-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
Warbixin+Sawiro) Madaxweynaha Dawladda Puntland oo si weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Sanca Ee Caasimada Dalka Yemen Sabti 03, 05,2014 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka degey magaalada Sanca ee casimadda dalka Yemen, waxaana garoonka diyaaradaha ee Magaalada Saca kusoo dhoweeyey Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Gaashaandhiga ee DalkaasiYemen. Madaxweynaha dawlada Puntland ayaa waxaa ku wehelinaya socdaalka uu ku tagay dalka Yemen wasiirka waxbarashada dawlada Puntland Cali Xaajo Warsame iyo wasiirka Amniga ee dawlada Puntland mudane. Xasan Cisman Alloore iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyda Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Gaas ayaa waxaa uu casumaad rasmi ah ka heley dowladda Yemen, kadib markii Ra’iisal wasaaraha dalka Yemen uu marti qaad rasmi ah u fideyey madaxweynaha dawlada Puntland. Socdaalka Madaxweynaha dawlada Puntland uu ku tegay dalkaasi Yemen ayaa waxaa uu la xidhiidhaa Adkayntaamniga, ladagaalanka argagaxisada iyo xoojinta xidhiidhka ganacsiga ee u dhaxeeya labada Wadan. Dhinaca kale socdaalada kala duwan ee uu dhowaanahan Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Gaas ku marayay dalalka deriska ah ayaa waxaa ay qayb ka yihiin dadaalka ay xukuumaddiisu ugu jirto xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed ee a Dawladda Puntland la wadaagto dalalka deriska ah iyo kuwa kale ee caalamka.
-
Nin Osama Bin Laden u eg oo Baar Khamri ka furtay Brazil lacago badana ka sameeyay u ekaanshaha Marxuumkii dhintay ee Osama: Nin u dhashay Dalka Brazil oo muuqaalkiisa shabaha Hogaamiyihii la dilay ee Alqacida Osama Bin-Laden,ayaa lacago fara-badan ka sameeyay u ekeenshaha muuqaalkiisa uu eg-yahay Marxuumkii Osama Bin Ladin. Ninkan oo lagu magacaabo Fernandes ayaa magaaladda uu degan-yahay ee Rio-De-Jenario (Brazil)ka sameeyay Baar Khamri ah,iyadoo baarkiisa uu noqday Baarka ugu caansan Dalka Brazil. Dalxiisayaal durba Brazil u yimid inay goob-joog ahaadeen xafladda furtaanka Cayaaraha Aduunka ee Bisha June Brazil lagu qabanayo,ayaa saf u soo galay inay camiraan baarkan loo yaqaan (Osama-Bin-Laden) Ninkan ayaa ku labista dharikii uu caanka ku ahaa Marxuumkii Osama isagoo garkiisa lacago ku bixiya si muuqaalka Marxuum Osaba u shahabo,iyadoo dadka ay sawiro xasuus ah la galaan,si ay asxaabtooda ugu sheekeeyaan inay sawir la soo galeen Osama Bin Laden.
-
Somaliland Unionist " There Is Nothing In Mugdisho and Unity Is False".
Mooge replied to CidanSultan's topic in Politics
I don't know when siilaanyo's little Nephew CidanSuldan will wake up and smell the coffee. waxan ka baqaya isagoo wanlaweyn and konfurian ku haya in siilanyo xamar ka dego. loool there lots of things cooking behind the scene so I won't inflate naive secessionists' bubble. -
Dalmar, we get along with Galmudug niyoow. That is one community we understand among HAG and we share history so if the two communities collaborate to get rid of the bubbling qoslayee, it is good for Somalia and the whole country. anything is better than this disaster. the winners will be the somali people. latest is that qoslaye is trying to enrich his close family members and friends like kamaal guutaale and enginer yariisoow. it is shame. my friend Abwaan is still convinced this qosaye person is the second coming. waan u maaro wayey Abwaan. Ninkas laga daba reebi wayey.
-
^^haha, monkey boy remember that Khat library you said you were working on, the house next to it is where godane's wife is hoarding 13 unlucky babies. now I am suspicious. lol. somaliland sends the salary direct to her agent Caasha Xaamud in hargeisa and godane is blowing up innocent people at cafes in Nairobi. ain't that something niyoow? this collaboration between monkey boy and monkey son and dark adam has to stop. tell your inabti that if the Eagles find him, the terrorist boy's head will be dipped in boiling water.
-
woow. it is even better xaaji. there is large 5th generation puntlanders among emaratis and omanis and Eagle clan shares long history and blood ties with emarati and omanis. thanks xaaji. in UAE and Oman, the largest somali group are the Eagles.
-
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Dr Shire Xaaji Faarax ayaa magaaladda Kuwait-City ee Caasimadda Dalka Kuwait kulan kula soo qaatay Wasiirka Horumarinta,Hidaha iyo Dhalinyaradda ee Dalka Kuwait Nahyaan Mubaarak. Dr Shire ayaa Dawladda Kuwait uga mahad-celiyay Mashaariic hordhac ah oo ay ka fulinayaan Garoonka Garoowe iyo Jaamabad Maakhir-Universaty ee Degmadda Badhan ee Gobolka Sanaag,iyadoo Kuwait ay balan-qaaday inay balaarin-doonto Mashaarciicda ay ka hirgelinayaan Mandiqadda Puntland. Wasiirka ayaa magaaladda Boosaaso ka soo dagaya saacadaha soo socda,wuxuuna ka warbixin-doonaan Mashaariicda Kuwait ugu deeqday Puntland iyo waqtiga la bilaabayo dhismaha Mashaarciicda.
-
Magaaladda Bahar-dar ee Dalka Itoobiya ayaa waxaa ka furmay shir looga hadlayay amaanka Dalalka Afrika,iyadoo ay ka soo qeyb-galeen Madaxweynayaal badan oo Afrika ka socday. Madaxweynaha Soomaaliya iyo Reysalwasaarihiisa ayaan shirka lagu casumin,halka Puntland lagu casumay,waxaana Puntland shirkan uga qeyb-galay wefdi uu hogaaminayo Dr C/weli Gaas iyo Wasiirkiisa Waxbarashadda Cali Xaaji. Lama yaqaan sababta Dawladda Federaalka loogu casumi-waayay shirka ay ka soo qeyb-galeen Madaxweynayaal Afrika ka socday,iyadoo Madaxweynaha Puntland la fariisiyay kursigii loogu tala-galay Madaxweynaha Soomaaliya.
-
niyooow qoslaye will do anything to surround himself with his closest corrupt friends so that he can contrinue to pillage the country and destroy whatever that is left. Yaroos has been a failure. he did nothing for the country other than defend qoslaye in the media and he should be judged on his record. i hope the PM rejects any high positions that qoslaye is planning for yariisoow.
-
Muqdisho(pp) Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa dowladda Xasan Shiikh Maxamuud ka hayay labo xil oo kala ah Afhayeenka madaxtooyada iyo La-taliyaha madaxwaynaha Somalia,sida wararka soo baxayana ay tilmaamayaan maalinkii shalay ayuu Yariisow iska casilay labdaasi xil oo mudo 12-bilood ah kusoo shaqaynayay. cabdiraxmaan-yariisoowSida la aaminsan yahayna Yariisow iyo madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa mudooyinkii danbe ahaa dad isku dhow oo dhanka siyaasada si aad ah isugu kalsoon,waxayna wararka soo baxaya ay sheegayaan in loo raadinayo Masuulkan Jago ka macquulsan labadaasi xilil oo mid ay hoos imaanayso dhanka saxaafada iyo xogta dowladda in la siiyo. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa ahaa saaxiibka koowaad ee madaxwaynaha dalka wuxuna difaaci jiray siyaasada iyo barnaamijka dowladda Xasan Shiikh Maxamud,dhowr jeer uu dooda siyaasada dowladda iyo la-dagalanka Alshabab ka qayb galay ayuu sheegay Yariisow in dowladdu ay ka go’an tahay sidii wax kasta looga hormarin lahaa ammaanka dalka iyo hormarkiisa. Sababta xilil-kan kusoo beegtay inuu xililka iska casilo ayaa dadka siyaasada falanqeeya waxay ku tilmaameen inay tahay in uu boos macquul ah dowladda Xasan Shiikh ka helay,balse Cabdiraxmaan Yariisow kama uusan hadlin ka tagista labadaasi xil saxafada oo la xariirtayna wuu ka gaabsaday. Waxa uu soo noqday wasiirka lacagta iyo wasiirka warfaafinta balse hada xilka uu qaban doono lagama war hayo iyo inuu ka nasan doono siyaasada,wuxuna dowladda iyo shaqadeeda ku jiray mudo lix sano ah. Puntlandpost.com Xafiiska Muqdisho
-
Siilaanyo realized he cannot explore oil in SSC. Remember how the socalled Garad went to Hargeisa. It was all a deal to get him sign off HolHol oil exploration but the people of SSC including the militia that controls lascanod told siilaanyo this will not work. now poor siilaanyo doesn't know what to do. The militia from SSC that controls Laasanod get their salary from Somaliland, but they are known to switch sides anytime and are not trusted by siilaanyo so he had no choice but to listen and abandon his plan. all of sudden the Garad in Hargeisa is useless to Siilaanyo. hahaha ... developing
-
Nickolas kay , President Siilaanyo told me never to come back to Hargeysa
Mooge replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Now pick on the British that is giving you the only life line. Bad and immature move me thinks niyoow. looool. -
hahahaha The SNM gang's pockets are emptied once more. How long wil they keep paying militias that will never be loyal to them? meesha somaliland shaaha laga cabaa wana laga cararaa. loool. soon somaliland people will tell poor siilaanyo war lacagtii naga dhamatey stop this nonsense and let us concentrate on the lack of water and electricity in hargeisa.
-
Prof Cali Khaliif Galaydh in Talex sends a warning to Hargeysa ....
Mooge replied to malistar2012's topic in Politics
haha. xaaji and the bird ciidan never give up. loooooooooooool. niyoow the man insulted your clan for being rumor monger habashis and you are still talking about him visiting your neck of the wood. niyoow somaliland is a comedy train. after all that money you spent to woo galaydh, he has insulted your clan at a public rally and all the hopes you had of him joining you hav vanished. talk about used and abused. ileen ceeb looma dhinto. -
^^hahaha. Hawdian niyoow integrated as in marrying madow? go to east africa niyoow and see what is happening. walaahi the labor slaves the British brought from Somaliland are the poorest and "most integrated" in all the Somalis because they mixed with the locals so much that you can't even recognized them in places like tanzania which I visited. They have no businesses to speak highly of (except few) and are bad shape economically and politically (all politics is dominated by other Somalis). forget Kenya, go to even tanzania and they are known as the cow herderds because they all have cows in small villages while most Somalis run huge businesses stretching from Kenya all the way to South Africa. if i were you, I wouldn't brag about "integrated" because that will hit your ilk hard. lool.
-
<cite> @Xaaji Xunjuf said:</cite> puntland rising xaaji niyoow why you keep calling the guy Puntlander, he told you he is a HAG. loool. your fear of the eagle clan is making you lose your sanity. Why would an Eagle ever pretend to be a HAG? saxib isku xishood and stop shaming yourself. loool.
-
LOOK AT HIS FACE (the same man who slaughtered in 1994 500+ p/landers by burying them alive in Mudug) does he look like he’s under Puntland……he conquered Mudug,nugaal and Bari in the 90′s under the command of aideed, if he conquered once he can do it can again under a legitimate GOVERMENT and no HAG internal war like 90′s loool@ Bari and Nugaal. Do you even know where those states are located? niyoow, nin wax fahma ban ku modayey, lakin waad iskudhexyacday. lol Caydiid who inherited the Somali army's infrustructure and weapons invaded the peaceful city of galkacyo overnight when everyone was sleeping. The militia entered the city from dagaari direction just like the SNM invaded Burco and Hargeisa from the ethiopia border. After that, you know what happened and how Aideed and his militia was decimated. I mean decimated. The worst defeated any clan has given to another clan happened in Galkaio and it happened to Aideed's militia. To make the defeat of Aideed in galkacyo even more embarrassing was that he was defeated by businessmen which is why the battle was called "dagaalkii baayacmushtarka". Aideed run away from Galkacyo wounded and a broken man and that defeat eventually led to him being challenged in Mogadishu by every small sub clan which led to him being killed eventually by his own defeated militia. you can google the SSDF, Aideed and Galkacyo niyoow. you can't lie about history and make up stuff niyoow. at the end of the day, you consider killing innocent women and kids a win, I consider that to be the worst act of cowardice. But your mentality is not something that suprises warriors like mooge because barbarism and animalistic instincts are somethings only a defeated HAG would brag about. loool. Whatever that rocks your boat niyoow. Do remember one thing though. Eagle clan is the most influential sub clan in Somalia whether it is politically, economically or even history. That is the reason the birds like ciidan suldan and xajixunjuf have one enemy in all of Somalia and that is the Eagle family looool.