadiif ah, aqoon leh, laguna aamini karo amniga shacabka Galmudug. Hadii aad ku guuleysato xilkan waa inaad xoojiso la xisaabtanka Dawladda Federaalka aadna u badiso talooyinka wax ku oolka ah ee loo gubiyo Soomaalida inteeda kale, islamarkaasna aad badisaan Adiga iyo Maamulka intiisa kale booqashooyinka caadiga iyo kuwa kediska ah ee aad ku maraysaan deegaannada Galmudug, dadkana aad loo wacyigeliyo, xaqiiqada iyo dhibaatooyinka jirana wax badan laga soo ogaado, waxqabad muuqdana loo diyaargaroobo, lana xoogeeyo wadatashiga iyo iskaashiga Maamulka iyo shacabkaba. Ugu dambaystii waxaan ka codsanayaa Mudane General Cabdi Qeybdiid hadii aad ku guuleysatid Xilka Madaxweynanimo in dib loo akhriyo, dibna loo qiimeeyo nidaamka iyo shuruucda u dagsan GALMUDUG STATE si loo helo kala dambeyn dhinaca dastuuriga ah. Wixii aan asiibay alle SWT ayey ka sugnaatay wixii aan qaldayna sheydan ayaa lahaaday qoraalkan cid uu si qaas u quseeyso ma jirto waxa u gaar ku yahay qoraaga. Wabilahi Towfiiq Mustaf Hassan Ahmed London-UK
  10. Oil Can Be A Boon For Somalia Similarly, India has started making approaches to get a piece of the Somalia oil. New Delhi has proposed to train the future Somalia army, increased its trade ties with Somalia, and integrated Somalia into its e-network “to prop and increase” Somalia’s IT capacity. British Petroleum, finally, is in talks with the Puntland authorities to gain exploration rights and has already unveiled an initiative to support job-creation projects in the coastal regions of Somalia. http://gulfnews.com/opinions/columnists/oil-can-be-a-boon-for-somalia-1.1015422 :cool:
  11. Which successful government was this 'Professor' who embezzled millions from the Somali taxpayer part of?
  12. I don't know, telling the Somali people that without Puntland nothing will ever work and proving it to them... I guess Khaliif could do the same and as audacious as Mudane Faroole.
  13. For no other reason than he was an MP in our country.
  14. Xaaji Xunjuf;829568 wrote: ^^ We know that but he is in Xamar thats the main point. And if he is, what will he be able to do? Haha
  15. No, I think that line was perfect and enough for you to rest on, give it a long thought.
  16. What is there to muran about, you are no different to me than the ones you rape in Caynabo.