Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. ^^^^ looooooool iyaah warka isii hee?? Geerisheen oo modern eh maa la bilaabay? Garoowegirl, you missing out sheeko aan caadi aheyn maskiinyahee!!! Wareer Badanaa!!!
  2. Kamloops waa meel aad uqurux badan MMA.. I did some of my trainings in Kamloops... NNC, Alberta iyo BC history maka heysaa horta? Somalidii Toronto joogtay in the 80's ayaa tagay meeshaas some time in the early 90's. Waxa ee xaga u tageena waxee aheed in ee la dhuuntaan balwadooda.... I met a guy Edmonton 2005 kii.. he told me in uu Edmonton joogay since 1982 looool he was a junkie oo daroogo baabah ka dhigtay... I also met another Junkie in Vancoover oo walaahi aan aad ugaga naxay because walaalkiis la dhashay oo aad ugaga yar ayaan aqaanay oo lasoo koray... He was a junkie wuxuuna dhex fadhiyey China town maskiinka........ MMA..maxaan sidii qooleey camal ugu giirnaa adaaba meesha soo galay oo sidii boorkii wareegoo bilaabee lool..... MMA, Toronto sida ee ku socoto iyo shulqul single motherskeeda ka waran.. warbixin kooban naga sii iyo meesha ee nageen doonto qiyaanadaan.... Wareer Badanaa!!!
  3. ^^^^ Niikiye..Xumbara Jabtay! Xeela Jabtay ma maqli jirinoo abaa? lol... Dowlo!!! lool Awkuuku aa dhihi jiray Kalmadaas iyo Zeetom... Juxa mar la isku noogay aa labadaada rubac soo tuuranee.....Slow like fatara kuusee...... Wareer Badanaa!!!
  4. Haatu looool... I would laakiin JB sababta uu caan ku noqday in SOL waa fahantay ayaan filayaa lool.... BoB wili qaraami waaye lool... Wareer Badanaa!!!
  5. Tuujiye

    PLayOffs '10

    ^^ LA will win it.. not because they are the better team, but because of the NBA commisioner..he wants LA and Boston in the finals.. I never seen a team Like LA who get calls left to right..I hate Fisher! Wareer Badanaa!!!
  6. ^^^^ ilka cadees fiiri meeshaan loool.... JB yuusan kuwaalin gabareey! I'm sure waxa uu ka hadlooyo garoowe mabnuuc uu ka yahay lool... Wareer Badanaa!!!
  7. ^^^ lily loool Fufu asaga Biro qaadis weydee hada kabacdi lool... Wareer Badanaa!!!
  8. ^^ Adiga gadaal lee makuu galee sheekadaan?.... Good points C&H.. now you know why we have all of our kids prisons... Ciyaalk xaaraan lugu koriye miyaad kheyr ka sugee.... Wareer Badanaa!!!
  9. ^ signature kaada maba fahminee waxaad tirina lagu yiriyee... ee iisheeg waxaa ka wadid "order from rooseeto stone?" ii jilci warkaas.... Somali aniga qof iga badiyo Sol maku jiro..even kuwa reer waqooyiga keen oo isku qabo in ee luqad asli ah qoraan lool.. iyaga xitaa waa ka tirtiraa.... ereyga "bajaq" waa caadi waana eray qadiimi ah..nuune ayaa explain gareeyo ee weydii micnihiisa.. Wareer Badanaa!!!
  10. ^^^ saacad bax soo gado nooh..cheap yahee!!!! British beeso ayaad sameysaa oo saacad ma gadan kartid..aloo yaa shalo soo qaata oo tinta kaa shaleeya..kabacdina kaa xiira! HI! Ibtisam w/salaam Wareer Badanaa!!!
  11. Kismaayo iyo waagii kacaanka uu bilaabay asaga... "Buuro" aa la heystay waagaas oo Mayonnaiska booskiisa.... Wareer Badanaa!!!
  12. wah! maxaa dhacay? af jini maa wax ku qorooyaa? shaki aaba igalisee..... Somaligii buruska lagu garaaci jiray maa fahantaa "dee" ciwaan u aheed? Halaas kabadan ma jilcin kari ani..SOL aa la iga ceerinaa... KK ii jilci dheh qoftaas aa maafiyo ahee... Qandha kula signature fool xumaatayee.."e" Hi dhaheeso aa noo soo dhigtay ka waran... Wareer Badanaa!!!!
  13. ^^^ Warkiisa waa dhan yahay mise jamac waaye.. oday reer miyi ah aaba shegee seecamal..loool..."boosaneero ka tiimbooy" inama caadi ma aha.... Wareer Badanaa!!!
  14. ^^ calaashaan waxaa la dhahay, bajaq hadii kor loogaga qeelin oo laga afuufin, hoos ee ka wareeree!!!! masii jilciyaa mise baslee waaye halahaas? Wareer Badanaa!!!
  15. Waar soodiga Mayonnaise kaba cuna ,,, samething weeyaan baa la yidhi ,,, JB caadi ma tihid... waraa sheeko ayaa isoo xasuusisay... Hada kahor ayaan nin miyiga mar dhaweed ka yimid ayaa niman reer magaal ah la qayilaayey oo gurigiisa baa lagu qayilaaye.... niman marqaansa ileen waa sheekee, soo saaxiibkaa sheekada dhaadhaca looma bilaabin oo lama weydiin in uu wiligiis arladaas ka wardoonay loool... markaas buu yiri "war anagu rag baan anahay oo waxaa kuma saqajaano".. nimankii reermagaalka ahaa ayaa ninkii ku foorjeeyay in uu yahay dhoore hada magaalo yimid.. nin danbeeya oo aan aqoon tumashada... so ninkii cabaar markii la joogay oo uu marqaankii ku dagay buu islaantii kor ugutagay..loool... cabaar markuu maqnaa buu soo laabtay. Odayaashii kale oo la qashilaaye baa ku dhahay "war jaamac, miyaad ka wardoontay luuqii aan dhawaan ka hadleynay?" .. Odaygii intuu ciil lasoo jeestay buu yiri "war waa musqul madaxa la gal!!" looooooooool... Marka BOB abti canjeeradaada yuusan ninkaan caro kaaga shubin ee ka carar meesha aan ku dhahay!...lol Wareer Badanaa!!!
  16. ^^^^ loool wax waalan.... Marka bajaq hadii aan isticmaalo ha u bixin hadaba....Bajaq tii aheed aa ladhahay, buufis la'aantiis isnadaamis aa ku dhacaayo..calaashaan ma fahantay mise waan kuu jilciyaa? loool Wareer Badanaa!!!
  17. PS. JB...I'm told your version of 69 ? that's really DISGUSTING...bloody hell. loooool classic! Jb, aboo nin Kismaayo ka imaaday oo biyo "ceel" lagu soo koriyay, waxaas wax maka kasaayo..u jilci shukhul somalilaankaan abti ee warka dhaaf... BOB lol@Towfiiq... calaley iyo dhiiqadeeda ha isoo xasuusinin... Last time I remember niman baroon wataan iyo bagaase aa noogu soo galay xaafadaas anagoo hilib biciid cuneyna! shiiidh! Wareer Badanaa!!!
  18. ^^^ I don't like to in aan ka hadlo diin diin iyo waxaas and everyone in SOL knows that laakiin kistoo yar aan marmar kusanifaa dadkaan gaalo iska doon doonka ah nooh... see yeelnaa ma iska aamusnaa? beezaanimona maku wadi kari so in runta loo sheego ma ahoo lool... laakiin Bajaq iyo Buufis waa is leeyihiin ogoow yaah..mid ka maarmo midka kale ma jiro lool... Wareer Badanaa!!!
  19. ^^ Waraa calalee! qandha kula mukalaal ekaatayee maxaa iga rabtaa? JB saqajaan aa tahay..bob maskiin waaye ma oga in aa Baro family ka hartay 69 beel! BoB duqaan JB xigmada saqajaanimada aa ku dhooban sidii dhuxul danbas lagu qariye oo kale ee iska ilaali... Wareer Badanaa
  20. NNC lool@ liin iyo Caano.. iyaah! meel libaax soo galaaay Lo' ma joogeysee "waa lakala leexiyaa liin iyo caano" leeloo leeloo yaa leelaa!! xasuus aaba ila tagtee.... NNC ciyaal faycali pocket knife ma aqoonin..Sakiin toobaas aa kawaday aan umaleynaa lool... Qoftaan dagaalkaan aan awal isku baranay hadana waaba ku kala go'nay loool... laakiin aduun lee waaye see la yeelaa... Wareer Badanaa!!!
  21. Bafana Bafana!!!! waraa nimankaas Brazil ee isoo xasuusiyeen xalay walaahi... caadi ma aha... baashaal iyaga dhameeyay iyo jeesto....fun to watch walaahi can't wait for this world cup! Wareer Badanaa!!!
  22. beentaa ma aha loool.. Suuqa siigaale wada dhiiqo uu ahaa gaar ahaan meesha cajiinka lool... iyo buunshe miiran. MMA Hodan inta ee la'egtahay waan kuu kasaa laakiin Shaleemadeeda aan kuu sheegaaye nooh... Ikwatoore oo kutaalay Taleex iyo Number afar iyo Shaleemo somalia oo holwadaag u dhaweed i'm not sure taas... Hindi lee laga daari jiray waa ogtahay nooh.... Wareer Badanaa!!!
  23. ^^^ NNC loool adiga dagaal lee rabtaa yaah? in aa ciyaal faycali kaaba laadar ka aheed "saliid macsaro" shuboo markaa keentay aan ku gartay lool.. MMA, duqa hada laakiin Toronto real boyfriend aa ka socoto waa ogtahay nooh?..odayaashii dhan markii kistoo lacag ah laga aruursaday oo baabuur qatar ah lala soo baxay bee Jaaw ku dhaheen loool.. hada waxaa arkee abaa kutubee oo tights kuu xiran oo ku dhaheyso "aboowe"..Toronto caadi ma aha walaahi waxa hada ka socdo...... KK, fadhiga ka'kac ee fikrad noo keen aan islaamahaas beesada ugaga marjino!... Maxee jacelyihiin oo aan kusoo dabnaa??? Wareer Badanaa!!!
  24. ^^^ Layzie me and you are not on the same level abaayo... Aniga I love Islam and I think is the one and only true religion in the world..but you in the other hand said to all of us that Catholism is your number religion..what more do we have to talk about?........ I don't respect you anymore, I don't think in aad leedahay caqli aad aniga igula hadashid xitaa.. If you go back to the days I respected you, I told you how I felt about debating on faith.. Good luck walaalee... ilaahey buufiska hakaasaaro... Meeshaan waxaa tahay waa lagu bartay and I believe I was the last person oo kistoo xushmad kuu haaye..... Jaaw!!! Wareer Badanaa!!!
  25. lol@Oakville... horta karti aa lix ku dhashid ma qabtaa horta ilaah haku siiyee..gabdhaha hada jiro 3 ama 4 ee qaati ka joogaan lool.. abaayo beeso wax ee tareyso malaha oo lacagtaan ee naagahaan qaataan wee ku ba'een runtii... Caruurtii baa ka halowday, xaaraan iyo been bee maalinkaste sheegaan, role models ma u noqonkaraan caruurtooda oo qaarkooda englishka wiligood maba eesan baran..... dhibaatooyinka kasoo gaara ayaa ka badan runtii... Laakiin kuwa qaarkood wee ugu jirtaa oo caqligooda ee iskaga busbuseesanoyaan. Toronto maalin hore aanjoogay waxaan arkay islaankaste oo wadato 4*4..shimee laga baxay Vankii caanka ahaa? Audi aa lawataa iyo Acura dhulka ka kacsan lool.... Wareer Badanaa!!!