
Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
is 4:30 am and i'm on my way to work.... aduunkaan saad u jeedaan dhibkaa aa jiro.. heer waxaan joognaa aan doorooyinka ka hor seexano aana shimbiraha ka hor kacno.. saan ma soconeeso I have to go back to Africa!! rafaadkaan ciro ee waayeel kasoo saartay, islaamahana sisimaaniko in ee ku xarogoodaan ee bilaabeen...see yeelnaa hee..wabilaahi towfiiq in aan iska dhaho oo aan sidii curi camal guureeyo lee waaye... Wareer Badanaa!!!
-
VIDEO: Big fight over the infamous cartoon. Chaos.
Tuujiye replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
KK diinta wixii xaq ah oo run ah kama soo horjeedo... laakiin sababta keeneyso xanaaqaan oo ka xanaajinaya dadkaan waa jaceelka ee u qabaan diintooda... in a way I think at this time of age, we should educate the people about Islam and the reason why we don't draw pics of our messenger. We can't be burning flags and threaning people to death, we have to fight back diplomaticlly like sheekhs are doing... However I personally think is not so negative to show some anger with out violence because it will show how we still believe in our faith and that we will never accept anything negative about Islam. dadkii christaanka ahaa iyo kuwii kale, diintoodii bee ka wada tageen oo wax kaste ayaa normal la noqotay. Islam wili waa diin dhisan oo xoogleh, waa diin umadeeda respect u heysa, waa diinta kili maanta si rasmi ah loo raacsan yahay... laakiin gaalada waxee noo arkaan in aan nahay dad waqtiyadii hore stuck ku ah oo jaahiliin ah..ma arkaan dulinimada ee heystaan iyo sida ee ugaga tageen diintooda lool.. Wareer Badanaa!!! -
2+2=5, No, but you were mocking her for speaking against it. can you show me? meesha aan ku mock gareeyey.. Neumann, is that the athiest sign? Wareer Badanaa!!!
-
Ngonge war bax kubada baro.. Sean-Rights will be that team waayeel yahoo kubada aan aqoon... Nin ka fiican oo booska ciyaaro maba heysato England..and plus the man could play left and right and even defence if needed. He has the experience as well.. Zamora and Bent, I would take Zamora but Bent had a good year too so is hard not to give him chance..laakiin I don't think he will go.. Anyways who the hell cares about UK??? I hate England and I hope they don't pass the first round lool... Wareer Badanaa!!!
-
War wili mala soo dhajin kooxda.. Maradona plays around with the media... I told you, Argentina has a weak midfield but not defence.. the problem they have is midfield and how they can't get the ball to messi... I think messi should be one of the middle player and Malito should be in his place... they need someone who could create plays in the middle.. so Messi in the middle and keep Pipita Higuain and Tavez front.. I would also keep Sergio Aguero in the center to help messi.... If Veron gets all that help, I think this team will be deadly... I don't know how Maradona will be saying no to Diago Malito so we will see... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ loool... shalay ayaa aniga koo isoo wacay and I don't know how he got my number.. "Abti sheekada wee xuntahay oo xaaskii iyo caruurtii baa iga xanuunsan anigana shaqa la'aan baa iska kee heysatee, bal kis yar aan sii kalkaashano noo soo *** 5 kun oo kale laakiin waa waxaad awoodid".... hooyo aan wacay oo weediiye ninkaas waxa uu yahay iyo xaalkiisa markees bee dhahday, "hooyo waa nin maskiin ah oo mareykanka joogo".... nin Mareekan joogo 5kun sii, wareer ka weyn maa jiro.. hooyadiis ha u sheego!! Wareer Badanaa!!!
-
200 oo lacagteeda ah xitaa ma aha yaah!! maxaa loo dhisooyaa gabdhahaas? Villa? mise joodari silk ka sameysan aa lugu seexin rabaa? shaqfir makaseysaan!!! 200 oo $ ah laakiin mida kale, bil aan masruuftaa ani lool... Wareer Badanaa!!!
-
Huddlestone, Jamie Carragher, Stephen Warnock, Michael Dowson and scott parker in uu qaato ma aheen... I think the final cut will be made after the Mexico game.. I like Darren Bent, just like Rooney he had a solid year... good to see Joe Cole in the line up and does not because he is a chelsea man, but Joe worked his a$$ off to get in.... I still think England's Back is weak...I don't see this team getting far deep.. A&T Maradona didn't make the selection yet saaxiib so don't speak too soon as always... and mida kale, you picked Austarelia over Ghana and and the serbs? do you think Austarelia will be coming out of that group? ghanna is the best African team this year sxb Karl..I hope my African teams proof you wrong... I like the Bafana boys and Ghanna..I also like Nigeria which... Africa has a good chance this year people so come down... Wareer Badanaa!!!
-
^^ coffee badan maa cabtay maanta? lix star bucks maa kugu maqan bisinkee! meeqo meeqo aa la iska rabaa! Wareer Badanaa!!!
-
Ibsi are you sure that money will be reaching the poor girls?.. aduunka tuugaa buuxdo.. Wareer Badanaa!!!
-
labo boqol iyo xoogaa page oo booto iyo waabsi ayaa meeshaan ka buuxdo... JB oo wiligiis aan cunin wax aan ka aheyn hilib ari ayaa wuxuu ku leeyahay maraq duqsi!..Nuune na wuxuu dhahay sabata uu la niikis badan yahay waa fuudka yaxaaska ee lugu soo korshay! ....jini dalaq ha idin dhaho... Juxa sadaqo raadis maa tihiin adiga iyo Ibsi..maal mahaa sadaqada ayaan iska baxsadaayee... Wareer Badanaa!!!
-
Tuujiye, are you in favour of circumcision for females? Did I say that? Wareer Badanaa!!!
-
filin qashin ah waaye!! laakiin sakiin ruujimo eh maxee u doorteen? lol.. halahaas aan la yaabay..and why bajaq kaste oo model noqotay ee always uga hadashaa "jaroo"? maxaa ku dhacay sheekadii "xoogitaanka" horta oo biljam ku qabsatay?.... Wareer Badanaa!!!
-
Yaree Turafatoorayaasha Toronto maad uqabtaa nimanka aduunka dhan?.. Toronto waxaa arkee guygoo surweel qatar ah wato iyo shaati qaali ah..kabo laga qeeliyey iyo suun indhaha kaa qabanaayo. laakiin Tim Hortans aa la fadhiyaa oo maanta dhan shaxaad aa la raadinooyaa... Nimanka labiska badan ee toronto waa wada broke oo been wado.. wax ka sheeko badan ma jirto, wax ka shactiro badan oona ka reer magaalsaan ma arkeysid..laakiin wax ee kuu dhaafayaan ma laha xitaa penny...So KK, bajaq yaasha Toronto lee la hadal....lool... Adiga iyo VAL kuma jirtaan sheekadaan coon yaal yahoo ee dhaafa gabdhahaan masaakiinta ah buufis haku ridinee...shuuto shuutadooda haku bartaan aduunka.... Wareer Badanaa!!!
-
^^ Steve Maalee!! lool waraa Haatu reer chelsea ma alalaasaan ee ha iska wareejinina waxa la idinku yaqaano... funaanad Blue ah ayaan kuu hayaa hadaa rabtid.. Reer arsenal goal hadee dhashaan, topic cusub ee furaan oo qashin camal usoo baxaan ayagoo daruucdii jabuutiyaanka "bacweynta" wato... yaab baad leedihiin... Arsenal yaa ka jabay? oo wax tari karay? Chelsea meeqaa ka jabtay? dhinac dhan oo difaac ah ayaa naafa naga wada noqdeen.. Bosingwa,Recardo,Essien,Cole,Evanovic,deco, Mikal.. ext war odayaasha mid aanan jabin kuma jirin laakiin kuligood wee soo laabteen maxaa yeelay sidii Arsenal oo kale cilaan looma marsho iyo rinjiga cijiyaha... Arsenal needs two solid strikers and your ugly manager knows that laakiin indho adeegii A&T buu lasoo fool xunyahay.... BOB, A&T hala yaabin nin yahoo..wili dadka banooniga rikoorka ka dhegeysto waaye... Somalia waardiye uu ahaan jiray ma ogid miyaa? raadiye suu u dhageysanaaye waa ku tagyay..hadana tagsiile waaye raadiyo lee u daaran...Banooni waaguu ciyaari jirayna, wiligiis garoon iyo xariijimo maku ciyaarin.....kaalay adiga la muran marka..car hakuu sheego maanta midibka funaanada Liverpool! Bullynimo buu nugu wadaa asagoo bud weyn wato.. Wareer Badanaa!!!
-
^^ lee you picked Portugal over Ivory coast? lool.. war ninyahoo ma taqaanid kubad... War, if Argentina ends up in the semi-final, it is a miracle. They don't have a good defence at all. I know your logic. Messi is there and therefore all is rosy. A&T do you know almost all your Inter defence player are Argentinians? war ileen waad iska hada shaa..marna no faani Inter iyo difaaceeda marna Argentina difaaceeda caay..kaalay super powers mee ka helaan funaanada Inter marka ee xiran yihiin? kala hadalkaan naga dhaaf... Argentina has one of the best defensive players but what they lack is Midfield...Thats why they need qashinkii Rekalme.. Brazil hadee face gareyso Spain, wee u dhamaatay inkastoo aan aad iyo aad spain u necbahay, Brazil tabar ee goal ku dhaliso ma laha...unless ee qaataan Ronaldinho lool...mr creator waaye ninkaas abti! Wareer Badanaa!!!
-
Lambard did the right thing, the title is more important than the golden boot and his decision was justified when he nearly missed the 2nd penalty. .... waraada chelsea maxaad ka taqaantaan? Yes Drogba wuu qaldanaa in some what because is never good to change the PK taker, laakiin Drogba use to take PKs for Chelsea all the time and he is good at it.. Rooney is the biggest baby and he showed it time after time even in the world cup!.. Rooney takes the PK for Man U. how many goals would Drogba have if he took the ten pks Lampard had this season? 39!! lool.. Drogba never misses PK saaxiib..that shot is called top left corner! maxaa ka taqaan waxaas? darbadii ciyaal London ayaa kugu jirto oo caatada aheed!..lugo yar yar oo baasto istakiin ah darbadaas oo kale maba keeni karaan..marka waa caadi hadaa la yaabtay xoogeeda lool.. war hadii ee ku aadanaan leheed boortiyeeriga xitaa taas ma qaban laheen lool OZ tnx man..we won because of you sxb..I used to post at the sport section way back but sonkor iyo cusbo ayaa ka maqneed..laakiin hada ragii SOL ugu shidnaa ayaa ku ganbanaa meeshaan and when I got back to SOL oo aan ka waaye raga luuq yadii kale, baan iska soo booqday Sports sectionka mise!! lol.. Wareer Badanaa!!!
-
^^^ waraa see wax u jiraan? maanta wax fiican ayaaba iga sheegtayee! deen miyaan kugu lahaa mise wax kale aa igu gaadoosaa?loool.. War nin yahoo the way this year went, anything could have happened.. I knew chelsea would come out gunning laakiin mistakes ayaan ka cabsanaaye.. I'm glad Anilka put away the first goal early.. laakiin A&T, adiga yaa ku siiyay darajada aad ku noqotay "analyst"? adaa isa soo sharaxday oona is doortay! indha adeegii Al-shabaab miyaa kan mise kii qadaafi? Wareer Badanaa!!!
-
^^^ ninkaan suu jac buris uyaqaano horta ma soo aragtay? inama caadi ma aha waxa qashin maskaxdiisa ka buuxo...looool Wareer Badanaa!!!
-
^^ MMA ninkaan maka qeelininoo? saan muu ku fiyow yahay? hada kohor waagaan dugsiga quraanka isla dhigan jirnay ayaan mar arkay asagoo daqsi intuu qabto baalasha ka tifaayo, markaan dhahay waraa baastoo maxaa sameynoosaa? buu wuxuu igu dhahay fiiri..daqsigii oo curyaan ah ayuu wariiri intuu soo qaatay korka kasaaray..fiir see isku dagaalaan kulahaa!!! waagaas aan ogaa ninkaan in ee aheed qalad in xabadii xamar lagala soo cararay... maantana fiiri, badeel intuu noo soo qaatay buu been nugu aasayaa!! waa iska marqaan sanahay ee raali noqda in uu na dhaho waaye MMA..qasabtum!! anaga baacyaal maan ahay markaan sharoobadaan nuune ka cabeyno? Wareer Badanaa!!!
-
I think Argentina will be in Finals.... my picks.. Argentina VS Brazil or Argentina VS Holland I love my African teams but I think we will go to the final four for the first time lol... Wareer Badanaa!!!
-
^^Nuune saaxiibo bas waaye walaahi..saan mana anfaceeso...odayaal aan aqaano oo asxaabul "bunka" ah aan wacaa Dublin ayaana kuugu keena!.. yarka quraan ka weyn in lugu saaro waaye adin! maya maya maya war saan runtii maba ku fiyoobid!... Kenya tagisteeda weeba kaaga soo dartay kawaran.... miyirkaan aa rabtaa in aa diyaarad ku duulisid.....laakiin see adi meel kaste ku joogtaa? jini maa tahay mise malaa igta garbaha? waraa managa joojisidoo anaga fooxaan aa noo shideesid! Wareer Badanaa!!!
-
^^^ sifiican wili! Wareer Badanaa!!!
-
^^^ lool anba waan ku qoslaaye.. But saaxiib how could they talk about Rooney so much when drogbe missed games because of injury and left for the African Cup and still won the golden boots! he took his first PK today lool for this season but Rooney is the PK taker for Man U and most of his goal are because of PK lool... Drogba is the best striker this year hands down.. Rooney did have a great season and I think he is the best English player but not the best player in EPL lool... Tnx BOB..I see you like the African players too lool.. Faarax lool war ninyahoo liverpool sanadkaan liifadooda waa gaabsaneed sxb laakiin just because they hate Man U doesn't mean they let chelsea win...hanugu soo kicin Ngonge iyo Nuune yaaqee waa ku tuugaa! Wareer Badanaa!!!