
Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
Ngonge so you giving me your vote? You know aniga Lucas in aan kasoo horjeedo right? Wareer Badanaa!!!
-
Interreligious marriage + small rant + my solution
Tuujiye replied to Sherban Shabeel's topic in General
^^^ Logic thinking sida loogu tagay maka qeelisay Blessed? kuwaan diin celis ee u baahan yihiin.. dugsiyadaa quraanka in la geeyo waaye oo loox loo dhiibo iyo qad.... Wareer Badanaa!!! -
Interreligious marriage + small rant + my solution
Tuujiye replied to Sherban Shabeel's topic in General
^^ war waxaa rabtid bax guurso..cali beesteen bax keenso hadaa rabtid..qaf kaa celinooyo maa u jeedaa? bax baadari keenso hadaa rabtid loool... iswalaaq jeclaa qoftaan?... caawa mee kaa soo jajabtayna? khandho fiiyfkaaga ku dhacdee! GD wonder, are you a sunni saaxiib? nuune, gaalo oo dhan murankooda intaas waaye specialy kuwaan kitaabada okiyaalaha weenka iskaga kor heysto... Wareer Badanaa!!! -
^^looool... dooro uurleh oo laqalay, markii la kariyo ukunta ku jirto dhexdeeda mashiilmee mise waa karsamee? cibaaro lee ma ahaa.... Waraa jini in aa qabtid cunug yahoo niikiska badan, bina aadanka dhan markee kacaan wax fiican oo ka fikiraan oo kheyr leh..laakiin dooro uurkeeda aa adiga keenee..ilaah iyo umadiisa aa kuu maqan xitaa cayayaanka.. Wareer Badanaa!!!
-
Interreligious marriage + small rant + my solution
Tuujiye replied to Sherban Shabeel's topic in General
^^ lool.. bas waayahay waa iska dagaa...KK runtaa waaye diinta si kaste aa loo qaataa oo xitaa muslimiin badan ayaa jira oo gaalo iska wato sidii boorso gacan cusub, laakiin ninkaan opionkeena uu na weydiiye nooh! No! markaan ku dhahnayna intuu "kud" isku dhahay uu waa baxaa na dhahaa... Anaga lasaanyo maan siin jirnay mise buskeeti? kibir badnaa.. Wareer Badanaa!!! -
^^^^ Allamagan, waraa ani wax marabo in aan dhaqan celiyo loool...Bilcaan dhaheeso "say walaahi" adoo shukaansi dhexmareysid, dhaqan mar hore uu ku daaye loool...aiga marka kuwaas liifada aan ka gaabsaday marhore.. Val, naga ganbiso.. maanta example walaashaa hadee mid sacuudi ah ama pakistaani ah irida kaaga soo galiso oo ku dhahdo "yaa xabiibti, anta yaa jaceelkeyga" maxaa sameyn laheed runta sheeg!!!! waxaan hubaa in goomankaada xaada kutaalo kici laheyd sidii kibili xanaaqay oo kale!!... Bakistaani iyo Ciraaqi bilcaan in ee naga marjiyaan miyaa maanta joognaa? shiiiidh.. Juxa, waxaan yaa bilaabay horta? yaa furay topikaan? maba la socdee...loool..isfiilito ee nagalinaayaan bacaaw yaashaan... Wareer Badanaa!!!
-
Abtigiis, aniga hadii ee bulshada Sport sectionka ee SOL idoortaan, aad baan u farxi lahaa... Wax yaalaha ugu horeeyo oo aan ka qabaan lahaa Sportska waxaa ka mid ah raacdeenta oo aan ka raacdeendoono meeshaas qof ala qofkii aaminsan Luces in uu yahay a footballer! iyo dadkaan alalaaska badan oo Arsenal raacsan specially kuwa cataradii meedka soo marsada mar ale markee koox culus ka badiyaan! Norf ayaana usharaxan lahaa ku xigeenkeega maxaayeelay..luqada carabiga buu yaqaan oo Ngonge buu iga qaban doonaa..Ngonge murankiisa maba fahmo..bax adi fahan oday carab ahoo shiisho kasoo dhargay!...wuxuu kaloo iga qaban doona Abtigiis & Tolka..Maxaa yeelay Norf wuxuu iibshaa Colour TVs!! iinsha allah markuu A&T qaldamo oo yiraahdo "C. Ronaldo" waa madoow, waxaan ka codsan doonaa Norf in uu iga qabto dhinacaas!!!... Marka aniga run ahaantii waxaan ahay legitimate Moderator oo aad iyo aad u culus!!! Wareer Badanaa!!!
-
Interreligious marriage + small rant + my solution
Tuujiye replied to Sherban Shabeel's topic in General
^^ GD wonder hala yaabin.. Mukulaal Jiis ah ayaa asagoo dhicis ah ka tilaabsatay..maskiinka kistoo uu sisiyahay ma ila arkinoo.. marka wiil dhaaf Like KK is telling me lool... KK, fikradeena see u dhiibaneenaa? lool diinta saan ee dhehee laakiin anaga saan aan u qaadanaa maan dhaheynaa? lool.. i dhaaf aan iska kuur kuuree dadkaas oo kale yaaqee... adiga good copka noqo anigana bad copka.. kursi in lugu garaaco ee ku macyihiin oo laba suxul oo caato ah qoorta loogaga qarxiyo dadkaan... Wareer Badanaa!!! -
Interreligious marriage + small rant + my solution
Tuujiye replied to Sherban Shabeel's topic in General
^^^ maadeey u jeedadiisa waad fahantay soo ma aha? loool script waaye..kan runta ayaa noo soo baxaayo lool bal aan sugno xoogaa... GDwonder, your not even here a year, and you telling me to leave SOL looool...weershahaa tahay maxaan dhahaa loool... Mr. Prince looool Kaalay cunuga meesha kuugu dhagan somali miyaa mise bangaladheesh? piss off kulahaa mayee shiiiidh off "qadhmoon" yahoo!! KK, abaayo nin ku dhahaayo waan ogahay laakiin sidee u aamintaan waxaas, ayaan maanta gaarnay in aan wax ka dhaadhicino looool.. dad meeshaan joogo intee is dhahaayaan wax diinta bara ama soo hanuunsha, iyaga ayaa kaniisad lageenaa runtii... indho adkaa! he overstayed way too long! Wareer Badanaa!!! -
Interreligious marriage + small rant + my solution
Tuujiye replied to Sherban Shabeel's topic in General
GarooweGal.. Iwaal iwaal adiga yaah!!! waxaa rabtaa gaaladaan in ee sanab yadooda igu garaacaan!... Runta hadii laga leex leexo oo la isku dayo in aad wax caqli gal ah ama fahan la gaartid qof og dantaada iyo danta uu leeyahay, waa biyo bacaad kushub... suurad dhan ayaa kusoo dagtay...Lakum diinakum waliya diin... is fahan ayaa imaan waaye iyo meel la iskugu imaado.. We are not here to explain our believe or lie about what we believe... Love is strong but nothing is stronger than Allah's faith and thats the truth... naga daaye yaaqee sasabidaan.. Wareer Badanaa!!! -
^^^^ looool@ 10.0.... C&H waa kuu sheegay nooh..aniga waxaan oo kale dhiiga ayaa iska kee kaca lool... nuune maanta runta aan ku qarxinaa umadaan sida dhaqsada bad u reer magaalowday yaaqee..ha iga qabanina.. Wareer Badanaa!!!
-
Interreligious marriage + small rant + my solution
Tuujiye replied to Sherban Shabeel's topic in General
^^ C&H why you explaining your self gabareey??? no one did anything to him... we told him the truth and our believe!! wax qalad ah miyaan sameyne?... He take it as how ever way he likes to but we did nothing but explain to him our believe and the view of our faith... he knows Islam doesn't allow it, but yet still says "I want to know what people in SOL think" ...People in SOL are 99% Muslim... If he wants to ask the question the few non Muslim SOl people, then he should only ask for them..lool.. Is about time we start being clear with people here.. We are Muslims and we have to speak the truth at all times....whether they like it or not!!!! Wareer Badanaa!!! -
Interreligious marriage + small rant + my solution
Tuujiye replied to Sherban Shabeel's topic in General
^^^ we are radicals!!!! leave! seriously, you started a debate thinking you would get the answers you wanted..however, when we told you the truth, you want to leave lool go on brother bye bye.... one more time, as muslims, we could only marry another Muslim.. If you are not a Muslim, don't think of marrying a Muslim sister if you have no intentions of becoming muslim. That is the truth boss!! wish I could suger it a little but I love that rule and agree with it 100%...Lakum diinakum waliya diin!... Ailamos, waraa qashiin yahoo bax shaqo yeelo... Wareer Badanaa!!! -
Lol@ Nassir..Xabiib Sharaabe abti calaacalkaas uu tii bajaq aheed eber kaga dhigay lool... inama caadi ma aha... Allamagan not all of our sisters are qaali sxb..hadaldii waagii hore ayaa wadaa... war kuwa badan oo is nacay ayaa hada nugu jiro.... Somalideena maanta waxaa heer waxaan joognaa gabdhaheena loogu yeero "cheap and clean"... Wiligaa ma aragtay sida ee gabdhaheena ugu jajaban yihiin nin ajanabi ah? waa muc jiso runtii..aloo yaa garba duub u wada qabta oo madaxa ka xiira!.... Wareer Badanaa!!!
-
Interreligious marriage + small rant + my solution
Tuujiye replied to Sherban Shabeel's topic in General
Sherban... I gave you the answer already man! NO!! qashiin yahoo!!! is clear home boy nothing to debate about...NO! Wareer Badanaa!!! -
^^^ lool not Arsenal saaxiib adaa taas ku darsaday loool... Ac, is because he lived their..Barca is his team... Kobe is a great player, laakiin he will not beat Boston Celtics with this team... Lebron had a really good team and he put up some crazy numbers that Kobe will not and can not put up...Phionex will not beat LA and I don't think they could even win a game against this big fron line up.. Wareer Badanaa!!!
-
Ngonge, when was the last finals oo 3 or 4 goals la iska dhashay? do you even remember lool.. come on man.... I think Inter will win this laakiin Bayern has a big time chance.. it will be close game because Inter will not attack as much.... this is the battle between coaches too guys don't forget... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Naasir, lectureka jooji! meeshaan biribaati miyaa? war gabdhahaan runta usheeg ninyahoo!!! :mad: :mad: Any other man but carab!......wiil somali ah ayee ku nacaayaan qabiilkiisa ayee rabaan in aan ka aqbalno in ee noo keenaan carab dhabarka timo kuleh! Nuune sheekooyinkaan in aan kaa wada qufay aan u qabay saaxiiboo ee xageed maad kasoo dal dashaa? beynaka cuudu bilaah! Shabeel, A muslim woman can not have a non Muslim brother for a husband...Thats it. Wareer Badanaa!!!
-
Sherban tnx for the post bro... GaroweGal, aduunka maanta waxa uu muslimka la dhibaateysan yahay is because of waxaan oo kale...Somaliland is much much more peaceful than many places in Somalia and they are in this situation..you could just take a wild guess how is like in the south.... or places like Gedo or Mudug....waa wax naxdin badan..ilaahoo umadeena u gargaar... Safa, I know few people who are working on some projects like this one if your intrested iinsha allah... Wareer Badanaa!!!
-
Ngonge, gabaygaan kistoo cusbo iyo filfil uu u baahan yahay... raah beel... war gabay fadhi ku dirir ah ayaa loo baahan yahay... lol@ we protect our cattle lool Wareer Badanaa!!!
-
Henry will retire saaxiib... he is done.. Spanishka dhan hal meel hala isku geeyo lool...Villa is overated saaxiib majiro... I hope Fabregas leaves arsenal too loool jiiq ee ku noqonee Arsenal markaas waad ogatahay nooh!!!! Wareer Badanaa!!!!
-
Educating prostitutes about the dangers of HIV
Tuujiye replied to Sherban Shabeel's topic in General
kaalaya! maxaa waaye axsaankaan loo falaayo bajaq caqligeeda isku kala balaqday sidii irdihii moolasha???? 2 page ayaa la marooyaa ka waran leeee.... Wareer Badanaa!!! -
loooool waraa run aan isku sheegno.. aniga mugoo dadkii hore aan ka haray oo waxaas accepted maba ku noqon karo wiligeey! ragii awoowayaashee ahaa markee maqlaan waxaan oo kale (gabar somali ayaa nin ciraaqi ah loo guurshay) tooreey intee lasoo baxaan bee caloosha iska qali jireen..waa maqal kaliya yaah... Blessed so dumarka dhan ma aha inamdeeni dee huuno? soo ma haboona in aan dhiiga isku qindicino oo tusno inamada in aan anagu u dulqaadan karin waxaas oo kale? dee ma been baan u sheegnaa dumarka? lool... Wareer Badanaa!!!
-
lool@ Maadeey... adiga nimanka lagudaayo maa ka hadloosaa mise gabdhaha? guntiino iyo sakiin hadaa isa soo ag dhigtay, nin naxaayo ma tihid...aniga iyo MMA aa naga daran tahay calaashaan dhaqan jeceel... NNC, 12 page aa gaarsiisay fiiri meeshaan!! ma neeftuureysid? Wareer Badanaa!!!
-
^^^ piraeska soo naago xaafada uma joogaan oo maalinkaste kistoo canjeero ah bac ugu duubta oo dhahda, "war bax wax noo soo dhac" lool naagaha hada dhulkii jooga, nin aan pirate aheen maba fiirshaan ee maxaa ku haaya cawaaaaale!! lool... Waa qalbi jab wali naag nin carab ah kor kakorta loooool... aaway nuune! waraa gabay ka diyaari waxaan oo kale yaaqee... or I'll let Sayid to do it! Wareer Badanaa!!!