
Somalia
Nomads-
Content Count
7,946 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalia
-
Xaaji Xunjuf;841351 wrote: He is no less a hero in Somalia. A Che Guevara-type figure, Madobe’s image can be found plastered on shop windows. Source: Daily Nation
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Geeri— Waxaa maanta geeriyoodey Gudoomiyihii u horeeyey ee Baarlamaanka Soomaaliya yeesho Posted by Pi on June 12th, 2012 Nairobi– 12-june-2012– Pi– illaahay janadii haka waraabiyee waxaa maanta Nairobi ku geeriyoodey Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ahaa ninkii u horeeyey ee Gudoomiye Baarlamaan ka noqda Soomaaliya. Geerida Marxuumka waxaa lagu wargalinayaa Ehelka iyo Shacabka Soomaaliyeed. Sheikh Muqtaar waxaa sanadkii 1965 loo doortey inuu gudoomiye ka noqdo Baarlamaanka Soomaaliya. Wuxuu Alla ha u naxariistee maanta ku geeriyoodey Dalka Kenya isagoo gaarey Da’ahaan 100 sano jir. Dhamaan howlwadenada Puntlandi.com waxay tacsi u dirayaan qoyska Reer sheikh Mukhtaar oyo shacabka Soomaaliyeed. Illaah waxaan isna uga baryeynaa Jano waarta oyo dambi dhaaf. Aaaaamiin
-
Guddoomiyihii ugu horeeyay Golaha Baarlamaan uu yeesho wadanka Soomaaliya ayaa xanuuno kala duwan oo hayay maalmihii ugu dambeeyay loogu dabiibayay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya, waxaana geerida Sheekh Muqtaar Maxamed Xuseen tacsi u diraya madax ka tirsan Dowladda KMG ah. Xildhibaan Xaaji Shukri oo iminka ah ninka ugu da’weyn Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si gaar ah tacsi ugu diray ehelada Sheekh Muqtaar Maxamed Xuseen, isagoona si kooban uga hadlay taariikhda Sheekha uu ku lahaa dalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in Allaha u naxariistee Sheekh Muqtaar uu ahaa shaqsi door firfircoon ku lahaa asaaska Xisbiyada xornimada dalka u halgamayay, sida SYL iyo xisbiyo kala duwan oo dhammaantood ka qeyb qaatay halgankii dalka loga xoreynayay gumeysigii dalka soo maray. Dhinaca kale Shariif Xasan Sh. Aadan iyo madax kale oo ka tirsan Dowladda KMG ah ayaa iyana ka tacsiyeeyay geerida ku timid, iyagoona caddeeyay inuu ahaa shaqsi taariikhda Soomaaliya ay xusi doonto doorkii uu ku lahaa, isagoo noqday Guddoomiyihii ugu horeeyay Dowlad ay yeelato Soomaaliya. Haddaba Taariikhda Sheekh Muqtaar Maxamed Xuseen waa tan hoos ku qoran:- SHEEKH MUKHTAR MAXAMED XUSEEN wuxu ku dhashey gobalka BAAY gaar ahaan tuulada lagu magacaabo CAASHO GAABO oo 12km u jirta magaalada baydhabo dhalashadiisa waxay ku beegan tahay xiligii la,unkayey ama lasoo degeyey magaalada BAYDHABO sida uu ii sheegey sh mukhtar taariiq ahaana waxay ku aadaneyd 1912kii. SHEEKH MUKHTAR wuxu kubarbaarey gobolka BAKOOL ilaa uu kaxifdiyo 114 Qur,aanka kariimka ah kama harin inuu daalacdo cilmiga Diiniga ah wuxu si qoto dheer u darsey barashada Diinta islaamka qeybaheeda kala duwan taasi oo heer sare ka gaarey una keentay magaca sharafeedka SHEEKH. GANACSIGA daraasadkii diiniga ahaa markuu ka aflaxay SHEEKH MUKHTAR M XUSEN wuxu u weecdey tijaaro ama ganacsiga asagoo ka furey goobo ganacsi magaalada xuddur ee gobolka bakool dadaal dheeri ah iyo agaasin wanaagsan waxa u tarmey ganacsigii waxana u suurtowdey inuu kafuro xarumo kale oo tijaaro magaalda BAYDHABO taasi oo sababtey iney isku xirmaan ganacsigiisa gobolada BAY iyo BAKOL oo waqtigaasi la isku oran jirey jubbada sare(upper jubba). SHEEKH MUKHTAAR ayaa wuxu huwanaa laba shey oo bulshada dhexdeeda ku qaali ahaa waxaa kamid ah asagoo ah shaqsi laga helo cilmiga diiniga ah iyo tijaaro sare na ku lahaa gobolka waxayna dhaxal siisey inuu noqdo qof caan ku, ah bulshada waxayna u arkeen beesha uu kasoo jeedey ee HADAME qof muhiim u ah huogaaminta beesha waxa loo doortey MALAAQA HADAME AMA UGAAS wuxuna wajahayey howlaha garsoorka iyo ku hogaaminta dowga toosan KUBIIRISTII SIYAASADA mudo markuu ahaa MALAAQA HADAME ayaa dhinaca kale waa kajirey dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo looga hortagayey gumeystihii TALYAANIGA oo xukumayey koonfurta SOOMAALIYA . 1943di ayaa la,aas aasey ururka dhalinyerada soomaaliyeed SOMALI YOUTH LEAGUE ((SYL) iydoo markii hore loogu wanqaley magaca SOMALI YOUTH CLUB(SYC) mudo kadib ayaa loo bedeley magaca SYL waxa iska lahaa fikirka dhisida 13 dhalinyero soomaaliyeed oo isu arkey samata bixinta dadka iyo dalka SOOMAALIYA isla markii waxa balaartey ururka SYL SHEEKH MUKHTAR M XUSEEN oo xiliga kusugnaa magaalada XUDDUR kuna dhexjirey howl maalmeedkiisa ayaa ururka dhalinyerada SYL u igmadeen inuu SH MUKHTAAR qeyb lexaad leh kaqaadan karo kaxuroobida gumeystaha TALYAANIGA wuxuuna kamid noqdey SYL xubin kamid ah ee u joogta gobolka JUBBADA SARE(UPPER JUBBA) . markii loo gudbey nidaamkii dowliga ahaa wuxu noqdey xildhibaan kasoo gala JUBBADA SARE iyadoo loo sheegey SH MUKHTAAR oo waqti galabo labo jago isku hayey inuu mid uu ku ekaado MALAAQNIMO AMA XILDHIBAAN wuxuna doortey xildhibaanimo tasi oo ah howl QARAN kana balaaran mida beesha intaa wixi kadanbeeyey SHEEKH MUKHTAAR M XUSEEN lugaha ayuu lagaley siyaasada dalka SOOMALIYA. markii la,dhisey dowladii ugu horeysay ee loo dhiso soomaaliya oo hoos imaaneysay gumeystihii TALYAANIGA ra,isul wasaare ka,ahaa MARXUUM CABDULLAHI CIISE MAXAMUUD waxa ladhisey dowlada 29 febraayo 1956dii SHEEKH MUKHTAAR ayaa waxa uu ka,noqdey kuxigeenka WASIIRKA CADAALADA mudo kadibna wuxu nasiib u heley inuu noqdo wasiir buuxa isla wsaarada garsoorka wasirka cadaalada dooorashadii labaad ee ku loolameen labada MARXUUMADA CABDULAHI CIISE iyo MAXAMED XAJI IBRAHIM CIGAL dib ayaa loo doortey SHEEKH MUKTAAR XURAYADII KADIB 1964tii sheekh mukhtar maxamed xuseen waxa loo magacaabey afhayeenka baarlamaanka soomaaliya xukumadii uu madaxweyne ka,ahaa Aadan Cabdulle Cusmaan tirada xildhibaan ee SH MUKHTAR u ahaa afhayeenka ayey ahyed 123 kursi oo xiliga kakoobna BAARLAMANKA SOOMAALIYA wuxu xilka hayey shan sano. 1967dii codeyntii madaxtinimo dhexmartey AADAN CADE iyo C/RASHID CALI SHARMARKE guuleysteyna C/RASHIID CALI SHRAMARKE wuxu si nidaam ah isugu duwey doorashada oo la,ogyahay si dumuqaraadiga ah u dhacdey waxa kamarnaa isqab qabsi eex iyo dood. Sikastab SH MUKTAR M XUSEEN oo uu weheliyo C/RASHIID CALI SHARMARKE oo aha madxweynihii soomaaliya ayey waxay booqasho ku aadeen magaalada LAASCAANOOD taariiqdu markey aheyd 5tii OKTOBAR 1969 marki ay gaareen magaalada LAASCAANOOD waxa kadhacay halkaasi arin aad looga naxay laguna arag taariiqda umada soomaaliyeed mid kamid ahaa ilaalada gaarka aha madaxweyne C/RASHIID ayaa wuxu toogtey madaxweynaha oo xilaga isla taagnayeen SHEEKH MUKTAR M XUSEEN aaney jirin cid u dhaxaysey xabada marka ay haleeshey alle ah,unaxariistee C/RASHIID waxa ka horeeyey isku dey dil oo loo dhigey BOMB gaarigii agtiisa. 1968tii waxba kuma noqon waxaa goobta kasoo xanbaarey meydka C/RASHIID afhayeenkk baarlamaanka SHEEKH MUKHTAR wuxuna ka qeyb qaatey aaskii qaran ee loo sameeyey maalinka ladiley waxa aheyd 5tii oktobar 1969 ilaa 21oktobar xilka madaxweynimo waxa hayey si kumeel gaar ah SHEEKH MUKHTAR. 21,oktobar 1969kii afganbi lagu magacaabey INQILAAB AAN DHIIG KUDAADAN ayaa kula wareegen awoodii dalka ciidamadii meiteriga soomaaliya oo hogaaminayey MARXUUM MAXED SIYAAD BARRE oo isla markiib kudhawaaqey dowlad taasoo loo diidanaa in Digilmirifle ay noqdaan Madaxweyne qaran oo umadahogaamiya. intaa kadib maamulkii cusbaa ee meliteriga ahaa wuxu guda galey inuu xir,xiro madaxdii dowlada uu inqilaabey waxyna noqdeen qaar uu xiro iyo kuwa kale XABSI GURI ayaa lagu xukumey SHEEKH MUKHTAR iyadoo lasoo agdejiyey ciidan ilaalo ah oo ilaaliya dhaq,dhaqaaqa siyaasadeed ee SH MUKHTAR. wixi kadanbeeyey xukunkaasi wuxuu u badnaa gurigiisa da,adiisa oo hore ubadatey awgeed SHEEKH MUKHTAR MAXAMED XUSEEN wuxu noqdey howl gab intii mudo aheydn waxa uu kunoola magaalda MUQDISHO iyo BEER uu kulahaa GOBOLKA SH/HOOSE ayuu u dhaxeeyey hadana wuxu kunool yahay wadanka KENYA magalaada NAIROBI oo uu maanta ku geeriyooday.
-
Sierra Leone to deploy troops in Somalia despite Al-Shabaab threats
Somalia replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
http://somalispot.com/index.php?topic=71.0 -
Just finished the video, Dr, what a funny man. , this nigga is not playing around, I was laughing through the video. :D
-
garnaqsi;840897 wrote: goodness, what's the big deal? It's not like they are shagging in public. DIING DIING DIiNG
-
The reason why Barbaarta had a considerable support
Somalia replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
What's remarkable is how people who were considered neglected minorities are speaking out and claiming lands. Do you remember the Banadiri man claiming Mogadishu as his own, and that the Banadir state belongs to him, that is the remarkable thing, never could this have been done. -
We have no other way than to pay with fish. What will the financing be like, let be realistic here. Somali navy boats are gone, sunken some of them, others may be in Yemen but even Yemen is getting rid of those and updating. Sunken Somali patrol boats. New Yemeni patrol boats
-
Xaaji Xunjuf;841155 wrote: Why do you care what their leaders do, did any one had a problem when yey was in Mogadishu supported by his state Puntland Military politically financially. The garaad clan isn't opposed to cali khalifs policies so why do you care why does it bother you if it doesn't bother liibaan. Why is it a big sin if Cali khalif galaydh wants a kursi miyaanay Somali oo dhani kursi rabin lets say if he wants a kursi he didn't even say he wants a kursi but lets if he wants to be the President or Prime minister, maxa u diidaya soo nin Somaliyeed maha? I care cause wuu bah diley, what is he doing in diaspora if he really cares about Khaatumo, at least Abdullahi Yusuf stayed in Puntland, build it up before leaving for other things, that's why it bothers me. He is going abroad, and doing nothing, which is why people have now abandoned this so-called state. It bothers me cause they are no different from me, I don't support Khaatumo for political reasons, if they believe we don't support it because we feel threatened by a clan which we view as our own then it's their loss. Never will Laascaanood be retaken as long as they are not united, and they are not united, some in Puntland, some in Somalidiidland and now these ones that can't even gather their own movement, and you talk about the whole region. They should question why people like you support it.
-
Chimera;841153 wrote: Carafaat this is your most homo-erotic topic YET! At least there is some honour in dedicating a topic to a sister that doesn't want you, but to create one for a mad-man, and then talk about who has the "longest" of anything is truly WTF lol, and worst of all you made that same mad-man your clan-chieftain kkkkk, why not a chimpanzee while your at it....lololol. Come on, the habro are just giving each other the once over.
-
Xaaji Xunjuf;841143 wrote: ^^ So what if he did Khaatumo are his people if he want to climb a ladder using the khatumo entity why not its his entity his people his elders.You are acting if he is committing a major sin:D He's doing it at the expense of these people that don't understand it, you see what's going on, and your support for Khaatumo is for the fact that you know their political leaders can be reeled in at the last moment given that Somaliland somehow brokers a deal with Mogadishu. I know this won't happen, but this is what you are hoping. _______________________________________________ This spamming [censored], he's so annoying.
-
'Liibaan';841134 wrote: Duufaan, Like Somaliland, currently Faroole is waging war against the SSC/KHaatumo State. Faroole called SSC/KHaatumo leaders Cali Khaliif, USP Leader Mohamed Hashi, and Xaglatoosiye, Colonel Cali Saberay "terrorists" Not long ago, Ciyaal Faroole were insulting Xaglatoosiye, and today they are insulting KHaatumo leaders. Similarly, I am sure they will insult any future SSC/KHaatumo leader. Ciyaal Faroole have another problem with Former PM Farmaajo and Former PM Cali Khaliif, As USP Leader Mohamed Hashi said "they believe only someone from their PL Clan can hold the the top job in Somalia and in their Puntland Clan territory". Ciyaale Faroole are hypocrites and confused, They are blind when it comes to Warlord Abdulahi Yusuf AUN AND his sinister agenda of political opportunism. He created SSDF the first clan-Faction in Somalia, Warlord Abdulahi Yusuf AUN himself admitted that he destroyed Somalia by being the first waarlord. Warlord Abdulahi Yusuf created Puntland/SSDF subclan state as a bargaining chip to achieve some political goals and for political opportunism. Warlord Abdulahi Yusuf AUN invited 30,000 Ethiopian troops who killed thousands of innocent Somalis. Also, Ciyaal Faroole are blind when it comes to Warlord Faroole and his sinister agenda of political opportunism. They support Faroole for using Puntland as a bargaining chip to achieve some political goals. They support Faroole for calling SSC/KHaatumo State "terrorists". They support Faroole killing thousands of innocent people in Galgala and Goldogob. Why are we hypocrites for pointing out facts. Are we supposed to be embarrassed of being the offsprings of kacaandiids, and you the cheerleader of a man who has done nothing for his own sub-sub-sub clan let alone the rest of the people? Warlord Abdulahi Yusuf created Puntland/SSDF subclan state as a bargaining chip to achieve some political goals and for political opportunism. Isn't this the most ironic part of your statement, then do you admit that Khalif Galayr is using Khaatumo for his own political goals?
-
Laangaab waa ehlu naar.
-
Qandalawi;841109 wrote: Faroole is in Garowe Sxb, if Galaydh is honest about his Khaatumo he should stay in there, at least most of the time, doing grass root work and spending valuable constructive time with the community there. Couldn't have said it better myself.
-
How do you equate fish eating with Puntlanders? What's wrong with fish, I want to eat a salmon steak right now!
-
Lets stay on track niggaaaaas
-
Abtigiis;840981 wrote: ****: When Cigaal’s maryo-alool effectively won the war
-
Wiil Cusub;840913 wrote: Iyagoo dhintayna miyay xadeen KeydMedia doing what it does best I guess.
-
Somaliland vice president Seylici gets a warm welcome in Sweden+PICS
Somalia replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
With other passengers haahaaaahaha :D:D so funny -
Very good picture *saved*.
-
Somalia;840628 wrote: 31. Maxamad Ibraahim Maxamad (Xaabsade) Wasirka Gaadiidka Cirka & Dhulka ee TFG - USD. 31,885* I like the specificness of this figure right here.