Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. Prof.Cali Khaliif Galeyr oo lafilayo in saacadaha Soo socda uu soo gaaro Magaalada Muqdisho kulanna laqaato Golaha Maxaakimta Soomaaliyeed. Muqdisho, 27-July-06 ( Qaadisiya.com) Iyadoo Mas'uuliyiin fara badan oo isugu jira Aqoonyahan, Proffesors, Culumaa'udiin iyo Jaaliyadaha Dibadda ay kusoo qulqulayaan Magaalada Muqdisho si ay u eegaan Kacdoonka Shacab ee Kajira Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lafilayaa in uu soo gaaro Prof.Cali Khaliif Galeyr. Prof.Galeyr ayaa lafilayaa in Marka uu soo gaaro Magaalada Muqdisho uu kulamo laqaato Mas'uuliyiinta Golaha Maxaakimta Soomaaliyeed isagoona u kuur geli doona Arrimaha kajira Magaalada Muqdisho. Sidoo kale Prof.Galeyr oo mar Ra'iisal wasaare kasoo noqday Xukuumaddii Carte ayaa ujeedooyinkiisa waxaa kamid ah sida Shabakadda Qaadisiya ay u xaqiijiyeen Mas'uuliyiinta Golaha Maxaakimta sidii uu isku barbardhigi lahaa xilligii horey iyo Xaaladda iminka iyo sida Ammaanka uu iminka yahay. Horey ayaa waxaa dalka u soo gaaray Mas'uuliyiin fara badan waxaana kamid ahaa Prof.Cabsi Ismaaciil Samatar iyo Xubno lasocday iyo sidoo kale Mas'uuliyiin kale oo kasocotay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee kusugan Qurbaha Dalka. Inta badan Mas'uuliyiinta soo gaarta Magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn u kuur gasha Xaaladda Ammaanka iyaga oo kadibna u gudbiya Xaqiiqda kajirta Caasimadda Dalka oo ah Mid aanan qarsoomeynin Walaalahooda Soomaaliyeed ee dibadaasi ku dhaqan. By The Editor: Ibnu Muhammed The Editor's E-mail: Info@qaadisiya.com
  2. Originally posted by art: From the announcement released today by Range quote: As a result of the discussions with, and presentations to the TFG, the acting TFG Minister for Oil and Gas committed the TFG to further support Range in its development of Puntland with an agreement that the TFG will recognise and uphold the key terms of Range’s Contract of Work within any national framework of mining and petroleum legislation enacted as part of the Somali unification process which the TFG is involved in. Paragon.....any comments? art, not really. As I've stated in another thread, the time in discussing these issues is time better spent on something more useful. But when sh!t hits the fan, go back and re-read my advices. That may help. PS: I have started blogging about Somali Politics and I have a gut feeling that I shouldn't post anything about these issues in this forum. Were you to want to discuss more, drop me a line in this blog - Rogue Elements That way I wouldn't have a moderator resorting to cheap shots.
  3. Originally posted by AYOUB_SHEIKH: ^^^ Captain of the warlords-cheerleaders stands up for his vice-captain. quote: Originally posted by Paragon: MM, aAdiga iyo el presidente in your ancesteral town (baydhaba) inaad amxaarada u yeerateen ayey ila ahayde waa sidee xaalku? Xaalku waa doofaarka ma cunee fuudkiisaa cabaa noh Kix kix kix
  4. ^^^ The secularist MMA has been firing on the ICU wuxuuna leeyahay Ethiopia wax aan ka faano weeye! What gives? MM, aAdiga iyo el presidente in your ancesteral town (baydhaba) inaad amxaarada u yeerateen ayey ila ahayde waa sidee xaalku? Maxaa isbedelay? Ma amxaar baa idinku soo siqay?
  5. Paragon is what vagulay resembles a warlord from our region, but he is a cyber one and has no real power even in SOL. . Duke, man that was below the belt . I didn't know speaking against the greed and pilage of a venture capitalist firm such as range resources would win me the title of 'Cyber Warlord'. Then again I guess, you have that inherited gene with which you share with uncle Yey; the only gene that has been thus far identified as the one enforcing the tendency to seek the help of heathens. Look at Baidoa today, heathens are roaming its streets, and also, look at Puntland more even greedier heathens are swamming the land. For all I care, keep the heathens in your land. Don't force it on other Muslims-just keep them and we shall see what you reap from sowing their appeasement. Just scroll up and see art's true colour showing-he is in the first phase of paying of the warlords lol, the second phase would 'paving off' the law lords from clogging range resources inwardly paths. PS; As a kinsman who wishes nothing but good, when that happens, I shall come to your rescue .
  6. ^^^ Amir Caamir's cartoon sums up everything. I like the flowers lol.
  7. Maybe it is time to ease up on the cyber civil war and get ourselves a real war, what do you say? me, it is best when war is given to you, shopping for one can be a daunting task!
  8. Apart from my mild accusations of the old man and the TFG general and my support for the UIC, come what may, I find fresh battles somewhat weary. I strongly advice the UIC to remain in Mogadishu and continue their good civic duties-like bring back sense of normality back to the citizens of Mogadishu. Attacking Baidoa or any other new territory will bring more damage to the UIC's image than it will bring any sorts of gains. Somali society is today a disjointed entity that will not be able to withstand Ethiopia's agression. May there be peace in Somalia. Declaration: I will hereby cease to comment on the issues relating to the under-current of war in Somalia. I want no part of the support given to new wars whether in Baidoa or in Puntland. As a keen student of the art of diplomacy, I hope that current tensions in Somalia would finds a more diplomatic solution rather that blazing guns. I have seen and know the effects and horrors of war on civilians and I believe nothing beats peaceful negotiations. Khartoum is a hope that all Somalis should wish its success. May Allah protect them another repeat of war upon them. PS: General Duke: aan is cafino if I came across patronizing. It was not my intension to visit you or another individual in this fora with ill-treatment or disdain. My interest was the engagement of discussion with everyone in this fora. Good luck to all of you.
  9. Gediid lol. 'Amabasha inaa Somalui andhinaajow' just incase, I would memorize those words . Thanks - who knows it may be the passport words to safety.
  10. ^^^ That bribe money would not solve much. Bribe is effective sometimes but at most times it only reveals the deceatful intent of the giver. As I stated in one of the previous posts I made in this thread, range resources may have guarantees from Cade but not from the locals. Few days ago I was speaking of meeting for organising resistance, today in the Majiyahan area the Sultan of all the W clan and other clan notables are in Galgala (meeting with the anti-exploration) militias. Here, read it: Salaadiin iyo Cuqaal la shirey Ciidanka Majiyahan oo hada ku sugan Degmada Galgala Galgala:- Waxaa degmada Galgala ee Gobolka Bari Maanta soo gaarey salaadiin iyo isimo uu horkacayo Suldaanka Guud ee Beesha Warsangeli Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaam iyo Suldaan Cabdulahi Cartan oo shirar albaabadu xiran yihiin la yeeshey taliska Ciidanka Ilaalada Kheyraad Dabiiciga ah (Galeyr) ee Majiyahan ku sugan. Warku waxa uu intaa ku darayaa in Salaadiinta iyo cuqaasho ay soo mareen degaano kala duwan oo ay ka mid yihiin Cawsane, Afaroole iyo Maraje kadibna ugu danbeyn ay soo gaareen Galgala oo ku beegan Galbeedka degmada Boosaaso ee Gobolka Bari. Mar aanu khaladka telefanka kula hadalney Sahal Maxamed Jaamac oo markaa ku sugnaa Goobta Ciidanka ee Majiyahan oo kana mid ah wuufuudaas uu hogaaminayo Suldaanka Guud ayaa noo sheegey in Shirar kala duwan ay wufuudu la galeen dadweynaha ku dhaqan Galbeedka Bari. Isimadaasi iyo Cuqaashaasi waxay ciidanka GALEYR ku booriyeen sugida iyo adkeynta nabad gelyada iyo amaanka, waxay kaloo ku baraarujiyeen una sheegaan in aan Majiyahan aan cidina gor gortan lagala geli kareyn oo ay ciidanku heegan heer sare ah ahaadaan. Waxay kaloo Wafdigaasi oo booqasho ku tegey furinta uu dhufeys ka dhigtey Ciidanka Ilaalada Kheyraadka Dabiiciga ah ee Buuraha Majiyahan ee Hodon ku ah Macdanta kala duwan. Isamada iyo Cyuqaassho ayaa waxay warsaxaafadeed kasoo saari doonaan hadii eebo idmo galabta waxaana isku deyeynaa inaano Soo daabacno, idaacada mataanta nala ahna ay wareysiyo kala duwan ka soo qaado Qaar ka mid ah wufuudaas hadii eebo idmo. LaasqorayNET MAJIYAHAN In Holhol, Nuugaal there are reports coming out that local clan militias baricaded the conaco site and have refused any activity to be undertaken. As range resources has bribed Cade, let us hope they don't try the same trick on these concern locals. Just like Majiyahan, the elders of this sub-clan haven't been informed of the contract that took place between range resources and puntland state. The elders who are the leaders of this region feel offended for Cade to make agreements over the land while paying no respect to them. Here, read it: Maleeshiyo Beeleed Isku Gadaamay Ceelka Shidaalka Holhol Date: Wednesday, July 19 @ 16:55:23 PDT Topic: News (Laascaanood}20.07-06 Deegaanka Hodonka ku Ah Macdanta iyo shidaalka ee Holhol Ayaa waxaa maanta la Soo Dhoobay Ciidamo Beeleedyo Doonaya In Ay Ka Hor istaagaan kaaxda baadha yaasha Khayraadka dabiiciga ah ee Range Resources oo uu baarlamaanka puntland uu ansixiyay in ay baadhaan goobaha ay ku tuhmayaan shidaalka. Warkan oo aanu ka helnay ilo xog ogaala ayaa intaas ku daraya in maleeshiyo beeleedka haatan ladoonayo in ay isku weer ka qabtaan deegaanka holhol ay diyaar garow iyo is abaabul ku jireen wixii ka danbeeyay markii uu baarlamaanka puntland ansixiyay in la baadho bacdanta iyo shidaalka ku kaydsan deegaamo hoos iyamada maamul goboleedka puntland holhol-na ay ugu horayso goobaha la baadhayo. Maamulka gobolka sool ayaan ilaa hadeer fariimo dignin ahi ka soo bixin sidoo kale maamul goboleedka puntland ayaan isna wax hadala ka odhan ciidan beeleedkan. Maaha markii ugu horaysay oo maleeshiyo beeleed doonaya in ay ka hortagaan baadhayaasha macdanta iyo shidaalka lagu ururiyo deegan hodon ku ah khayraadka dabiiciga ah. Horaantii sanadkan aynu ku jirno ayay ahayd markii uu maamul goboleedka puntland uu deegaanka majiyahan u diray kooxo baadhayaal ah oo ka socda shirkadda Range Resources. Halkaas oo ay ku nafwaayeen qaar katirsan ciidamadii maamulka puntland iyo maleeshiyo beeleedkii ilaalinayay khayraadkaas kadib markii ay dagaal afka is dareen :Liibaan Maxamed Nuur Jordan::::::Widhwidh Media Center::: info@Widhwidh.com Cabdilllaahi yuusuf iyo Cadde Muuse oo heshiis ka gaadhay sidii loo qaybsan lahaa khayraadka Puntland. Garoowe,19 July,2006-Waftigii uu hogaaminayey madaxweynaha dawlada kumeelgaadhka ah ee Soomaliya Mudane Cabdilaahi Yuusuf iyo madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi ayaa kulan labada geesoo d aoo ku yeesheen magaalada Garoowe,waxaa isafgarad buuxa laga gaadhay sidii laga yeeli lahaa khayraadka Puntland,isla makraana si wadajir ah loo qaybsan lahaa, sidaas waxaa saxaafada u sheegay Wasiirka Warfaafinta XUkuumadda Federaalka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo hada ku sugan magaalada Garoowe.. Mr Maareeye waxaa uu sheegay in ay labada dhinacay ku heshiiyeen in uu sii socdo baadhitaankii ay waday shirkadii horay heshiiska ula gashay dawlada Cadde ee RangerslDawladuna ay taagerro buuxda siin doonto sidii hawshaasi u hirgeli lahayd. Baadhitaanka khayraadka dabiiciga ah ee Puntland ayaa waxa ka dhashay muran xoog leh,kadib markii ciidamo ka amar qaata dawlada Puntland iyo ciidamo beeleed ka soo jeeda gobolka Sanaag ay isku hdaceen deegaanka Majiyahan oo ka mid ah meelaha macdantu ceegaagto,dhulkaas oo dadka degani aad uga soo horjeedaan in la baadho macdanta dhulkooda iyagoon wax laga weydiin. Dhanka kale waxaa maalmahan ka socda dhaqdhaqaaq baadhis macdameed iyo sahamin shidaal oo ay wado shirkada laga leeyahay wadanka Australia ee Rangers oo ka socda deegaanka Holhol oo ka tirsan tuulada Carooley ee degmada Taleex,halkaas o ay horay odayaasha deegaankaasi ka digeen in ay dagaal ka xigaan hadii lagu soo xdgudbo dhulkooda,isla amrkaana aan wax baadhitaan ah laga samayn karin dhulkaas iyadoon wax laga weydiin. Dhanka kalena, Wafdigii uu hoggaaminayay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa hada ku sugan magaalada Gaalkacyo,halkaas oo ay hore ugu sugnaayeen xubno ka mid ah dawlada oo uu ka mid yahay Xuseen Caydiid,iyo weliba Cabdi Qaybdiid. Laascaanod online News Desk. Contact:Webmaster@laascaanod.com
  11. ^^You don't think he has any connections, previous or present, to Ethiopia? No? Another question is: in this TFG gangster parliament, is he not the head? If you don't blame the head, whom should you blame, the toes?
  12. Who are we kidding here. Although I might commend Duke's u-turn in condemning the intervention of Ethiopia in Somali matters, we cannot, at any time, believe the notion that Gheedi and Jurile, are the ones ordering Ethiopians into Somalia! That C.Yussuf is ceeb-ka-saliin. Please! These two men (Gheedi & Jurile) are and always have been the vessels of C.Yussuf's power. Any of blame of war, intervention or restlessness that comes to Somalia which involves Ethiopia fairly and squarly falls on Ina Yussuf's shoulders. No one else is to blame. If Ina Yussuf is innocent of these allegations I make, then, let him make clear his position and say: I am not with the Ethiopians and that it is these two men who are inviting them. Only then could we even entertain the thought of the old man being innocent. Now our PM and minister Jurile are fighting to prevent dialogue and are making statements contrary to our national interest. The courts are new power, they must be brought into the fold and respected. C'mon now Duke. It was the main man who set the path for the PM and Jurile to follow. Don't try to mislead us by becoming chameleon sxb. The old man made accusations of external alliances terror links against ICU and it was he who blantantly refused the khartoum negotiations. Again, if any, it is going to be him who would invite Ethiopians and all kinds of heathens to Somalia. The PM and Jurile are these fools who you are using expediantly, the falls guys who have no clue of where they are heading let alone invite enemies into the countries. It was only yesteday the government agreed to go back to Khartum and behold we get this news. Why make a big deal about a few gun men coming and leaving Bur Hakabo? Was it not your responsability Mr PM to secure Bur Hakabo? Why do we need the Ethiopains to crush a Somali faction? Yeah yeah yeah. Nabad ayaa ku haboon dadka iyo dalkan Soomaaliya ee dagaal iyo dira-dirada ku raggaadey sxb. Amxaar diidnimadan hadeey dhab kaa tahay, runta sidey tahay waa arrin aad u wanaagsan. Maasha-Allaah ayaan ka leeyahay.
  13. ^^^ The TFG is not accused of murder, rape and forceful occupation. If that were the case, I would still use the same procedure I am employing now. It is all fair and square, contrary to what my qabiilist friends entertain.
  14. Duke: Who's words are you parroting now? Inda CADE has beeen found guilty by the people he oppresses... I have noticed Paragon attacks the elected TFG, the elected Puntland state and yet defends the likes of IndaCade, amazing............. Speculations, speculations. Show me some real evidence! Testimonials, first or second person accounts and direct link to IndhaCade. When you get hold of such evidence I will listen to you, but before that, try to shut your unsure gob.
  15. What could prevent Garowe inept and rethoric-driven oligarchy to spend royalties on tribal militias, aimed to further increase mining areas, instead of national defence imperative? Actually, that is the main concern. Now Cade's nephew, now Range Resources armed gang and tommorrow, God knows what Cade will do with the proceeds he gets from minning. PS: As Uchi rightly named, 'Poor delussional As-Saffir As-Sakhar' is just his name suggests: dellusional. Duke no longer possess the faculty to understand, that faculty has been filled and sealed by its brainwashers. So its no hoper addressing him. Erm, Sakhar, FYI, I am no marxist nor am I a socialist. I guess as usual to your kind, you misread my messages. Sorry.
  16. Innocent till proven guilty. The same applies to Indha-Cade. If anyone has a case against him, let him/her bring their case forward and provide conclussive evidence. Until the man is implicated in the wrong-doing is currently being accused, I say hands off! Let him call himself security chief ma ahe, let him name himself The Third Reich. There is nothing anyone can do about it.
  17. Very courageous of Dayniile to accept that they have printed misinformation about certain Somali groups. Instead of jeering them for taking this decision and assuming the worst of them, maybe other websites would take the same step; confess to their former misinformations. It is up to them whether they wish to invent inexisting individuals to lay blames with, so long as they promise not to print inaccurate and propaganda news. Kudos to Dayniile, it takes guts to confess.
  18. ^^^ Duke, I know like your uncles (Cade and Yey) that you will sell your soul to the next heathen you see. Art, a capitalist blinded by disregardful profiteering (who has bought shares in the spilling of blood between peoples who have never fought each other prior to range resources meddlings) comes to this forum and there you are aligning yourself to him. C'mon Duke, I know you can do better than call me names and judge me as you imagine me to be. Art is driven by greed and any man driven by greed will use everything else as means to an end. What he and range resources are using as means to an end is not his very personhood, family or community, but my and your people. The welfare of our peoples is in danger and right now to speak against the ills profit driven venture capitalist is the least I can do for my people. You think I am living in luxury somewhere in the West? You are misinformed souls using that sort of lame excuse to dismiss me. Do you want me to shut up about all the wrongs done to my people because I happen to live in the West? Or as Art would want to convince me that his greed driven profiteering is going to do any good for my people except blunge them into deeper troubles? This must be a joke. The worst thing is Duke, you have an inherent genetic disposition and a great potential to be come a subserviant poddle for the next person that comes around- and unfortunately everything or everyone you so far worshiped has become a failure. As I write this there are planned clannist meeting in Buraan (of the sub-clan of Majiyahan) and other general meeting in London , Minesota and the UAE. These meeting are a consequence of Cade's ratification of range resources' deal to exploit their clan's land and the aims of their meetings are far from friendly to Cade. There seem to be a sense of defiance in the air when it comes to this issue. How then do you expect range resources to secure the rights it needs to exploit these lands if the inhabitants do not wish it? Duke, are you trying to tell me that Cade's militias, while pretending to be the state of Puntland police, would supress that clan's protestations by force? If that is so, then, expect a clan war and the end of Puntland. art, I do alot for my country and the thing I shall do next, God willing, is to rid my country off greedy folks like you. Ma garatay?
  19. Duke: Paragon, keep supporting the occupation of Inda Cade and Co, It is un-Islamic to support the criminal clan occupiers and alleged drug barons... I have come across many cyber warriors like you before, who in the real world are persona non grata... The TFG is united thus far, its legitimacy is not in doubt, the UN has given it the green light to arm itself and defend the nations interest from the likes of Cirfo, Indacede,Seeraar, Goobale who occupy a large swade of the nation and who now hide behind Islam Walaalow Duke, ma diinta Illaahey miyaad la dirarsantahay? Ma qabiil iyo diinta ayaad iga dooneeysaa inaan kala doorto oo aan taageero C.Yussuf? Inkastuu Odeygaa aad u daba-dhilifleyso reer aan aniga iyo asaga guud ahaan wadaagno, hadana Illaahbaa i lehe ee aan kugu dhaarshaye ma xaq ayaan baadhil ka doortaa? Adiga go'aankaaga qabiiliga eh ee aan diin iyo wanaagna lugta ku lahayn, waa mid adiga iyo Illaahaaga idinka dhaxayso ..aniguse waligaaba igu dacaayadee Indha-cade iyo shaqsiyaad la mid ah. Taas waxba ii dhimi mayso. On the same token, I speak and state existing realities, and I do not give my support to anyone unduly. For that same reason, I have posted news articles and asked questions of potential outcomes-is it really that bad to ask questions about the TFG establishment? Does anyone who questions the TFG- even sincerely- deserve to be deemed enemy? Sxb chill- this is a forum, there isnt a need for warriors -cyber or real. Besides, if I must remind you, I am consistantly promoting peace in the place of conflict, negotiation in the place of defiance. My support changes with the suitability of political and social strategies and who employs them best. If C.Yussuf had a sound agenda coupled with a good track record of political achievement, you know I won't have anything against him. Thus far, all I have witnessed from C.Yussuf is one failure after another and a great deal of incompetency in selecting the right people for high posts, which are essential to the successful fulfillment of the administrative duties (of governing Somalia according to the constitution of the country) to which the TFG was made responsible. The ICUs have achieved within a span of few weeks what Yussuf couldn't achieve in over one and a half year. If you want me to be fair to C.Yussuf or the TFG in general, tell me one tangible thing it has achieved? To be quite honest, none has been achieved by the TFG, that is as far as I know or can be varified by all Somalis. Now, on the other hand, the Courts are not themselves blameless . Indhacade occupies poor farmers and has been accussed over numerious crimes. I am not protecting them and if there are those who wish to bring a case against him, then, by all means, they should. Sheikh Xassan Aweys has been called the domineering effect behind the whole ICU mechanization. Some go as far as to call him a tribalist- Allahu Yaclam- I dont know what his real intentions are, but to be honest, the Courts have brought real peace back to Xamar. And by Allah I support them for that. Even a bonus is their religious dispoisition, which again I support. Allah knows what is in our hearts. In my heart, my honest support stems from the want of welfare for my fellow Somalis wherever they are. If you or another person finds fault in that support of mine, you and they are welcome to express their feelings in whatever manner they so desire. Fi Sabiilillaah.
  20. Just a day after the warlord-cum president of the TFG, Abdullahi Yussuf, declared to Sharq ul Awsad that he has rejected to participate in the peace talks in Khartoum, Sudan, the Speaker of the Parliament - Sharif Hassan, stepped up the plate by rallying the MPs around his initiative, in order to convince them to join the talks with the Islamic Courts Union. This is contrary to Abdullah's policy towards the negotations with the TFG. Mr Abdullahi has deviced a plan to ignore the courts altogether and thus provoke them to attack his base in Baidoa, so as to invoke his right for self-defence , be that involving Ethiopian backers. This deviced plan hasn't spanned out as expected. So I ask you, could this be (as Duke would probably have us believe) a minor thing or a blow that may precipitate the beginning of the end of the TFG as we know it? ----- http://www.goobjoog.net/ Sat, 15 Jul 2006 13:19:00 13JulGMT Guddoomiyaha Baarlamaanka oo shaaca ka qaaday in Baarlamaanku ka qeyb galayo dib u heshiisiinta Khartoum Shariif Maxamed (Email: Shariif55@yahoo.com) Guddoomiyaha Baarlamaanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa taageeray dib u heshiisiinta iyo wadahadalka ay dowladda Federaalka la yeelato Maxaakimta Islaamiga Soomaaliya, kadib markii maanta uu Baarlamaanku yeeshay doodii labaad ee ku saabsan dib u heshiisiinta. Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa fadhigii maanta ka sheegay inuusan isagu qabin in Baarlamaanku gacan togaaleysi galay, wuxuuna caddeeyay in Baarlamaanku xaq u leeyahay inuu ka hadlo xaaladda dalka iyo siyaasadda taasina aanay macnaheedu ahayn inuu gacan togaaleysi sameeyay. “Xukuumadda hal heshiis nooma keenin laba sano, dib u heshiisiinta waan wadeynaa, waanan ka qeyb galeynaa dib u heshiisiin kasta†ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka oo caddeeyay inay guddi u saari doonaan wadahadalka dib u heshiisiinta ayna shuruud la'aan uga qeyb galayaan dib ueheshiisiinta Suudaan. Warka ka soo yeeray guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa iska caabin u ah khudbadii uu madaxweyne C/llaahi Yuusuf ka jeediyay shalay Baarlamaanka, waxaana soo shaac baxday inay mar kale dowladda Federaalka ku kala qeybsameen dib u heshiisiinta iyo sida loola dhaqmayo maxaakiimta. --- Baydhabo (Baidoa.com)-Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntiisa Baydhabo. Kulankan oo ay soo xaadireen 158 xildhibaan ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan waxaana looga dooday kulankii loo ballansanaa in maanta-15 July, 2006 uu ka dhaco Khartuum, Suudaan ee dib loo dhigay ka dib markii ay dawlada codsatay in dib loo dhigo, laguna dhamaystiri lahaa heshiiskii ay June 21, 2006 Khartuum, Suudaan ku gaareen Midowga Maxaakiimta Islaamiga ee Muqdisho iyo dawlada Federaalka Soomaaliya. Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa khudbad uu ka hor jeediyay xildhibaanada waxaa uu ku sheegay in Baarlamaanka uu yahay siyaasi oo uusan ahayn askar uuna xaq u leeyahay siyaasada in uu ka hadlo loona baahanyahay in xukuumada iyo Baarlamaanka ay wada shaqeeyaan oo ay isku fikir noqdaan. Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa yiri: "Anaga fikirkayaga in la diido oo la yiraahdo idinku meel aydan lahayn baad toogaalaysataan anigu uma arko. Anigu waxaan qaabaa Baarlaamanku xukuumadu way inkirtay sababta oo ah hal heshiis oo laba sano ay noo keentay ma jiro. Hal heshiis oo caalami ah ama hal waraaq ku qoran oo xukuumada hal maalin ka hadla na tiri ma jiro." Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa ku yiri xildhibaanada: "In dib u heshiisiin la wado oo dalka dib u heshiin lagu soo dabaalo inta diidana gacanta ha taagto, inta dib u heshiisiin in l wado ogonla gacanta ha taagto. Cid dib heshiisiin diidi karta ma jirto. Anagu dib heshiisiin ayaan wadaynaa, guddi ayaan u saaraynaa, waan la hadlaynaa, qof diidi karana ma jiro." Hadalka uu maanta Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ka hor jeediyay xildibaanada ayaa jawaab u ahaa lidna ku ah hadalkii uu maalintii shalay Madaxwayne Cabdulaahi Yuusuf Axmed ka hor jeediyay kalfadhi aan caadi ahayn oo uu yeeshay Baarlamaanka federaalka Soomaaliya kasoo uu si kulul ugu weeraaray Midowga Maxaakiimta Islaamiga ee Muqdisho uuna ku sheegay in dawladu aysan ka qaybgalayniin kulankii loo ballansanaa in maanta-15 July, 2006 uu ka dhaco Khartuum, Suudaan, uuna kaga codsaday xildhibaanada Baarlamaanka federaalka in ay gartaan waajibaadkooda iyo hawshooda aysanna faraha la soo gelin hawsha waaxda fulinta oo ay ku ekaadaan sharci dejinta. Kulank maanta ee Baarlamaanka federaalka ka dib ayay suxufiyiinta ku sugan magaalada Baydhabo oo ay Gudoomiyaha Baarlamaanka wax ka weydiiyeen haddii kulanka Khartuum la aadayo wuxuna yiri: "Kulanka waan ka qaybgalaynaa, dib u heshiisiintana waan wadaynaa, Baarlamaanka iyo dowladuba waa dib u heshiisiin. " Abshir Maxamed Nuur "Mandela" Baydhabo mandela@baidoa.com
  21. For exactly the same topic, check Here, Here, and oh Here. Oh wait, and Here too. So please, would you be so kind to mind the repitition, its kinda iritating you know .
  22. Originally posted by General Duke: ^^^MMA. There is no dispute in Puntland, we have a number of confused folks like Paragon parroting some silly individuals. Puntland should wait for no one as is the law of time,,, Duke, duke, duke. You think I am 'parroting' and 'silly'? Well, according to you maybe. But my friend as my observations have been from the start, you and your Cade president might want to rethink your stances. That is, if you think I am silly and I am misguiding, let Cade Muse even try to set foot in another clan's land and take its resources. I hope Cade Muse confines himself to Nugaal or other Puntland friendly areas like Garowe or even Nuugaal valley. Art, For profit's sake, next time I hope you rethink where you put your nest-egg. In clan mentality, one clan's so-called parliament and its ratification of decisions over what is another clan's land is a sign of disdain and invitation for conflict. Puntland parliament's ratifications means jack in current Somalia's case. There isn't an Ausie, Yankee or Brit institutionalization procedures operating on the ground, it is dog eat dog that reigns supreme.
  23. Magacyada Xubnaha Wafdiga : - 1- Prof.Ibraahim Xasan Cadow. Guddoomiye. 2- Sheekh Axmed Xasan Bile. Kuxigeen. 3- Sh.Axmed C/samad - Xogheyn. 4- Sh.C/raxmaan Maxamuud Xuseen. Xogheyn. 5- Dr.Dahir Maxamuud Geelle. Afhayeenka. 6- Dr.Axmed Aadan. Xubin 7- Dr.Cumar Axmed Wehliye. Xubin. 8- Sh.Khaliif Maxamuud Warsame. Xubin 9- Sh.Maxamuud Cabdi Ibraahim - Xubin 10- Sh. Axmed Cabdullaahi Xuseen. Xubin 11- Dr.Cabdulqaadir Macalli Geeddi- Xubin. 12- Jen.Jaamac Maxamed Qaalib - Xubin. 13- Sh.C/karim Sheekh Ibraahim. - Xubin 14- Sh.Axmed Cabdullaahi - Xubin. 15- Sh.Maxamed Diiriye Sabriye - Xubin 16- Dr.Axmed Cabdi Aadan. -Xubin. High calibre, or is it just me.
  24. ^^ Indeed rolling, may more peace come our way Insha-Allaah.