Xaq

Nomads
  • Content Count

    155
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xaq

  1. Somaliland the first somali independent country takes full control of all somali territories and we rule it all as we wish very provocative. However, most major clans have attempted to do this. "My way or no way". Still, I think it's better if you guys get recognition and go it alone.
  2. By the time Sharmarke was assassinated, the political situation in Somalia was deteriorating. A coup was inevitable. As funny as it might seem, many people actually welcomed the coup.
  3. Somalia: Islamists fight in Mogadishu http://www.mareeg.com/fidsan.php?sid=13996&tirsan=3 MOGADISHU (Mareeg)—Al Shabaab and Hizbul Islam rebels fought for the first time between them in Yaqshid district in Mogadishu overnight, witnesses say. Residents say the fighting started after Hizbul Islam rebels attacked Yaqshid police station, where al Shabaab militias are based.
  4. WARDEG DEG: Dagaal culus oo goor dhow ka bilowday agagaarka Saldhiga Yaaqshiid http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=1577 Dagaal culus oo la isu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa goor dhow ka bilowday Saldhiga Yaaqshiid, kaasoo u dhaxeeya Xisbul Islaam iyo Xarakada Alshabaab oo ku loolamaya gacan ku heynta Saldhiga. Wararka ay heleyso shabakada jowhar.com ayaa tilmaamaya in dagaalka uu ka dambeeyay markii weerar ay ku soo qaadeen Saldhiga ciidamo hubeysan oo Xisbul Islaam ka tirsan kuwaasoo uu watay ninka lagu magacaabo Axmed Laashin oo horay lagala wareeegay Saldhiga. Dagaalka ayaa geystay qasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawac,oo labada dhinac soo kala gaaray, kaasoo aan laheyn tirada rasmiga ee ku dhaawacyada iyo dhimashada. Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidanka Shabaab laga saaray laga saaray Saldhiga Yaaqshiid oo maalmo kahor la wareegeen,waxaana wali ka socota hareeraha saldhiga rasaas xoog badan.
  5. unless morgan and his crew have kenyan troops following them, this is just a pipe dream
  6. More than 270 fighters have reportedly surrendered themselves so far at Somalia government bases throughout the war-torn country. overly optimistic
  7. I doubt this will happen. AMISOM need 10 times more troops just to hold these places. They are having a hard time protecting the KM4 intersection. The TFG forces are useless. I see faliure.
  8. According to United Nations and Somali officials, the Ugandan military plans to invade Kismayo, a port town in southern Somalia controlled by a Shabab-allied group, as soon as more peacekeeping funds arrive. At the palace, a tall, thickly built white man, wearing khaki fatigues and carrying an American assault rifle, stood guard outside a meeting room. It was not clear whom the man was working for. When he saw a journalist looking at him, he stepped inside and quietly closed the door.
  9. “Puntland Beelaha dega waxay Dowladda ku leeyihiin Wasiirro, Xildhibaanno ayay leeyihiin, Safiirrada ugu fiican iyaga ayaa la siiyay, Agaasimayaasha iyaga ayaa heysta, marka hadda in ay haddana yiraahdaan xubno ha naloogu daro safarrada madaxda Dowladda ma ahan mid sharci ah”ayuu mar kale yiri Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax. he has a good point here. under the 4.5 system Puntlanders are involved in all areas of the TFG. When all of the other admins are setup, then you can start talking about power sharing between states. the 4.5 would then have to be abandoned.
  10. Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo xaqiijiyay gacan kuheynta Wabxo. http://www.mareeg.co m/fidsan.php?sid=133 96&tirsan=2 Ururka Alshabaab ayaa waxaa muuqaneysa in hoos u dhac iyo moral xumo uu kuyimid dagaal yahannadooda taasi oo lagu dareemi karo kala cararka ay bilaabeen. Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo maalmahani lasoo baxay dar dar culus ayaa waxa ay la wareegeen deegaan hor leh oo katirsan Gobolka Galgaduud. Afhayeenka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamca Sheekh C/laahi C/raxmaan Abuu-Yuusuf Al-qaadi oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in si rasmi ah ay ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale Afhayeenka waxa uu xusay in Shabaabkii kusugnaa halkaasi ay dagaal la galeen deetana ay ku guulaysteen in si rasmi ah ay ula wareegaan gacan ku haynta deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale waxa uu sheegay in kooxihii kasoo horjeeday ee dagaalka la galay ay khasaaro xoogan u gaysteen inkastoo uusan shaacin tirada rasmi ahaan ay ka dileen ama ay ka dhaawaceen. Hadalkani ka soo yeeray Afhayeenka Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxa uu ku soo adayaa xilli maalmihii ugu danbeeyay gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ay dagaalo ku dhax marayeen Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Ururka Alshabaab waxaana Ahlu Sunna ay bilaabeen in ay la wareegaan deegaanno hor leh.
  11. Magaalada Luuq oo gacanta Dowladda ku soo Laabatay http://www.hiiraan.c om/news/2009/Aug/war arka_maanta19-7267.h tm August 18, 2009(Xafiiska Madaxweynaha) - Xalay Saqdii dhexe ayaa waxaa gacanta dowalda ku soo laabtay Degmada Luuq, ka dib markii ciidamo dowlada ah oo uu hogaaminayo G/sare Maxamuud Cusmaan Weli ay soo gaareen magaalada. Magaalada Luuq waxaa ay tahay magaalo Istiraatiiji ah, iskuna xirta gobollada Bay iyo Gedo, waxaanay dowr weyn ka qaadan doontaa dib ugu soo celinta gacanta dowlada goboladda Geda, Bay, Bakool , Shabelleada Hoose, iyo dhamaan gobolada koofureed. Ciidamada Dowlada ayaa waxa ay ka koobnaayeen dhalinyarada deegaanka oo tababar ku qaatay mudo 4 bilood degaanadda Aboorre iyo Dhuusaay, howlgalkaas waxaa uu muujinayaa kalsoonida ay shacabku ku qabaan dowladda, iyo iskaashiga dowladda iyo shacabku guulaha ay keeni karaan. Shacabka Magaalada Luuq ayaa si diiran usoo dhaweeyay ciidamada dowlada, waxayna magaaladdu ku waabariisatay nabad, G/sare Maxamuud Cusmaan Weli, ayaa ugu baaqay dadweynaha in la ilaaliyo xasiloonida, amaanka iyo kala danbeynta. Xigasho: Xafiiska Madaxweynaha, August 19, 2009
  12. Omaar demoted to minister of the sea and minerals. Very bad news.
  13. Golaha wasiirada oo la isku shaandheeyay http://www.bbc.co.uk /somali/news/story/2 009/08/090817_isku_s haandheyn.shtml BBC waxay ka war heshay in isbeddel xagga Golaha Wasiirrada ah oo maalmahan la filayay hadda ay isku af garteen Madaxweynaha iyo Raiisal Wasaaruhu. Warkan oo aan ka helnay ilo ka tirsan dowladda Soomaaliya, ma ahan mid rasmi loogu dhawaaqay. Sida ilahaasi ay xaqiijinayaan waxaa isbeedelku saameeeyay Wasaarado dhowr ah oo ay ka mid yihiin Arrimaha Dibadda, Difaaca iyo Maaliyadda oo laga dhinac sameeyay Wasaaradda Lacagta. Waxaa la sheegay in Wasiirka keliya oo xilka laga qaaday uu yahay Farxaan Cali Maxamed oo lagu beddelay Daahir Maxamuud Geelle oo ka tirsanaan jiray Maxakamadaha Shareecada isla markaana ah milkiilaha Idaacadda Quraanka Kariimka. Wasaaradda cusub ee lacagta waxaa Wasiir loogu magacaabay Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan oo loo yaqaan Inj Yariisow, oo hadda ah Madaxa Protocolka Madaxtooyada, isla markaana hore u ahaa Madaxa Xafiiskii Raiisal Wasaarihii hore. Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa la sheegay in Cali Jaamac Jengeli oo hore u hayn jiray haddana dib loogu soo celinayo, iyada oo Wasaaradda Difaacana loo magacaabay Cabdalla Boos Axmed. Maxamed Cabdullaahi Oomaar oo ahaa xiddigga cusub oo dowladda uga soo biiray Hargeysa ayaa isaga la sheegay in loo magacaabay Wasiirka Macdanta iyo Biyaha. Prof Maxamed Gaandi ayaa loo magacaabay Wasiirka Gaadiidka. Waxaa naga xusuus ah in inkastoo ilaha warkan aan ka helnay ay yihiin kuwo lagu kalsoonaan karo, in haddana aan weli wax rasmi ah oo xaqiijinaya isbeddelkani aanay soo bixin.
  14. the site is http://tfgsomalia.ne t/
  15. Somalia: African Union mandates troops to use force against Islamist insurgents The influx of foreign fighters is making matters worse in Somalia http://en.afrik.com/ article15877.html Monday 6 July 2009 / by Konye Obaji Ori The African union has agreed to change the mandate of its 4,300-strong troops in Somalia to allow them fight against al-Shabaab Islamist rebels trying to take over Somalia. The African Union force in Mogadishu could only protect key sites such as the presidential palace, airport and seaport, and were prevented from attacking the insurgents except in self-defense. However African leaders have considered the resolution to give African Union peacekeepers in Somalia a mandate to do more than just defend themselves from attacks by Islamist rebels. Al-Shabaab had warned that the situation would only get worse if African leaders beefed up the mandate of the African Union troops. African Union Peace and Security Commissioner Ramtane Lamamra assured the Somalian government that the rules of engagement will be more flexible for the peacekeeping troops to react to developments on the ground, and more peacekeepers will be sent to Somalia, "We welcome the support of the recent AU heads of states summit in Libya for the government... and we have a firm pledge for the increase of the AU peacekeepers," Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke is quoted as saying. On Sunday, six mortars were aimed at the presidential palace by the insurgents, and twelve civilians were killed as government soldiers retaliated. According to Somalia’s police commander, the country’s chaotic security situation is getting worse because of an influx of foreign fighters. More than 165,000 people have fled Mogadishu in the last two months, as Islamist militant fight government forces, over Somalia. Western nations as well as Somalia’s neighbors worry that if the rebels succeed in toppling the government, Somalia will become an al-Qaeda training zone and the region will be destabilized. The radical al-Shabab Islamists, accused of links to al-Qaeda, plan to unseat the current government of Somalia under President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, a moderate Islamist backed by the African Union, United Nations and the U.S.A. Despite President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed’s introduction of Sharia law to the Muslim country, the rebels are not appeased.
  16. Somali government won't be toppled: Ethiopia http://www.hiiraan.c om/news2/2009/Jun/so mali_government_won_ t_be_toppled_ethiopi a.aspx ADDIS ABABA (AFP) - Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi on Wednesday played down the threat posed by insurgents to Somalia's government and said he believed President Sharif Sheikh Ahmed would not be toppled. "Our reading of the situation in Somalia and in Mogadishu, is slightly different from the one of the speaker of the parliament that if there is no foreign military intervention within 24 hours, the TFG (transitional federal government) will collapse," Meles told reporters. "Our reading is that the TFG is facing a very difficult situation with Shebab and Hezb al-Islam militias supported by hundreds of jihadists that pose difficult challenges. But we don't believe they risk to be toppled," he added. Somalia's speaker last week made an urgent appeal for a foreign military intervention to prop up the internationally backed government, which has been facing a fierce insurgent military offensive since May 7. In 2006, Ethiopia invaded Somalia to remove an Islamist rebellion that had taken control of large swathes of the country. When it pulled out earlier this year, having failed to stabilise the country and significantly strengthen the transitional government, Ethiopia warned it could return at any time should hardliners threaten to take control. But Ethiopian Communications Minister Bereket Simon reacted to the Somali speaker's call by insisting that his country would not make its move without international backing. On Wednesday, Meles insisted Sharif's administration could be saved if the African Union's peacekeeping mission AMISOM "could be beefed up in terms of troops and mandate and TFG troops reinforced." "We support the TFG... but we have no plan to deploy our troops in Somalia for a number of reasons.... We believe the situation could be stabilised without a deployment of Ethiopian troops," he said. Around 300 people, including many civilians, are confirmed to have been killed and more than 150,000 displaced by the six-week-old fighting in the capital Mogadishu and in central regions. Source: AFP, June 24, 2009
  17. Duke, why don't you fully embrace the idea of seccesion for Puntland. That way, you will feel a lot less conflicted when you talk about matters concerning the TFG.
  18. Kenya has its own problems on the border with Somalia. Besides, why would they stick their necks out for a hopeless cause?
  19. Shariif consuses me immensely. I don't know whether he is: a)a very confused and naive man or, b)a foreign stooge or, c)a calculating & cold blooded political operator with a hidden agenda or, d) all of the above
  20. They want the neighbours to send in troops. http://www.shabelle. net/ Barlamanka Soomaaliya oo wadamada dariska ah ka codsaday in ciidamadooda 24-saac gudahood ay ugu soo diraan Soomaaliya. Shabelle: MUQDISHO Gudoonka Barlamanka KMG Soomaaliya Sheekh Aadan Max’ed Nuur Madoobe oo goordhow Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu wadamada dariska la ah Soomaaliya ka codsaday in ay ciidamadadooda Saacadaha soo aadan ay u soo diraan Soomaaliya. Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa uu Shirkiisa Jaraa’id kaga hadlay arimo dhowr ah waxaana uu ugu hureyn Wadamada Kenya.Jabuuti,Ethiop ia iyo Yemen uu ka codsaday in 24-saac gudahooda ay ciidamo u soo diraan Soomaaliya maadama sida uu shegay awoodii dowladda KMG Soomaaliya ay wiiqeen xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya. Waxaa uu tilmaamay in go’aankani ay ka fadhiisteen mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya islmarkaana ay isla garteen in wadamada dariska la ah Soomaaliya ay dalka u Soo diraan ciidamo Caawiye dowladda KMG Soomaaliya oo uu sheegay in jiritaankeeda ay haatan qatar ku jirto. Dagaalada looga soo horjeedo dowladda KMG Soomaaliya ayuu sheegay Sheekh Aadan Madoobe in uu hogaaminyo sarkaal sare oo ka tirsan Al Qaacida oo u dhashay wadanka Pakistaan sida uu hadalka u dhigay. Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in wadamada dariska la ah Soomaaliya ay halis ku jiraan hadii meesha ay ka baxdo dowladda Soomaaliya kuwaasi oo uu sheegay in iyana weerar lagu yahay sida uu carabka ku dhiftay. Hadalkaani ayaa imaanaya xili Dagaalo xoogan ay ka socdaan Goobaha Mucayinka ah ee ay gacanta ku heyso dowladda KMG Soomaaliya halkaasi oo ay isku heystaan ciidamada dowladda KMG iyo xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeada. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
  21. Taliyihii ciidamada Military-ga dowladda KMG oo xilkiisii laga wareejiay iyo taliye kale oo la magacabay. shabelle Posted: 5/14/2009 9:09:00 PM Shabelle: MUQDISHO Taliyihii ciidamada Military-ga dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta waxaa laga wareejiyay xilkiisa iyadoo sidoo kale la magacabay taliye cusub. kadib kulan ay maanta Xafiiska ra’iisul wasaaraha ku yeesheen wasiirada dowladda KMG Soomaaliya ayaa kulankaasi kadib wasiirka warfaafinta dowladda KMG Soomaaliya Farxaan Cali Max’uud oo saxaafadda shir jaraa’id ugu qabtay hoyga Ra’iisul wasaaraha ee magaalad Muqdisho waxaa uu ku sheegay in xilkii ay ka qaadeen taliyihii ciidanka xooga dalka general Sacdiid Max’ed Xirsi (Saciid Dheere). Wasiirku waxaa uu sheegay in xilkaasi loo dhiibay oo ay u magacaabeen talaye ku xigeenka ciidanka Booliska dowladda KMG Soomaaliya Yuusuf Cusmaan Dhumaal,waxaana uu xusay in Saciid Dheere laga dhigay taliyaha dhanka Ammaanka ee madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekhg Axmed. Wasiirka ayaa mar uu ka hadlayay Mucaaradka ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya waxaa uu sheegay in sheikh Xasan Daahir Aweys uu doonayo in uu afgambiyo dowladda uu madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Dhinaca kale wasiirka warfaafinta dowladda KMG Soomaaliya waxaa uu warbixin ka bixiyay dagaalada maalmihii u dambeeyay ka dhacaya Magaalada Muqdisho iyo qasaaraha dadka rayidka ka soo gaaray. Waxaa uu tilmaamay in dagaaladaasi ay ku dhinteen 103-qofood halka sidoo kale uu sheegay in ay ku dhaawacmeen 420-qofood oo rayid ah sida ay ka ******** xariir ay la samneeyeen isbitaalada magaalada Muqdisho,waxaana uu sidoo kale carabka ku dhiftay in dagaaladaasi ay ku barakaceen in ka badan 18-kun oo qof oo rayid ah kuwaasi oo u adgeysan waayay dagaalada gudaha Magaalada Muqdisho ku dhexmaraya Mucaaradka iyo dowladda KMG Soomaaliya.
  22. 10,000 heavily armed people can create havoc in any city in the world
  23. shabab would be blown away by the AC130's and "sea to surface" missiles if there was a remote possibility of them running over the ugandans. americans were the ones who financed and trained them and gave them assurances. but the shabab will be able to lob mortars at villa somalia.