Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Mashallah, very good job! Keydmedia waxey Asbuuc kahor idiin soo Bandhigtay Warbixin tafaftiran oo ku Qoran 18 Bog, oo ka hadlaysa Lacagta soo gashay Dowladda KMG Sanadihii 2009-2010 iyo sida ay u Qarash gareysay Dowladdu. Liiskan halka ku Qoran waa qayb kamid aha inta lasoo Shaaciyey ilaa hadda oo ay soo bandhigeen (Somali Audit & Transparency Group) iyo (World Bank) oo la socdey dhaqdhaqaayada Madaxda xada hantida Qaranka. Keydmedia ayaa Xogtaan Heshay intii Caalamka loosoo Bandhigin Warbixintaan. Waa kuwaan Madaxda xaday Hantida Qaranka: 1. Sheikh Sharif Sheikh Axmad - Madaxweynaha Dowlada KMG ah - USD. 38,000,000 2. Shariif Xasan - Afhayeenka Baarlamaanka - USD. 37,000.000 3. Cumar Cabdirashiid Sharmaarke (Wasiirkii 1aad ee TFG-da) - USD. 3,000.000 4. Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo (Wasiirkii 1aad ee TFG-da) - USD. 1,800,000 5. Cabdiraxmaan Ibbi (Wasiir ku-xigeenka Wasiirka 1aad & Was. Kalluunisiga) - USD. 2,100,000 6. Muunye: Head of Itlian AID of FAI keeper of Somaalia Ships - USD. 13,00,000 7. Cabdiweli M. Cali Gaas (Wasiirka 1aad ee TFG-da) - USD. 648,000 8. Cabdikariim Jaamac (Was. Post & Telecommunication/Chief of Cabinet) - USD. 1,800.000 9. Cabdiraxmaan Cusmaan Jurile (Was. Postada & Isgaarsiinta/Italian AID FAI) - USD. 3,800,000 10. Cali Gedi (Was. 1aad ee Dawladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmad) - USD. 9,000,000 11. Nuur Cadde (Was. 1aad ee Dawladdii Cabdullaahi Yuusuf and Safiira Som. Roma) - USD. 1,400,000 12. Cabdullaahi Yuusuf Axmad (Madaxweynihii hore ee Puntland) - USD. 340,000 13. Cabduraxmaan Faroole (Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland) - USD. 8,600,000 14. Cabdiqaasim Salaad Xasan (Madaxweynihii hore ee Soomaaliya) - USD. 6,600,000 15. Cali Mahdi Maxamad (Madaxweynihii hore ee Dawladdi ku-meelgaarka ahayd) - USD. 4,300,000 16. Daahir Tiyaale (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 2,500,000 17. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) (Madaxweynaha Somaliland) - USD. 1,200,000 18. Maxamad Ibraahim Cigaal (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 3,450,000 19. Cabduraxmaan Tuur (Madaxdii SNM Somaliland) - USD. 680,000 20. Maxamad Siyaad Barre (Madaxweynihii hore ee Soomalia) - USD. 1,400,000 21. Cabduraxmaan Jaamac Barre (Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Dawladdi Kacaanka) - USD. 3,500,000 22. Maxamad Sheikh Cusmaan (Wasiirkii Maaliyadda ee Dawladdii Kacaanka) - USD. 6,700,000 23. M M Guuleed (Guddoomiyihii hore ee Somali Airlines) - USD. 2,800,000 24. Cabdi Jiinow (Maareeyihii Dekedda Muqdisho) - USD. 2,200,000 25. Xuseen Guuleed (Wasiirka Maaliyada) - USD. 2,300,000 26. Cadde Muuse (Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland) - USD. 1,800,000 27. M M Culusow (Guddoomiyihii Bankiga Dhexe) - USD. 2,150,000 28. Cali Kaliif g+Galaydh (Wasiirkii 1ad ee Dawladdii Cabdiqaasim Salaad Xasan) - USD. 840,000 29. Axmad Sheikh Maxamuud (Safiir Dawladdii Kacaanka) - USD. 1,650,000 30 Maxamad Cali Xaamud (Wasiirkii Lacagta ee Dawladdi Kacaanka) - USD. 840,000 31. Maxamad Ibraahim Maxamad (Xaabsade) Wasirka Gaadiidka Cirka & Dhulka ee TFG - USD. 31,885* * Waa xog cusub oo aan weli losoo gudbin! Keydmedia.net
  2. Somalia

    E3 2012

    I agree with Cara (who if a girl, is awesome), Watch Dogs is by far the best addition this year.
  3. No, they are different men, but they both look like each other however Faroole looks like a mukulaal. My friends and I call him a mukulaal cause he looks like one and you can't see his moves coming, just like a cat.
  4. Yes, but why do they keep saying SSC, Maakhir region rejected their application.
  5. Carafaat;840577 wrote: the man is a powerfull and convincing speaker. He should be promoted within the ranks of Khatumo. :D:D:D:D
  6. Very sad story Bil ka hor waxaan soo daabacnay mowduuc ku saabsan hooyo Swedish ah oo lagu magacaabo Connie Mauritzon kuna nool Stockholm oo sheegtay in aabe Soomaali ah uu gabadheeda ka afduubtay lana aaday Magaaladda Hargeysa ee Somaliland,waxaana Email ay noo soo dirtay Mrs Connie ugu mahad-celisay Shacabkamedia oo qeyb lixaad leh ka qeyb-qaatay baafinta gabadheeda uu la baxsaday ninkeeda oo Soomaali asal-ahaan ka soo jeedo,waxayna nagu wargelisay inay joojisay dacwadii ay markii hore ninkeeda ku soo oogtay,kadib markii ay si hoose u heshiisyeen inay is-cafiyaan,waxayna nooo cadeysay inay ka noqotay dawcadii aan ka codsanay inay ka noqoto,hadii ay dooneyso inaan garteeda u bandhigno wiil ay ilmo-adeer yihiin ninka gabadha kala baxsaday oo runtii aan uga mahadcelinayno sidii uu nooga ajiibay inuu dhex-dhexaadiyo hooyadan iyo Aabahan wax tabanayey oo iminka feylkii dacwadiisa ay xirtay Dumaashideen Connie Mouritzon oo taladii Shacabkamedia qaadatay. http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=6721:waan-helay-gabadhaydii-caaishohooyadii-iswidhishka-aheyd-ee-gabadheeda-laga-afduubtay-oo-shaacbkamedia-la-soo-xiriirtay&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3
  7. Good analysis we have here. It was removed from the front page of the website, but still, it's very good work. http://www.mudugnet.com/Aragtida/2010/Kaligii%20duul%20iyo%20Feero%20dhagaxii%202aad.htm Taariikhda beesha ----------- ee dalka Somalia waa mid madow oo ay hareeyeen si xun wax u doon, damac liita, eex, musuqmaasuq, wadani-nimo xumo iyo isla weyni gunteedu tahay doqonimo. Beesha ********** waa qabiilka kaliyah ee dalka Somalia oo ku faana qabyaaladda iyo musuqmaasuqa iyagoon waxba u aaba yeeleyn. Bal aan idin tusaaleeyo qaar kamid ah taariikhdooda madow:- * Waxay si kal iyo laab ah ula shaqeyn jireen gumeystihii Talyaaniga waana qabiilka kaliyah oo uu hubeeyay horaantii qarnigii 19naad iyagoo hubkaas Talyaanigu siiyay ku gumaaday shacabkii gobolada dhexe, shaqsiyaadkii waagaas la shaqeynayay Talyaaniga waxaa hormood u ahaa Boqor Cismaan, reer Yuusuf Keenadiid, Omar Samatar, Guda gude, Guushaa iwm. * Waa qabiilkii ugu horeeyay oo u galay Xabashi si loo dumiyo dowladdii uu hoggaaminayay Siyaad Barre iyagoo u arkayay in ay xukunka ka mudan yihiin Mohamed Siyaad Barre oo waliba ahaa nin ay magac guud wadaagaan, waxayna iyagoo ********** u ah ciidanka Xabashida qabsadeen tuulada Balan Bale halkaasoo ciidankii Xabashidu ka taageen calanka Xabashida, aakhirkiina daba******nimada qabiilka ********** baa keentay in uu bur bur iyo colaado lagu hoobtaa ka dhacaan dalka Somalia taasoo miraheedu noqday in dowladdii Soomaaliyeed dunto, dadku qabiil qabiil u kala baxaan iyo in dowladda Xabashidu gacanta ku dhigto dalka Somalia * Waa qabiilkii ugu horeeyay oo Tigree kusoo hoggaamiyay dalka Somalia 2006 waxayna xasuuq ba'an u geysteen shacabkii Soomaaliyeed oo deganaa kuna noolaa bartamaha iyo koonfurta dalka Somalia. Waxay iyagoon kala harin naf iyo maalba u hureen dowlad ku sheegtii dagool ooge Abdulaahi yeey, waxay si toos ah Somalia gacanta ugu galiyeen dowladda Xabashida iyo xulafeeda kuwaasoo cadow weyn ku ah ummadda iyo dalka Somalia * Waa qabiilka kaliyah oo aan gar qaadan oo waligood isla quman, balse si xun oga aarsada oo aan waligood ka harin qabiilkii ay wax tirsanayaan, waa qabiilka kaliyah oo si heer sare ah ku maamuusa kuwa iyaga katirsan dembilayaashaa (criminals) oo ummadda xasuuq u geystay islamarkaasna ku sifoobey khiyaano qaran sida Abdullahi Yeey, Omar Samantar iwm Warkii oo kaaban, beesha ********** waxaa dusha ka saaran fadeexo weyn iyo dakanooyiin fara badan oo ay ka galeen ummadda iyo dalka Somalia, waxayna lumiyeen kalsoonida beelaha *****, ******, *********, Dirta koonfureed iwm, iyadoo asbaabuhu yihiin habdhaqankooda guracan iyo iyagoo waxkasta oo sadano ah kaligood isku rabo islamarkaasna aan sharaf iyo nolol u ogoleyn qabiil kale. Ugu dameyntii, dadow bal eega habdhaqanka qabyaaladeed iyo sedbursiga ay ku socdaan Abdiwali Gaas iyo Faroole iyo sida foosha xun oo ay ugu qidmeynayaan dowladda Xabashida iyagoo doonaya in ay Soomaalida gumeeyaan si ay kaligood u noolaadaan. Safiirada ********** iyo kuwa safiir ka hooseeya oo ay magacaabeen tfg Abdullaahi Yeey iyo Abdiwali Gaas waa kuwo kabadan soddon(30). Metalan safiirada ********** waxay kala joogaan Addis Ababa, Geneva, Abu Dhabi, Dubai, Tanzania, Zambia, USA, Suadi Arabia, Libia, Moscow, Djibouti, Cairo, iwm. Haddaba ma dhici doonto in dalka Somalia lagu hishiiyo inta qabiilka ********** ay ku socdaan waddadaas dulmiga iyo sebursiga ah oo ay ku haligeen ummadda iyo dalka Somalia. Waxaa intaas ka daran, beesha ********** si gooni ah bey oga goosteen dalka Somalia intiisa kale iyagoo degaanadooda gacanta u galiyay sharkaddo baara shidaal oo calooshood u shaqastayaal ah, waxayna doonayaan in ay ka taliyaan oo maalaan koonfurta Somalia. Hadde haddey xaajadu sidaas tahay sidee Soomaali ku hishiineysaa ? Somalia, wale ama xaqsoor ijtimaaci ah loo soo noqey ama lagu kala tag ! Waxaa wadajir u qoray: Kaligi Duul & Feero Dhagixii Labaad Gaalkacyo, Galmudug Riix Halkaan Hees tii Aabe Siyaad Erayadii iyo naaxiyadii Cabdikariim Faarax Qaareey Codkii Ardayda Dugsiyada Xamar
  8. The nigga is a crook, it's a widely known fact, I don't know why this is being debated. It's like saying the sky isn't blue or the grass isn't green. Yes, he swindled money in the 1980s and in the 2000s. Why the Political Marriage between Ina Salad Boy and Ina Khalif Galaydh? Issue 27, Sept. 2, 2000 Abdiqassim Salad alias Ina Salad Boy, the man who was hand-picked by Djibouti's Ismail Omer Gelleh to be installed as President for the now defunct state of Somalia and Ali Khalif Galaydh, Boy's choice to become Prime Minister, worked together during the seventies and eighties in the Somali Ministry of Industries, embezzling millions of dollars in foreign aid. Salad Boy was his minister. The sugar factory project was established with funds from oil rich Arab governments including Kuwait and the UAE. Equipment for the factory were purchased from a company called Copper Agriculture. It turned out later that Abdiqassim Salad Boy and Ali Khalif Galaydh had swindled the sugar factory project of over USD 25 million. The equipment and all the other installations erected at Mareeray happened to be second hand. Despite showing an initial displeasure with the way that a substantial amount of the project funds was used, the Arab funding agencies however continued releasing more money to get the factory operational at any cost before the end of 1977. This schedule was however never met and more millions ended up in the pockets of Ina Salad Boy and Ali Khalif Galaydh. The president of the United Arab Emirates (UAE) sheikh Zayid bin Sultan Al Nahyan got so disappointed that he ordered a freeze on UAE donated funds. The action prompted dictator Barre to fly to Abu Dhabi to beg Zayed for releasing the remaining allocated money. The flow of earmarked funds resumed to the delight of Salad and Galaydh who both, according to former sugar industry hands, netted at least 25 million dollars for themselves from the project funds. The sugar factory was partially inaugurated in 1980. In the early eighties, Ali Khalif Galaydh, who married a lady by the name of Habiba ***** in order to receive the blessings of the same clan born dictator Barre, became Somalia's new Minister of Industry. It had been widely reported at the time that Galaydh who is from Somaliland's region of Sool made at least 80 (eighty) million dollars in kick backs and direct embezzlement of public funds. In 1983 he claimed of having defected the regime of Siyad Barre and went to the United States to seek asylum. Ever since Galaydh used to live in the US. Since the down fall of Barre, Ali Khalif had been using his handsome cash deposits in the US, the UAE and Djibouti to finance a political come back. As a facade, Galaydh had established during the last few years business ventures in Somaliland, Somalia and Djibouti. Salad Boy served dictator Siyad during much of his 21 years reign in the former Somalia. Because his father was killed by a rival tribesman, Barre compensated him with a cabinet position for life. It was normal to see during those days Ina Salad Boy renamed to a ministerial post in every cabinet shake-up. In the process, Salad accumulated a huge financial wealth estimated at over 100 (one hundred) million dollars, according to former officials of the Siyad Barre government. As Siyad Barre's last Minister of Interior, Salad was noted for his advocacy of the obliteration of the Isaak population of Somaliland. Over 100,000 (one hundred thousand) civilians perished in Somaliland as a result of Siyad Barre's genocide campaign against people in the north. Both Ina Salad Boy and Ali Khalif are friends of Abdirahman Boore, a Djibouti business tycoon with connections with the Corsican and Italian Mafia. It was Boore who had introduced Galaydh and Salad to Ismail Omer Gelleh several years before the Arta conference has been contemplated. This delicate situation has been exacerbated by the progressive loss of whatever authority the TNG initially had. The process began in August 2000 when the TNG printed extra money in Indonesia to the value of approximately 6 million dollars. Dumped on the Mogadishu market, these fake shillings led to a downward spiral of the currency which lost 50% of its value by the end of last year. Premier Ali Khalif Galayd visited Indonesia in late May to try to prevent the recurrence of such financial abuse...
  9. Carafaat;840538 wrote: This is a lie. Ali Khaliif Galeyr was the highest Somali official who opposed the Siad regime and went to exile. To smear his reputation and make sure nobody would listen and follow him the old regime made up these lies. The same thing is happening again, now its clan chearleader Fiqiyare who is spreading this lie, he fears Ali might become competition for his uncle. Read what I wrote earlier on the these false accusations. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/61560-A-testimony-on-Ali-Khaliif-Galeyr?highlight=Khaliif+testimony Come on, come oooooon son, you can do better than that, Mr Carafaat.
  10. Even his base are realising his nature, we must continue with this informative campaign.
  11. Faroole is the biggest boogeyman in Somali politics.
  12. Haatu;840425 wrote: Xaaji Xunjufow, maansha la yiri rag waa raggii hore . Reer Waqooyi haddaad tihiin, aabayaashiin ma gaartiin. Damn, well said.
  13. Cawaale;840316 wrote: Maya, Laakin Sir-Doon xoog leh bay ku leeyihiin oo wadaado ka kooban! LOOOOOOOOOOOL i
  14. wyre;840295 wrote: That's What I Said Lol just noticed it
  15. It's not a real movie. They edited a Die Hard poster.
  16. Something seems to be missing but nobody cares http://uncyclopedia.wikia.com/wiki/Nobody_Cares
  17. I love that website. The clan traces its lineage back to a hermit who claims to be older than the sun and only descends from his mountain cave to declare everything a witch.
  18. Yeah and no one cares about it, even in Bosaso there's a neighborhood named after Somalilanders, and they have parties all the time. Even in Gaalkacyo, there are many maids from Somaliland and they talk about this and that, and no one cares. But Hadraawi, this is my nigga.
  19. Xaaji Xunjuf;840271 wrote: Its not like Somalilanders go to Somalia and wave their flag ileen gar wa lo wada Islaan ninkan, Waliba the security forces at berbera were very nice inay lix sacadood xidhaan bay ahayd. Diyaaradisi uun ba lugu celiyey eh. War diyaarada maxa ka so dedjiyey Faduul:D
  20. This is the funniest one of the week, what the hell, no wonder no one will recognize you.
  21. Very embarrassing sxb, a former first lady of Somalia saying this in desperation of recognition, I am honestly speechless.
  22. If there are pirates in Eyl, then why did the Italian Ambassador go there? Yeah, we both know you are embarrassed by this, this will be used against any argument you make for eternity. Kulahaa all of Somalis are terrorists, waa cajiib. This is a former First lady, that's the funny part