
Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
Kheyr kaale nin yahoo..Sidaa wadaad u tahay halmar aa moolac iska aadee waxaa soo laabanee adoo diskoo dansaa dhahaayo..wareer badanaa..shiiqaan kasoo duceeso aan is dhihi jiray ani laakiin waxaa igu noqotay shiiq sheedaan..iga tag shartaa ilaaheey fareejo hanooga shidee... wareer badanaa!!!
-
LoooooooooooooooooooL My iskaabulo day's menu Tuna fish....like no other Hot dogs.....i so hate it right now Eggs/omelette...still luv it tunny tuesday at KFC... Weekends...maqaaxid ...........and yall ladies wonder why we skinny.....we are what we eat ya know.. abaaaa yaa kaloo kula yaqaan waxaan aan ani ka aheen..lol meeqo sano aan ku dhahaaye wara aan ku baro si waxaan loo karsho. Baasto,bariis oo isku karis eh wili,sabayad,soor,canbuulo,lasanyo,bajiye,sanbuus,bur kac kac,shushumoo,dalac bilaash,...waan ku bari la haa laakiin cunoo gooda aa ka dooratay asbax yahoo..Thats why we are skinny aa sii dhahee miyaa markaas..geenyahoo aad ku qabtid juuni bariis oo gees lagu tiirshay..Wara 4 sano aan iskaabulada kugula jiray meeqo taqtar aan aaday ma kasee aasaad adigana soo feero weyneed..Asxantudaan aad dadka ku tuugeysid halmar xitaa ima aadan dhihi wiligaa geed yahoo wjigiisa aad u qabto kab dacas ah oo fooda hore ka dhamaatay. Hanaga Xanaajinin ee Dumaashidee sida u dhaan make sure in eesana isoo wocon..hadee isoo wacdona ogoow sidii daqsigii ayaan kuugu soo kor dagaa..lol.. Mali iyo waryaa..........reer mudug dhulka aad ku jiideen e kow dhaha waan idin tuugaayee bax waxaas la taga politics..qandha idinla madax adkaatayee..waxaad kala tihiin mid afkiisa aad u khabto in uu wax dhanaan sanaayo iyo gabar afkeeda aad u khabto jalmad qaxwo laga shubaayee..JKloooool.. Reer mudaga dhan madax adka aan maqlay kuwa madaxa adagna walaalo lee yihiin run miyaa.......Aaaaaaaaaaaaaaaa..shoobaro igu caawiyaah...lol.. wareer badanaa!!!
-
LOL....kaalay gabar shaarbo leh wilige ma arkineeeee..guygaan aa sawirka ka dhigatay, beerka muu kaaga sawiran yahay..wuxuuba isoo xasuusiyaa markaan arko kuwii mina shiibiyadee...(jkloooooooool)..waa ku tuugaa gabasaar nooqado yaaqee..see camal.. wareer badanaa!!!
-
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Tuujiye replied to Paragon's topic in News - Wararka
Waraa Baashe iyo Shoobaro saa u socoteen maa hada keenteen in a dhahdaan..feebaro in garba duub wax loogu qabto ma ahee wax kama qaadi karo...Waraada dhiigeyga saabuun mise oomo ayuu ka sameesan yahay?? Odey baashe waxaa laga keenay "mudul, xaas, lacag la'aan, waankutugaa iska keedaa" shoobarona waxaa la keenay "xaas leey aan nahay, alaab aan dhaqaa, baastamiir aan radinooyaa" Qacbaro waxaa laga keenay "abaayo lug aa i xanuuneeso" boolbarona ilaa iyo hada musqusha uu ku orday wuu ku maqan yahay......... marka hada anaa soo haray oo Noove sita...Strikerka aduunka ma is tiraahdeen..lol Anigoo cago qafiifinayo oo kubada faraha foodooda ku sita ayaa waxaa igu soo tuurteen raula oo ah liibaro..(baro kale).. markaan iska soo hor bax nay waatee kubadii igu cuslaatay ileen waxaan noqday nin raba in uu qurux "tundheer" kasaaree..yaa.. markaan arkay midabkeeda labeentah iyo timaheeda oo aan iska arkaayo iyo indha heeda luulka ahi, wataan qar qaryooday sidii nin raashiya gaajo heysee..yaa.. hadaan ogaan lahaa Oday baashe iyo shoobaro iyo qacbaro iyo boolbaro gabarta garirka ku riday in ee tan liibaraha ah tahay, soo masoo qaateen kubeerto..yaa.. Ileen balayaa ka dhacday oo meesha rag aan kubada iskaga baaso ma eesan ku ahrinee yaa.. Watee xaajadii igu xumatay markaan damcay in aan ordo maxaa yeelay kun indhood baa i fiirinaayee yaa.. sheekadan waxee u baahan tahay in aan usoo fikiree bal maxaan soo fikiraa hadiin aan gabarta xaadeysoo xasuusanyo oo ku heesaya.. "Gacmahaga xaadaleh markaan soo xasuustaa xadantodayayee"..yaa.. Waxa kili aan ka fikiri karo waxee noqotay gabay yar oo hada kohor aan tiriyey anigoo riyo gabar fiyoore ugu dhiibayee.. waatuu ahaa gabayga sidaan.. Qaabkaaga iyo quruxdaada baa I qancisee Qaadirkii ku abuurtaa caqli kuu dhameyee EE Qalanjoo qalanjo adiga kula mid ah Qaaradan kuma noolee EE Qoys in aan abuurano Qosalka iyo sheekada wada qeebsano Ma Qalad baa u aragtaa!! wareer badanaa!!!! -
subxanalaah...Thats very true xarago.. Ilaahoow masaakiintaas u gar gaar..Ilaahoow dhibkooda u fududee.. wareer badana!!
-
Run-off Election between Addow and Abdulahi Yusuf
Tuujiye replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Blue and white stands for hope..They are still holding on to their Somaliness and not telling lies to them self..unlike Some Other states.. wareer badanaa!! -
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Tuujiye replied to Paragon's topic in News - Wararka
Ahahahahaha...looooooooooooooooooooooool...Raula walaahi your very funny..my goodness girl...lol... iga tag san u qoslaaye dhareer aa iga keentayee...Aaaaaaa wareer badanaa!!! -
loooooool.... xarago Somaliland iga ma xigtid..laakiin "Dh" daan kudaba socoto ayaa iga xigtaa..maxa yeelay aniga carabkeega qafiif waaye kaagana inataree uu jiidoyaa..lol.. wareer badanaa!!
-
Run-off Election between Addow and Abdulahi Yusuf
Tuujiye replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
This is the new and improved flag..Iinsha allah it will be their countries flag..till they join with the rest of Somalia...lol.. Do you know what the Blue and White stands for? wareer badanaa!!! -
Run-off Election between Addow and Abdulahi Yusuf
Tuujiye replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
MR.is the truth sxb..Too many people Ayaa been isku sheegoyo meeshaan.. wareer badanaa!!! -
There are certain rules and regulations that govern who is a Somalilander and who is not. What is the use of borders unless they are there to seperate politically between countries ....lol...Subxana laah..Ilaahow caqliga noo daa.. For the brother who started the thread..Somaliland has good people and bad people sxb..The good ones don't Isolate them selfs so much and never use qabyalad..The bad ones acsept you as a somali lander if your clan lives in Somali land..specialy if you are..the majority clan ...if you know what I mean..It doesn't matter were you are from or was born, if your clan is from their, then you are soamliland..lol..wear aint it..The friend that says to you I don't care I'm somali is an educated friend sxb..And the girl that said to you I'm somalilander in kastoo ee ka timaday Xamar iyo meelaha kale ee somalia, sifiican hadal keeda u fiirso.. Aniga I'm Somli And I don't think in la iga xigo dhul somali leedahay..Weather is Banadirland, Puntland, or somaliland...were ever their is somalis i'm from their... wareer badanaa!!!
-
Run-off Election between Addow and Abdulahi Yusuf
Tuujiye replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
loool...I like this... I think after the late president siyad bare, we have knoticed what he was holding together..do you guys know all of thease guys in ee joogeen when siyad bare was in power..he made sure they didn't do nothing and kept their mouth closed. He ruled with strong fist because that was the only way to deal with animals like these guys in Kenya now. I think the only way Somlian will ever listen and stop the animal acts they are doing is when they get another leader like siyad bare...And I think the closes to him is C/dulahi Yusuf..lol..4real...Cabdulahi yusuf is strong and wants things for him self..yes he is a killer, yes he gets money from others. But he is strong and he will never back off till he gets what he wants.And them guys will never have chance against him if he becomes president because if they don't put down them wopens he will kill them all..What happen when Qaasim was elected, things got worse because he was weak...no one believed in him. But to be powerful you need, money,property,people backing you up,ecomnomic power,and political power and the closes person to have al of this is Cabdulahi yusuf... Y'all say he is a killer, he is a munafiq he doesn't care about somalia...bala bala bala...What about the rest..do they care????? some guy said adow is a DR..lol..dr of what??? C/qaasim..he talks so much about itoobiya being involved when he him self is with itoobiya and giving them poor wadaado to them and calling them terorists..lol.. Ina ceydiid..lol..is inocent? Cismaan Caato? bigest drug dealer in Somalia's history. Bare Hiiraale..lol..still fighting at the bushes Same with Moorgan... who is better than Cabdulahi yusuf..they are al dirty like him...but at least he has some leader quality.. I would love to have CUMAR FAARUUQ as somali president..but thats a dream..because their is no way a shiiq will be a president..I would love somalia to be ruled with sharica law.. but thats also a dream.. but for now we just want peace and government again..And non of it will work and I personly believe that this new government will not last because is not built by the way of god..wax uu san ilaaheeyna ka raali aheen, wiligood majiraan..hadee jiraana waa wax dadkaas lagu cadaabayo..subxana laah.. ps..OG-Girl..I found your Flag...lol.. ..lol..injoy.. wareer badanaa!!! -
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Tuujiye replied to Paragon's topic in News - Wararka
iinsha allah Raula ilaaheey ha caafiyo wallal keen wareer badana!! -
OOooooooook this means "Zab" ma jirto miyaa?? wareer badanaa!!
-
Ajaaja..22 kulahaa..subs..lol.. Juxaa waa isku lee nahay aniga warkiisa rasuul lee u ahaa..Farsamada aa xoogaa ka qaldaneed walaalkee soo bax orod hadalkeega ii shaqal uu igu dhahay... Alla u baahne ha u bixin warkeega sxb kaftan lee waaye.. waraa qac' 22..meeqo xaas aa rabtaa 5 mise 8..afar afar in aa u guur satid maa rabtaa wiji macbuus yahoo. wareer badanaa!!
-
tnx sis besbaaso aad iyo aad baad u kuleel badan tahay..xaaaaaaax ma is dhahday...lol.. much respect sis.. wareer badanaa!!!
-
IL capo..sxb sheekoyinkaga waan ka helaa maan...masha allah.. bring more man.. wareer badana!
-
Lee..Yarta you asked that question the wrong person..lol..If you only knew..looooooool.... laakiin I dodn't get your point..Do you agree or disagree? dhinac maa raacsan tahay..And why do you say does that agree with qacbaro are on his good book. Don't you think they are in Allah's good side? or you have a question from that?..cajaaiib.. wareer badanaa!!
-
Listen why are you guys (men) still talking about color?....Something is wrong here..wear what you like y'all but just don't talk about maching and ish..That sounds like you spend lots of time front of a mirror..And for a man thats not good.. If you like pink fine just wear it but don't bring that monkey stuff like it goes with my tie or shoes..Wax iskula hara waraada... wareer badanaa!!
-
Viking nin yahoo sifiican baa u hadashay..Mana u malenayi dad badan in ee ku fahmeen. kuwa wax garadka ah bas baa ku fahmay.. Brother Alla u baahne sifiican baa u hadashay sxb ilaahey kheer hakaa siiyo.. To me I wish my wife is more educated than me when it comes to Islam. I think I would want my wife to be highly educated in Islam and other kinds of education for this world..reason for that is for our kids. If your kids have a mother who is very educated in Islam and has a degree, your kids will grow up with strong mentality about the world. And y'all know what they say.."every hero, their is a strong woman behind him" and "every ***** , their is a week woman behind him."....Y'all get the point.... wareer badanaa!!!
-
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Tuujiye replied to Paragon's topic in News - Wararka
"Waaku dilaa walaahi Waa oonee walaahi Ilko jajab macala digir" Waraa Shoobaro Adi darawal aa ii noqotay anigana atanti aa iga dhigtay yaah. QUUUUUUQ mataqaan.. Oday baashe adeer hada ma xaas leey noqotay, Aloore awal ma is ogeen aa ka wadaa miyaa..Hakaa saarto. Waa sheegaa shangalalax shuuuuuunkiiiiii........................shangalalax........lol... Mama Juxa See tahay, mafiican tahay,reerka ma fiican yihiin, Hooyo ma fiican tahay, Dariska ma fiican yihiin, SXB tee dawaco quruxleey ma fiican tahay? Dariska ma roon yihiin, qaraabada ma roontahay?..see wax u jiraan... Salaan badanaa tacsi maa jirto ma is dhahdeen.. wareer badanaa!!! -
LoooooooooL ala u baahne shabaq aa tuuranee yaah.. Mama Juxaana wee iskaga dhacday.. MAMA JUXAA ALA U BAAHNE FAMILY WEEN MARKAA DHAHDAY UU INDHAHA KALA FURAY..WUXUU RABAA CIIDAMADII DARAAWIISHTA OO MAGACIISA DANBE WATAAN IN UU ADUUNKA KEENO!!!!!! Adigana caadi aa u dabalatay badiisa.. BARAVO Alla U baahne...lol..Isiiii sisinta iga dheh..lol.. wareer badanaa!!!
-
Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa..loooooooooooooooooooooooooooooool shoobaro waa kaa baqay..caadi ma tihid walaahi... besbaaso raali noqo laakiin ani wax kuma dhihin oo xun yaah..Pastiga aa nagu soo celiseen lee dhahay..wax xun miyaa? Waxaan u maleena waxa kili aa ka xanaaqday marka aan dhahay New people..raali noqo I didn't mean to be negative if you saw me that way... One Word you think me of is FEEBARO.. wareer badanaa!!
-
waraa Shoobaro..waxaa dhahday ilaa iyo hada ma fahmin..Af shiinees maa ku hadashay,af jerman maa ku hadashay,af mada gaskar maa ku hadashay? ilaa iyo hada waa fahmi la ahay. Gaabsigaan maxaa waaye? waraa waxa aa iska dhigeesid ma fahmin ani..Familka adaa ugu weyn 50 waa ku dhawdahay ilaa iyo hadana farsamo aa wax ku shukaansatid aa radinoosaa..wareer badanaa...Gaa gaaboo aa gashay, banooni nin bacaad ku ciyaraayo maka taqaan.. Erayadaan aa culeeska ka dhigtay aan sii jilciyo ani.. Xaawooleey= Bajaq (dumarka liita) aan saxo bentada Goobin=raadis ama (reerkegiyoow wax ii gooba aniga waan daalee) Gamboolay=dumarka again ama (Single mothers) Nadi=falaar/arrow AMA (waranka jaceelka) halaha kale weydiiya Zulfa.. shilis=dumar hilibleh/muruqyo gaduudan ama (Gabar jiroos ah) Africa lee laga helaa kuwaas hada... waraa saas u jilci ama naga aamus... wareer badanaa!!