Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Baydhabo(pp) Afhayeenka gollaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo shalay hadal ka jeediyay shirka dib u heshiisita Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay hadal maalmahan warbaahinta gudaha ay si wayn u hadal hayeen kaasoo ahaa inuu Jawaari u gafay Puntland kuna tilmaamay meel lagu dhibaateeyo Dadka Bay iyo Bakool kasoo jeeda. Prof.Maxamed-Sheekh-Cismaan-JawaariHadalkan uu sheegay inaa ahaa sanadkii hore balse saxafaaddu ay dib usoo cusboonaysiisay wuxuna sheegay inuusan Puntland waxba ka sheegin. Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia ayaa u muuqda nin iska leexinaya hadal uu horay u yiri taasoo keentay in madaxda Puntland iyo dowladooda ay ka hadleen kuna baaqaan inuu raali galin ka bixiyo. “taasi waxaan tusaale ugu soo qaatay in idinka nabadii meeshaan laga doonaayey aad hanti weyseen oo aad xasilin weyseen,dadkii idiinka tagayna meel kale ay joogaan , waa la gooyey hadalkeeyga oo dhan Jawaari waxaa la yiri Puntland dadbeey xier xirtaa baraha internetka ayaa lasoo geliyey, saakay oo dhan Xildhibaanno ayaa telefoonno iga soo wacayey oo I dhahay Oday waa sidee? Hada inaan dhahay ayaa laga dhigay waana hal sano ka hor mar howlgallo ay socdeen oo aan idinka tusaale ahaan idiinkugu soo qaatay, bal amarka ilaaheey intaas ayaa lasoo geliyey dadkii oo dhan waxey leeyihiin Oday sidaan laguuguma ogaan jirine” Balse Jawaari ayaan wax faah faahin ah ka bixin howlgaladda uu ku sheegay sanadkii hore in lagu dhibateyay Shacabka Bay iyo Bakool ee Puntland ku nool, wuxuna sheegay oo kaliya inuu sanadkii hore jeediyay xili uu ku sugnaa magalada Baydhabo. Daawo sida uu uga war wareegayo Jawaari inuu hadalkasi raali galin ka bixiyo.
  2. niyoow Barre wants to die just like Eideed. ninka malagisi ba galay niyoow. he knows he will not win a war against Jubaland admin so why does he have to listen to these instigators who keep telling him don't give up. lol. he chose peace and came to mogadishu and qoslaye told him to reverse his decision. i say Jubaland government should put him in jail and finish him off
  3. Barre Hiiraale oo diiday ka Qayb-galka Shirweynaha ka Furmaya Kismaayo September 15, 2014 - Written by editor24 Col. Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa sheegay maanta inuusan ka qaybgalayn shirka dib u heshiisiinta Kismaayo oo lagu wado in uu maalin kaddib ka furmo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Shir jaraa’id oo Col. Barre Hiiraale uu maanta ku qabtay Muqdisho ayuu ku sheegay in lagu wargeliyay in shirkii dib u heshiisiinta Kismaayo ee uu horay u aqbalay dib loo dhigay, isagoo shirka Kismaayo ka furmaya 16-ka bishan Kismaayo ka furmaya uu yahay mid ay wataan urur-goboleedka IGAD iyo Maamulka Jubbaland. “Anigu waxaan aqbalay in shir dib u heshiisiineed oo Kismaayo lagu qabto si colaadda loogu bedelo nabad iyo wadahadal, balse shirkan waxaan u arkay inuu yahay mid lagu marin habaabinayo shacabka Soomaaliyeed iyo in laga aamin-baxoo dowladd… waana taas tan aan ku diidnay ka qaybgalka shirka,” ayuu yiri Col. Barre Hiiraale. “Qabashada shir dib u heshiisiineed ma diidani anigu, balse waxaan rabaa in shirka uu u dhaco sida ay dowladdu u qorsheynayso, waxaana heshiiska aan kaga qaybgalayo shir dib u heshiisiineed oo la qabto, sidoo kalena waxaan ka aqbalay wasiiraddii dowladda ee Goobweyn iigu yimid. Waxaana innagu difaacaynaa waa in shirka aan la marin-habaabin,” ayuu hadalkiisa ku daray Col. Barre Hiiraale. “Innaga waxaa noo muuqata gardarro inay jirto… mana yeelayno, waxaa ogolahay in shirka la mariyo nidaamkii lagu yiqiinnay shirarka dib u heshiisiinta ah ee waddanka ka dhici jiray lana joojiyo marin-habaabinta,” ayuu mar kale yiri. Col. Barre Hiiraale oo muddo sannad ka badan isaga iyo ciidan taabacsan ay ku sugnaayeen deegaanka Goobweyn kuwaasi oo diidana Maamulka Hana qaaday ee Jubbaland.
  4. DoctorKenney, niyoow abdiweli and sharif have transform the country before this qoslaye guy even dreamed of running for office. read my thread I created. some of my images are broken. I will ask moderators to help me restore them. I don't know what happened to my pictures. but you can read niyoow. these people are joking. everthing that Turkey did now was already sighned and started before qoslaye came niyoow. http://www.somaliaonline.com/community/topic/prime-minister-abdiwelis-achievements-waxqabadkii-cabdiweli-iyo-xukumadda-badbaado-qaran/
  5. lol. DoctorKenney. berbera and bosaso all the way to Djibouti are the same climate, vegetation and look the same. looooooool. by way, do you know that the soil is actual good soil and all types of grass can grow it. it is just years of camel, goats, sheep grazing plus charcoal use that destroyed vegetation niyoow. the soil is not bad. it can be transformed.
  6. lol. if true Burahadeer that this area is 120 KM east of Burco, then DNO has wasted its money. loool. that is Puntland territory and the SSC garaad clan will never let these mercenary oil companies with their SNM guard lift a small dust let alone dig or search oil there. you can forget about it. thanks for clarifying niyoow. it is a farce deal.
  7. Adnan, are you a robot? you never say more than one sentence niyoow. prove to us you are a human being and not a computer program setup by cidansuldan. lol.
  8. DoctorKenney, niyoow just imagine ISIS without the beheadings, terror, Yazidi killing and the wild massacre videos they recorded of themselves? they could have become actual Caliphate. they were never serious about rule of Islam because I believe they are run by secret Western agents behind the scenes. ISIS would be unstoppable if they stood on the path of righteousness, fairness, justice and Islam. They could have expanded to the whole middle east easily. they destroyed themselves because they were never a serious group. they were terrorist group set up by the MOSAD to give Islam bad name. it a joke niyoow.
  9. DoctorKenney, these developments were started by previous government and qoslaye slowed them down. every country in the world is trying to help Mogadishu and all the HAGs are doing is double dealing with the terrorists like a good cop bad cop. sell arms, blow up hotels while qoslaye pretends he is fighting them. it is pure comedy niyoow. they want to prolong the chaos because HAG thinks they gain more from chaos than rule of law. it is an ecomonic fact for them walahi. but it is a culture that they need to get rid of not alshabab. alshabab would not survive in mogaidshu in one day if these people were serious about government and leadership for the sake of the entire country. malistar is not serious niyoow. he is testing to see what we say. loool.
  10. <cite> @Dhagax-Tuur said:</cite> ^Qoslaaye this, Qoslaaye that, this is bordering obsession, man. Let the man breathe. . how is your uncle Yuulka doing niyoow? qoslaye maxamuud is giving Yuulka hard time niyoow so you quules better support Yuulka because qoslaye is pissed at him niyoow. waan idin digay.
  11. <cite> @xabad said:</cite> Stop the calaacal, go for independence if things are so bad and leave the HAG alone. PL will still be bird poop without HAG bogeyman i assure you. DrK is slightly deranged, that is why i have gone slow on debating, nin fiyow maba aha, he is wind up debate machine LOL. lool. I thought you said you are not even SOMALI. gorma HAG noqotay niyow. niyoow why are all HAGs atheist niyoow? Johhny B, allyourbase, xabad and two others I can't remember are all HAG. niyoow reerka diinta caruurta ma baran miyaa?
  12. malistart knows qoslaye is not serious so this is like a joke on us trying to see what we SOL people say. niyoow malistar is very clever. he knows qoslaye has no chance in hell and has destroyed, fragmented and took communities far apart. he knows qoslaye is corrupt and incompetent. he is just joking with us niyoow because he can't be serious. don't take malistar jokes seriously ardayda.
  13. niyoow France has spies all over the country. they pay heavy money and they mix with locals very well. French are well organized niyoow. if you piss them off they came after you just like the pirates. alshabab killed French guys and the french plotted slowly all this time to track down Godane the terror father. french don't forgive niyoow. alshabab made a mistake by messing with French hostages.
  14. there is like 50 Turkish hostages ISIS is holding. if I were them, I wouldn't participate any kind of attack against ISIS until I secure release of the hostages. what is in it for them? nothing. ISIS will behead all of them and is shown they don't care. they can behead hostages any minute if you piss them off.
  15. mungab is not a bad guy niyoow. he is way better than qoslaye and Puntland approves all the work he is doing. keep up the good job Muungaab.
  16. lol@dholatus. Somaliland is becoming a joke niyoow. what could they do about EU and other navies guarding the sea? nothing. walahi siilaanyo and his spokesman CidanSuldan are more than a joke niyow. Lasqoray is part of Puntland. we know who lives there. just because silanyo sneaked midnight and left 4 AM when everybody was sleep doesn't mean Somaliland has anything to do with lasqoray. saxibayal, aan runta isu sheegno. ciyarta naga daya.
  17. Dowladda Puntland ayaa Sagootisay Ciidamo Tiro ahaan Gaaray Labaatan Askari kuwaasi oo ka howlgalijiray Dekeda Weyn ee Boosaaso waxana ay Tababar ku soo qaadanayan dalka Jabuuti oo xiriir wanagsani kala dhaxeeyo Dowladda Puntland. Wasiirka Wasaaradda Dekedaha,Gaadiidka badda iyo La dagaalanka Burcadbadeeda Puntland Mudane Cabdullaahi Jaamac Saalax oo ciidankaasi hadal kooban u jeediyay ayaa kula dar daarmay in dalkooda iyo dadkooda ay wax u soo bartaan todobaadyo ka bacdina ay dalka dib ugu soo laabtaan si howsha loo idmaday ugada galaan.
  18. education is key to move Puntland forward niyoow. great day for families of graduating students. progress starts with education.
  19. Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camey Ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland Kaga qayb galay Xaflad Balaaran oo ay ku qalin jabinayeen Dufcadii Labaad ee Kaqalin Jebisay Jaamacadda Bariga Africa Fareceeda Magaalada Garoowe. Tirada ardayda ayaa ahayd 86-Arday waxana ay ka qalin jabiyeen Kuliyadaha Shareecada iyo Qaanuunka,Cumputer Science ,BBA-DA iyo Kulliyada Community Development,waxana Goob joog ahaa Madasha ay ka dhacday Xafladu Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland ,Xubno ka socday Golayaasha Dowladda Puntland,,Waxgarad,Maamulka iyo Ardayda jaamacadaasi iyo Dadweyne kale. Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdulaahi Camay ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray dhamaan ardaydii qalin jabisay isagoona ugu baaqay in ay ka qayb qaatan horumarinta dalkooda maadama ay wax ubarteen Dadkooda iyo Dalkooda. ‘’ Waxaaana Leeyahay Waxaad Joogtaan Maalintii Qofka Bini’aadamka ah Ugu Farxadda Badnayd Waayo Markii aan Qalin Jebinayey Baan Garanayaa aad iyo aaadbay Runtii iigu Farxad Badnayd Idinkiyo Waalidkiiba Aad iyo Aad ayaan Idiinku Hambalyaynayaa’’Ayuu yiri Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland MudaneCabdixakiin Camay . ‘’Waxaad Ka Koobantihiin 4 Kulliyadood afartaba Waa Loobaahanyahay Oo Ummadda Adeegisteeda Kuwanaagsan, Waxaan Jeclahay oo Wejigiina Hadeer Kamuuqata Inuu Qofwaliba Rabo Inuu U Adeego Ummada Wixii U USoo Bartay Oo Muddo Badan Laga Sugayeyna Uu Gaadhsiiyo Ummadda’’Ayuu yiri Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Camay . Ugu Dambeyn Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa Ardayda Qalin Jabisay uga digay in ay dalkooda ka tahriibin ama Burcad Badeed iyo Ururka Argagixisada ah ee Al-shabaab ku biirin.
  20. Madaxwaynaha Dowladda Fadaralka Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Markii ugu horaysay si caro oo waliba xanaaq ku dheehan tahay uga hadlay xilka qaadita lagu sameeyay Taliyihii Nabad Sugida Muqdisho Cabdulaahi Maxamed Sanbaloolshe. “Sanbaloolshe waa nin muwaadin ah xilka waa laga qaadi karaa, horey waxaa looga qaaday rag badan oo isaga ka horeeyay, laakiin xil ka qaadistiisa waxaa la rabaa in wado sharci ah loo maro.” ayuu yiri Madaxweynaha Somaliya. Xasan Shiikh ayaa si awoodi ku jirto umuujiyay in uu san raali ka ahayn xil ka qaadista Sanbaloolshe, iyadoo uu horey ugu tilmaamay mid ka baxsan Dastuurka u yaal dalka. 8-SEB-2014 copy Sanbaloolshe waxaa Axadii xil ka qaadis ku sameeyay Golaha Wasiirada Somaliya, ka gadaal markii lagu eedeeyay xasaanad Xildhibaan, inkastoo aanu Sanbaloolshe wax jawaab ah ka bixin eedeymahaasi loo haystay kuwaasi oo qaybtood ku cad yihiin.
  21. qoslaye excels in the dark art of deceit. he is in cahoots with kenya but this country will never be sold.