
Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)
Tuujiye replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Ajaaaaaaaaaja..Checkmate sxb kee waan kuu socdaa nooh...lol..iinsha allah..... Wiilo waxaan u maleynaa in aad isku qaladay maal maha iyo saacadaha...dadkaan aa naadineysid in ee maqnayeen 48hr ma ogid miyaa...kaalay suuqa bacadlaha aa ka shaqeen jirtay aa ku qarawday aan u maleynaa..lol..Anyways walashee ani waa ikan anoo qaab daran and I missed you too 4real...tii kenyaatida aheed oo sxbtaa aheedna waan misgareeyey yaqee naccalaa ugaalideeda kutaalo anaheenee.... waraa qac'qac special aaba iska dhigtee..lol..see camal adi maalin kaste aan ku foorjeyaa anyways... wareer badanaa!!! -
OG-Girl...from the past experience you have is obvious how smart you have grown..I'm so Happy for you sweety..ahhhhhhhhhh...so smart wareer badanaa!!!!
-
She should stop watching watching love movies and stop reading them jaceel movies... wareer baanaa!!
-
Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)
Tuujiye replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Styt kaalay suuro suuro lagu dhufto in matag kasoo baxaayo ma ogid miyaa..kibir kibir lagu hutayna waxaa kasoo baxa doolada kumeelgaarka ee somalia...oohin oohin lau dhuftana waxaa oo baxda CIRAQ...marka walaashiis styt...bax aa tiriyee wili qul qul sidii biyaha roobka oo jilay kor maraya.... Wiilo kaalay hadii jaceel baro lagugu feereeye, iska aqbal nooh ileen wax la xirtoba feereeska ee ku nuuraanee... Waraa adi Qac'Qac, Jbaro maseerka ka daa nooh..koow wiilo waxee dhahay I missed you qac'qac..adoo ordeysid aa irida kasoo gashay ayaa wili garabka bidixda kala wareejisay orodka aad igu dhaaftay..Markee wiilo kudhahday, I missed Jbaro ee aaway? intaa qoorta hoos u dhigtay sidii shimbir gaajo heysa ayaa waxaa bilowday filimaadkii loogu talagalay naagaha umusha ah..Young and the reslers...lol.. Nuune sxb waxaan ma ila aragtaa oo ma aragtaa? wareer badanaa!!!! -
Wiilo sxb taa sheekada kaagama bixin ee iyada ayaa lala baxay....lol...Ajaaaaaaaaaaaaaja....dafo maa meelaha joogto an waaba fanjacee... Wareer badanaa!!!!
-
Checkmate mar hore aa la shiilay. Biseel waaye maraxa. Adiga magacyadaan dheer iska soo dhig nooh..CK ii soo celi barxada is keen...Ani run aan sheegaa sidee tahayna waan isku dhiibaa, laakin dad meeshaan oo shiix shiixoow cidlada ku qatinaayo aan la yaabanahay... wareer badanaa!!!
-
kir mataqaan.. wareer badanaa!!
-
AHAHAHAAHAAHAHA misana GAX AGX AGXGAXGAXGAXGAX... mama Ameena aka ayeeyo Haliima kaalay waxaan xagee ka keentay..lol...iga tag waana waashee wareer badanaa!!
-
loooooooooool...kaalay sheekadaan waxee ka socotaa aan maqlay shaleemo la dhaho "maxaa kaa galay"..lol.. Tuujiye 5'9 kulahaa..dhererkaas dhan xagee geenaa ani...kabo taako leh hadii la ii xiro xitaa hawadaas riyo kuma arkaayi..taas waxaa ka daran nuune..lol..ani haduu iga gaaban yahay xagee lageenaa...ani meeshaan burjiko dherekeeda leedahay, asaga dabqaad uu dherer le'eg yahay...shakiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiita.. wareer badanaa!!! laakiin kaalay kuligeen hadii single nahay, maxaa loogaga hadli waayi sida la iskugu kulul yahay...mise anaa qar xiyo...ok ani waxaan u kululahay my home girl CK...I just like that name ...nuune wuxuu u kulul yahay Raula maxaa dhacay dheh, nuune meeshuu sawaxili ku maqlo feebaro aa qabanaayo..Jbaro qof kuu u kulul yahay is weydiis ma laha..loooool..qof kastaa og sidaas daraa deed hal wax lee dhahaaa..JBaro waa ninkii ugu horeeye ee aduunka oo gabar hadiyad usiiye banooni..lol..shakiiiiiiiiiiiita...kor keed ka nuur aan ku dhahay marax yahoo alfalaaxa lee ha iska bujinina...QQ aa kuu soo haray, qq wuxuu ka helyey naagaha diyarada atanti ama kibiyeeri ka ahaa..toman xabo ticket uu soo goostay... ok...baabka qarxiska finiito waaye..marka shekada hotelka ka dhacday oo la qarinaayo ma sheegaa hada mise mar kale????? wareer badanaa!!!
-
Dhacdo Run Ah - Qabiil Baa Dumiyey Qoyskeyga! Qore: Ikram A. Kaar - Sweden -------------------------------------------------------------------------------- Anigoo hoosta ka guryamaya ayaan ka soo dhaqaajiyey aabe iyo hooyo,hadaan la sii joogo lahaa oo sheekada la wadi lahaa waxaan qabaa inuu aabe hindisi lahaa su'aalo kale oo aan loo dirsan,sidaa daraadeed waxaa danta igu kaliftay inaan isaga soo tago meesha. Waqtigu wuxuu socdaba xiisihii iyo jaceylkii la isku qabayna uu sii kordho,ayaa maalintii danbe, waxaa maalin maalmaha iiga duwan taleefan ii soo diray Muqtaar oo ii shegay inuu soo dhameeyey casuumadii aan ku imaan lahaa magaalada London, isla markaasna la iga doonayo inaan si deg deg ah ku diyaar garoobo si halkaasi aan u aado. Waxaa uu intaa ii sii raaciyey Muqtaar inuu u sheegay reerihiisa in gabar uu jecelyahay xirriir la leeyahay inuu doonayo in sida ugu dhaqsaha badan ku guursado. Runtii hadalkaasi aad baan ugu farxay markaan maqlay,hase ahaatee waxaa kaloo uu ii sheegay in reerahiisa ay la jecel yihiin in uu guursado gabar abtigiis dhalay oo joogta London,gabadhaaso ah gabar waaydan danbe lagu qal- qaalinayey sidii uu u guursan lahaa. Gabadha abtgiis dhalay markii ay aragtay sida reer-ka ay ula jecel yihiin iney isku dhisaan labadooda ayey xoogga saartay sidii ay dhinaceeda ku xaqiijin laheyd sheekadaasi,waxaana ay bilowday iney isku daydo sidii ay ugu soo jeedin laheyd xaggeeda. Balse dhabarka ayuu ka jeediyey oo waxuu u sheegay in gabar kale uu xirriir la leeyahay balana uu ka qaaday. Runtii ina abtidiis waxey noqotay mid aan sidaas ku samrin oo ka darnaatay wiilkii ina adeerkey ahaa ee aniga halkan igu noqoday laf dhuun- gashay. Waxaana ay qeyb ka aheyd dhibaatii ka dhex aloolsan tay Muqtaar iyo reerihiisa, kadib markii ay u sheegtay inuu jacel yahay waxa ay ugu yeertay"Cadowgooda".. ..Malaha dhagtay ka maqashay cadowga ee waxa uu yahay ma taqaan. Cadowga ay sheegeysana waa aniga oo ay soo xansatay meesha aan jooga iyo qolada aan Soomaali ka sheegto. Marka qof cadow lagu tilmaamo amaba haduu jiro dunidan waxaan qabaa iney iyada tahay "Cadowga jaceylka". Ina adeerkeeygii Feysal ee aan ku tilmaami jiray waayadii hore nin "Jaceylka u ah Nacab ,waxaa uu noqday i qarso, xaal baana siiyey Ina adeerkeey marka aan eegay sida ay u meehanaabeyso Muqtaar ina abtidiis. Zamsam waa gabar uu dhalay Muqtaar abtgiis isku meel ayeyna ku soo koreen waxaana soo korisay Muqtaar hooyadiis Xaajiyo Maryan,waayo aabaheed iyadoo yar ayuu dhintay hooyadeedna sidoo kale, waana rajo ku soo ag kortay guriga xaajiyada, iyada iyo walaalaheed-ba ka sokow Illaahey waxaa gacan qabatay oo soo korisay Muqtaar hooyadiis oo damaano qaaday iney ka wakiil tahay inta ay nool yihiin,sidaas daraadeed carruurta walaalkeed dhalay aad bey uga jeceshay kuwa ay dhashay iyada. Xaajiyo Maryan waagii ay joogtay Soomaaliya waxey balan ku qaaday iney u dhisi doonto wiilka Muqtaar gabadha ay eedada u tahay ee Zamsam hadii cimrigu ku simo marka ay weynaadaan, sidaas daraadeed ay xaajiyada dooneyso iney ka dhabeyso balantaas, iyadoo ay timid xilli ku fiican dhan kasta marka laga eego oo wiilkeeda u noqday mid hana qaaday. Waayo Muqtaar waxa uu ahaa nin mutacalim ah oo wax soo bartay aqoon sarena leh oo intii wiilkeeda meel kale ka aadi lahaaba balan been ah qoorta gashatay. Si kastaaba arintu ahaatee isku daygii ay isku dayday Zamsam sidii ay ku hanan laheyd Muqtaar waxey kala kulantay guul darro aaqirkii keentay in sidii BAMB-ka oo kale ay daaha ka rogtay jabkii ka raacay xerro gelintii Muqtaar. Waxaana Zamsam oo arintaasi kaga raadsnaysa garab u sheegtay xaajiyadda in wiilkeedii ay ku hamin jirtay weligeed uu maanta NAAG kale ka raacay. Xaajiyo Maryan waxaa iyadoon tixgelin wiilkeeda in isaga uu leeyahay dooqa iyo xulashada qofka uu nolosha la wadaagayo ay weydiisay sababta uu u diiday gabadha walaashis ah. Islaantu waa ogtahay sababta uu u diidan yahay Muqtaar ina abtidiis,balse afkiiisa ayey dooneysaa iney ka maqasho warka Zamsam u sheegtay. Muqtaar isagoon kala gaban hadalka ayuu u sheegay hooyadiis in gabar uu ku soo bartay dalka Imaaraad-ka uu xirriir kala dhaxeeyo isla markaasna uu jecelyahay in uu guursaddo. Xaajiyadu warkaas kuma farxin,waase jeceshay wiilkeeda inuu guursado,laakiin waxeysan jebin karin balanqdkii beenta ahaa ay ku soo gashay Soomaliya ee ah in Muqtaar lagu darro Samsam. Saas daraadeed waa iney Xaajiyada oofisaa balantaas beenta ah,habkii ayse ku oofin laheyd ayaa ah mid ja juub iyo qasab ay ku jirto. Muqtaar waa wiilka keliya ay wiil oo dhan ka qabto islaantu mana jecla in la dulmiyo ama wax uusan rabin lugu qasbo waana wiil u dhago- nugul waalidkiis oo aan hadal ku soo celin kerrin,islamrkaasna aan uga baran -MAYA-xitaa haddey tiraahdo gidaarkan (derbigan) waa wado ee mar ma dhaho hooyo maxaad derbiyada iigu direysaa ee HAYE ayuu dhahaa,saas aawadeed islaanta wiilkeeda xad dhaaf ayey u jeceshay huruweyntana waxaa ku noqotay iney tirhaado "Maan-dhoow guurso Ina abtidaa!" Marka uu Muqtaar ii sheegay sheekadan soo jiitameysay ee isaga reerhiis hooyadii dhexmartay tan iyo markii uu ku laabtay London waxaa mar qura soo koobmay rajadii aan ka qabay nolol wanaagsan iyo aayo- tiin iyo ninkaan is lahaa waad heysaa kii qalmaye ha siideyn. Waayo wiilka waxaan u qaaday jaceyl daran oo aan marnaba la qiyaasi karin,waxaana gaaray amaba jaceylkiisa sababay qarow aan ku qarwo habeenada qaar,ruuxii dhaqaaqana aan isaga moodo, runtii meel aan talaabada dib ugu celiyo ayaa ii muuqan kari weysay,waxaana niyada ka jecleystay inaan dhaho "Iga raali noqo aboowe haddii xaalkaagu sidan yahay ee mashaakil famil kugu furan yahay Jaceylkaagi Bul Allaah siiyo!" Hadana waxaan eegaa jaceylka xad dhaafka ah ee aan u hayo,hortiis aan ruux kale u qaadin, gadaashiisana aan ogeyn sida ay xaaladu noqoneyso. Hadal ayaa iga soo bixi waayey intii yareyd ee Muqtaar ii sheegayey warkaasi mar qura daboolay iftiin-kii ii bidhaamayey iyo rajadii aan ka qabay nolol lagu nagaado. Muqtaar qudhiisa waxaa uu ka qoomameeyey inuu ii sheegay xaalada adag ee dhextaala isaga iyo reerkiisa, waxaana isagoo hadalkiisa murugo laga dareemeyey iga codsaday inaan is dejiyo,taladana aan Illaahey saarano ee aan aniga ahay ruuxa keliya uu waqtigan xaadirka ah jecel yahay,islamarkaasna uu qorsheynayo nolol wadaagaan. La Soco Cadadyada dambe Inshaa-allah
-
ABOOTO DHACNAY IISHA ILBUUNEE!!! FINKA CUUDU BILAAHIYOOOOOOO!! SUBXAANALAAAAAAH!!! ASHIDAANTI NAABULO!! AAAAAAAAAAAAA!!! NAJOOTA BIL CILMIKA!!! RABI YAASIR WALAA TUCASIR!! AQASEEEEEEEEEEE!!! WAXAANAA WAREER BADANAA!!!
-
Wiilo salaantada tacsi camal ee usoo baxee maxaa waaye?..lol.. Wiilo Anigaba London aan u socdaa iyo dublin...lol..Nuune aa xagaas igu martiqaaday..wuxuu dhahay waxaan kuu hayaa shan gabdhood oo kil kilo waaweyn..saqajaan majirin asaga waaye waa ogtahay nooh...marka ani marti lee iska dhigaa..Uk markaan aadona CK aa isugeyso ma'ahoo yarta..kor kaaga hadaan ka nuurin marax aan ahay..loooool..joke.. waraada waan idiin xiisay..II BAASHALA!!! wareer badanaa!!
-
Mayee waa qaafkaas!! wareer badanaa!!!
-
Waraada tutigiin salaan kuusan nooh... wareer badanaa!!!
-
LEEE Naag laqabo shukaansadoo aa tahee "ceesaan yaroo mina shaakiriina"!!! LAx dhimatay laan ka tuugoow aa tahee "ceesaan yaroo mina shaakiriinaa"!! wareer badanaa!!!
-
waraa sophist sxb xanta ma fiicna..Ilaahow muu ahaado gay or sheydaanka walaalkiis..gaalada xitaa ma xaman kartid baa lagu yiri.. And hadaan xoogaa taabto emailada aad isku soo direysaan..lol..waan ka shakiye.."what are you doing for lunch"!!! waraa nin bajaq xaaji ah maxaa isku sheegeysaan at lunch?...cuudu bilaah!! wareer badanaa!!
-
Is there such a thing as HALAL DATING? If so, what is it?
Tuujiye replied to Seeking Paradise's topic in General
Waraa kuligiin Qac'qac dhageysta asagaa idinka wada saxsan... Xalaal dating? waxaas su'aal miyaa mise wax kale.. because anaga waxa aan u aragno xalaal iyo waxa dating loo arko waa labo wax oo possitive iyo negative kala ah...ma fahanteen. so to answer a question like this you would have to first find something that brings them together. If you find that then and only then you could gudge it for yourselfs..In the mean time I think Q'Q is right.. wareer badanaa!! -
Waraa MMA..sxb boojo iyo warbac maxee dadkaan ka kasaa yaan..boojo taako lagu cuno anaa eber ka dhigay..lol. taako dheer aan lahaa nooh. Warbac waxaan u aqaan guluus ani.."shay!! kisi iyo dhaban"...ama waxaan u maleynaa in aa ka wadid "imbili" warbac, aas, ect..lol..abaaaaaaaa.. maxee ka kasaayaan.. waraa ciyaal xamar ma tihiin hadaadan wiligaa yeelan qooleey, hadaadan wili tubaako sanbab u marin "dafo"..hadaadan kibili habeen kii soo qaban, hadaadan wiligaa dugsiga quraanka usha "mareerta" usoo gurigin..abaaaaaaaaaa... waraa yaa xaaji qamsiin tacluugay!!nuune you feeling me man..shiiiiiiiiiidh.. waraa yaa duqsi iyo wariiri isku diray..ajaaaa.. waraa yaa bugle yaqaan sida loo sameeyo..abaaaa.. waraa...ma wadaa maskiinka mise waan ka ganbistaa...lol... nuune aaway yaaqee asaa iga daran wuxuu yaqaano... wareer badanaa!!!
-
Wiilo..tanag yuu walaashiis..ani ninkaan calaacalkiisa lee dhiiga igu kacshay. Atooraha hindiga "sharu khan"lol uuba igu noqdee..Turufatoore waaxid. Wiilo ani gabar sports ciyaarto ma rabi specially basketball..laakiin gabar bajaq bajaq iska eh oo itusi itaabsii ah aan ka danbeeyaa..lol.. shaqalkaas lee soo tuur..lol.. Ajaaaaaaaaaja...hadaa more info rabtid, nuune ka doon... wareer badanaa!!
-
Wah!!! hibo caashaq iyo jaceel in ee isku aabo yihiin aan u qabee, shimee ilmo adeer ka dhigtay?..yaabka yaabkiis... Waraa jaceel baro, af somali sidee wadan la'aan ugu dhacday oo uu rajo u noqday, darbijiif uu kusoo baxay. Dadka hada jiro dhan somaliga ee ku hadlay waa soomali raafito eh. Nuune somaligiisa fiiri, darbijiif uu noqday dagaalka kabacdi, ani keega koolo dhuuq uu iska noqday, qac'qac kiisa makarafoonka aa ku fakaday, wiilo keeda in ee casriyeeso ee rabtaa markaasee sidii "cowke (BBC)" camal u hadlee (qaraami nooh). adigaba somali aalkuliiste ah oo cagaarshow ku dhacay aa meelaha dadka ku baryeysaa in ee ku hadlaan. marka sxb waa u jeedaa meeshaan saas aa hada la isku fahmaa..dadka luqadooda waxee noqotay isma dhaanto iyo dhasheed... wareer badanaa!!!
-
Ajaaja...jaceelka caadi ma aha... Wiilo kaalay adiga baryada aa kaaga dartay yaah.. Maskiinkaan indho iyo adams apple aa kasoo hartay suu adiga kuu daba joogay..calaa foorjo baliiiiiiiiiish, hadadan nabkaaga siineynin, numbarka saaxiibtee sujuuda ah ku dharbaax..lol.. waraa jaceel baro wiilo maxaa ka falee oo footballs gameska kula fiirsaneyso, oo taqaano every baseball team, gabartii aheed aa buuxdo.. nasra "naasoos" aa joogtaa, cibaado "carab dheer" aa leersanoosaa, asli "aboo isii" aa dariskaa ah, sahro "aboo saanaa" aa maalinkaste aragtaa, muna "mushkilo majirto" aa kaa danbeeso, khadiijo "qeelo gaab" aa ku tuugooso, sacadiyo "aboo animiyaa" aa maalin hore ikaa weydiisay...abaaaaaaaaaaaa boorka iska jaf aan ku dhahay madax kor u taag kuleetigana istararee niyadana wax fiican u sheeg.SEE WAAYE NOOH..Wiilo saas u bursaneysid aa jambalada kaa dhamaadeen. wareer badanaa!!
-
DALAQ!! waraa maskiin..sxb walaahi funny aa tahay..loooooool...gabarta saaska daa nooh..adoo kale maa u qabtaa oo jalaato soo gadan jiray lee..iyada jalaato canbe ee xafadeeda xamar ku sameysan jirtay..maxaa yeelay finijeer ee xamar ku qabtay nooh..adoo kale maa u qabtaa inta finijeer isku barteen..lol.. maanta dhan garangar maa la sharxaa leeeeee...waraa garan gar hadaa hada joogtaan, goormaa kushineeto iyo beyruut gaareysaan.. abaa MMA, dadkaan beyruuda sida loo sameen jiray u sharax...lol.. ps. waraada waan idiin xiisay yaaqee..kuligiin waa salamantihiin..asxaabteyda SOL waa idinka waa og tihiin nooh..Ciid wanaagsan... wareer badanaa!!
-
loooooooool... sxb thanks..you just gave me fikrad aan book kale ka qoro..lol..tanag yuu wareer badanaa!!!
-
Yarta Bishaaro, warkaada cadee nooh.. ninmoo naag maa ka hadleysaa mise mid qabta hoolaha loogu talagalay dumarka? Their is nothing with a man being a house father (staying home and taking care of the kids), well to me aslong as the wife is making lots of money more than me.. But if you talking about men being like women, dress,act,talk and walk like a woman, well kaas oo kale waa la dili lahaa.kaaaaaaaaaw!! I think all woman should be very happy of being a woman because allah discribed y'all special ways... wareer badanaa!!
-
Waraa ciyaalkaan walaahi wee ka shubeen... I can't believe maantana waxaa loo hadlaayaa bajaq ladagan labo nin eesan waxba isku aheen..BOY FRIEND beel...If she was visiting and going back home waa iska ok..laakiin waan la dagaa? oo wili walaalkiis asoo la dagan. yaabka yaabkiis. Waraa AJ sxb waa la socotaa ani dhinacaaga aan ahay sxb hana la yaabin ciyaalkaan dhaqan celinta u baahan..Naag xun oo qawan oo kuunto luxeyso intoo meesha kusoo dhagsaday bee ku leeyihiin "waz wrong with it"..waraa hadal kooda iska daa... LG..listen dadka in aad ilko ka horgeyso baad u baratay. AJ wuxuu ka hadlay gabarta dhinaceeda SO WHAT? is he sexist for doing that? Iyada baa qaladka leh waana doqon foodleyda xunta ah. Wiilka waa ragii la yaqaanay..ciyaalka xaafada..saqajaan suuqiisa ka qaraabanayo, markaana malay buu qabtay. laakiin yes aad iyo aad buu u qaldan yahay oo danbigiisa ilaahey ha dhaafo. AJ pointiga uu bixiyey dhan dariishada intaad ka tuurtay baa ka hor geysay ilko aad u qabtid madaafiicdii mareykanka diyaradahiisa loogaga hortagaye..lol.. Listen people, it is xaram for two people from different genders that are not married or are not from the same family to live with eachother ( dhibic)..lol..is not somali mentality as the feminist crew would say, but is the religion that tells us that. DAwaco..alaa yacizak yaa uqtii..maxaan ku siiyaa yaaqee, Canbe, babaay, mircood, zeytuun, gob, beedaan, qunbe, tufaax..wax sheego yaaqee.. AJ sxb maskiinimada iska daa oo iska celi ciyaalkaan qasnadaha hoose ka halaabeen... wareer badanaa!!!