Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. looo. notice people calaacalin about few soldiers going to South Sudan are all secessionists. loool. mooge supports anything that helps Somali soldiers for training. I hope the incompetent qoslaaye doesn't send only useless HAG militia there. the men going should be from the Somali army.
  2. Wefdigii Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay,Deegaanka Bali-Busle ee Gobolka Mudug. Madaxweyanaha ayaa Dadweynaha Bali-Busle uga mahad-celiyay sidii sharafta laheyd ee loo soo dhaweeyay,iyadoo loo labisay dharka hidaha iyo dhaqanka,waxaana uu gudoonsiiyay ardayda biladdo sharaf,iyadoo qudhiisa Reer Busle ay gudoonsiiyeen Bilad-sharaf ay ugu tala-galeen. Wefdiga Madaxweynaya ayaa lagu casumay Aqal-Soomaali,iyadoo Gaas markii ugu horeysay uu indhihisa ku arkaas cida caanaha loo lulo,waxaana ugu dambeyntii ay Wefdiga isla dhaceen 10-Ari oo Dhaylo ah oo loo qalay Wefdiga,iyadoo Maadxweynaha uu ku amaanay Reer Bali-Busle qaabkii sharafta lahaa ay u soo dhaweeyeen.
  3. condemnation pours in from SSC family. this man has turned into a non-existant xaabsade into overnight. loool. he is disowned and will be just like xaglatoosiye, xaabsade and the rest. bye bye garad jamac. http://jidbaale.com/2014/04/jaaliyadda-beesha-jaamac-siyaad-ee-dalka-denmark-oo-canbaaraysay-safarka-garaad-jaamac-ku-tagay-hargeysa/
  4. loool. This is turning into a joke. loool. I always knew the two Garad Jamacs were part of a bigger plot to bring SSC family under influence of SNM. What a shameful act on this Garad to land in Hargeisa and beg Somaliland for forgiveness. the good thing is that the masses of SSC don't support these caloshodaushaqeystayaal. we expect Galaydh in Hargeisa anytime now. ... Garaadka iyo wasiirka Maxtooyadda Somaliland ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay shir uga socday magalada Jabuuti,iyadoona ugu danbayntii ay maanta oo Jimce ah isku soo raaceen magalada Hargaysa oo soo dhawayn loogu sameeyay. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay inuu yahay Oday dhaqan isla markasna uu meel kasta oo ay Somali degan tahay ka dagi karo kana hadli karo xaalada dadka Soomaaliyeed. Waxa uu tilmaamay inay shacabka iyo mamulka Somaliland ay is-xog waraysan doonaan. Mid ka mid ah wasiiradda mamulka Khatumo ayaa ku weheliyay Garaadka socdaalkiisa Hargaysa. Wasiirka Madaxtooyadda mamulka Somaliland Xirsi Cali Xaaji ayaa docdiisa sheegay Garaad Jaamac inuu yimi dhulkiisi ayna arrimo badan Dalka Jabuuti uga soo wada hadleen. Waxa uu Wasiirkan fariin u diray mamulka Puntland wuxuna sheegay inaysan afxumo waxba tarin isla markasna ay nabada kaliya kaa kaxayso sidaasi darteedna loo baahan yahay in daris wanaaga laga wada shaqeeyo. Siyaasiyiinta iyo waxgaradka Gobaladda SSC ayaa hal mar ku fajacay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Hargaysa ka dagay soo dhawayn diirran-na kala kulmay. Lama yaqaan arrintan waxay salka ku hayo,balse maalmo ka hor ciidamo ka socda mamulka Somaliland ayaa hal maalin gacanta mamulka ku digay degmada Taleex oo shir laga qaban qaabinayay. Puntlandtoday.com
  5. we always knew this is a project niyoow. but this is the worst news ever. How did AMISOM start training the terrorists alshabab? walahi niyow dadkan African Bantu are destroying Somalia piece by piece. how do they come up with such scheme to train terrorist so that they can kill more people?
  6. ^Somaliarising, niyow fanka fatadhugta badan naga daa. I thought you were from SSC? When did you become HAG?
  7. Good job Mr. Abdiweli for convincing the lonely man in the bushes to come to civilization and shave his beard and take a shower. Hiiraale needed to be saved and PM Abdiweli told him the truth that Jubaland is here to stay and it has headed West already and there is nothing the HAG and other spoilers can do. Hiiraale now will try to go back to his HAG masters and see what their next plan is.
  8. It is all Xaji Xunjuf's pipe dream. Will never happen.
  9. haha. Cidansuldan is having nightmares. what happened to closing the border? looooooool. niyoow, don't flee back to caynaba. why not stay in taleex and fight?
  10. Galaydh is a bacaacle who will be exposed soon for double dealing with SNM gang.
  11. Siilaanyo is creating too many enemies for his dark adam family. lol. they are going to be hunted down when he leaves office.
  12. That was quick. They sneak in like terrorists and flee when they hear about troops coming. loooool. niyoow, good job President Abdiweli who draw a line in the sand. The mercenary militia from SSC who said they captured the historic town for Somaliland will be dealt with. this incident was really good for Puntland and Abdiweli. it showed the international community and neighboring countries how Somaliland is not a peaceful neighbour and The largest mobilization of army is underway. Somaliland has crossed a line. this is serious and somaliland will pay for its deeds.
  13. I am safe niyoow. I am friend with supa pawa. but you need to do better in Somaliland. it is in dire states these days.
  14. shame that it has to send a ministerial level delegation to apologize. For what?? this poodle politics is not sending a good message niyoow. why panic over routine stuff that every country should be doing.
  15. this is good niyoow. the PM realized instead of fighting Jubaland, his office can work with them to make things better. jubaland showed him a good welcome and both flags were raised. this is good.
  16. corruption in Somaliland is without bounds. I think it will take years and years to clean up the mess created by years of neglecting the most basic of governance which is keeping corruption minimum. for years, somaliland politicians took corruption for granted. everyone politician in somaliland thinks he or she is entitled to a piece of public money. it is really sad niyoow. untill people rise up against these corrupt politicians, nothing will ever improve.
  17. hahahaha. that picture was a disaster for somaliland niyoow. the person who proposed it should be fired. i think xaglotoosiye did this on purpose to ridicule somaliland. what a sad picture niyoow. the somaliland birds were showing off this picture as some progress on vaccination but it showed how feeble siilaanyo is. if you look at it, it made siilaanyo look sick, weak and powerless sitting on that chair manhandled by someone else niyoow. i was laughing the first day i saw that picture.
  18. https://www.youtube.com/watch?v=AGAiGfpAmks#t=149
  19. Garowe(pp) Munaasibad lagu xusayo maalinta beeraha Puntland oo loo qoondeeyay in la qabto 12-ka bishaan ayaa lagu qabtay hoolka shirarka Hay’adda PDRC ee magalada Garowe. Waxaa kasoo qayb galay madaxwayne ku xigeenka Puntland,wasiiro,hay’addaha caalamiga ah iyo kuwo maxaliga iyo dadwayne kale oo qaarkood ay ku shaqaystaan xirfadda beeraha iyo wax soo saarka dalka. Kulanka waxaa soo agaasimay wasiiradda beeraha iyo waraabka Puntland waxana sidoo kale goobta lagu soo bandhigay waxyaabaha kala duwan ee beeraha Puntland kasoo baxa. Wasiirka wasaradda beeraha iyo waraabka Cabdi Ismaaciil Bos ayaa khudbad uu munaasibada ka jeediyay ku sheegay inay ka go’an tahay sidii hormarin loogu samayn lahaa tabcashada beeraha wuxuna diiradda saaray tab cusub inay u dajiyeen Timirta oo uu sheegay inay ku wada beeri doonaan meelaha ay ku haboon tahay. Qaar ka mid ah beeralayada Puntland oo goobta ka hadlay ayaa sheegay inay u baahan yihiin taageero isla markasna ay wax soo saar wanaagsan samayn karaan. Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa sheegay dowladda Puntland inay ka go’an tahay sidii wax looga qaban lahaa beeraha iyo deegaanka oo labadu ay dadka muhiim u yihiin. Beelarayda ayuu boggaadiyay wuxuna sheegay inay sii xoojiyaan howsha baaxada leh ee ay dalka ka hayaan.
  20. Did you see people's reaction? priceless niyoow.