Xaq

Nomads
  • Content Count

    155
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xaq

  1. ^Sudan, eritrea, ethiopia are in the wrong place
  2. There will be an airport ceremony on Thursday. http://www.fifa.com/worldcup/organisation/trophytour/city=1194/index.html
  3. Commonwealth observer status. Next step... UN observer status...Like Taiwan
  4. Nairobi is the ceremonial capital of Somalia - A place for Somali leaders meet and greet other world leaders and representatives. Jabuuti is the diplomatic capital - A place to hold negotiations, conferences and seminars. Adis ababa is the real capital - the place where the decisions are made
  5. Excellent. Agreed with every point. But, how well are these guys known? What is there standing in the Puntland community?
  6. the camouflage doesn't suit the terrain. otherwise, i wish all the best in defending themselves against the shabab-qaeda
  7. Also, http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=9326
  8. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Gobolka Hiiraan ay si toos ah ula wareegeyso oo aysan dib dambe uga bixi doonin kadib markii dhowr jeer ee horey ay kabaxday. Dagaal kasii bilowday Ceelgaal illaa Magaalada Baladweyne la iskula yimid oo dhex maray Ciidamada dowladda iyo kuwa Xisbul Islam ayaa waxaa ugu dambeyntii isaga baxay magaalada Baladweyne Xisbul Islam. Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo ah Mas’uul katirsan Ciidamada dowladda horkacaya isla markaasina horey u ahaa Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Baladweyne iyo meelaha ku dhaw ay ku duulayaan oo ay ka xureynayaan kooxaha heysta. Dabageed waxa uu sheegay in Magaalada Baladweyne oo dhan ay ka saareen Kooxihii kusugnaa isla markaasina ay hawlo kale oo dabagal ay jiraan lakin ugu horeyn Baladweyne ay xaqiijin doonaan. Mar la weydiiyay sababta ciidamadooda ay gudaha Baladweyne u geli waayeen waxa uu sheegay in ciidamadoodu ay yihiin kuwa daalan isla markaasina ay dooneynin in gudaha magaalada ay galaan haddii ay galaanna ay magaalada kala aadayaan taasina aysan aheyn wax iminka u taal oo weli ay u harsan tahay hawl kale oo culus. Dabageed waxa uu sheegay in ay si rasmi ah markani ula wareegayaan magaalada Baladweyne iyo guud ahaan Gobolka Hiiraan, waxaana ay horey uga bixi jireen qorsheyaal jiray lakin wixii haatan ka dambeeya ay arrintaasi dhamaatay. Waxa uu ku eedeeyay kooxaha dowladda kasoo horjeeda in ay dhibaato weyn ku hayeen shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Hiiraan lakin dowladda arrintaasi ay go’aan ka gaartay oo ay ka xureyn doonto meel waliba oo ay joogaan isaga oo beeniyay in wax ciidamo Itoobiyaan ah ay lasocdaan. Kooxaha Mucaaradka ayaa sida muuqata culeys kale waxa uu kasoo foodsaarayaa Gobolada dalka iyadoo Bakool iyo Hiiraan dagaallo ay ku heystaan. http://www.mareeg.com/fidsan.php?sid=14159&tirsan=2
  9. Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Maamullada Puntland iyo Gal-Mudug oo ka socda Magaalada Gaalkacyo http://www.hiiraan.com/news/2009/Oct/wararka_maanta29-7885.htm Khamiis, October 29, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee Xarunta u ah gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in uu goor dhaweyd halkaas ka qarxay dagaal u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Maamullada Puntland iyo Gal-Mudug ee Waqooyiga iyo Koofur Magaaladaas ka kala taliya. Dagaalkan oo ka socda Xaafadda Godka Cusbada ee Magaalada Gaalkacyo ayaa sida la sheegay ka dhex bilowday Ciidamada Dowladda Hoose ee Puntland iyo Maleeshiyooyin dhinaca Gal-Mudug ka soo jeeda oo ka carooday howlo lagu burburinayay sandaqado iyo guryo si sharci darro ah looga dhisay waddooyin ay gaadiidka iyo dadka maraan oo bartamaha Magaalada marta, wuxuuna kaddib dagaalka u sii gudbnay in ay ciidamada labada maamul dagaalka si buuxda u soo galaan, dagaalkana uu sii xoogeysto. Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo aan yareyn oo labada dhinac ah ayaa la soo sheegayaa in uu dagaalkan geystay, hayeeshee ma jirto in cid xaqiijin karta tirada rasmiga ah ee dagaalka ku dhimatay ama ku dhaawacantay, waxaana taas ugu wacan iyadoo weli uu dagaalka socdo. Dagaalkan ayaa wuxuu ku soo beegmay iyadoo saacadihii la soo dhaafay ay mas’uuliyiin ka tirsan labada maamul ay dhinaca Warbaahinta isu marsiinayeen eedeymo iyo hadallo lid isku ah oo ku saabsan in uu dhinacba kan kale ku eedeynayay in uu ku soo gardarrooday. Wixii ku soo kordha dagaalka ka socda Magaalada Gaalkacyo kala soco halkan haddii Alle idmo Maxamed Cali Royter, Hiiraan Online http://www.hiiraan.com/news/2009/Oct/wararka_maanta29-7885.htm
  10. Great video. Shariif and Shariif, inseparable.
  11. Originally posted by Sabriye & co.: quote:Originally posted by Xaq: Everyone is happy to sell the ONLF. They are a hot commodity used to appease master Meles. Xaq There are regions in Somalia that ONLF and the people of Somali Galbeed can live freely. Have you ever heard of any harm being afflicted upon them in South and central Somalia /Galmudug State? So let us be frank about it and say in the North Western as well as in North Eastern regions of Somalia, they seem to be a hot commodity. True. However, if there was any semblance of administration in Southern Somalia they would be doing the same thing.
  12. This is Shariif's 100th trip to the Gulf. I think the bank account needs replenishing.
  13. Everyone is happy to sell the ONLF. They are a hot commodity used to appease master Meles.
  14. Are they illegal immigrants or asylum seekers?
  15. Should be based in Galkacyo. It has all that is needed in terms of logistics. It has: -Airport -Road links to central and south Somalia -Close to the areas of major need
  16. "Waa in aad u sheegtaan Shabaab in aanay cirka ku nooleyn Hadday dayaxa degganaan lahaayeen xorriyad ayay haysan lahaayeen laakin xaabdeena ma huri doonaan"Yuweri Museveni This is the quote of the month. Don't mess with Museveni. He's not joking.
  17. I don't understand this man. I have been trying to figure him out for the last few months. I don't know where to start.
  18. it would be good if these troops were given proper equipment to fight shabab. otherwise, much of the same.